Heestii WAA SABOOLKA CAADADII. codkii FOSIYA RINDAI iyo kabankii ustaad NUUNE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 116

  • @ayapass_jr
    @ayapass_jr 8 หลายเดือนก่อน +7

    Ustaad nuune Kabankiisa dhawaqiisa iyo xarakaynta cawa ku raxaysaysan 23.02.2024🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🔥🔥🔥🔥🎹🎹🎼🎼🎤🎤🎤🎤

  • @hkay980
    @hkay980 10 หลายเดือนก่อน +4

    She is dedicated to her passion despite the negative religious implications.....We seek guidance from the Al-mighty

  • @ahmedqanofficiel9072
    @ahmedqanofficiel9072  ปีที่แล้ว +17

    WAA XUSUUSTII AUN KHADRA DAAHIR .
    GOOBTA QAACIGA WAA STOCKHOLM SWEDEN 26/02/2023
    CODKA FANAANADEENA FOSIYA
    KABANKA USTAADKEENA NUUNE
    XAAFADA LEGEND BIIKALO
    ASXAABTA KALE EE GOOBTA KU SUGAN AL FANAAN C/FITAX SHAP
    CODKA
    CABDIKARIN
    ALI YARE DJ
    ABWAAN AXMED KHAN
    CIISE ROORAAYE

  • @qalabjaantube5438
    @qalabjaantube5438 ปีที่แล้ว +13

    Fanka soomalidu dhimanmaayo intay dhalin yarada noocan ahi noolyihiin
    Run ahaantii heesta musigeedu maha wax hawl yar hadana waad aragtaa sida uu ustaadka da'da yari ugu raaxaysanayo tumideeda axmed cali cigaal buu bara dhaafay masha Allah
    Fanaanadana xanu odhankanaa waa xidigad kasoo dib dhacday hobadalii hore

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 10 หลายเดือนก่อน +5

    Agah! Waar ileen dadkii dad ahaa qaar baa wali ka nool masha Allah

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 11 หลายเดือนก่อน +3

    Caawa waa habeen talada ah taariikhdu waa 28/11/2023 waxaan ani iyo saxiibkay raid joogna west sainpual minesota usa
    Waxaan hada akhriyayaa buuga isma lure waan ogahay inaan qoro hada in aad fahmayso inaan uga go’leeyahay inaan wakhti xasuustii diwaanka gashado,
    Ciyaal waabari✋

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Nuune heesta kabanka saaran waa xifdiyay maamo qadro daahir iyo dhaaman bahdii fankoo dhimatay allha unaxristo 😢

  • @mustafaalihassan6201
    @mustafaalihassan6201 ปีที่แล้ว +7

    Nuune kabaan macan ilahay gacanta😂 kama qado wow

  • @warsamemayele
    @warsamemayele ปีที่แล้ว +3

    fanka somalida ma mootana inta dhalin ceynka ahi guudka saran yihiin waxa weye inantu way beer lushay codkeda tolomoon yaa salaam

  • @ceebla82
    @ceebla82 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wow🎉 gabadha codkeeda iyo kabanka ustaadka waaba ashqaraar leysla helay.🎸🙏🥰 yaaa khadra Daahireey ALLOW KUU NAXARIISO🥺

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 หลายเดือนก่อน

    Fowsiya Rinda❤ Midab aan sal guurin bay wadataa dhalan rogga Hablaha somaliyeed ku dhacayna ilaah wuu Hareer mariyay Masha Allah

  • @ikahin
    @ikahin 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah ,
    Cod iyo kaban is raacsan iyoo waayo waayo.
    Talaabaad inantu quruxdii natural ka ahayd ee hablaha somalieed weeye.
    Sida qolada is cadaysay maaha

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 11 วันที่ผ่านมา

    This beautiful lady and the brave boy who is very unique and talented musician I love you both of you wonderful I am highly appreciating you woow the golden voice somali beautiful girl I am very proud for you akhii

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi 10 หลายเดือนก่อน +2

    sida ninkan ayaa loogu raaxeystaa Kabanka tumistiisa ama waa leyska dhaafaa shukran Nuune

  • @mulaxan774
    @mulaxan774 ปีที่แล้ว +2

    Eshcalaa cod iyo kaban
    War ninka tumaya wa macalin wlhi legend bartedi bu dhigay waliba wuu ka fududeyay

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Waan saxay inantaa sidaasaanay ku gashay fanaantii hore liiskooda xagayga , waaba Saado Cali cusub

  • @Cabdisalanmahamudawil-os9nk
    @Cabdisalanmahamudawil-os9nk ปีที่แล้ว +3

    Wali ma atag gabar fananad ah oka qurux badan m.a kana cod mcn

  • @kalsoonichannel3218
    @kalsoonichannel3218 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees iyo bar abwaan ahmed qan youtubkada waa ka hekay

  • @hamzadayr390
    @hamzadayr390 ปีที่แล้ว +2

    "Ma kuwa tagsigu siduu uga soo degaa" Xusuustii Khadra Dahir alle ha u naxriisto.

