Najma Nashaad - Rag baan Caashaqa Dareemin Official Music Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • Najma Nashaad
    Erayada Abdirahman Xaaji
    Laxanka Cabaas Hiraad
    Music Furinle
    Directed by Mustafe Saleebaan
    Camera & Editing Mustafe Saleebaan
    Afro Waqal Furinle Production

ความคิดเห็น • 3K

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +2855

    Ma mawduuca laga sameeyay, ma codka , ma jilliinka, ma agaaasimka ma duubida.
    Waa Heesta 2021 ilaa hadda intaan arkey.

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena 3 ปีที่แล้ว +3213

    Inta naga dambeeysa annagaa kahorreeney :) #LayaabLayaab #WaqalStudio

    • @usaamebashiir5266
      @usaamebashiir5266 3 ปีที่แล้ว +20

      Arimaheena heska Hadii ey soo baxdo adan Ku sugeynaa

    • @updiwali6177
      @updiwali6177 3 ปีที่แล้ว +17

      Anaa kuga xiga arimaheena wan kusalaamay 💯💗

    • @updiwali6177
      @updiwali6177 3 ปีที่แล้ว +10

      REACTIONka sodaa arimaheena asad hajio iigu salaam pro

    • @ridwaanoscarofficial8970
      @ridwaanoscarofficial8970 3 ปีที่แล้ว +2

      Arimaheena arimihiisaw reactionkaga sugi kari layahyba nio de😂

    • @abdirahmanc.c.a9346
      @abdirahmanc.c.a9346 3 ปีที่แล้ว +3

      Arimaheena reactionkaaga sugnaa

  • @hamsexadaari9883
    @hamsexadaari9883 3 ปีที่แล้ว +565

    ILaahay heesaha haynaga madoobeeyo wada toozan haynagu sugo🤲

    • @mohamedbarre4893
      @mohamedbarre4893 3 ปีที่แล้ว

      Meesha marka hore iskaga baxa

    • @asmaaragsan5601
      @asmaaragsan5601 3 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @ayuush_cayni1977
      @ayuush_cayni1977 3 ปีที่แล้ว

      allahuma Ameen

    • @GUUD-HABEED
      @GUUD-HABEED 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhaqankayaga maraba kama tanaasuli karo ee adigu iskaga bax meesha

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 3 ปีที่แล้ว

      Aamus alshabaab baad tahay e ka bax meesha duliyahow . Suugaantaada , afkaaga,dhaqankaaga iyo jiritaankaga ayaad leedahay Ilaahay haynaga madoobeeyo . Adiga Illahay sheekada Carabta iyo Alshabaabka ha kaa daaweeyo.

  • @nasteexobashiir2108
    @nasteexobashiir2108 3 ปีที่แล้ว +569

    Heestan waalaahi aniga ayey iga turjumaysaaa 2 ilmo haystaa abahood ayuu igu dayriyey malaayacni ayuu igu furay aniga ilamahiina waliba igu dayacay alxamdulaah hada quranka waa dhameeyen anaa korsaday walashayna waa ila korisay khayr alle ha siiyoh

    • @abdulahimohamed8098
      @abdulahimohamed8098 3 ปีที่แล้ว +13

      Sory abaaayo ilahy ha ku sahlo rag xun ayaaaa buuuxa lkn kuli ma wada ahan

    • @niyaamaabdi5867
      @niyaamaabdi5867 3 ปีที่แล้ว +4

      M.a alllh ku garab galo

    • @ikraanomarosmaan4693
      @ikraanomarosmaan4693 3 ปีที่แล้ว +2

      Manzha allah mid khayr Qabo oo kle🤲🥺

    • @ayanjamadualeh5996
      @ayanjamadualeh5996 3 ปีที่แล้ว +31

      Sorry wallo qali kula midbaan ahay waliba wadan gaalo lajooga cabsibaan kuseexda kuna toosaa iiso duceeya inuu alle itusin cadaw ani iyo labadayda wiil

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว

      Sorry abaayo mcn

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 ปีที่แล้ว +412

    😭😭😭😭 xxxxxx wlhi waaan ilmeeyay naagtii Nin xun Soo maray oo Bilaa Naxariisa ayaa Dareemaysa illhay iga furfuray Ayaa mahad iska leh illhay waxaanka Baryaayaa mid ii xariisto oo ii Danqado inuu isiiya isoo Duceeya intii Qoraalkayga Aragto😭😭😭

    • @abdiraxmaancismaan4742
      @abdiraxmaancismaan4742 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku siiyo walal

    • @bilanboqoro8510
      @bilanboqoro8510 3 ปีที่แล้ว

      Mid khayr kuu leh alle haku siiyo

    • @sareedo163
      @sareedo163 3 ปีที่แล้ว

      Rapi mid qalbigaaga dhawra haku siiyo wll🤲😓

    • @learningquranonline773
      @learningquranonline773 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku Siiyo Amiin yaa rabi

    • @adoontiialle6781
      @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว

      Mid kuu naxariista oo ku xaqdhowra allha ku siiyo abyo😭😢❤💔

  • @jamaaljacelow1530
    @jamaaljacelow1530 3 ปีที่แล้ว +636

    ragooow dumarka waa ubaxa dunida Adkeysi aan u muujino xlad walbo oo dhacdo najma nashaad waa fanaanad iyo bar waqal ciil tiraha fanka 💯💯✊

    • @ikranabdalle5328
      @ikranabdalle5328 3 ปีที่แล้ว +1

      🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏☝️☝️☝️😢😢

    • @wiilkacidadariska1707
      @wiilkacidadariska1707 3 ปีที่แล้ว +2

      inboow youtube maxaa ku nacday

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 3 ปีที่แล้ว +2

      Jaceylku nin iyo rag ma kala lahan qof Ad jeceshahay kula fahmi waya wa dhib

    • @hawahamud4727
      @hawahamud4727 3 ปีที่แล้ว +1

      wll zidazi waa adoonzi cad

  • @saadaq4real
    @saadaq4real 3 ปีที่แล้ว +611

    Inta ka damqata xumaanta hawenka loo geesta ismuujiya 🥰

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq dii waa wax run ayaa ka hadashey raga somaliyeed naxariis ma leh Walaahi intee aadnaa ilaahow adaa weyn yaa rabii

    • @somalibonusfx191
      @somalibonusfx191 3 ปีที่แล้ว

      Rag iyo dumar ba dad xun way leyihin lakiin dumarku way unul yihin 😁😁😁😁

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 ปีที่แล้ว +102

    Ninkii gabadhiisa ku xadgudba isaga ayay u taalaa, lakin aniga maalinta aan Ilaahay hortago gabadhayda waxa aan diyaar u ahay in aanay wax dhib ah ii sheegan oo inta aan noolahay noloshayda u hurro iyada iyo caruutaydaba. Raggow aynu Ilaahay ka baqano oo dumarka dhibta ka dayno.

