Episode 1:Ogaal-Nafeed |Self-Awareness| Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 214

  • @khalidfarah7316
    @khalidfarah7316 3 ปีที่แล้ว +41

    Cilmiga iyo garashada Rabbiga raxmaanka ah hakuu siyaadiyo walaal Hamda 💛.

  • @KhalidkhaloKhalo
    @KhalidkhaloKhalo หลายเดือนก่อน +4

    Saddex sano kadib maantu ALLE I waafajiyay inaan bilaabto. Casharadan aadka u qiimaha badan ee kabasho ALLE ha igu anfaco wll hamda hussien adna ALLAHA Wayne waaxidka ka ahi hakaa abaaal mariyo INSHA ALLAH waan dhamysan doonaaa waanan kula socon doona macalin kolba casharka aad kanalkaagan kuso gudbiso INSHA ALLAH

  • @LateefAbiib
    @LateefAbiib 5 หลายเดือนก่อน +8

    Ibadan baan raadinayey sualo badan aan isweydiin jirey, gabadhan Hamda ayan ka heley jawaabaha. Masha Allah ilahey haku dhowro.

  • @zackhared1793
    @zackhared1793 2 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi you help me allot of thing that i never feel it before thnks my sister
    For your contribution in your society.
    allah reward you.

  • @nacummustafa809
    @nacummustafa809 3 ปีที่แล้ว +21

    MaanshAllah waa barnaamijkii ugu Qaalisanaa ee gabadh soo maaliyeed soo bandhigto ee dhaayahaygu arkaan dhagahayguna dhugtaan
    Mahadsanid walaal Qaali hore usoco

  • @mohaduran1712
    @mohaduran1712 2 ปีที่แล้ว +34

    Inta ila aragtay barnaamijkan iyo muhiimadiisa please like this comment.

  • @EdnaabdirisakJama
    @EdnaabdirisakJama ปีที่แล้ว +9

    Caawaan bilaabey 24/8/23 mahadsanid macalimad hamda.

  • @user-nh9bf6hx1m
    @user-nh9bf6hx1m ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah tabaraka’Allah aleykum love her Videos…May Allah bless you with so much hasanat 💕

  • @lunarsun8272
    @lunarsun8272 2 ปีที่แล้ว +13

    Waxaaa tahay qof aqoon leh. Masha’Allah

  • @AnfacAmran-p1e
    @AnfacAmran-p1e 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan bilaabaya barnaamijka kabasho 17/1/2025 waxn rajayn isbadal wayn oo noloshayda aan ka dhaxli doono casharadaada adna alle haka ajarziiso wll hamda runti indhaha iikla furry sidii qof hurdo kaso kacy ❤

    • @NimoHashi-q3k
      @NimoHashi-q3k 10 วันที่ผ่านมา

      anba hadan bilabay

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +18

    An amazing course and very intellectual thoughts. I really appreciate Hamda's.
    This course are what our community needs. Please expand.

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 2 ปีที่แล้ว +22

    Runtii waqti muhiim ah ayaan helay barnaamijkaaga Kabasho
    Mahadsanid Hamda Hussein.

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 ปีที่แล้ว +5

    Caqliga iyo garashada rabbiga raxmaanka ah hakuu ziyaadiyo walal xamdi❤🎉

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha'alaaaah waa mawduuc aan aad ugu baahnaa wlahi ilahay misanka xasanadka haku saaro wllo ilahayna ajar haka siiyo
    Qisadayda nololeed maaha mid aan sisahala uso gudbin karo lkn xiligan aan dhagaysanayo barmaamujkan waa xili aan jeel ku jiro mudo 5sano iyo 10bilood ah insha'Alah laba bilod kadibna inan xoriyad helan rajaynaya saasoy thy wax badan oo jeelka dheer aan ka dhaxlay waxan wlahi kaga nafisay mawduuca kabasho🥰♥️
    فجزاك الله ألف ألف خير❤

    • @amuushindho
      @amuushindho ปีที่แล้ว +1

      Illhaay xoriyadaada ha ku soo celiyo walaal hada weli ku jirto

    • @hanadcishqi5902
      @hanadcishqi5902 ปีที่แล้ว +7

      @@amuushindho alxMdulilah wll wan helay xoriyadYdi 4/9/2023 malin isniina alxamdulilah adna waad mahadsan thy wll