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 9 หลายเดือนก่อน

    Fankii baryihii hore oo isla dadkiisii helay codka laxanka muuqa wacan ee bilicda qurxoon madow suul dhalaalka midabkeeda 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @salmaancismaan2463
    @salmaancismaan2463 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadka kabanka tumaya inanta marba ishu ku xadaya walow u nadinayo kaban macaan🎉

    • @capitanobalaf
      @capitanobalaf ปีที่แล้ว +1

      Waa baaq ishu ka turjumaya ku luuqee heetsa fahan libaax

  • @CabdiRashiidxasan-lo9fo
    @CabdiRashiidxasan-lo9fo ปีที่แล้ว +1

    Hees xasuus mudan mudabadan Alle ha unaxariisto khadra daahir

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว +1

    Gabar aan is cadeeyn oo isku kalsoon waana markii iigu horeysay oo aan arko fanaanadan gabdhihi hore u eg 😘

  • @dccsmith740
    @dccsmith740 11 หลายเดือนก่อน

    Wax badan ayaa la isla helay sida wiilka kamanaka tumaya qurux plus cod aan inaba caadi ahayn really i like u ❤❤❤❤❤

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 11 หลายเดือนก่อน +1

    Quruxdii Soomaalidii horey bay leedahay gabadhu , shayaadiintan maalmahan is caddeeyaa maaha

  • @abubakarugaazofficial462
    @abubakarugaazofficial462 ปีที่แล้ว +2

    Bro this is something else wlhi kabanka caadibad uga hadashiisay🔥😮❤

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyada yamyam
    Laxanka cigaal
    Original Khadra daahir

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว

    Axya sawd masha alla runti waa.xasuus wayn ku soco foosiya wnku wata

  • @maxamadqadiibmacalin1707
    @maxamadqadiibmacalin1707 ปีที่แล้ว +2

    Earaydii caqqariga ahaa ee yamyam godka lugugu jannee

  • @AbdisalamJamma
    @AbdisalamJamma 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wow caadi ma aha waa heesihii dhaqanka iyo nolosha soomaalida ka turjumayay. Gabadha way cod macaan tahay lkn codkeeda waxaa qariyey mikrofoonka kabanka ayaa aad u dalacan codkeeda sidaasuusan u Soo bixin iyada ayey ahayd in ay cod dheer ku heesto dhawaaqa kabanka laga gaabiyo.

  • @Tooooox
    @Tooooox ปีที่แล้ว

    Wooow Abdurahman Iyo Foosiya, Ashqaraar Weeye Wixiinu

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khalaas heestanba haday sidaa uqaaday oo ah heesta ugu adag heesihii ahun khadra waxba lagama qabankaro

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan qoro xataa garan maayo caadifdii heestaa ka buuxday luuqdii iyo habdhicii heesta siday ahayd baad uga shaqayseen.,🌹🌹🌹💚

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 ปีที่แล้ว +2

    Khadra Daahir heestan waxaa u tumay Axmed Cali Cigaal iyo Goobe waa tumida ugu adag ee heesaha khadra qaaday AHU isma lahayn kabanki Goobe iyo Axmed Cali Cigaal iyo laxanki askaa ee Khadra ku codaysay waxa keenaya jiilkan cusub😮 laakin sameeye runti

  • @SharmoAhmett
    @SharmoAhmett ปีที่แล้ว

    Heestan Inama Caadi Maha Wlhi Yaa Cuud U Shidan Yahay Luq Qaadane Qortala Oo Cirkas Maraya Hestane Ubaxaysaa.

