SIRO!. SIRO FARA BADANO KUSABSAN MOBILKAGA.QARI NUMBERKAGA MARKA DADKA WACDO.IYO KUWA KAXISO BADAN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • MUQALKAN WAXAD KU BARAN DONTA SIRO FARA BADAN O KU SAABSAN MOBILKAGA. SIDA LOO QARIYO NUMBERKAGA MARKA AD DADKA WACDO IYO QAAR BADAN O KALE O KASI XIISO BADAN. SI AD UBARATO FADLAN DAAWO ILAA IYO DHAMADKA MUQALKA. MAHADSANID.
    MUUQAALO AAN IDIN KULA TALINAYNO INAD KA FAAIDAYSATAN
    HADAL O HA DAALIN. MANTA KADIB MOBILKAGA LACAG HA ISKAGA SHUBIN SI AD CALL AMA MESSAGE UDIRTO(CAJIB) • Video
    QAAB CUSUB OO LOO JABSADO MOBIL KASTA LONA HELO XOGTA KU JIRTA MOBILKA.KU JABSO KALIYA 30 ILBIDHIQSI • Video
    SIDE LOO XADA EMAIL IYO PASSWORD KASTA U ISTICMALO, LONA ARKO FARIMAHA UU DIRO ACCOUNT KASTA(CAJIIB) • Video
    maanta ka dib lacag ha iskaga shubin moobilkaga si ad qof message ugu dirto.(MUUQAL IMPOSSIBLE AH)
    • Video
    SIDA LOO HACK GAREEYO(JABSADO) WHATSAPP. HAB AAD UFUDUD • Video
    iska qaad block lagu saaray whatsapp adigon utagin telefonka ku saaray.istimalayana mobilkaga • Video
    Sida logu jabsado mobilkaga mobil kale isla markana lo arko wax alala wixi ka dhex socda mobilkas • Video
    ka hortag in laga jabsado whatsapp waliga sida ugu fudud • ka hortag in laga jabs...
    ka hortag in laga jabsado facebbok waligaa sida ugu fican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado Email kaga waligaa • Ka Hortag In lagaaga J...
    sida loo baadho loona helo wirelesska anad garanayn passwordkisa • Video
    sida kor loogu qaado xawaraha internetkaga • SIDEE KOR LOOGU QAADA ...
    sida computerada password ka looga jabiyo • Video
    ku baro luuqada english laba todobad sida logu hadlo adigo isticmalaya softwareka ugu wanagsan • Ku Baro Luuqada Englis...
    kaGa hortag dhibatada marka ad ku ilawowdo silent mobilka sidan fudud
    • kaGa hortag dhibatada...
    SIDE LOO QARIYA APPLICATIONSKA ADIGO A DEEGSANAYA APPCLONER IYO KUWA KALEL:: studio.youtube...
    MAANTA KADIB HA SAMAYSAN EMAIL. ISTICMAAL EMAIL CID KALE LEEDAHAY.(MUQAL IMPOSSIBLE AH) • Video

ความคิดเห็น • 83

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  ปีที่แล้ว +3

    Telegram channelkena linkigiisa waakan: t.me/Somalitech0

    • @saladisaq9931
      @saladisaq9931 9 หลายเดือนก่อน

      Asc
      ustaad
      mahaysaa
      kuwo
      iib ah

  • @slmansaylici3784
    @slmansaylici3784 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa aqoon aad u muhima thanks macalin laakin hadda ma isticmali karno sobobto ah waxan uu malayn inaad ilawday
    Code labaradi kaga baxay marka kuudhadhkan la isticmaalo fadlan soo raaci

  • @maslahali7136
    @maslahali7136 2 ปีที่แล้ว +4

    Bro mahadsanid cashir mahiim ah ayaad nasiisay lkse sidee dib loga so laban karaa noo sheeg

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Adigan mudan wll, qaabka dib looga so noqonayo wll qaybta comment ayaan dhigay isago faahfahsan sida aad uga noqonayso