    • @mabruukamaxamed8421
      @mabruukamaxamed8421 2 ปีที่แล้ว +2

      Inta saa ufahsan way yartay raga ale xaqa ha idin gardsiiyo ragoow

    • @nani900t7
      @nani900t7 2 ปีที่แล้ว

      @@mabruukamaxamed8421 wll mhdsnid

    • @barwakoqalbinoura9918
      @barwakoqalbinoura9918 2 ปีที่แล้ว

      Ina adeer tii heshay nasiib badanaa😂igu labeyso heesta la dhaho ma maqashay?😂😂

    • @aaminahayaan6529
      @aaminahayaan6529 2 ปีที่แล้ว

      Abowe isku sadexyo

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI ปีที่แล้ว

      ​@@barwakoqalbinoura9918 Haa macaan waan maqlay manky aroosa

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 ปีที่แล้ว +254

    Najma nashaad waxaa igu dambesay 2014 magalada Galkacyo REER somalind hooyga fanka Hargaysa walahi INANTAAN WAXKALE KADHIGTEEN M SH ALLAH

    • @nimaomohamed2560
      @nimaomohamed2560 3 ปีที่แล้ว +24

      Wllo iyaduba wa nag arab reer shekh isaqa mj reer abti uyihin markas dadkii dhulka laha aya dhalayba

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว +13

      Wa isaaq wll dhulka ay udhaltey joogtaa

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 3 ปีที่แล้ว +27

      Wiilku inay galkacyo ku arkay ayuu sheegey qabiilkeeda uma jeedin hoos u dhiga qabiilka la soo boodaysaan somali maxamed
      Somaliland hoyga fanka my country

    • @queenfoos8265
      @queenfoos8265 3 ปีที่แล้ว +7

      @@abdiasishashi8579 usheeg wll👍

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 3 ปีที่แล้ว

      @@queenfoos8265 haa wll

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 ปีที่แล้ว +408

    Najma Nashaad Inay Tahay Fananada Ugu Shidan Hablaha like ✌✌

    • @montana1564
      @montana1564 3 ปีที่แล้ว

      War ooma Shidna Haplaha Kale Ha Xaqirin Damerow😳

    • @gabmichael8546
      @gabmichael8546 3 ปีที่แล้ว

      When things were at their very worst:
      2 Suns, Cross in the sky, 2 comets will collide = don`t be afraid - repent, accept Lord`s Hand of Mercy.
      The first sign - the Earth will spin faster.
      The second sign concerns the sun, which will loom larger, brighter and begin to spin.
      Scientists will say it was a global illusion.
      Beaware - Jesus will never walk in flesh again.
      After WW3 - rise of the “ man of peace“ from the East = Antichrist - the most powerful, popular, charismatic and influential leader of all time. Many miracles will be attributed to him. He will imitate Jesus in every conceivable way.
      Don`t trust „pope“ Francis = the False Prophet
      - will seem to rise from the dead
      - will unite all Christian Churches and all Religions as one.
      One World Religion = the seat of the Antichrist.
      Benedict XVI is the last true pope - will be accused of a crime of which he is totally innocent.
      - banking collapse was deliberately masterminded by the Antichrist
      - Antichrist will step in and create a false peace in the state of Israel by joining them with palestine in an unlikely alliance.
      - „He will recite extracts from My Teachings, which he will passionately proclaim from every secular stage in the world, until people sit up and take notice of him.“
      The Book of Truth
      mdmlastprophet.com/arab-uprising-will-spark-global-unrest-italy-will-trigger-fall-out/
      mdmlastprophet.com/they-will-say-that-i-was-married-they-will-say-that-i-was-simply-a-prophet/
      mdmlastprophet.com/the-schism-in-my-church-will-be-broken-into-different-stages/

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +87

    Hadaad Mama macan qaali farxadayda jeceysha like isaar qhair badan Allah idin siyey Ameen💯💯💯🤲🤲❤❤❤ wlyaal

    • @ardoyousf862
      @ardoyousf862 3 ปีที่แล้ว

      My ukmilmypi Li ppm op Pl Pl op u3rdd, .on oh on pi j oh r gra7 the same

  • @Caishamohamett02520
    @Caishamohamett02520 3 ปีที่แล้ว +106

    Xaqqdi Wan ilmeeye 😭😭Hooyadey Single Mother Waye Xaqqdi 4 Ayaa Nahay Afarteeta Afar Aabo ayaa Na Dhalay Waligeena Aabaheen Waxbo Nama Siin Hooyo ayaa intaan Nasoo Korsatay 😢😢😢😭😭Blz Ragoow ilahey Ka Baqa u Naxa Dumurka 😭

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว

      😪😪😪😪😪sorry abyo dumar badan saas loo kalay waa arkay abbayasha isu mid ma ahan wllhi

    • @Caishamohamett02520
      @Caishamohamett02520 3 ปีที่แล้ว +1

      @@miskimire8415 inbadan wlhi Isku Mid Mahan Markaa yar Tahay Iney Hooyo Kugu Deyriyaan hadaa Wey Naato Oo Aad Noqoto Manta Qofaa Waxbo U Mahnen Markaas Ayee Ku Oganayaan Iney Ku Dhaleen oo Aay Ku Bahan Yihin😭😭😭

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว

      @@Caishamohamett02520 xaqiiq wllhi anaba arkay rag nucaasa oo kow inta ay deeriyeen haddana sheganaya marka uu cunugaas goro lkn ani alxm abahey wuxuu caruurta ka jecel yahy ma jiro dunida asaa ugu jeclahy waayo wax walba wuu nala garab taagnaa intaas aan heesto io jclka aaba nimo🥺 dadaan aragaa jiro dadka aan abbe arg ama aan la gurin ama uu san soo gorin rafadey ku koraan🥺

