U adeegso telefoonkaaga sida kombiyuutar oo kale!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Ma ogtahay in telefoonkaagu awoodo in uu ka tallaabo xuduuda telefannimo, una talaabo xuduuda kombiyuutarnimo. Daawo muuqaalkan oo telefoonkaaga ku adeegso qalabyada kombiyuutarka qaarkood.
    ------------
    Bogga facebookga: / im252
    Barta internetka: www.im252.com

ความคิดเห็น • 176

  • @Maskincawiye
    @Maskincawiye 7 ปีที่แล้ว +27

    Mansh'allah technology-ga qof Af-Somali ku sharaxa aad baa logu baahan yahay ama logu baahna marwalbo, hambalyo maadama aad noqotay qofki ugu horeeyey ee taas suurta galiyey Intaan ka warhayo, waliba si qurux badan oo dhamaystiran ayay videos-gaga udiyaarsan yihiin ,, maadama barnaamijyada channel kaan Af-Somali ay ku baxayaan isku day inad gabi ahaanba ka fogaado isticmaalka erayada luuqadaha shiisheye, sida double click, arrow keys iyo kuwa kale oo video-gan ku arkayay... Wad mahadsan tahay walale, talo ayay iga tahay dhaliil igama ahan.

    • @niceguy887
      @niceguy887 4 ปีที่แล้ว +1

      sxb ka waran haddii eray kasta somali lagu sheego inanay dadku fahmey tusaale ahan bal setting afsomali ma ku haysaa

    • @Maskincawiye
      @Maskincawiye 4 ปีที่แล้ว +3

      @@niceguy887 waa run bro luuqada ha calaamka dad erey bixin ta technology-yada u qaabilsan bay leeyihin lkn afsomaligu malahan balse erayada technology-ga inta afsomaliga lagu yaqaan hadi la adeegsado intaas ba waa caymo.

    • @habeeniyohabeeen
      @habeeniyohabeeen 4 ปีที่แล้ว +2

      Mashalah macalin qaaliya horow soco waa naadir qof kusharaxa qalabkan tegnaloojigaaa AF SOOMALI. Especial thanks my bro.

  • @ibrahimmahamud1751
    @ibrahimmahamud1751 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal. Waxaan kuu rajaynayaa in uu eebe kugu badal wanaag.

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin af maal ah. Mahadsanid macalin

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh bro waad kumahadsantahy sida wacan eed noogu,faa,iidayso aqoontaada

  • @Maxamedsomali5
    @Maxamedsomali5 7 ปีที่แล้ว +2

    Maash Allah Eng Shardi Macalin Qaali nagu ah Mahadsanid

  • @rashkaabdi9096
    @rashkaabdi9096 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah cilmiga Allah kuu siyaadiyo walaalkey waxyaabo badan Aan kafaa'iidey chennelkaaga mahadsanid

  • @abdisamadomarabdisamadomar8297
    @abdisamadomarabdisamadomar8297 4 ปีที่แล้ว +1

    Horey u soco waxaa tahey nin halyeey ah oo umada aqoontooda hormariya keep going sxb

  • @huzeinabdi5819
    @huzeinabdi5819 6 ปีที่แล้ว +2

    MaHadsanid zzhp wax badan kaa faa ideystay👍✌👈

  • @dekabdillahi4010
    @dekabdillahi4010 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks IM525

  • @abdialimohamed9884
    @abdialimohamed9884 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my bro wan kaheley wuuna ishaqeynaa

  • @Leyaanachannel1
    @Leyaanachannel1 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah waan kahelay channel kaada wakucusbahay hormar Weyn kurajeena akhii hore usoco👍👏👈

    • @kaafiwarsame491
      @kaafiwarsame491 4 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah bro wllhi waa hormar wacan Runtii wan tijawinaa oo Tg

  • @daudabas57
    @daudabas57 4 ปีที่แล้ว +1

    thanks alot im 252

  • @engmohadec
    @engmohadec 5 ปีที่แล้ว +3

    Good Job, Thanks.
    What about the printer tell us please!