  • @hamzadayr390
    @hamzadayr390 ปีที่แล้ว +1

    Waa saacada iyo labo intaan raadinaaye sadkani maqan. Eesh calaa heest

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan kabanka tumaya he is fine player

  • @CaliqaasimCalas
    @CaliqaasimCalas 10 หลายเดือนก่อน

    inanta cod-qaade gaar ah haloo xiro, si faseex ah looma maqlo.
    shaqo adag baa u haysaan dadka fanka lagu daaweeyo ❤

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 ปีที่แล้ว +2

    Hesta kulaha hesaha khadro❤❤❤

  • @DhulCun-oz5tl
    @DhulCun-oz5tl ปีที่แล้ว +2

    Ala yaa Cuudka i Bara😢❤

    • @mohamedabdi4509
      @mohamedabdi4509 ปีที่แล้ว

      Kaligaa mahan wlhi aniba waa rabi lahaa sxb

  • @abukarahmed8856
    @abukarahmed8856 ปีที่แล้ว

    The little Khadra ❤❤❤ war gabadhan igu salaama 🙏

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว +1

    Of caleg Al fanaan fosiyo runti halkedad dhigtey haday laxam thy io hadey midhaha thy xata jiirada halkeda lagu qabanaya

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 11 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam khadra bedelkeedii helnay tolow ma ina saado warsamaa wey u eegtee

  • @carbismedia5451
    @carbismedia5451 8 หลายเดือนก่อน

    Eeg daymada kabaniistaha daqiiqada 0:54. heesta waad bilaabi kartaa macnaha lool. i liked it

  • @alijama3401
    @alijama3401 ปีที่แล้ว +2

    WALEE WAA FANAANAD HEESTAN CID KASTAA MA QAADI KARTO 🙏🙏🙏🌹

  • @SayidCumar-nb1tu
    @SayidCumar-nb1tu ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah inantan way isaaqday

  • @warsameHasan-on1zf
    @warsameHasan-on1zf ปีที่แล้ว +2

    inanka ku dhiradey wax cidba ku dhiciweydey inanta codkeda tolmoon halkeda way dhafisey way dareen lushay balo

  • @Salebanyusuf7
    @Salebanyusuf7 ปีที่แล้ว +1

    2khadar daahir

  • @Zihamitaahmedduaale5769
    @Zihamitaahmedduaale5769 ปีที่แล้ว

    Waa saboolka caadadii, marka ay leedahay walahi afartan kama yara inta aan ku celceshanayaa, suuradaas ilaahow hanoo wayin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    IyaaaaaaaaaayE.famiyyyyyy gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba uwataa dhamaystiran lEee tttttttttt

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 ปีที่แล้ว

    Masha’allah. Cod dabiici ah weelliba halkeedi la dhigay…❤❤

  • @AbdilahiAbdi-uh7zr
    @AbdilahiAbdi-uh7zr ปีที่แล้ว

    Wow arsaaqd dabiiciya iyo cod dahaba ❤

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 11 วันที่ผ่านมา

    Ee laabta usiman eeeeeeeee laaaaaabta usiman axaxa walaahi

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 ปีที่แล้ว +1

    Sadexdii iyo shan iyo toban
    Dayaxii ma soo baxay

  • @JamalMahmuùd
    @JamalMahmuùd ปีที่แล้ว +2

    waxan ka helay inantu siday shucuur teeda ubadashay heestu

  • @mubaarikabdiwahab
    @mubaarikabdiwahab ปีที่แล้ว

    Isha nacabku kaa dadan maansha Allah walaahi waxan idhaa ma aqaan cod ahaan Qurux ahaan

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 ปีที่แล้ว

    waawareeeey war waa Khadra oo meesha Taagan, Mogool iyo saado cali oo kalena waa sugeeynaa, Gabadhaan caadi maahan walaahi.

  • @AbdullahiYaresow-gi2ff
    @AbdullahiYaresow-gi2ff ปีที่แล้ว +2

    Balanti masideyn
    Sef wacad kumajarin
    Mailowin samihi
    Sas waye

  • @ahmedabdiaidid7052
    @ahmedabdiaidid7052 10 หลายเดือนก่อน

    muusiga iyo codku ha isku balance garaysnaadaan awoowayaal

  • @Araweelo_tv
    @Araweelo_tv ปีที่แล้ว +3

    Mar baan play back mooday intaan gabadha codkeeda ka yaabay wallee siday codkii khadra Daahir u keentay! Cajiib. Saaxiib waxaan kaa codsanaynaa inaad heesaha gabadhan ay qaadayso aad noo soo badisaan. Mahadsanidiin 🙏

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 ปีที่แล้ว +5

    Qurux + Cod ❤

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah726 ปีที่แล้ว

    War gabadhu qurux badanaaa oo cod macaanaa waaba khadro oo aan biyo is marin iyo qiirada ay heesta u qaadeyso

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq 3 หลายเดือนก่อน

    Nuune tolow ma axmed cali cigaal baa macalinkiisa ah?
    Bartiisii buu ka tumayaa runtii

  • @ahmedqanofficiel9072
    @ahmedqanofficiel9072  ปีที่แล้ว +1

    Thx asxaabta

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilove it nice kaban iyo nice voice ❤❤

  • @abdiazizdahir1846
    @abdiazizdahir1846 ปีที่แล้ว

    Daaadku fanku ubaahna❤❤❤

  • @AliHassan-ju8qn
    @AliHassan-ju8qn ปีที่แล้ว

    Qof aan moodsaneen heesahan kabanka maqaadi karo wax waax waxaasa cod iyo kaban & fooh ah

  • @arbaysboutiquefamily1404
    @arbaysboutiquefamily1404 10 หลายเดือนก่อน

    Afsoomali miyaa walaaliyaal?