  • @fadumoladan
    @fadumoladan ปีที่แล้ว +3

    Sideen u furan markaan iska xiro amaba unknown aan ka dhigy numberkyga maxaad ugu soo dari weyday wll

  • @KHAALIDCAAMIR-z5k
    @KHAALIDCAAMIR-z5k 9 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp qaali sidaad hadhow ubaabiinkartaa

  • @shaaficikabadhe7857
    @shaaficikabadhe7857 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad dee noomaad sheegin markaan iska xidhno dadka nasoo garaacaya dadib looga dhigan lahaa caadi taas noo sheeg

  • @abrizakfaisal8905
    @abrizakfaisal8905 4 ปีที่แล้ว +6

    Casharka waa mid muhiim ah lkn waxaad ilowdey sida Dib loogaga soo laabto in aad noo sheegto mahadsanid

  • @mudteacher3294
    @mudteacher3294 5 หลายเดือนก่อน

    Markaad ka noqonayso *#30#* ee caadigiisii hore kusoo celinayso maxaad samayn?????

  • @MastarbiinE
    @MastarbiinE 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaad horey usoco teaccher❤

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN ปีที่แล้ว +2

    Wey i an faceen wa codes badan qarkod iga maqnay

  • @cabdirazaaqcumarrashiid3265
    @cabdirazaaqcumarrashiid3265 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa ALLAH sxb

  • @qasayboy8132
    @qasayboy8132 ปีที่แล้ว

    Wxn kuweydiini hdii aad Iska xirto dadka kusowacaa✍️(incoming calls) hdane sidee u furi kadib mrkad mashqulka kabaxdid fadlan?????

  • @husseinmohamednadir906
    @husseinmohamednadir906 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll waad mahadsan thy sida call la iskaga xiro waad noo sheegtay lkn dhow sidee loo furaa

  • @amiiralxubi2016
    @amiiralxubi2016 4 หลายเดือนก่อน

    Sidee looga furaya waayo sida lagu xidhayo uunbad natustee sxb

  • @cabdirisaaqcabdulaahiqabla5728
    @cabdirisaaqcabdulaahiqabla5728 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teachr

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga mudan wll cabdirisaaq

    • @abdiazizaden3699
      @abdiazizaden3699 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan iska xidhay *#30#saan ugafuraa isoo jawaba aad baan ugu xayirnahay arinakas

  • @dream-girl143
    @dream-girl143 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo app mobile ka damiya time aad xadidey ii sheeg Magiciisan hilmaamey😢

  • @user-rf7dr7rm7n
    @user-rf7dr7rm7n ปีที่แล้ว

    Leganow waxan rabaa
    in aad ii shegto sida telephone kaga
    Kuleylka loo ga yareeyo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Waxa jira wll waxyaabo badan oo kulayl-ka telefoonka ku keena, qaar badan oo kamida xal ayay leeyihiin oo waa laxalin kara, qaar kalena xalba malaha

  • @dulmidiid1092
    @dulmidiid1092 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaaf wad mahadsantahy lakin sidee looga laabtaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  11 หลายเดือนก่อน

      Adiga mudan walal

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah sxb waxan KU xidhay SI AAN I qariyo nambarkayga *#30#waan qariyey sidee BAAN UGA laaban KARAA ama u SOO ceshan KARAA nambarkayga
    Thank you teacher

  • @Ahmed-ju2fz
    @Ahmed-ju2fz ปีที่แล้ว

    Sidee markaa loga soo labta oo waxad ku xidhay loga sara

  • @WahelcashaqAbtidoon-bn7po
    @WahelcashaqAbtidoon-bn7po ปีที่แล้ว

    Ben low batahay sxb markan kuxiray oon tikabiyay magac basobaxayay

  • @munocabdi1158
    @munocabdi1158 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @cismancate447
    @cismancate447 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxad shegtay waxba kama jiraan