  • @Abeeka_family
    @Abeeka_family 4 ปีที่แล้ว

    M.a qof ku dayasho mudan aniga waxaan ahay TH-camr cusub ugu horeyn waxaan ahaa hal abuur kadibna markii igu horeysay aan TH-cam soo galo waxaan la socon jiray cashiradaada kadibna waxaan isku dayey inaa dadka wax aan u gudbiyo waxa igu dhaliyay waa adiga moha tnx ayaa ku leyahay waxaan noqday TH-camr cusub hadana dadalka ayaa ku jiraa si aan u noqdo sidaada oo kale ilahey ha ila garab galo adigana alle hakuu siyaadso waadna mahadSan tahay wll qalia hamplyo keep going channel keyga waa Saalim media pro & tech
    Good by see you next time

  • @isxaaqyaretv7281
    @isxaaqyaretv7281 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher salaan lamida

  • @creatingnewprojects9394
    @creatingnewprojects9394 6 ปีที่แล้ว +1

    nice lesson thanks bro

  • @عبدالرزاقيوسف-ز3ث
    @عبدالرزاقيوسف-ز3ث 4 ปีที่แล้ว +1

    شكرا

  • @user-xg1uw3oi8g
    @user-xg1uw3oi8g 4 ปีที่แล้ว

    masha allah alle ha baraleeyo waxyaalo badan ayaan ka faaideystey wiilka afka hooyo ku sharaxay waxkasta cilmiga ah

  • @asaymaahmed9515
    @asaymaahmed9515 7 ปีที่แล้ว

    masha allah ENG waxbadan ayaa ka fa'idnay noo suura galiyay inaa ku baraarugno mar labaad waa mahadsan tahay ENG

  • @AmiinAmiin-uz2rd
    @AmiinAmiin-uz2rd 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wallky aad ayad u mahad san tahay technology aad somilga nogu sharaxdy zxp thanks Wall mopilka mad ka ma lagu diyarin kara itaxanka lagu diyariyo kompiyutr ka adoo mahadsan zxp

  • @aishacinab9784
    @aishacinab9784 7 ปีที่แล้ว +1

    Guul wacan bro ilaah haku xafido cashirada sfcn inoo ku wad wax bdn baa ka faaidnay barnaamishaadka aad wado

  • @abadirismail6764
    @abadirismail6764 7 ปีที่แล้ว +1

    SXB keyboardka iyo mouseka hal mar ma kuwada xiriirin kartaa. mahadsanid

  • @darulfowz3974
    @darulfowz3974 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal sideen ugu wada hirikaraa keebootka iyo mowzka mobelkeyga bal noo faa faahi adoo mahadsan

  • @EngineerZakariye
    @EngineerZakariye 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaati mahadsanid hambalyo wxn kuleyahy horay usoco

  • @xasanmaxamad9804
    @xasanmaxamad9804 3 ปีที่แล้ว

    mashalaah sxb marna macaliniieh addbaan kuujeclahay

  • @ahmedfarxan1973
    @ahmedfarxan1973 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks wlaalka qaliya

  • @maxamuudsanweyne8570
    @maxamuudsanweyne8570 3 ปีที่แล้ว +1

    Appska kuu furmi waayo markaad soo donlod gareyso
    Maxaa lagu sameeyaa

  • @Omar-124
    @Omar-124 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan hala kaarsioyo walalkeen Im 525 ❤👈 200k kabadan uqalmaa geap goin😲😲😲😲😲😲😲

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 3 ปีที่แล้ว

    Thanks.

  • @afraxhd348
    @afraxhd348 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahad snid

  • @cabdulahilaastaro9748
    @cabdulahilaastaro9748 4 ปีที่แล้ว

    Thaks teacher

  • @ayubabdi7501
    @ayubabdi7501 7 ปีที่แล้ว +1

    thank u my Teacher

  • @abdirahmanabdi6907
    @abdirahmanabdi6907 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waxaan idin ka cod saneeyna inaad noo gudbiisan sida loo nabsodo WiFi password

  • @bidhaancaaqil8202
    @bidhaancaaqil8202 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku dhawro zxp

  • @ahmedcabdihussen2103
    @ahmedcabdihussen2103 5 ปีที่แล้ว +1

    Aaaad ayuu mahadasanid ustad

  • @abdishakurfarah7028
    @abdishakurfarah7028 4 ปีที่แล้ว

    Thanks thanks usatdh aaad ban u mahadsanthy waqtigi ad nasisay

  • @muzamilabdinoor569
    @muzamilabdinoor569 4 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan bro qaali mahadsanid si wangsn kugu xiranahay

  • @hodanabbas1333
    @hodanabbas1333 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllhm thanks wllky

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid guulayso Mohamed

  • @a.a9584
    @a.a9584 5 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsantahay.

