kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂 miskiin war dhul haburbursanaado ama hadhisnaado qof iskama qaadankaro oo qof ma bixinkaro ee dowlada masuul ka ah laakin haday ku ogolaaden dee inad kaqaadan maaha
Waad faa'iiday Haddington tuugadii lagaaga qaaday aduunka Oo aan aakhiro kagula sugin and ayaad u nasiib badan tahay intii and isyticmaashayna soomaali danbi dhaaf waydiiso
Wuxuu yiri Dhulkaan ma qaadataa soo dhul dowladeed ma"aha waa yaab markii hore waxaan umalaynayay nuu dhul dowladeed difaacahayo wow
Lacagta aad ku dhistay maad ku dhisato dhul cadi ah ad leedahay
Xageese ka keentay lacagta marka hore
Waxaas oo kale baa hanti dhowr laga dhigayaaa subxaan allah
Ninkii wasiir siraaji shirqoolay sow maahan waa sababtii aad wasiir u dishay
Tuug laga xoog batay baad tahay
Dhulka ma,adaa leh tuug
kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂 miskiin war dhul haburbursanaado ama hadhisnaado qof iskama qaadankaro oo qof ma bixinkaro ee dowlada masuul ka ah laakin haday ku ogolaaden dee inad kaqaadan maaha
Dhul aanu lahayn ayuu u dacwoonayaa, wakaa caqliga somali
Kkkkkk
Cajiib
Adigaaba iskeenay
HAL XAARAAN AH NIRIG XALAAL AH MA DHASHAA
In lagu xiro ayee aheyt nasiib ayaa leedahay ee iska aamus 😮😮😮
Waad ku khaldantey inad qaadato dhul dadweyne.
Hadana iney dawladu ku dhibriso wey habon tahay
Tuug dhulka waxaa iska leh doowlada ma dhisan kartid. lacagta waa xasey. wasiir dhul doowlad ma dhiibi karo
Intaas oo dhan asigoo shaqsi ah yaa yiri qaado kuwa kaa qaatay ee dani shaqsi u'adeegsanayana iyana halkaad martay beey mari doonaan qaainiinta wajiyada badan ku shaqeeysta ee hal qof uu isku heeysto shaqooyin badan xaaraam weeye sababtoo ah ummaddi dalka wada laheeyd ayaa duruufeeysan oo aan qadeeynin
Asc brother and sister ninkaan wuu qamaartamey. Iyagane wey ku imaanee balse adi meeshaas markaad dhisaneysid horta ma fiyoobeed. Jiz'klh
Kuli sheeg ayagana waa laga qaadaa kaligaa malaga qadayo
lacagti kaagashay wain dowladu kuceliso haday dhulki kaaqaaten laakin waxan ufahmay in lagaa qaaday oo qof kale lasiiyay taasna wa dulmi iyo eex iyo godob
soomaaliya dhiba kajiro kow markad dhisanesay inshegtey ahed qalada ku dhista
Indho adkaa😂😂😂😂😂😂
War ninkaan hala toogto
wixi ninkan dulmiyay kaso garbaxa dulmanahan
Waad faa'iiday Haddington tuugadii lagaaga qaaday aduunka
Oo aan aakhiro kagula sugin and ayaad u nasiib badan tahay intii and isyticmaashayna soomaali danbi dhaaf waydiiso
HADAD DULMI SAMAYSAY ADIGANA WA LAGU DULMIYA
Doqon ka inda adga lama rag lamanà maqall war aamus tuug bad intad sheegtayna ruugo
War ninkaan idha adagaa kkkkkkkkkk
HG iyo dhulboob.
Tuug
kuli sheeg ayagana waa laga qada kaliga malaga qadayo
Waa wax laga naxo in hanti how're qaato dhul aanu lahayn kadarane isaga ayaaba raacshay bisinka
Been hada la kabkabayo
Kan baa lagu leeyahay waa aqoonyahan War dhulka dowladaa iska leh ee iska tag
Tuuganimo ayaad qiratay xishood
,danta guud waa ceelis iska ceeliya waxa soomaali aya wada leeh kuwa kalena waa laga ceelina