  • @AsmaDaahir-zc6dn
    @AsmaDaahir-zc6dn ปีที่แล้ว

    Mid zhaqeynaaya maha ee iska hubzo

  • @caydaruusdaleebaan61
    @caydaruusdaleebaan61 ปีที่แล้ว

    Maxaa lagu furaa koodhadh kan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      qaybta descriptionka ayay yaalan sida lagu furaayo

  • @GuuleedTayo
    @GuuleedTayo 3 หลายเดือนก่อน

    Soo badi

  • @cabdifataaxahmed5375
    @cabdifataaxahmed5375 2 ปีที่แล้ว

    Side loga labanay markad qariso jwb Wad ilawday macanlin

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      qaybta commentga ayaan dhigay qaabka aad uga noqonayso oo faahfahsan ee fiiri commentga usareeya commentyada wll

  • @kaderolympia6468
    @kaderolympia6468 2 ปีที่แล้ว

    side looga noqda macalin

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Qaybta hoose ee muuqalka ayay yaalan qaabki aad uga noqon lahayd wll

  • @HanadCabdi-cg8xj
    @HanadCabdi-cg8xj ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 ปีที่แล้ว +1

    Waa khalad ma shaqaynayo hide noberku

  • @qadar6641
    @qadar6641 ปีที่แล้ว

    Waxaas wax shqeyn maahan

  • @Ololbaas
    @Ololbaas ปีที่แล้ว

    Kodada kan wax kamajiranwaye

  • @size3922
    @size3922 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sani wll sida logaso laban karo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      commentga usareeya ayaan kusoo qoray sida looga laaban karo oo waliba sharaxaad lasocoto wll ee ka fiiri. commentga usareeya ee pin garaysan

    • @abdiazizaden3699
      @abdiazizaden3699 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 wllo.ana cilad I haysata waxaan ku xidhay *#30# saan uga labtaa

  • @maxamedaamiin9681
    @maxamedaamiin9681 4 ปีที่แล้ว

    Looga dhigaya

  • @updirizakdiaz1333
    @updirizakdiaz1333 ปีที่แล้ว +1

    Beenta naga nio wx shaqeynaya mhn

  • @mohamedtimacade324
    @mohamedtimacade324 4 ปีที่แล้ว

    Walal ma qarinaayo number ka code kan *#30# ma shaqaynay Somalia miyaa?

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  4 ปีที่แล้ว +1

      wu ku shaqaynaya aniga aya tijabiyay balse malaga yaaba simcardka ad isticmalayso shirkada iska leh inany ogolayn, anigu wan tijabiyaya wu shaqaynaya

    • @mohamedtimacade324
      @mohamedtimacade324 4 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 haa ma ogolo waa telesom lacag bay ku furtaa. Ee waxaan rabay ayadoy sida tahay in aan isticmalo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedtimacade324 waxa jira habab fara badan o lagu sameeyo unknown inad cid ku wacdo. insha allah muqalada so socda ayaynu ku eegayna. balse waxa jira habab kale o ah inad iska dhigi karto number kale halki ad qarin lahayd ama aad ka dhigi lahayd unkown inad iska dhigto number aan kaaga ahayn. waxa jira hore inaynu laba muqal uga samaynay marka channelka ayay ku jiraan e ka baadh.

  • @nashadabdalla9621
    @nashadabdalla9621 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax shaqynaya mahan casharka

  • @raaliyorooble417
    @raaliyorooble417 ปีที่แล้ว

    Sidee looga noqonayaa rkaa

  • @mohamedtaajir4673
    @mohamedtaajir4673 4 ปีที่แล้ว

    Taas Hadaad Uga Jeedid Waa Caadi Oo dhib MaleH

  • @apaadircaydiid683
    @apaadircaydiid683 2 ปีที่แล้ว

    Nio adeega shirkada

  • @mohamedtaajir4673
    @mohamedtaajir4673 4 ปีที่แล้ว

    Wllo Wali Casharkii Waan Kaa Sugayaa mise Waxaand Doonayn Inay Dadku Ka Faaidaystaan Sida loo Jabsado WhatsApp Qof Kaa Fog

