Somalilyrics SONG xiisoodayee - Cabdi diini

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 117

  • @sayidbacalawi1483
    @sayidbacalawi1483 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi diin noloow bro cabdi old school aya ku so xasuustay waga ahayn..saxib guul iyo gobanimo

  • @mohameddahir130
    @mohameddahir130 6 ปีที่แล้ว +21

    2018 caadi maaha heestaan waxaan ku diyaarinaa anoo ku raaxeeysanaa imtixaam chemistry,Boilogy,physics,and maths la aanteed maba soojeedikaro hurdo ayaa iqabaneeyso. At 25/5/2018. Setarday . 22:20

  • @baadiyoow
    @baadiyoow 13 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah cod macaan ,nooloow Cabdi diini

  • @sayidbacalawi1483
    @sayidbacalawi1483 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdi diini.waguu yara waxan dhihi jiray codkiisa buuraha shimbiraha ka hesa oo kale mashalaah❤

  • @TheHiliso
    @TheHiliso 14 ปีที่แล้ว +4

    Wow Xalin(nugaal Godan) Faras bulaale waa dhulkii Dhulabahte,, cabdi tahliil codkisa fiicnaan laha lakiin kan ba waa iska ok.

  • @shaaficihassan1936
    @shaaficihassan1936 7 ปีที่แล้ว +6

    Ereyada macaanka badan waxaa sameeyay ilaahay ha unaxariistee abwaan jaamac daad oo ku dhashay nugaal gaar ahaan degmada ceel afweyn ilaahay hakuu naxariisto iyo fanaankii qaaliga ahaa cabdi tahliil ilaahay haku caafiyo fanaan nagu qaaliya

    • @mahamedwardi2996
      @mahamedwardi2996 6 ปีที่แล้ว

      Beenaale waa ereyadii Abwaankeena weyn ee Ismaaciil cagaf

    • @MohamedSalah-rk3sp
      @MohamedSalah-rk3sp 6 ปีที่แล้ว

      Walaal ismail cagaf ayaa sameeyay

    • @zidiiqtimo7830
      @zidiiqtimo7830 6 ปีที่แล้ว

      Zxb maaha daade abwaanka heesta sameyay waa abwaan Ismail cagaf alle howu naxariistee dhamantode

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 5 ปีที่แล้ว

      Walalyaal hays qaldina waxa sameeyey AUN Abwaan Jaamac Daad kuna noola Tuulada Dhabar mamac oo ka tirsan degmada ceelafweyn ee gobolka sanaag. Walal Xallane waad saxsan tahee lakin Nugaal kama tirsana. Marka gobol cimileedka loo eego waxay ka tirsan tahay gobolka Oogo.

    • @abwaanumal2506
      @abwaanumal2506 ปีที่แล้ว

      Beenlow dadja ha waalin

  • @muqdishogirl143
    @muqdishogirl143 14 ปีที่แล้ว +4

    masha,alah heesta waan ka helay i think its the best song and sweet voice your are the best singer cabdi diini

    • @luqmaanlove3194
      @luqmaanlove3194 2 ปีที่แล้ว

      Asc Wll Manooshahay Waayo Commentkaaga Kahor 12 Sano Cajiib

  • @booshofficial215
    @booshofficial215 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa erayadii Ismaaciil Sheekh Axmed Cagaf

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi Tahliil warsame : Xoodaamo
    Erayadii Abwaan Ismail Cagaf AHUN
    Laxankii iyo codkii Abdi tahliil AHUN.
    Waxa La qabtay Tar- 21-8- 1971-kii.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +3

    NAIROBI 2011 2012 ayaan ku xasuustaa Maqaaxi 10 streat kutaalay oo ladhihi jiray ARIZONA FRYZ oo jibiska iyo chickenka laga cuno ayay habeen walba ka daarnaan jirtay aan imaado maqaaxida heestan baa shidan maba ilaawi karo Heestan

    • @mohamedabdi7717
      @mohamedabdi7717 5 ปีที่แล้ว

      Wiilka Reer Cigalle TV kkkkkkkkkkkkk waaruntaa sxb ma aamineysaa ilaa iyo hada in laga shido ARIZONA FRYZ heestaan

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Abdi 😂😂😂😂 waa iska ciyaaraysaa bro kkkkk 10 Years kadib macquul maaha loolz maqaaxidaas yari miyayna kicin horta ma shaqaysaa wali 😂😂