    • @samiiroedebsan1565
      @samiiroedebsan1565 ปีที่แล้ว

      ​@@hanadcishqi5902Alxmdulilaah allhumabarik powe hadaad soo baxday imika

    • @keifapdinazir9173
      @keifapdinazir9173 ปีที่แล้ว

      ​@@hanadcishqi5902AlxmduLillaH😮😊

  • @abdirashidmohamed9815
    @abdirashidmohamed9815 ปีที่แล้ว +5

    Allah has granted you ginormous power which is knowledge so my beautiful sister try as much as you can to propagate this knowledge.Our people really want someone who can contribute to them in a positive way so be on of those who quench our thirst❤from Nairobi Kenya.

  • @XamseMaxamed-v1b
    @XamseMaxamed-v1b ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wll alaha kuu ziyaadiyo xikmada aad haysato runtii waxad na xasuusisay awoodaha uu alle gudaheena ku abuuray alaha kaa jazaa i siiyo الله يحفادك

  • @haweyahaibeahmed125
    @haweyahaibeahmed125 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah wll qalbigayga in aad lahadlaysaan moodayey lkn waxaan ogahay in sanadkani yahay kii aad adigu sabab unoqonaysid insha allah
    Durba hawo qabow ayaa i qaadey iyo neecaw qabow
    Waan lasoconayaa inta dhimana hadii aan noolado anoo isbedelna laxidhiidhinaya 🥰🥰

  • @hodanmohamed5013
    @hodanmohamed5013 15 วันที่ผ่านมา

    Mashalah alah mata ayan lakulmay kabasho ❤❤❤❤

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 3 ปีที่แล้ว +33

    Daqiiqadba mida ku xigta toos ineey iila hadleyso ayaad moodaa; ku mahadsanid Xamda barnaamijkaan qiimaha leh inaad waqtigaaga qeyb ka mid ah noogu hurtay.❤

  • @raashiidshek
    @raashiidshek 3 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo Xamda. Garasho iyo gudbin aad u wacan ba waad iga farxisay. Alleh ha kaa farxiyo adeer. Mahadsanid kun jeer.

  • @princess_naduu
    @princess_naduu ปีที่แล้ว +2

    Chanelkaga cawa igu horeesa qisadaane waan soo bilowdey love u abayo🥺💗

  • @maqsuudibraahim7630
    @maqsuudibraahim7630 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukran abyo daah bey iga qaadan fariintaad, wax badana waad igu baraarujisay.

  • @hamseomar4501
    @hamseomar4501 3 ปีที่แล้ว +15

    So amazing video with absolutely outstanding ideas 💡 👏 ❤🦋

  • @hannahyacin1630
    @hannahyacin1630 2 ปีที่แล้ว +42

    it's the video marka sida aan uu furay ii soo jidatay and it"s amazing and the feeling aan kaa yayshay i cant talk about it " i'm not good with the english and somali so i'm sorry" but yeah abayo barakAllah i didnt even watch the full video aan kaa helay i hope there will more videos from you until then nd keep going

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah barakow wll ❤
    Naftaada ogow oo ka war hay🫡

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakumulahu khyr❤

  • @abdiwelihassan4459
    @abdiwelihassan4459 ปีที่แล้ว +12

    You made me emotionally after I watched this video according to the situation I'm in ,thank you dear keep on.

  • @idiriscago3527
    @idiriscago3527 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalah tabaarakalaah ilaahay ha kuu barakeeyo cilmiga wlllo❤

  • @maryamaff89
    @maryamaff89 3 ปีที่แล้ว +4

    Cilmiga, garaadka iyo garashada allaha kuu siyaadiyo xamdaay.

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +1

    Qeybta 9 ayaan soo arkey
    Ka dib waan soo raacay
    Masha Allah si khaas ah
    Ayaad iila hadashey
    Mahadsenid walaashey

  • @Karima-u7l
    @Karima-u7l 29 วันที่ผ่านมา +4

    01.01.2025
    JazakaAllah khayr wll ❤

    • @AnabAbdurahman-c6n
      @AnabAbdurahman-c6n 29 วันที่ผ่านมา

      Oh isku mara bilawnay

    • @Karima-u7l
      @Karima-u7l 28 วันที่ผ่านมา

      @@AnabAbdurahman-c6n Good 👍

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazaaka Laah kheyran Xamda Xuseen wllo love your program . Aad baa loogu baahanyahay aad baad ugu mahadsantahay.❤

  • @AhmedMohamed-zm6xj
    @AhmedMohamed-zm6xj ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hamda Hussein .
    Horey ugu soco Waxqabadkan Qiimaha badan.