    • @Caishamohamett02520
      @Caishamohamett02520 3 ปีที่แล้ว +1

      @@miskimire8415 Wlhi Abyo Ani Waligey Jacel Aabonimo ma Arkin Farxad Aabonimo Ma Heelin Alx Hooyadey Aabo iyo Hooyo Intaba ii Eheed 😢😢😭😭Markaa Soo Wey Naaday Anigaa Aabahey Soo Radoyay Sii aan Dadka Ugu Barto Wan U imaday Anigoo 15 jir Ah Waxan Rabay inoo Schoolka ii Geeyo Intoo Yaranteyda ii qaban Inoo Markaas ii Qabto Oo jacel Aabonimo ii Siiyo Lkn Ma Aaysan Noqon Marka Alle Aaboyalkeena Qalbiyadooda Naxaris Haku Beero Abyo wlhi Qof Aabo Wngsn Leh Markaa Arko inaa Ku Cayuumo Ka Baqaa 😭😭😭

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Caishamohamett02520 sorry wllhi abyo ilahy ha usoo jeediyo ubadkood🥺
      Dad waxy la yihiin jacelka abbnimo kuwana ayagoo wax walba diyaar loola yahy eeba diidayaan aduunyo saas iska ah iska samir xppti

  • @hoodo8890
    @hoodo8890 3 ปีที่แล้ว +678

    Heestni anigay igu socda malintan guursady ayuu dhoofay walibana anigo uur leh 5saano sugayey wuu iso furay naag kale ayuu guursaday ilmhagii aniga korsaday alxdulilha immka wiilkaygu waa 6saanno ilahay ha idaaye mana biiliyo lama hadlo igu soo duceeya inan inakayga korinkiisa ku khasin ilahay mustaqbalka danabe ha noo hagji raggow dumarka dhowra😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sakiyabarre
      @sakiyabarre 3 ปีที่แล้ว +23

      Stay strong Sister hana u bixin g o forward kheyr Ban ku rajaynayaa

    • @naimamohamed1822
      @naimamohamed1822 3 ปีที่แล้ว +23

      Illah ilma baariya haka dhigo malina ha arkina dhibaato abayo Illah waxbarasho iyo nolol midaa uwaydo kama dhigo nasiibkiina mid wanaagsanaado ood farxad kunolata Illah kaga baryaa 🥰

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 3 ปีที่แล้ว +3

      Sory wll

    • @iftinsuudi8931
      @iftinsuudi8931 3 ปีที่แล้ว +10

      Run ahanti adban ugu abayo Iska dulqado Dhibta lagu maware wa laga dhamada. Shalay sida ahed biri matihid oh😢🥺😭😭

    • @iftinsuudi8931
      @iftinsuudi8931 3 ปีที่แล้ว +5

      Ilmagaha yarna iska korso Duli weye Raga Qar ✊🥺😭

  • @somalistudio1853
    @somalistudio1853 3 ปีที่แล้ว +255

    Wllhi hooyoyinka soomaliyeed waxay inooGu jiraan kaalinta biyuhu ugu jiraan nolosha😪🥰🥰🥰😘

  • @ismailmohamed4278
    @ismailmohamed4278 3 ปีที่แล้ว +50

    In 20 year nobody did but this lil lady came to the game yesterday did it unbelievable Quality Woahhh MashaAllah song of the year..10000000%🏆🎖☝🏽☺️☺️🥰🥰🥺😭😭🎖🎖🎖🌠

  • @maxamedbaashe2162
    @maxamedbaashe2162 3 ปีที่แล้ว +204

    Ilaahay baan kugu dhaarshay
    Wllo wadiga comentigyga
    Liketa hayla dhaafin wllo

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 3 ปีที่แล้ว +272

    Hadaad Hooyo macaan farxadeeda jeceshahey like ii saar✌️

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 ปีที่แล้ว +688

    Hadaad mobilka gacanta bidix ama midigtaba kuhayso oo hdana kabo la'aan aad daawneyso heestan like_Ta dhac kusii 🤣🤣

  • @ubaxbilaan799
    @ubaxbilaan799 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan korinaya 3 wiil oo Masha Allah tabaarka Allah ah ilaahow ii xifdi marwalbo iyo meel walbo ey jogaan marwalbo waan ka fikira raag siide ayeey noqon doonan waay marabi wiilasheyda iney gabdha dhibaan 😢😢 ilaahy ha soo hadeeyo raag somaliyeed gabdha somaliyed waxan idiinkola talin lahaa inaad gabdhihiina sidaad howsha u bartaan wiilashana u baraa ha u naxarisanin waayo raag ayaa meesha laga rabaa

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 3 ปีที่แล้ว +90

    Haweeney kasta waxaan Alle uga baryayaa nin xun oo arxan lahayn qiimaha dumarkana aan aqoon inaan Nolosheeda qayb uusan ka noqon😏😧😭😭

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 3 ปีที่แล้ว +271

    Intay Heestani Taabatay Sidaydaaa 😭 Like ta

  • @daallo8854
    @daallo8854 3 ปีที่แล้ว +353

    Horta Xiliga salaad xaggaad u soo gelisa heesaha weliba ay jimce tahy malinta jimcaha waa layska cibaadaysta wa iga tallo hadda tusa commantiga oo like saara

    • @fatimaahmed8813
      @fatimaahmed8813 3 ปีที่แล้ว +3

      wasiirka diinta iyo awqaafta youtube. you have my vote

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 3 ปีที่แล้ว

      Kakakak

    • @queensomali2612
      @queensomali2612 3 ปีที่แล้ว

      Shut up too much calaacal

    • @araganinamhamed5174
      @araganinamhamed5174 3 ปีที่แล้ว

      horta xiliga salada iyo Jimcaha iyo malmaha cibadada
      Like lama raadiyo ee wala cibadaysaa wll gaarsiya

    • @daallo8854
      @daallo8854 3 ปีที่แล้ว

      @@araganinamhamed5174 like Kuma raadinayee adigaa xumaantii iyo wanaagii isku kaa mid noqdeen qofka hadalka wanaagsn wa loo sheegaa adigu Ama aqbal keen ahow ama arin keen ahow adigu host ha naqonine

  • @Nooral265
    @Nooral265 3 ปีที่แล้ว +27

    اثرت فيني هالاغنية لانها تعبر عن حياة الكثير من الامهات الصوماليات الي يكافحن من اجل توفير لقمة العيش لابنائهم ...المراة الصومالية معروف انها امراة قوية مكافحة تواجة كل صعوبات الحياة ...أسال الله ان يعينهم ويرزقهم واسال الله ان يبدل تعبهم براحة وسعادة ف الدنيا قبل الاخرة وان يغيثهم بالسند والعون وان يصلح لهم ازواجهم ..ونتمنى من اي رجل صومالي قصر ف حق زوجته وعياله ان يقف بجانب المراة وان يتحمل المسؤولية التي عليه ( رفقا بالقوارير)...