  • @naaninationalboy5133
    @naaninationalboy5133 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @simplerecite
    @simplerecite 4 ปีที่แล้ว

    Go forward Brother AND NEVER STOP

  • @Deganmohamed7087
    @Deganmohamed7087 6 ปีที่แล้ว

    Mansh allah jasakallah wllo ad ban kaga mahad celinaya sida ad nogu fa idayso marwalb

  • @OmarAli-zh9ek
    @OmarAli-zh9ek 7 ปีที่แล้ว +1

    thank u

  • @deqow114ibno4
    @deqow114ibno4 7 ปีที่แล้ว

    masha ALLAH sxb ad ayan kugu mahadcelinaya teda labadna waxan jeclan lahaa inad isiso ciwan ankala soxarira sida kale wankusalamayaa

  • @morganman8587
    @morganman8587 7 ปีที่แล้ว +2

    Wow runtii wuu na cajab galiyey video yadaada midba midka kale ta waxtar wngsn

  • @islaamkakufaan5296
    @islaamkakufaan5296 7 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Macalin

  • @mhahmettoffical3348
    @mhahmettoffical3348 4 ปีที่แล้ว

    Thank my teacher

  • @hodanabbas1333
    @hodanabbas1333 5 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso

  • @cmatube8253
    @cmatube8253 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid zhp

  • @mohamedabdifaniinte9018
    @mohamedabdifaniinte9018 4 ปีที่แล้ว

    Kumahdsanid

  • @muhiibibraahim4579
    @muhiibibraahim4579 3 ปีที่แล้ว

    Thank

  • @drraaidibnufandhiye1755
    @drraaidibnufandhiye1755 7 ปีที่แล้ว

    Thankz teacher

  • @ahmednuurcadaawe3117
    @ahmednuurcadaawe3117 6 ปีที่แล้ว

    masha allah wll mahadsanid guulayso

  • @maxedbosaase5662
    @maxedbosaase5662 3 ปีที่แล้ว

    M.a waan la dhacay barnaamijka tagerans wan kuu shay

  • @naasurudiinmaxamed6523
    @naasurudiinmaxamed6523 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsan tahay macalin

  • @mohamedabdifaniinte9018
    @mohamedabdifaniinte9018 4 ปีที่แล้ว

    Waxbadan Ayaana kafaidey wll Casharada Technlojiyada kusabsan Ee aaad nala wadaagto

  • @abdisamadahamed8264
    @abdisamadahamed8264 4 ปีที่แล้ว +1

    Maybe there is a problem with the phone

  • @ismailhikmawi5536
    @ismailhikmawi5536 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @alixsaanofficial8728
    @alixsaanofficial8728 3 ปีที่แล้ว

    Wll xageen ja helaa tiijiiga ?

  • @habibadahir6487
    @habibadahir6487 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah xorey usoco

  • @morganman8587
    @morganman8587 7 ปีที่แล้ว

    Tnks sxb Mr iM252

  • @abdikariimsomali4793
    @abdikariimsomali4793 5 ปีที่แล้ว +1

    Mancha alaa

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 7 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaaa Jira otg wayn oo halmar laguwada xiro karo keypodka iyo mouseka
    mahaysaaaa otgaaaas

  • @drcusmaangaabowibraahim7738
    @drcusmaangaabowibraahim7738 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc saaxibkey mxamed waad mahadsan tahay dadaal ayaan kugu ogahay

  • @caddyt9229
    @caddyt9229 3 ปีที่แล้ว

    Zhp waan.ku taagera wlhie

  • @muqdishonews6810
    @muqdishonews6810 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro thanks

  • @ahmedshire8680
    @ahmedshire8680 4 ปีที่แล้ว

    Thnk

  • @sumayacali4693
    @sumayacali4693 4 ปีที่แล้ว

    Wll plz kasohadal works waan ogo shobankarno onaa isticmaligarno

  • @cabdiraxmaanmaxamuud9361
    @cabdiraxmaanmaxamuud9361 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkayga tach ology aad ayaad u mahadsantahay sxp

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 7 ปีที่แล้ว

    Maasha Faaiido Weyn Nala Wadaagtay

  • @maxamedcadeaxmed120
    @maxamedcadeaxmed120 4 ปีที่แล้ว

    thanks bro

  • @mohamedsiciid2879
    @mohamedsiciid2879 7 ปีที่แล้ว

    aad ban ku salaamayaa zxb marka kowaad waxaan doonayaa inaad ila wadaagto sida gameska loo soo dajisto iyo programska lagaaga baahanyahay si uu usoo kaco barmaaamijka aad lasoo dagtay tusale anigu waxaan isticmaalaa window computer cusub waxaan doonayaa inaad so dajisto isticmaalana gameska pes 2016 iyo wwe2016 ma 2017kooda haddii ad awooda inaad iiga faaiidayso mahadsanid wll

