Tolmoon By Abdi Diini 2011

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @farxiyaabdimaxamed3346
    @farxiyaabdimaxamed3346 6 หลายเดือนก่อน +12

    2024 yaa dhegeysanayo heestan 🤍

    • @Hadari10
      @Hadari10 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kwrn ninka muddo dhagaysanayay

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhii wax aan ki qiyaaso ma aqaan dareen bay I galisay heestu 29_6_2024 heestani waxay ka mid noqotay heesaha noloshayda samaynta ku leh abdi diino guulayso wll

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 3 ปีที่แล้ว +8

    The best voice ever mashaa Allah abdi diini👏👏💐❤❤❤💯💯 I love it. He is always my favorite him and abdi qadir jubo

  • @Iskufilan93
    @Iskufilan93 12 ปีที่แล้ว +5

    waaaaaaaaaaaw hees iyo nus masha allaah cod baa ilahay hibo ku siiyay cabdi diini noloow

  • @sareedasomaliland7550
    @sareedasomaliland7550 12 ปีที่แล้ว +8

    diini maanta ka hor lama heesin toolmoon waxaan leeyahay waa 1 heestii soomali ugu horaysay ee gabadh lagu amaano

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 6 ปีที่แล้ว +5

    Heybad aan la tirin karin
    Oo aan tilmaan laheene
    Noolaha tirada badan
    Tar tan yaa lagi kara
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @samaleofficial
    @samaleofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees ii dhineyd ebed Wooow king abdi diini full respect 🙏✊👑

  • @SleepyCat-df7ez
    @SleepyCat-df7ez 5 หลายเดือนก่อน

    Oh god I love this song and the singer too
    Dadka music gu ama cod macaanida qofku macno weyn u samayso abdi diini meel buu ka taabanaya codkiisu😢❤

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 5 หลายเดือนก่อน +1

    Tan hees waa dhaaftey Cod mucjisaana waa lee yahey Abdi Diini

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 ปีที่แล้ว

    Wuxuu macaanaa hees way dhaaftay ustaad abdi diini laxan cajiiba🔥❤🥰.

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

      wll qur'aankaa ka maxaan sheydaan baa ku gadaaman moyeee

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

      wa iska hees un dhageysigeeda baa inola diidey lkn nafta seelayeelayaaa

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 4 หลายเดือนก่อน +1

    27.07.2024, Toolmoon. Cabdi Diini.

  • @nasirrashid3018
    @nasirrashid3018 ปีที่แล้ว

    Axyaa hees c,diini waan ku wata

  • @SaciidCabdi-tt8zx
    @SaciidCabdi-tt8zx ปีที่แล้ว

    Hees iy badh 😊

  • @shaafikaahiye9893
    @shaafikaahiye9893 ปีที่แล้ว +2

    Toolmoni tilmaan dheer tintu haldhaa tahay kubka tabanayaan oo togasho leh dhexda taako la eego u dhalatee midabkee oo tamash lo la socotoo oo dhaqaaqa talaabada sida gorayo u tuurto oo dabiibaka hadal ka mirki la taktagayoo xubi igu talaalmay markala laba jibaarmo😊

  • @igaarka69
    @igaarka69 13 ปีที่แล้ว +4

    Tolmoon itaal dheer, Tintu ay hal-dhaa tahay, Kubka taabanaayaan.....erayo la hubo dheh, naaxiyada & codkaa ka daran.

  • @hustlesports1693
    @hustlesports1693 8 ปีที่แล้ว +5

    noolahaan tirada badan tartan yaa lagali kara wlhi waa sax

  • @baliahmed7274
    @baliahmed7274 ปีที่แล้ว

    ❤TOLMOON ZAMINKAN WAA HAL HASHUNA WAA BCB❤

  • @SaciidCabdi-tt8zx
    @SaciidCabdi-tt8zx ปีที่แล้ว +1

    ❤❤

  • @nimcodahir999
    @nimcodahir999 12 ปีที่แล้ว +1

    caadi maha top song,

  • @officialsBurhan
    @officialsBurhan 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdi Diini ❤️💕💕

  • @cabdulaahicaligeedi9114
    @cabdulaahicaligeedi9114 3 ปีที่แล้ว +1

    abdixakiin xasn xuseen guul guul

  • @igaarka69
    @igaarka69 12 ปีที่แล้ว +6

    dhanka kalena waa heybad aan la tiri karin, waa tilmaamaheedee, noolahaa tirada badan, tartan yaa la gali kari?, isku soo duub codka c/xakiin waa mid ku xusuusinaya awooda ALLE taasoo qof kastaba wax u hibeysa.

  • @igaarka69
    @igaarka69 12 ปีที่แล้ว +1

    sxb joooful aan ku saxee waa soo tabinta hadalkiyo, tiraab erayadeedaa, miirkii la tagayoo, xubbi igu talaaloo.

  • @bigdaddy96597
    @bigdaddy96597  12 ปีที่แล้ว

    @Nimco Dahir- waa hees qiimo badan.

  • @siidcalimohamed8681
    @siidcalimohamed8681 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😘😘😘😘🥰🥰🥰

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 3 ปีที่แล้ว

    And also kooshin and my abti jamacyare