  • @nimcoabdi9791
    @nimcoabdi9791 3 ปีที่แล้ว +400

    Somali women are so strong Masha’Allah and beautiful 🙏🙏😢

    • @fardoussaosman9262
      @fardoussaosman9262 3 ปีที่แล้ว +16

      Wallahi o ballahi that's true story that happened 😕 in the life but never sadly sey everytime AllxAllxamdulilah Ya rabi
      All somali women's are so so strong never give up inashanallah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @user-cf4eu7il1h
      @user-cf4eu7il1h 3 ปีที่แล้ว +7

      Yes ,I agree with you👌 Somali women are the best in the world and they are so strong. and they work both outside and inside the house❤️ ‏ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظهم من كل شر 🙏❤️

    • @arthurwasike1809
      @arthurwasike1809 3 ปีที่แล้ว +3

      Very true

    • @benrhaiemhammouda1606
      @benrhaiemhammouda1606 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fardoussaosman9262 waliga hays dhibin alle haku xafido.wllo

    • @garammlaw8243
      @garammlaw8243 3 ปีที่แล้ว +1

      Mxaa ka galey hadday yihiin ihi

  • @mustafeudqalanpaawih5487
    @mustafeudqalanpaawih5487 3 ปีที่แล้ว +176

    Ragbaan cshaqa daremin intay ereygasi taabtay🥺 like

    • @kayfmaxamuud949
      @kayfmaxamuud949 3 ปีที่แล้ว

      Xqq waa

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa xaqiiq Walaahi rag ma heysano Walaahi

    • @sucaadcismaan6082
      @sucaadcismaan6082 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhi wey itaabatay 😭😭😭nacalad korkooda ha ahaato raga soomaliyeed

    • @jsl3850
      @jsl3850 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sucaadcismaan6082 Abaha wuu ku jira la soco

    • @cgf383
      @cgf383 3 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😆supxanalah soo aabihii ku dhaley kuma jiro

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +536

    The one and only waqal studio

    • @halhaystv
      @halhaystv 3 ปีที่แล้ว +1

      Ka hayno khaalidow sanadkan iskeeen

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 ปีที่แล้ว

      Waqal studio keep going guys

    • @bishaaromustaf8141
      @bishaaromustaf8141 3 ปีที่แล้ว

      Ninka kaliya heesiha itaabto khalido alle ha ku dhowro wllo

    • @dhagajuunxilwa258
      @dhagajuunxilwa258 3 ปีที่แล้ว

      Boqortooyada fanka/dhaljnta soomaaliyeed khaalid kaamil

    • @updiraxmaandaahirmadar612
      @updiraxmaandaahirmadar612 3 ปีที่แล้ว

      Haduu jacayl ku helo
      Khaalud maxamud ayaa daweya
      ee haloo tago please

  • @soomaalimanintheworl2330
    @soomaalimanintheworl2330 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninka Raggaa Ee u Naxariisan waaya Haweenka waa Axmaq Namana sheegto " Nacfi ma leh xiniin yuhu Hadday Nacas ku yaalaan" wllhy Heestan waxa Dareemi kara Nin Raga oo kaliya "😭😭👌

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +12

    Waaa murugooday
    Waa ka xumahay
    Dumarka soomaliyed
    in adduunka lagu ciiLo
    Aaad baa uga xumahey.

  • @cayuushabdisiad8847
    @cayuushabdisiad8847 3 ปีที่แล้ว +61

    Ragbaan caashaqa dareemin
    Ragbaan calmashada daneynin
    Ragbaa digashada ku caanaoo
    Samaantana duray ka qaada
    Iyagaa dalbashada abuura
    Hadana damqashada ilaaweee
    Imiseey darbiyada ku dhaafeen
    Imiseey dalowyada ka tuureen
    Unugul dumaroo jeclaatay
    Hayesheee darsaaa kordhaayoo
    Dunido shalay majogteee
    Intii dibiliyo hawenka dardaaran waxaan ku siiye dabcigaa aragtaaan dhigiisa nolosha daris kula ahaaada!
    Ragbaan dulqaadka xeerin
    Ragbaan xilahooda doojin
    Ragbaa ubadkooda deershoo dalaaqdana sahal ku dhiiba
    Iyagaaa duunyada ka raaaca
    Duruufto mideey ku haysee
    Danqaaba maxeey ku ciilen
    Imiseey dibadaha ka aadeen
    Nasab dumaroo xishood leh
    Hayesheee darsaaa kordhaayoo Dunido shalay majogtee intii dibiliyo haweenka
    Dabcigaa aragtaan dhigiisa nolosha daris kula ahaaada‼️👌
    Sabdi 13 march 2021 09:15
    Ayaan arkay markaa furay TH-cam keyga
    jecleestay inaa qoral ka sameyo waxana igu kalifay dareenka ay hesta wadato.
    Ma ihi abwanki qoray, ma ihi fananadi qaade hadaa argtan wax aan qalday iga saxa !