  • @mohamedmaxamed5681
    @mohamedmaxamed5681 10 ปีที่แล้ว +3

    cod aa cabd diini loogu deeqay masha allaah

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 14 ปีที่แล้ว +1

    Oo muxuu qofkan heesta ku ciyaaray. Cabdi Tahliil xaal qaado.
    Heestan magaceeda waxaa la yiraahdaa " XOODAAMO"

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo bar🎉

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 6 ปีที่แล้ว +1

    Runti heestan waa hees aad u mcaan waa eraydii abwaan cagaf iyo laxnkii abdi tahliil hada fanand abdi diini si fican ayuu u keenay waana fanan aad u cod mcaan lkn qoraalka heesta in badan ka qaldan

  • @princejuba
    @princejuba 15 ปีที่แล้ว +3

    top song in ur collection aliel, hadad gabar tahay macaan ku siyey hadii kale salaan cadiya lool, keep up the goood work,

  • @muniraabdi9793
    @muniraabdi9793 4 ปีที่แล้ว +3

    Murti waaa dhamaate waleee meeshaan hal qof kuma arkeeysid dhahaayo like haleeygu caawiyo 76 ayaa soo hadashe dad ma jiro hadalki micnaha lahaa ma leh 2020 28 june saacadu 23:35

    • @Nourdeero
      @Nourdeero 12 วันที่ผ่านมา

      Waa sidaaa

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 15 ปีที่แล้ว +1

    woow waxaasaa hees la yidhaa, tip top!

  • @oralojamuqtaar6136
    @oralojamuqtaar6136 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa hees cumaamadan

  • @fatushfilsan8270
    @fatushfilsan8270 6 ปีที่แล้ว +5

    Awoowgii la gubkan qoralka heesta sameeyy wlhi wuu kufsaday 🤗

    • @Daemigrant
      @Daemigrant 6 ปีที่แล้ว +1

      kkkk xoogaa wuuse dadaalay

    • @urduncade5411
      @urduncade5411 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @Qanciya1900
    @Qanciya1900 13 ปีที่แล้ว +2

    woow!!! manshalah inaba cadi mahan

  • @abukarhaji6179
    @abukarhaji6179 2 ปีที่แล้ว +2

    The best somali singer ❤ ♥ 😍 💕 💖 💙 ❤ ♥ 😍

  • @shidaneyare9923
    @shidaneyare9923 7 ปีที่แล้ว +4

    its really wonderfull Voice!

  • @abdifatax707
    @abdifatax707 6 ปีที่แล้ว +1

    musiga waa ok laakin kan khaadaya heesta si fiican ma ukhaadayo mala fahmaayo sida cabdi tahliil

  • @abdirashidkassim4315
    @abdirashidkassim4315 9 ปีที่แล้ว +3

    One of my songs .... Soo nice

  • @apdisalaanfaanpoyschannelk604
    @apdisalaanfaanpoyschannelk604 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa sameyay jaamac daad Cabdi seed oo bari dhawad ku dhinty tuullo la dhaho dhabar mamac oo hoos tagta dagmada ceelafwyn

  • @Cartan7
    @Cartan7 9 ปีที่แล้ว +21

    waqooyi-galbeed somalia u dhashay ruuxa alifay erayada heesta. deegaan Xalin waxay ku taal nugaasha gobolka Sool waqooyi somalia fardo laga helaa

  • @slicknoswad5159
    @slicknoswad5159 11 ปีที่แล้ว +2

    fanaanka cabdi diini waa ninka codka ka dhexlaya boqorka codka maxd sulemaan tubeec sida ay ila tahay aniga iyo dad badan waa cabdi x faarax

  • @Amooreadul
    @Amooreadul ปีที่แล้ว +1

    Never Give Up❤️🙌🏻

  • @fatxiyashareef1369
    @fatxiyashareef1369 11 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi diini masha alah cabdi jaceyl

  • @khalidfaraskacad895
    @khalidfaraskacad895 2 ปีที่แล้ว

    Dab yar ma shidaayo cabdi diini se cabdi tahliil aya kaga cod macan.

  • @hudahussein5660
    @hudahussein5660 7 ปีที่แล้ว +3

    meesha maxaa amaan ku dhamaatay,😍😍😍😍😍😍😍

    • @saadeid8889
      @saadeid8889 4 ปีที่แล้ว

      Amood heshaa mid sidaso kale aman kaala daba dhaca....!!