  • @sulekhaomar7890
    @sulekhaomar7890 6 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah tabarakAllah ❤

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran ustd

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +1

    M.A illahy hakaa abaal mariyo cilmigan qiimaha badan aad nala wadaageyso.
    I.A wxaan rajeynayaa ilaa last episode inaan dhameesto i.A 👍
    Wx badana aan kafaa'ido.

  • @MaxamedCCali
    @MaxamedCCali 3 ปีที่แล้ว

    Xamda Xuseen, taxane raaya oo loo baahnaa baad soo kordhisay, inkastood soo daahday haddan inaadan soo bandhigin waa ay ka wacantahay.
    Mahad ballaaran

  • @fadumoladan
    @fadumoladan ปีที่แล้ว +1

    Amazing vedio oo aan aad uga helay waa kufaraxsanhy maanta inn helo vedio gaan runtii waaraadin jirey vedio noocaan oo kle ah❤

  • @abdishakurahmedmohamed4491
    @abdishakurahmedmohamed4491 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah dhaaaaq mudnaan leh ❤️🙏

  • @mumtazmohmedali4463
    @mumtazmohmedali4463 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxyaalo baden ayaan fhmey manta aan awel u wayey waxaan ku cabiro shurkn wll ilahy haku xifdio 🥰

  • @khadardacar9455
    @khadardacar9455 2 ปีที่แล้ว +15

    Wllo Rabi ha ku sharfeee hamda hussein waxad ii samaysay inaan yeeesho Planin longtime iyo short time ah Naftayda in Aan ogaaado Oo aan samaysto Ogaaal Nafeed oo Aan baadho wax kasta oo isoo maray oo igaga tagay Promlam kabacdina aan si xaqiiq ah ugu sameeyo Research markaaan dhaman wada badhay Aan samey maxad Wax ka qaban kartaaa se maxanad wax ka qaban Karin 1 waxan same-yay inaan Fasaxo dhaman dareemada Aan qimeyay inan fasixi Karo 2 inaan samaxo hadii Cid wax na dhex mareeen jiraan dhamantod 3 in Aan samaxo Naftayda 4 in Aaan Aqbalo dhacda kasta oo igu dhacday tu adag iyo tu fudud ba 5 in Sameeeyo sacad sacad ohlgaaal Nafeed ah iyo wax badan oo anan soo kobi Karin waxan dareemay in Aan ahaa gabigayguba maqana joogo Alxmf wllo ilahay misaanka xasnadka ha kugu daro

  • @samiyamustafe654
    @samiyamustafe654 ปีที่แล้ว

    Naf ogaal cawan bilawdy waxn raba inan labo xalqadod dhagaysto kadib aan naftayda xisaabiyo shukran wllo😊

  • @Cdninorhashi1605
    @Cdninorhashi1605 2 ปีที่แล้ว +2

    Ku mahadsan sida wacan aad inooga so bandhiigtay barnaamijkan quruxda badan 🍃🤍

  • @NoorBehrozz
    @NoorBehrozz 4 วันที่ผ่านมา

    Maxaan mar hore u arki waaye taxanahaan jah😢❤❤❤❤

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ka haa.abaalmariyo xalaqaadyada xikmada iyo cibaarooyinku ku dheehan yihiin..

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow thanks sister today ban kugu soo biiray wax badan ban ka faiiday thanks

  • @Bullale6
    @Bullale6 ปีที่แล้ว +4

    Am so proud of you..👑

  • @Ikraan-c6w
    @Ikraan-c6w 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahad said wll❤❤❤😊

  • @hukunxaaji2969
    @hukunxaaji2969 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you for sharing ❤❤

  • @jamah7126
    @jamah7126 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayr walalo

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 2 ปีที่แล้ว

    Wwwww mash Allah waa marka ugu horeesay aaan ku soo booqdo aad umahdsanthy mcnto

  • @mouhyoali3715
    @mouhyoali3715 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah walashay Allaha ku xafido