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 3 ปีที่แล้ว +360

    Waar Waa Idin Zalamey Dhaman Umada SoomaLiYed
    MeeL KasToY jooGtan💪

    • @xamzekhadar5759
      @xamzekhadar5759 3 ปีที่แล้ว +1

      Kaa qaadnay safwan

    • @haajihassan1658
      @haajihassan1658 3 ปีที่แล้ว

      Waanu kaa qaadney wllo

    • @axmedcali3166
      @axmedcali3166 3 ปีที่แล้ว +1

      War wan ka qadnay

    • @kulmiyesaed1716
      @kulmiyesaed1716 3 ปีที่แล้ว

      Legend Halac 💥 Waanu Kaa Qaadnay From burtinle-nuugaal-puntland 🙌

    • @siciidmaxamed7423
      @siciidmaxamed7423 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninka kaliye Ee aan isku xafado ahayn 🥰🥰 dhaladkii xawaadle

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +44

    😭😭😭😭Hooyadeey Allaha u Naxariisto Single Mum ayeey aheyd waa dareemi kara Murugta Hooyo la furay ilmo looga tagay murug ayaa la daris ah Heestaan. Ilmo ayeey iga keentay. Hooyo kasta dhiban Allaha u gargaaro

    • @kassimmohamed5684
      @kassimmohamed5684 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa runta wlshay qof hooyo koris dareemyo

    • @princesssamiyadiamond4336
      @princesssamiyadiamond4336 3 ปีที่แล้ว +1

      😭😪😪hooyo allah noo deesto😭💔si kasto uu aabayaasha u umadaan hooyooyinkeena dhabarka noo xirta😭love u hooyo mcn

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

      @@princesssamiyadiamond4336 aamiin

    • @ayuubcali8166
      @ayuubcali8166 3 ปีที่แล้ว +3

      @@kassimmohamed5684 ani hoyadey iso korisay wlhi wan ilmeyay allow hiyoyin kena dhawr abal koda magu di karne 😭😭😭

    • @jimcaleeshcalaaafanaaanpkn8963
      @jimcaleeshcalaaafanaaanpkn8963 3 ปีที่แล้ว

      Najma nashaada 😣😣

  • @omarshiine9007
    @omarshiine9007 3 ปีที่แล้ว +18

    Heees Darren leh wlhi inta ila dareentay like I zaara 🥺🥺🥺

  • @zuuzuzu4416
    @zuuzuzu4416 3 ปีที่แล้ว +105

    Nagta kaliya Dumar dulman u heesto😫

    • @khadarbuush4893
      @khadarbuush4893 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyadaba hada dulman 😎😎😎😎

    • @fartuuncabdi3580
      @fartuuncabdi3580 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khadarbuush4893 waa runtaa saa idinkaa illaahay idin ladhaliyee

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS 3 ปีที่แล้ว +467

    MUSTAFE SALEBAN DIRECTOR QIIMO LEH IYO MUQAL DAREN GUDBINAYA,
    WAQAL STUDIO
    WE ARE WAITING FOR 1M SUBSCRIBE.

    • @hoyoxali7549
      @hoyoxali7549 3 ปีที่แล้ว +4

      Waqalku maxuu xusi waayay kuma kale waada la xusayee mise non thing baad tahy

    • @iamabdirahaman3694
      @iamabdirahaman3694 3 ปีที่แล้ว +3

      nothing 😃

    • @owjamaowtahir9488
      @owjamaowtahir9488 3 ปีที่แล้ว

      Ma jeceshahay in caruurtada laguu xifdisiiyo quraanka mudo kooban nala soo xidhiidh wllo wad mahadsan tahay
      +905340750214

    • @sweetoman8484
      @sweetoman8484 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wan damqadey

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 3 ปีที่แล้ว +9

    Walhi waa hees qiiro leh😭 Najma Nashaad mansha allah ilahay quruxdada cajiibka ah haku dayo mcnto wan ku jeclhy farxad ku dhamayso noloshaa♥️♥️♥️♥️😘

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 ปีที่แล้ว +30

    Aloow hadii aad ubad isiineyso ka dhig kuwo aniga iga nasiib badan oo haka dhigin kiwii aabo la aan kora aloow anigana hoyadeey mcn janada ugu bishareey markey ajasheed timaado oo inta eey aduunka joogtana u naxariiso oo hatusin wax dhibo waayo hoyadeey waxeey iiso korisay agoon cml anoo aabaheey noolyahay hoyadey aduunka raaxo kuma arkin oo iido umul ah iyo iido uur leh bo weey shaqeeysay ee ilaheyoow abaalkeda jano ka dhig yaa rabi 🤲😭💋❤love u mom

  • @safiyashacni8693
    @safiyashacni8693 3 ปีที่แล้ว +117

    Maanta waa jimce ku saliya nabiga iskadaaya heesaha aad sugaysaan

    • @najahyuusuf4405
      @najahyuusuf4405 3 ปีที่แล้ว +1

      Adiga maxa ku keeny hadand sugayn

    • @khaliifabdikani1511
      @khaliifabdikani1511 3 ปีที่แล้ว

      @@najahyuusuf4405 meeshu xeridi walida isku badashy

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +51

    Ilhayow hooyo akhiriyo aduunba u gargaar alhuma amiin😥

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty 3 ปีที่แล้ว +16

    what a beautiful song!! Wallahi the Somali woman is the backbone of the Somali people!

  • @mabdihakim056
    @mabdihakim056 3 ปีที่แล้ว +5

    Qoftan walhay dar ilhay ujeclhaY watakale heesaha iskama qade heeso micina kufadhiya bay qada qurux sharaf asturanan inti dumarka somali lagu yaqiinaba way kamuqata mnsha allah wll Najima nashad❤

  • @amranibrahim5446
    @amranibrahim5446 3 ปีที่แล้ว +139

    Inata heestan ilaa dareenday like I saar😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢illahay hoyoyinka no xaafido 🙏🙏🙏

  • @indhocizhqiiid7074
    @indhocizhqiiid7074 3 ปีที่แล้ว +42

    Inta hooyod ucaafimafkaqto alle.cimriga ha udheedheeye like dhac Ku Sii😍😍

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 ปีที่แล้ว +10

    Erayo, laxan,music, cod duubis ,jilniin waa hees aan oran karo wey istaahishaa heesta ugu sidata 2021!. Hayeeshee, Darsaa kordhaaye, Dunidu shalay ma joogteed, Intii dibil iyo Haweenka, Dardaaran waxaan ku siiyay, Dabcigaad aragtaan dhigiisa, Nolosha daris kula ahaada. Axyaa cod iyo heesba Najma nashaad.