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 2 ปีที่แล้ว

    Abdi diin .xiisooday..heesti alfanana abditahliil

  • @hamzeebrohem8406
    @hamzeebrohem8406 6 ปีที่แล้ว +6

    Waa xasuustii cabdi tahliil warsame wuu dadaalay lkn halkeedii MA gaadhsiin isku day fiican sameeyey run ahaantii

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 6 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed saleeban bide heesta leh qof aan la garanayn ku qasbaysane

  • @tonikroos4940
    @tonikroos4940 8 ปีที่แล้ว +2

    the best song nice diini

  • @mohamettfarxanigaboosaso206
    @mohamettfarxanigaboosaso206 5 ปีที่แล้ว

    Waan ku wataa lpx

  • @mohamedabuukar3777
    @mohamedabuukar3777 6 ปีที่แล้ว +1

    kaalay iska arag axsan fanaan

  • @eng.khalidahmedsheikmadobe9072
    @eng.khalidahmedsheikmadobe9072 ปีที่แล้ว

    This reminds me something special 😢😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @tuurahmed5871
    @tuurahmed5871 11 ปีที่แล้ว +1

    Woow cadi ma aha

  • @Balli_5
    @Balli_5 ปีที่แล้ว

    5/11/2023
    Hees aa laga xiisa dhacin

  • @arisaq
    @arisaq 15 ปีที่แล้ว +1

    of course bro, wixii aan kari karo waan kaa caawin doonaa... iisoo sheeg heesaha aad u baahan tahay midhahooda,,,,

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions 15 ปีที่แล้ว +3

    Aliel69...Xiisooday oo xadantooday markaan heesahaaga xulka ha dhageysto ee ereyada lagu xardhay.
    Page kaagaan Xashaa la dhaafay ee halkaa ka sii xaji.

    • @tawasalchannel4823
      @tawasalchannel4823 4 ปีที่แล้ว

      Sxb comment gan wa 11yrs kahor ado raali ah wali manoshahay iso jwb fadlan

    • @MadaaleProductions
      @MadaaleProductions 4 ปีที่แล้ว

      Wali waan boobadaa Alxamdullilaah.

  • @princejuba
    @princejuba 15 ปีที่แล้ว +1

    top song in ur collection aliel, hadad gabar tahay macaan ku siiyey, hadii kale salaan loool

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 15 ปีที่แล้ว +4

    correction:
    Xakamihii la surayoo, Koore loo xambaarshoo

  • @cumarcabdiraxman1649
    @cumarcabdiraxman1649 6 ปีที่แล้ว +1

    hawaaraha layaboow

  • @abdi-yarenouniho9386
    @abdi-yarenouniho9386 7 ปีที่แล้ว +2

    haayo haaye!

  • @TheDhaanto
    @TheDhaanto 14 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi Waa Fanaan Jira Oo Aan Markhaati U Baahnay, laakiin Waxaad Modaa Fankii In Ay Bililiqo Ka Dhigteen Qaar Aaan Waxba Isla Hayn Oo Qurbaha Nala Jooga... Kaftan Yaah..Lool

  • @jakaliijakalii5465
    @jakaliijakalii5465 3 ปีที่แล้ว

    Hestaan inta 2021 dawaneso like sara

  • @ganja8150
    @ganja8150 11 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees aad u culus

    • @Nourdeero
      @Nourdeero 12 วันที่ผ่านมา

      Haaa wllo

  • @hamzikyousuf2918
    @hamzikyousuf2918 5 ปีที่แล้ว +3

    Still i wachting this song
    21/4/2019
    Ma fav wlhi 🔥❤️💯✅

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 9 ปีที่แล้ว +4

    Sida faras Xul ah waaye ma ahan bullaalo iska sax any ways good

  • @nimcocali
    @nimcocali 15 ปีที่แล้ว +1

    aad ban hestan ula dhacay elliel69 thanks qoralku wuu ifahan siiyay heesta.

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 7 ปีที่แล้ว +17

    heestan kan sameeyay waxaaba ka daran kan laxameeyay iyo kan qaaday waaba hees dhagax ah lama keeni karo

    • @samracaydarus4508
      @samracaydarus4508 7 ปีที่แล้ว

      gallad subscribe hhhhh waaa run lkn aniga waakeni karaa sidee adiga ku keeni waysay

  • @arisaq
    @arisaq 15 ปีที่แล้ว +1

    Lyrics Correction:
    at 5:30 : halka uu xariiqiyo amase XADIISKIYO, xaqa diinta sheegoo....
    aliel69 waad mahadsan tahay bro.... i like your Videos and its very important inaynu suugaanteena barano... thanx

  • @MrBristol2008
    @MrBristol2008 14 ปีที่แล้ว +2

    heestaan waxaa iska lahaa lehna cabdi tahliil arsame allaha dhaafee copyright majira miyaaaa

  • @dahirabdiwali5987
    @dahirabdiwali5987 3 ปีที่แล้ว

    erayada walbadan ayaa ka qaldan.!!!

