CABDI DIINI | ADIGAA GURACANEE | XAFLADII 1DA LUULYO LONDON 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 43

  • @sakicagane
    @sakicagane 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ragii fanka lahaaa waa iskeenee LEGEND Abdi diini Salan Sare🎉😊

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend Cabdi Xasan Xuseen Cabdi Diini nolow awoowe.

  • @daafahachannell7622
    @daafahachannell7622 4 หลายเดือนก่อน

    Fananka kaliye e codkisa aad u jeclahay cabdi dini fanan hore from nairobi

  • @haykalqiiro5192
    @haykalqiiro5192 7 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxweynaha fananiinta Somalida❤

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waaw rugcadaagii soo rogaal celi Abdi Diini fanaankan qiima badan well come back ❤❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 หลายเดือนก่อน

      26 Juun liibanay koowda Luuliyo lugonay Kow iyo labaatankii oktobar leelenay oo lugta ka jabnay 18 may libaanay oo libti haleelay, guul Somalilan hanbalyi 26 Juun ugaara Somaliland oo ka xorobay birtish guul 18 may oo isaka saarnay faqsh iyo qirin qiirkii

  • @pharah01
    @pharah01 6 หลายเดือนก่อน +13

    Waxaa laga Yaabaa dadka qaarkood inay hada barteen ama heestan oo TikTok taal ku barteen. Laakiin ninkan wuxuu haa kuwa wadaniyada inta badan ka heesa, sidoo kale wayadan dambe fanaaniintii waxay noqdeen dad dhaqanka ka tegey cabdi diini wuxuu ka mid yahay fanaaniinta ilaa hada afkooda iyo adinkooda laga nabad galay. Qof gaara uma heeso cid ay is dagaalayaan wali lama hayo.

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 หลายเดือนก่อน

      Wagii 2009 melahas oo wadanka qaraxu ku bilowday asaga iyo rer shire jamac wxy ahayen dadki uma dhiri galin jiray

  • @AyaanAli-v4b
    @AyaanAli-v4b 4 วันที่ผ่านมา

    I can’t stop listening ❤❤❤to

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 6 หลายเดือนก่อน

    Al Fanaan Abdi Diini Aloow ku hafidh

  • @MaslaxUmarManaxe
    @MaslaxUmarManaxe 6 หลายเดือนก่อน +3

    Tilmaanta iga gadan❤

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fanaaniinta aan xushmada u hayo Lafoole iyo Abdi Diini❤❤❤

  • @Amina_624
    @Amina_624 7 หลายเดือนก่อน

    Fanaan aan jecelahay iyo hees aan jecelahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💃💃👏👏👏👏👏👏👏💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃

  • @CandiFitaax-b3h
    @CandiFitaax-b3h 7 วันที่ผ่านมา

    Cajiib wlh wna kahayaaa

  • @MahamedSaid-l4b
    @MahamedSaid-l4b 6 หลายเดือนก่อน +7

    Beautiful song abdi diini what a legend nool

  • @fnw8688
    @fnw8688 6 หลายเดือนก่อน

    Abdi Diini big Legend wa fanan aad cood macan ninkan maxamed suleeman kadiba wax ka cood macan ma arkiin faanka markow so galay hees hiirgalay ayow kuso galay

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 2 หลายเดือนก่อน

      Baga baga soma aheen 😂

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤🎉 soomaøi ya Hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @patricksaudan
    @patricksaudan 3 หลายเดือนก่อน

    My fanan ❤❤❤❤❤ abdi dini

  • @istahilwarfa2724
    @istahilwarfa2724 6 หลายเดือนก่อน

    Walalkey cabdi diini xasan xusen raganimadi aderkey xasan xusen aya ledahay

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 7 หลายเดือนก่อน +3

    Horta calankan kunka xidigood leh yaa iska leh,calanka somalia🇸🇴 miyusan hal xidig lahayn?

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Legend abdi diini

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti 6 หลายเดือนก่อน +1

    Living legend ya salam❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 3 หลายเดือนก่อน

    ❤😂❤❤😂❤😂😂 heeso macaan❤😂❤😂

  • @Queenaqqqqmiish10
    @Queenaqqqqmiish10 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan 😢 12:45 dhrnimo 29 /Jul/2024

  • @libanm2905
    @libanm2905 7 หลายเดือนก่อน

    Abdi diini is back

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 6 หลายเดือนก่อน +2

    Last night 7/31/2024 😢❤ 10: 31 habeenimo ❤😢

  • @SiciidIbraahim-dt9tv
    @SiciidIbraahim-dt9tv 2 หลายเดือนก่อน

    What asong abdi diini G

  • @abdisheikh8011
    @abdisheikh8011 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaa heestan alifay Abwaan Abdirashiid sheekh Abdi yocof

  • @abdiboosboos6639
    @abdiboosboos6639 5 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu gacan togaadshay anigu ceeb baan u aqaan hadana waan u cabanayaa gabadhii aan caayey wey isugu kay xidhmi la'dahay

  • @hamzehaashi2332
    @hamzehaashi2332 6 หลายเดือนก่อน +1

    Old is gold🎉

  • @ABDINAASIRIRRO
    @ABDINAASIRIRRO 6 หลายเดือนก่อน

    Noloshudu kuma xumayso legend

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 3 หลายเดือนก่อน

    🐳 waale guushu waa nabaad❤😂

  • @jaamaccabdigodane971
    @jaamaccabdigodane971 3 หลายเดือนก่อน

    Lagu gacantogaashee ninkii ereyadan qoray dhiigo ayuu galay aan sarbeeb lahayn

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xaflad kasta oo somaliyed waxa jooga dad stage fanaanka la soo fuula oo fataha taagtaaga ,dadkaas isma daawadan miya?😂

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 5 หลายเดือนก่อน

    We lak u diini

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 2 หลายเดือนก่อน

    TikTok kaso arky

  • @CaydurusMumin
    @CaydurusMumin 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jaamaccabdigodane971
    @jaamaccabdigodane971 6 หลายเดือนก่อน

    Hal abuurkani dhiiquu ku jiraa gabdha waaba caayaye muxuu u cabanayaa

  • @hemedimoha4743
    @hemedimoha4743 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nafba kugoaysee 😢

  • @AdamChad-v8u
    @AdamChad-v8u 5 หลายเดือนก่อน

    Collin Trace

  • @abdibaladahmed5708
    @abdibaladahmed5708 7 หลายเดือนก่อน

    Yeb