  • @xaldoon6861
    @xaldoon6861 7 ปีที่แล้ว

    Asc ma u isticmaali karaa iphone mise waa andoird kaliya mahadsanid

  • @abisamedosoble9835
    @abisamedosoble9835 7 ปีที่แล้ว

    Waxaa jira talleefan aan soo qabsanyabin wax aanan aheen electronic usb see loo qabdsiin karaa mahasanid

  • @guudle
    @guudle 4 ปีที่แล้ว

    Marka hore waa kusalaamay ASC WR WB tan xigta aad iyo aad ayaan kaaga mahad celiyaa sida wanaagsan ee aad nala wadaagtid ama aad noo bartidmacluumaadka uu ilaahku baray tan ugu danbaysa fadlan marna ha ilaabin in aad dadka ku salaantid salaanta ilaahay jideeyay ee ah Asalamu alaykum .mhadsanid

  • @suldaancali6773
    @suldaancali6773 6 ปีที่แล้ว +7

    Waamaxay im 252 jwb sax ah miyaan kaheli karnaa

    • @Shakaal12-e8c
      @Shakaal12-e8c 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa waad ka heli kartaa wax waliba oo Aalad ah

    • @mohamedserar5785
      @mohamedserar5785 5 ปีที่แล้ว

      Suldaan Cali am 252 waxa weye horta 252 waa somali ayan ahay

  • @eidledaudalidhuureyofficia6021
    @eidledaudalidhuureyofficia6021 4 ปีที่แล้ว

    Nin anwax badan ka barty

  • @cabdullaahicabdiraxmaan1577
    @cabdullaahicabdiraxmaan1577 3 ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxp

  • @supertyga8629
    @supertyga8629 6 ปีที่แล้ว

    Zxpw wxa no so dubta video sida xawraha telka wifeka xfda ku yalo speed bdn ina ka hela ayan rba wxa fududn no sheeg bal zxpw

  • @abdiaziiz5883
    @abdiaziiz5883 4 ปีที่แล้ว

    Otg laguma xiri kro miyaa printer ka. Mahadsnid

  • @samiiranshax7454
    @samiiranshax7454 4 ปีที่แล้ว

    OK gem ayaan ku erayaa macnaha gacan baan galiya isda gt5 ka io dream league ku ciyaara bro

  • @ahmedabdirahman3174
    @ahmedabdirahman3174 2 ปีที่แล้ว

    iPhone 📲 ma ku shaqynkarta walalo

  • @hassmo8414
    @hassmo8414 7 ปีที่แล้ว

    thanks sxb

  • @aadenadawa8455
    @aadenadawa8455 6 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah

  • @hamzehadaari1482
    @hamzehadaari1482 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah zxp
    Note 5 wax nooga sheeg
    isticmalkisa

  • @kattuzolover6096
    @kattuzolover6096 7 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh sxb wan ku cusbaha chanelkaga aad baana uga helay alaha kudaayo sxb jazakallah

  • @maankayarre6807
    @maankayarre6807 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid bro

  • @abdisalammatan7810
    @abdisalammatan7810 4 ปีที่แล้ว

    Intaba muhiim maaha oo telefoonka waa kaaftoon yahay

  • @akhiiyare1362
    @akhiiyare1362 4 ปีที่แล้ว

    Horey usoco

  • @abdirahmanabdinasir6276
    @abdirahmanabdinasir6276 7 ปีที่แล้ว +8

    walal game GTA 5 soda mobilka logic own load Carey's to nosoradi wankubaryaya

  • @sheekhmustafe9781
    @sheekhmustafe9781 5 ปีที่แล้ว

    Mahad sani masha aallaah

  • @usaamexuseen2443
    @usaamexuseen2443 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh AlllH proH

  • @hamzeabdimuse7312
    @hamzeabdimuse7312 4 ปีที่แล้ว

    Sidaa lo digaa sawirkaga Google ka

  • @mahdimessi356
    @mahdimessi356 4 ปีที่แล้ว

    Macha allah

  • @jasarsaali8969
    @jasarsaali8969 7 ปีที่แล้ว

    asc sxb im252 tecno comon c8 sidee loo update gareeyaa adigoo mahadsan

  • @shariifaxmed2635
    @shariifaxmed2635 3 ปีที่แล้ว

    Adega kamid ayaan ahay

  • @drwehlie1707
    @drwehlie1707 4 ปีที่แล้ว

    Keep Going Dear friend