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  4 ปีที่แล้ว +1

      waa si wanagsan.. balse horta mid ila fahan. whatsapp waa messaging appka ugu wayn adunka. waxa isticmaala 1.5 billion user. waxa u isticmaala protocolka ugu secure san e internetka. micnaha ma jirto meel laga jabin karo o fudud. marka xalka ugu fiican e ad ku jabin karta waa inad jabsato mobilka qofka isticmalaya whatsappka kadib aad si fudud u eegto farimaha loso dirayo iyo kuwa u dirayo. balse ma jirto wado lagu jabin karo waqtigan an farinta kuso dirayo whatsapp. waxa jira muqalo fara badan o channelka ku jira o aynu ku eegnay sida lo jabsado mobile. marka kuwa eeg inay dhibkaga xaliyan. waxa xusus mudan hadi aad si khaldan u adeegsato muqalada an channelka kuso bandhigno masuuliyadu waa xagaga e xagayaga maha kaliya waxanu uso bandhiga muqalada aqoon ahan maaha in cid wax lagu yeelo. waxan rajaynaya inad fahantay

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 3 ปีที่แล้ว

    Sidee loogo furaa hadhow

  • @calidaada9119
    @calidaada9119 2 ปีที่แล้ว

    Malagaga durayaa

  • @cabdifataaxahmed5375
    @cabdifataaxahmed5375 2 ปีที่แล้ว

    10x macalin

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      adiga mudan wll

    • @cabdifataaxahmed5375
      @cabdifataaxahmed5375 2 ปีที่แล้ว

      Lkin waxad ilawday qabkii loga so noqon lahaa markad numberkag qarso,si marlabad aad qarinta uga sari lahay nomadan shegin

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 3 ปีที่แล้ว

    Dad ka ugu ma shaqeenayo beenta kadaa

  • @ahmedadem9511
    @ahmedadem9511 2 ปีที่แล้ว

    casharka nomadan shegin sida loo qarinayo marka ad galiso *#30#sida sida lo qarinayo ama halka ad ku qarinayso

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      waxa aan muuqanayn caller id ama numberka qofka kusoo wacaaya, adigu marka aad qof wacdid ama garaacdid hadba midka aad utaqaano qofka aad wacday ma arkaayo numberkaaga, waxaana xusuus mudan telefoon numberada qaar inaanay ku shaqayn midani sababo la xidhiidha companyada soo saara simcardada oo qaar kood midan ka joojiyaan kaadhahkooda

  • @nuurcabdishiicali4921
    @nuurcabdishiicali4921 2 ปีที่แล้ว

    Wajib ma ahan

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN ปีที่แล้ว

      Hadey adigu muhim kugu ahen makuula muqan karto wax muhin ah 😏

  • @ClzamedEk
    @ClzamedEk 8 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊😊

  • @asc7354
    @asc7354 3 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @maxamedaamiin9681
    @maxamedaamiin9681 4 ปีที่แล้ว

    Sidee disenabled

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  4 ปีที่แล้ว

      kuma ayad donaysa in sida disable looga dhigayo aad ogato

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 ปีที่แล้ว

    Beenale dadka maada tusay sida private number looga dhigo

  • @abdishukuurahmed489
    @abdishukuurahmed489 11 หลายเดือนก่อน

    Ok😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedAhmedAbdinasirmaxam-xw4fm
    @AhmedAhmedAbdinasirmaxam-xw4fm ปีที่แล้ว

    Gg

  • @Calicade2023
    @Calicade2023 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @JamaClick
    @JamaClick 6 หลายเดือนก่อน

    Shirakawa somalia ma ogola in laqariyo lumberka

  • @abrizakfaisal8905
    @abrizakfaisal8905 4 ปีที่แล้ว +2

    Casharka waa mid muhiim ah lkn waxaad ilowdey sida Dib loogaga soo laabto in aad noo sheegto mahadsanid

  • @GuuleedTayo
    @GuuleedTayo 3 หลายเดือนก่อน

    Soo badi

  • @farhanshactaar113
    @farhanshactaar113 3 ปีที่แล้ว

    Asc