  • @nimcaancisman9045
    @nimcaancisman9045 ปีที่แล้ว

    masha allah hamda husseein

  • @rahmamohamed1886
    @rahmamohamed1886 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wlshy xamda waa barnaamij caajiib ah weeye illaahy ha ku barakeeyo wllo qli

  • @HoodaFarxan
    @HoodaFarxan ปีที่แล้ว

    Shugaran abayo daah bey iga qaadan fariintaad wax badan wad igu bararujisay.❤

  • @bashkadimstirian1477
    @bashkadimstirian1477 10 หลายเดือนก่อน

    اللهم بارك اختي

  • @حصناأبوسعدأبوسعد
    @حصناأبوسعدأبوسعد 9 หลายเดือนก่อน

    اللهم بارك لها من علمها

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 2 ปีที่แล้ว +1

    Kabasho Nafeed oo ii gaar ah Ayaaaan galay intii Aan Ku soo biiray Channel kaaga Wllo Hamda Hussien.
    Maansha Allah wllo, Alle ha ku Barakeeyo Aamiin Aamiin

  • @motripoli10
    @motripoli10 ปีที่แล้ว +1

    Great Advice Really Really

  • @bashiirmohamed6783
    @bashiirmohamed6783 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks sis for your pressing an important topic that we always ignore

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Abayo 💞🥰👸

  • @shankaroonabdiraxman6277
    @shankaroonabdiraxman6277 ปีที่แล้ว

    Waxa bilabanaya kabasho 20.11.2023
    Alle ha igu kabo bi'idmillah 😢

  • @HamdiBilan-i9w
    @HamdiBilan-i9w 9 หลายเดือนก่อน

    M.a wlshy ogaalka hoose ee nafed Ama self Awareness inaad nagala hadashaa wadku mahadsanthy alle caqliga io aqoontaba hakuu siyaadiyo❤😘

  • @cabdiduco5314
    @cabdiduco5314 3 ปีที่แล้ว +25

    (وَلَقَدۡ كُذِّبَتۡ رُسُلࣱ مِّن قَبۡلِكَ فَصَبَرُوا۟ عَلَىٰ مَا كُذِّبُوا۟ وَأُوذُوا۟ حَتَّىٰۤ أَتَىٰهُمۡ نَصۡرُنَاۚ وَلَا مُبَدِّلَ لِكَلِمَـٰتِ ٱللَّهِۚ وَلَقَدۡ جَاۤءَكَ مِن نَّبَإِی۟ ٱلۡمُرۡسَلِینَ ۝ وَإِن كَانَ كَبُرَ عَلَیۡكَ إِعۡرَاضُهُمۡ فَإِنِ ٱسۡتَطَعۡتَ أَن تَبۡتَغِیَ نَفَقࣰا فِی ٱلۡأَرۡضِ أَوۡ سُلَّمࣰا فِی ٱلسَّمَاۤءِ فَتَأۡتِیَهُم بِـَٔایَةࣲۚ وَلَوۡ شَاۤءَ ٱللَّهُ لَجَمَعَهُمۡ عَلَى ٱلۡهُدَىٰۚ فَلَا تَكُونَنَّ مِنَ ٱلۡجَـٰهِلِینَ)

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 ปีที่แล้ว +4

    Very useful clip, well done.

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 2 ปีที่แล้ว +2

    Wxaad moda su'aal an sando bdan is waydinaye inaad jwabtedi isiisay sdo kale wxa ad iqancisay sda ad ukla xulaneyso ereyada iyo wxa ku haboon afkarta ad gudbineyso shukran wlal"

  • @UgbaadMohameth
    @UgbaadMohameth 7 หลายเดือนก่อน

    Wll muraad baan leyheeee ii zoo duceeya 40 qof ducadooda waa la aablaaye

  • @MahdiVikia
    @MahdiVikia ปีที่แล้ว

    Msha Allah

  • @najaxmaxamuud1386
    @najaxmaxamuud1386 3 ปีที่แล้ว

    Inantan wax baadan ban kabartay adunyo iyo akhirab alle haku xiftiyo

  • @farahdawo2594
    @farahdawo2594 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalamacalykum wll cawa igu ka horesay ano jibaxaya insgm durbab sawir qorl kudhehayn ban indhaygu ku dhecn wan akhriyey maa moda inaytahy farin ani layso diray durbab poss Galay🫀🦋🥰alaa caqli badna aftahasana oo hadna siday wanga ugu ugu qexyso hadalkeda masha allah ilahy haku siyadiyo