  • @heeganworldtravelandtoursa8386
    @heeganworldtravelandtoursa8386 3 ปีที่แล้ว +13

    Hoyooo ayaan 3carur leagu furaaaay alaa ragaaaa 😭😭😢😢😢😢wan uwalwala Crurteyda ale qalbiga idagiyoow oo hormar lagaro carurteyda igusoducry wawada gdbho ale inu ilagarbagalo ✅✊✊

  • @ridwaanlucasmouralucas2448
    @ridwaanlucasmouralucas2448 3 ปีที่แล้ว +102

    Aar waqal ilaahay Baan kudhaarshe love isaar maanta

  • @hanadcrahmaan2786
    @hanadcrahmaan2786 3 ปีที่แล้ว +29

    Ragbaa caashaqa dar yeela
    Ragbaa u nuglaada jacelka
    Ragbaa abuura nolosha
    Ragbaa dulkhaadka xeersha
    Ragbaa xilahooda xurmeeya
    Ragbaa ubadka xanaaneeya
    Ragbaa dumar u hura naftoodaa
    Ragbaa digasho aqoonin
    Ragbaa kataliya waanaaga
    Hayesher darsaa kornaayo dunidu
    Shalay ma joogtoo Ina ragoow
    Haweenka wanaagooda halkaa
    Kawada hurmood kooda waa anaga yaan dumar la dulmin
    Raga magac iyo magta ka siman
    Dumaroow ha u jabina ruux xumada inta ka wngsn ayaa kbdn

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 ปีที่แล้ว +7

    Illahow na astur Hadan raga somaliyeed nahy Xushmada badan idinhaynaa

  • @mohamudibrahim-modiano3030
    @mohamudibrahim-modiano3030 3 ปีที่แล้ว +13

    Can't stop listening this song. Best song of 2021. I thumb you up Najmo Nashad👊👍

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +69

    Heestaan waxay ina tuseysa hantida ugu weyn aan heysano in ay thy dumarka Alle ha inoo xafido 🌍🌎🌍🤲

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว +65

    war ya il qabo in Sanadahan danbe najma nashaad La qaban la,yahy Heeso joogta ah wada xul ah Hablo badan ayey Fanka ka fariisisay wlhi 🤣🤣🥰🔥

    • @ikranjama3104
      @ikranjama3104 3 ปีที่แล้ว

      Been maha😅

    • @nurdinkhan7857
      @nurdinkhan7857 3 ปีที่แล้ว +1

      Ishaa ka tuurtay qoftaan Najma Nashaad wax malaga qawan karo kaaga sii daran codkeeda Talanti ayuu Lee yhy 🥰✌

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว

      @@ikranjama3104 Haa abyo Aaway Yurub geenyo iyo Kuwii kale hhh

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว

      @@nurdinkhan7857 Soma ahan Awooowe Walaga yabanyhy wax yaroo fariid ah 🔥

    • @maryankhalif5522
      @maryankhalif5522 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllhy Qoftasi Cimamadeda la qabn la yahay 😂

  • @salmaan_saciid8685
    @salmaan_saciid8685 3 ปีที่แล้ว +96

    Wllhi aniga ayey igu sabsan tahay heestan waxan dhalay 5 caruur ah wuu ila guursaday naag yurub ka timid kabacdi waxa uu ikenay nagtisi iyo sawirada xasikisa iyo sariirtu ku jifen oo sawira ah maxad kawada ayan ku dhahay waxa uu igu yiri wee iga keen satahay maxad iga qadeysa ifur ayan ku dhahay wuu ifuray alx waan hesta caruuteyda alx wee ikoren dhamantoda alx alle ayaa mahadl leh alx alx

    • @amalcumarnuurcumar8780
      @amalcumarnuurcumar8780 3 ปีที่แล้ว +4

      Inaga ragga ka daran nin gabdh kle dayacaya waxad adi kufalaysaba iska yar marka hablaha wxn talo kusiin laha nin gabdh furay adna ha ugalin gurigeesa

    • @nemoahmet8583
      @nemoahmet8583 3 ปีที่แล้ว

      Wll aniga imika ihaysta

    • @nemoahmet8583
      @nemoahmet8583 3 ปีที่แล้ว

      Mxan samey

    • @sumayasuleiman3401
      @sumayasuleiman3401 3 ปีที่แล้ว +2

      I'm sorry qaali walahi waan ilmeyay markaan arkay qoraalkaga nuntiii

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 3 ปีที่แล้ว

      @@nemoahmet8583madaxaaga kor uqaad is adkee ha u ogolaan qof bini'aadam ah inuu naftaada ku ciyaaro waligaana adoonsi ha qaadan ilahagana ha dayicin ee adigu korso inshallah

  • @juweriakhadar5341
    @juweriakhadar5341 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaan hees somali ah dawanyay am maqlayay wa heesti kaliya ee aan la ilmeeyay 😢😭 waan wax dhab ah oo jira dumarka somalidu wa kuwa dumarka calamka ugu wangasan allah dhibta lagu hayo ha ka dul qaado aaamiin aaaamiin ya rabi🤲

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭 Angoo OG iney jiliiin tahy ayaan la ilmeeyey wyo waba xaqiiiqda nA heysata😭 allow nimanka inta xun dhinac nga mari hees k qiimo badan m arag

  • @somalishorts6351
    @somalishorts6351 3 ปีที่แล้ว +24

    Hees dareen gaar ah leh. Oo xaqiiqada ka hadlaysa. Alle hooyooyinkeen janada ha ugu bushaareeyo. Alfanaan najma nashaad guulayso. Abdirahman xaaji Abwaan. Iyo furinle. Guulaysta in sha allaah.

  • @rid9160
    @rid9160 3 ปีที่แล้ว +319

    I hate people who use religion or the prophets name to beg for likes 😒

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 3 ปีที่แล้ว +12

    Gabadha aan qabo 2013ki baan guursaday anoo aan shilin lacag ah haysan..alxamdulilah maanta oo 7sano kasoo wareegeen........
    Ilaaahay wuu noo roonyahay..waligayna ma xumaynayo.

  • @MohamedOmar-gg7qo
    @MohamedOmar-gg7qo 3 ปีที่แล้ว +115

    Vedio ga socda hadaa comment ga soo gashay like
    👇

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 3 ปีที่แล้ว +71

    Najma nashaad inta ila aragtay inay heeso badan qaaday 2021 like saara 🤑

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow hees iyo Badh , waa reality wlhy cod dahabo najma nashaad😭
    1+ million markay gaadho like kuboooba✌✌✌✌ somaliwayney✌

  • @siciidsaafi5921
    @siciidsaafi5921 3 ปีที่แล้ว +9

    Rag baan caashaqa dareemin tasan been aheen somaliyey dumarka dhowra ilah ha idin dhwree ❤❤

  • @hamda_mohamed
    @hamda_mohamed 3 ปีที่แล้ว +24

    The very first Somali song that ever made me cry walhi there is just so much fact in it this woman is a true artist

    • @mahad12g
      @mahad12g 3 ปีที่แล้ว

      For real she is a true artist

    • @ibtisamsudi7428
      @ibtisamsudi7428 3 ปีที่แล้ว

      So do I Hamda it’s the first song that made me emotional 😭 all her words are based on facts.