  • @baasheali8419
    @baasheali8419 8 ปีที่แล้ว +1

    mashlllah Darwiish state the bast place i am pored i am from there whallhi

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 14 ปีที่แล้ว +3

    corrections:
    sida faras xulaahoo
    wali mudan xas iyo boodh
    oo xariir dushaasiyo
    xakamihi la sudhayo
    koore loo xanbaarshoo

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa Soo Dhex Galay Old Comments inta iga dambayso is muujiya

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 ปีที่แล้ว

    Xakamahii lasudhayo koore loo xanbarshoo Xog Ogaalle fuulo murti

  • @boqorkhaakh1260
    @boqorkhaakh1260 6 ปีที่แล้ว +1

    hees iyo badh

  • @saidabdisamad4268
    @saidabdisamad4268 9 ปีที่แล้ว +1

    cadii iskadhig hadikali waa lgadhi dad eyhaso shaqalan baaaajiro

  • @faizaabdi4754
    @faizaabdi4754 ปีที่แล้ว

    Erayadii abdilah nuur (jacbur)alle hku xifdiyo adeer ninmanan erayada lahyn ban arkaayo oo lagu tilmaamayo ninkano reer taleex ah baa alifay lkn waaba la dhacy. Eraydii sida iimuqata

  • @somaliland92
    @somaliland92 14 ปีที่แล้ว +3

    Diini sxb walaahi waxaad fanaan qaali ah oo cod maacan anigu waxaan kugu dara fanaaniita danbe inaad adiga iyo lafoole nugu fiicantihiin..... lakiin sxb plz iska daa heesa fanaanti kale ayee qaadan wa talo sxb raalina iga noqo plzzzzzzzzzz

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 4 ปีที่แล้ว

    Marka an xagagiyo xubnaga egaba xisoodayee xanxantodayeee

  • @casoowe100
    @casoowe100 13 ปีที่แล้ว +1

    @WiLdLyFanTaStiK waarun sxb lakiin dee nugaal miya guuuri ,dhulkii looxaday magacii Garoowe uun baa loo yaqan, farsamada loo dhacay wax ay ahad in taariikhda nugaal lagula dhuuqo lakiin ma suuroobin.

  • @abdiabdikaadiraliow8464
    @abdiabdikaadiraliow8464 6 ปีที่แล้ว +2

    2018 ya ila dawanayo

  • @abdiwelidabar2269
    @abdiwelidabar2269 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi diini did it

  • @fadumomuuze537
    @fadumomuuze537 11 หลายเดือนก่อน

    20 24 / 7/Jan/ 8:51 subaxnimo

  • @cabdalamahamed5708
    @cabdalamahamed5708 3 ปีที่แล้ว

    Xag.walba.waa.ok

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 6 ปีที่แล้ว

    eesh calaa

  • @_wll____
    @_wll____ ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @nuureebo12
    @nuureebo12 3 ปีที่แล้ว

    Ha yo y

  • @ruun6820
    @ruun6820 3 ปีที่แล้ว

    27/7/2021 🎵 🔥❤️❤️

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 2 ปีที่แล้ว

    ❤🔥🔥🔥❤😍

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 3 ปีที่แล้ว

    03/01/21💖💖💖💖

  • @Qanciya1900
    @Qanciya1900 13 ปีที่แล้ว +1

    @TheHiliso kkk.. haaa

  • @deeqo11
    @deeqo11 14 ปีที่แล้ว +2

    beautiful music and he has a nice voice but the lyrics got to go . i dont understand what the song is all about. i am not even sure if he singing in somali or not

  • @ahmedvlogabdi590
    @ahmedvlogabdi590 8 ปีที่แล้ว +1

    I Woman You sister woman sister and

  • @ssciyaalka
    @ssciyaalka 7 ปีที่แล้ว +1

    haha

  • @tuurahmed5871
    @tuurahmed5871 11 ปีที่แล้ว

    Woow cadi ma aha

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 10 หลายเดือนก่อน +1