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 2 ปีที่แล้ว +5

    aad ayaad u mahadsantahy marwo sida wanaagsan ee aad wax noogu soo gudbiso sidoo kale dadku badnaa wax ay ka hadlaan wax aanay aqoon ulahany lkn adigu mawduuca aad ka hadlayso aqoon dheeraada ayaad u leedahay wll sida aan ka arkay mawduucyadaada waana kugu dhiiri galinaayaa in aad halkaa dadaalka ka sii wadid
    mahadsanid marwo

  • @faisasamatar653
    @faisasamatar653 2 หลายเดือนก่อน

    Manta ayan bilay podcastigan insh a allh inan wax ka faido rajeyn 21/11/2024

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllshey

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee waa waxa an ubaahanahay qof sidan ookle ah

  • @RdEs-w5k
    @RdEs-w5k 27 วันที่ผ่านมา

    ونعم با الله العلي العظيم

  • @LADANMaxamuud-k5f
    @LADANMaxamuud-k5f หลายเดือนก่อน

    Alx cawa ban ku so biray 😢😢 waxana sabab uaha wallaky mcn sakariye rabi haku xafido

  • @HodanHussen-p5q
    @HodanHussen-p5q ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @RaxmaCabdikariinguuleed
    @RaxmaCabdikariinguuleed 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalimadayda ❤❤

  • @nasrokhaliif5678
    @nasrokhaliif5678 2 ปีที่แล้ว

    Masha,allah illaah haku xafido wlshey hamda jazakallah abaayo

  • @NateexoCqani
    @NateexoCqani หลายเดือนก่อน

    manta ayaan bilabay taxanaha kabasho 24 /12/2024❤🎉

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaanu kaa faaidnay Thanks🙏

  • @ahmedhaibe1756
    @ahmedhaibe1756 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xamda.
    Waa barnaaimij qiimo leh.

  • @ismoshaafi7947
    @ismoshaafi7947 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah barakow wall Allah cilmiga iyo caafimaadka ha kuu siyaadiyo

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 3 ปีที่แล้ว

    HAmda Hussein ADIGA IYO walidiinta QAYR ALLAAHA IDINKA siiyo WANAGSAN ad INO so gudbiso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @HmohedOm
    @HmohedOm 3 ปีที่แล้ว

    ku mahadsanid sidaad u soo gudbisay mawduucan muhiim kaa

  • @isxaaqahmed9590
    @isxaaqahmed9590 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah waxa ii soo kaa sheegay youtube warsame bade

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, walahi tani waa isoo jiidatay mahadsanid💯💯👏👏

  • @q4_eit
    @q4_eit 2 ปีที่แล้ว +5

    Xili aan u baahnaa mawduucan ayaan si kadisa u arkay xalqada 12naad taas oo igu kaliftay in aan xalqada 1aad kasoo bilaabo🥺

    • @mrviral4735
      @mrviral4735 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi isku mid beynu nahay

  • @Cabdiraxmaancabdirisaaq-l3k
    @Cabdiraxmaancabdirisaaq-l3k 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ugamahad celina macalinkayga faraska cas tanks ustad adinga waxan kusobiray 13/10/2024

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 ปีที่แล้ว

    Aad ban kgu mhadcelinaYaa wlshy mcn❤

  • @hothanidiris6818
    @hothanidiris6818 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakillah khayr wll🥰

  • @QamarXuseen-t2j
    @QamarXuseen-t2j 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sheeikh hamda hussein

  • @anisaaxmad2238
    @anisaaxmad2238 ปีที่แล้ว

    Allh janadii hakaa waraabsho

  • @SabrinnCabdirisaaq
    @SabrinnCabdirisaaq 5 หลายเดือนก่อน

    Dhirigaliso❤😍👸🏻

  • @maryanabdirahman8356
    @maryanabdirahman8356 หลายเดือนก่อน

    Am from nasro abtidoon❤

  • @mustafemohamed2536
    @mustafemohamed2536 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan bilaabaya waxan rajaynayaa inaan dhaam so dhagysto Mudo 2 wiig ah ayaan hayaa

  • @maxamedcabdillexassan2987
    @maxamedcabdillexassan2987 5 หลายเดือนก่อน

    Hamada hossain❤️♥️

  • @deeqaafro1261
    @deeqaafro1261 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay wllo ha ku barakeeyo