  • @maxamedabdiqadir1214
    @maxamedabdiqadir1214 3 ปีที่แล้ว +18

    heestani xaqiqda dhabtey ka hadleysa oo dumarka lagu hayoo
    waar ragoow dumarka an udhiranano uu beer nuglanoo 😢😢😢😢😢😢

  • @najax3059
    @najax3059 3 ปีที่แล้ว +42

    Ragbaan dulqaadka xeerin
    Ragbaa xilihooda doojin
    Ragbaa ubadkooda deershoo
    Dalaaqdana sahal kudhiiba
    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 3 ปีที่แล้ว +4

    Waligay hees ma dhageesan mana kahelin expect najmo nashad's two songs arkimaysid and this

  • @zuuzusamjecelsamjecel2243
    @zuuzusamjecelsamjecel2243 3 ปีที่แล้ว +4

    Wanax Jira sandman 2021wqxa jira 20waxna Ahay gabr waxa ila hada la gursanwayay nin nolsheda u qalma ma hayo ilhyow waxan ka baryay nin nolsheda ku dhamesto isi amin qofki masedkega arka leg ha ila dhafin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭♥️🥰💋🙏🙏🙏

  • @bassshaqiri1297
    @bassshaqiri1297 3 ปีที่แล้ว +189

    Waa jimce ku sali nabigagi muxamed ahaa

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 3 ปีที่แล้ว +25

    Qisada heestaan oodhan nolosheyda ayey quseysa run ahanti adbey itabatay balse wanka bogsaday. Iyagaa dalbashada abuura hadana Damqashada ilaawa... Najma jiro joog wllo intey quseyso heestaan ismuujiya😒😒😒❤

  • @abdimajidisse2695
    @abdimajidisse2695 3 ปีที่แล้ว +88

    it doesn't matter what happened stay strong All Somali women And we love Our women's ❤️🥺

    • @eastafricandoll9308
      @eastafricandoll9308 3 ปีที่แล้ว +5

      hadaad jeceshahiin haweenkeena waad xanananyn laheyd iyaga iyo caruurta.Niimanka somaliyeed waxaa looga baahan yahay inay daryeelaan masuuliyadooda aabe

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 3 ปีที่แล้ว +35

    dumarkeena somaliyed dumar.inaga dulqad badan allah ma aburin lkn ragayagu dulqadkas.doqonimay modan markasay say donan udhaqman ,ilahow no gargar, maxay hoyoyinken oyan aysan cidi ogayn 😭

    • @niciimaahmed1157
      @niciimaahmed1157 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

    • @eastafricandoll9308
      @eastafricandoll9308 3 ปีที่แล้ว

      taasi ma fiicna waa inaan caqli badnaano oo gursano rag fahmaya masuuliyada saaran aabayaasha. xitaa markay furayaan xaasku diinta ayaa sheegaysa inay leeyihiin masuuliyada caruurtooda. waa inaan ama guursano ragga wanaagsan ama aan waxba guursanin

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 3 ปีที่แล้ว +79

    Intaaney heestu soo bixin like isaara

  • @abdiwalisayidka1100
    @abdiwalisayidka1100 3 ปีที่แล้ว +29

    Waa hees ku socota raga soomaaliyeed ee dayaca mazuuliyada saaran raboow hooyooyinkeen dhoowr anagana alha sw hana ga dhigo kuwo ka zoo baxa mazuuliyada saaran

  • @caashocuud4150
    @caashocuud4150 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyagaa dalbashada abuuro hadana danqashada ilaawe imisey darbiyada ku dhaafen imisey dalawyada katuren unugul dumaro jeclatey intaan ayaaba layaabay waana wax dunidaan kajira😭😭😭😭😭

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 3 ปีที่แล้ว +1

    Heees kahadalysa xaqiqada raga somaliadoow alle hakabaqa gabdhaha haloo naxaristo

  • @zakmire6925
    @zakmire6925 3 ปีที่แล้ว +75

    It is so true , behalf all Somalis men, husbands, fathers, brothers, to our beautiful Somali ladies ,wives, and mothers your sacrifice will not be in vein. You are the heart and soul . My Allah bless you with patient and forgiveness for those of us who do wrong. ♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏

    • @eastafricandoll9308
      @eastafricandoll9308 3 ปีที่แล้ว +2

      Ok but you guys should improve stop making women suffer

  • @awalali1906
    @awalali1906 3 ปีที่แล้ว +23

    Hi qof kasta oo aan kasoo horeeyay🙃🔥 Najma waxba lagama qaban karayo sanadadan.
    Hargaysa❤️😘

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxan dhagesayaa anigu murùgeesan
    Ragbaa xilahooda daryeelin dalaaqdana sahal ku dhibeen allah iga qaado murugta 💔💉🥺

  • @zamzamomar9220
    @zamzamomar9220 3 ปีที่แล้ว +24

    I believe this is a true message to us , respect word by words touch us so many ways , beautiful song with true nature life

  • @abdalleyassin900
    @abdalleyassin900 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta aaminsan inay milliones gaarayso heesta
    Wlaal like ku booba 2021 sanadkii badhaadhaha

  • @mssxilwa412
    @mssxilwa412 3 ปีที่แล้ว +16

    Dhageysigii kowad ereyadu daren wn u yelan wayey! muqalkan cajibka ah runta badana ay ka muuqato awgii .
    dumarku waa kuwo mar walba u nugul dhibatoyinka.!
    ragena xaqa alle ha fahansiiyo iyo masuliyada uu alle saarey.🥺🙏
    team waqal ku mhdsanidiin duubista muqalkan cajibka ah.🙏

  • @saidamoh6664
    @saidamoh6664 3 ปีที่แล้ว +1

    Hoyoyinkena dhibkay somarayn janatul fardowsa illaaah haku badalo allaaahuma AAmiiiiin

  • @decocade7812
    @decocade7812 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahow ogar gaar gabdhahena somaliyed inteey noqabten awalkoda magodi karno markaas ayaan kuciyareyna dumar wa jano wlh inkastu an gursanin wax jeclahay inshallah inan hoyadey sidan oxishmeyo okale oxishmen doono mida xaskeyga noqon doonto