  • @abdulqadirmohamed626
    @abdulqadirmohamed626 ปีที่แล้ว

    Waaoow it is top❤

  • @MoHass
    @MoHass ปีที่แล้ว +1

    Foosiya Randa qurux badanaa.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Sahrascaday bal yaawaayE.Familyyyyyyyyyy

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว

    naftaan sooftay ee maqan
    anoo sabada yuurura
    kaahiisu ma isimay
    AHUN cabqari cabdulqaadir x s yam yam
    laxankii axmed c cigaal gabadhani si feecan bay u qaaday AHUN khadra daahir

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin Fanaanada Fozia iyo Nuune iyo abwaan Ahmad Qan fanka idin baahan

  • @abdulrahmanyusuf142
    @abdulrahmanyusuf142 ปีที่แล้ว +1

    Nuune xagii u danbaysay ka garaacaya

  • @axmedyuusuf7622
    @axmedyuusuf7622 ปีที่แล้ว +1

    Woof waxaasa coda😊

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    LEeeeee ttttttttt, yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan dumaroo khayrto lagufarxeeeey yartayarta

  • @abdifatahhassan3564
    @abdifatahhassan3564 ปีที่แล้ว +1

    Cod iyo sura
    Wax soqada😂heskii dad isracay inshallah

  • @Araweelo_tv
    @Araweelo_tv ปีที่แล้ว +1

    Fosiya Rindai maxey tahay! Gabadhu miyaanay Soomaaliyad ahayn?

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 ปีที่แล้ว

    Caleek xabiibii 🎉

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 ปีที่แล้ว

    Waa kuwaa dadkii loo baahna. Caleek caleek!.

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤i love you babe

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 11 หลายเดือนก่อน

    Axyaa cod sidaasa loogu raxaysta
    Ama walayskadaya

  • @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1
    @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1 9 หลายเดือนก่อน

    Woow

  • @AbdiAbdulahi-rs5zl
    @AbdiAbdulahi-rs5zl ปีที่แล้ว

    Waa somali gabadha

  • @drabdullahiothmannaaji5868
    @drabdullahiothmannaaji5868 ปีที่แล้ว +1

    Heesta emotion ka ay kuqaadeyso iyo sidey ugu Raaxeysaneyso ayaa dhadhan kusii daraaya

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe 4 หลายเดือนก่อน

    abahed wasto wlh halkedey dhigtey

  • @khaliifqadar9291
    @khaliifqadar9291 ปีที่แล้ว

    Tolow yaa igu soo xira

  • @nuuradiinmuuse1241
    @nuuradiinmuuse1241 ปีที่แล้ว

    Inta badan maso qaybtid midhihii heestu lahayd waxan kugula talin lahaa inaad soo xafido ujeedki iyo khadkii suugantu si anay ujabin

  • @JamalMahmuùd
    @JamalMahmuùd ปีที่แล้ว

    Axyaa cod cajiib

  • @LibaanCarab-dm2np
    @LibaanCarab-dm2np 9 หลายเดือนก่อน

    Axsan yaaqey

  • @mamalula1
    @mamalula1 ปีที่แล้ว

    Wey keentay halkeedii

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 10 หลายเดือนก่อน

    Kabankan waalidaa was maxay

  • @mohamedgalaydh4377
    @mohamedgalaydh4377 ปีที่แล้ว +1

    Inankan tumaya ayaa iga gadan aniga nio

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 3 หลายเดือนก่อน

    Nuune baaq ayuu bixinayaa si aysa for teembo ubixin

  • @thehefow
    @thehefow ปีที่แล้ว

    Runtii way i laab qaaday inantan codkeeda.

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 ปีที่แล้ว

    ❤kkkk I love babe

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 ปีที่แล้ว

    Cidii midhaha heestaa hayoow soo qor adaa mahadsan

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว +1

    Kabax noca leena jaalle

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 10 หลายเดือนก่อน

    Wax ala waxay sheegayso ma fahmin laxan ma jiro kalimaad am jiro kaman wuu iska qow qow leeyahay maxay la soo shir tageeen

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