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 3 ปีที่แล้ว +41

    Waqal waxan kugula talin lahaa heesta waxa lacag kasoo baxa dadka aad gurayhooda ku duubteen ee Dan yarta ah siiya waxbay u tarysaye wlhi ilmo iga timi illhy dumarka hayno xafido hooyo 😭😭

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 ปีที่แล้ว +153

    Najma nashaad inta markay
    Maqashy Soo Yacday Is Mujiya
    Hees aan ina badan Sugayay
    th-cam.com/video/kEVrJ7zUYsg/w-d-xo.html
    Aydoo LYrics ah Soo Dawo☝️😊

    • @hibomohamed3124
      @hibomohamed3124 3 ปีที่แล้ว +1

      Zɪᴅᴏ ᴋʟᴇ ɪɴ ʙᴅɴ ʙᴀᴀɴ sᴜɢᴀʏᴇ

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 3 ปีที่แล้ว

      @@hibomohamed3124 😍😍😍

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 ปีที่แล้ว +1

    Qiiro weeye heestaan wlhi ilahay wixii dhibaato hayso ilah ha ka dulqaado 🤲🏼 ana murad baan leeyahay ilah ha aqbalo
    Somaliyey ha la isku soo duceeyo 🤲🏼🙏

  • @rafeehassan3922
    @rafeehassan3922 3 ปีที่แล้ว +3

    احبكم ي صوماليين
    وهذه ثاني اغنية اسمعها لنجمة
    رغم اني ما افهم اللغة الصومالية لكن الاحساس واصل واصل 🇸🇩

  • @umuamiira5420
    @umuamiira5420 3 ปีที่แล้ว +15

    C.raxman hajji 🙆🏻‍♀️👑💯Hees muqalka noloshe dhabta ah ee qoysaska qarkod ka hadlaya😭

  • @najmastars8111
    @najmastars8111 3 ปีที่แล้ว +19

    Runti heestani waxy ka hadlysa dhacdoonyka malin kasta dhaca Allh aya siiyaay dumarka Samir waxan rajeynya inay ragu isbdli doonan 😭🥰

  • @ilhaancumar8086
    @ilhaancumar8086 3 ปีที่แล้ว +13

    Dabcigad aragtan dhigisa
    Nolosha daris kula ahada
    Somali Women🥺✌️❤️🇸🇴

  • @ikranabdalle5328
    @ikranabdalle5328 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢🙏🙏🙏😢😢😢😭😭waa waxa manta jira wexey kahadashay Najmo ragow dumarkiina u dhowra sida ukunti Wlh nin rag ma ahan midka kuciyaro dumarka

  • @Gratefully-hopefully
    @Gratefully-hopefully 3 ปีที่แล้ว +58

    😭😭😭😭😤 this is so sad 😞 better day for the women and children inshaAllah

  • @khadar.1984
    @khadar.1984 3 ปีที่แล้ว +8

    ANoo Nin ah ayeeyba calool xanuun igu ridaye Dumar alhaa Dayrsho ❤️🙏dunidu shalay majogtee dadow ogadaa ✌️. Najmo Nashaad. We respect u✊. Wql👈

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 3 ปีที่แล้ว

      Waad Qalbi fiican tahay👌

    • @fanaxyare8537
      @fanaxyare8537 3 ปีที่แล้ว

      Wll qaLi
      WRuntaa xaqiqdiii waa dareen dhab ah

  • @sacdiyoshiikh7975
    @sacdiyoshiikh7975 3 ปีที่แล้ว +10

    Alla ragga waxbo noomo ogo wlhi hadan dumar nahay😭😭😭 hoyo cuntadina karinayso cunugiina dhabta ku hayso oo uu ku oynaayo cunuga lagayaabo dabka kuleelkiisa inu dhibsanayo cunuga markaasuu hadana ku qaylinayaaa oo gacan uqadayaaa 😭😭😭😭💔allow dhibtaaaz ha imarin qofaan ifahmeeen oo dhibkeegana dareemi karin ha iiidooorin 😭 heestu diiqad bay iga lizay wlhi ilahow magantaaaaa

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +12

    Ani waaga ma aroosin lkn hooyadeey waxee kudhacaa soo arkay. Allaah hooyaaa!!! AlxamdulliLah

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 ปีที่แล้ว +35

    Hestan yaa daren san iney meel usoco
    👇✅

  • @mushtaqnaasir857
    @mushtaqnaasir857 3 ปีที่แล้ว +5

    Run ahantiii walshey mcneeey haday cidi fananad tahay waa adiga najma nashadeey hore u soco zizter from hargeisa Allow hawenka dhawr❤

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 3 ปีที่แล้ว +30

    Ragow maxad dumar idin jeclaa xumaysen od cidlayseen mxad dumar silciseen od qalbi jabiseen😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahow gabadh walbo qalbi jaban onka mid ahay faraj khayr qaba ufur oy dhib walba ku ilowdo
    intay heestu taabatay sidaydo kale Like ha ila dhaaaaaafin

  • @musehmed
    @musehmed 3 ปีที่แล้ว +7

    Alle ha Xafido Haweenka soomaaliyeed, Xanuunka ay dareemaan misana qarsadaan maahan mid yar.
    #Hooyo❤

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa fanaanada kaliya ee nolosha dhabta ka heesta weliba si caadi ah u nool inta ila fikirka like saar

  • @aymanzaxanzaxo1951
    @aymanzaxanzaxo1951 3 ปีที่แล้ว +3

    Najma nashaad cod halaasiya matalaad qurxoon midho qiiro leh qurux waaw , wax nool dheh , wixii noolba ku nooleeyah♥️💯👍🙏

  • @amalmohamud2190
    @amalmohamud2190 3 ปีที่แล้ว +4

    Walee heestani waa hees dareen keda wadata qiira ayey igalisay waana heea qaas iiga hadleysa aniga gabdha badan oo ilamid ah war inan ragow dumarka sida u dhaama oo hadayicine carurtiina 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Professor4555
    @Professor4555 3 ปีที่แล้ว +1

    Islaanteyda ano rabo 2 dalaaqo ina indhaha uga dhufto ba arkey gabadhan , mashaallah hadda ana ilaahey isaga haraayo ba iri markas🤗🤗