Fuaad Cumar- Heshiis Guur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 274

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 5 หลายเดือนก่อน +105

    After 12 Years Ayan dhageysanaya heestan imikana wey igu cusubtahay sacadu wa 8: 25 13 August 2024 mararbadan ayan kuso laaban doona wakhtiga tagayow salama Hadad heestan Cudoon so boqatayna like dhac kusii si aan dib ugu so noqdo
    Nooli kulante 👏🏻

    • @LadanCabdiraxman-sp8vj
      @LadanCabdiraxman-sp8vj 4 หลายเดือนก่อน +4

      Malinta dhalashadeyda dhageysaneysa aniga neh wxn dhageysanaya 1:41 15-september-2024❤😭🥺🫶🏻

    • @HamseAbdirahman-e7g
      @HamseAbdirahman-e7g 4 หลายเดือนก่อน +2

      Heestan dareen gooniya wadata runtiih 🙌

    • @LadanCabdiraxman-sp8vj
      @LadanCabdiraxman-sp8vj 4 หลายเดือนก่อน

      @@HamseAbdirahman-e7g been ma ahn wllhi🥺

    • @MutasAxmed-m2h
      @MutasAxmed-m2h 4 หลายเดือนก่อน

      K😂kulamid qali after12yers😢

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs 4 หลายเดือนก่อน

      Jamal Cali Xuseen aya Xaaskiisa u tiriyay oo jacayl dheer kadib calaf isa siiyay❤

  • @jemalhertah2610
    @jemalhertah2610 4 หลายเดือนก่อน +44

    Cawa bishu wa 14/9/2024 waxa manta dhacay meherkayagii waxana cawa wada jir u dhagayzanayna aniga iyo xaazkyga plz zi aan hapynkaan qiima badan uso xuzuuzto mar walpo love dhac iigu zii ( hayiin reerku guuraay hooygeenu qayr noqoy🥰❤️🥺

    • @kingdarmaan5092
      @kingdarmaan5092 2 หลายเดือนก่อน +1

      Barakoobah shp idam alle ❤

    • @MunaYusuf-i1z
      @MunaYusuf-i1z หลายเดือนก่อน

      Apid wda jira hno💕😍🤴🏻👸🏼

    • @IqbaalNuurmaxamd
      @IqbaalNuurmaxamd หลายเดือนก่อน

      Barakalahaa😭🫂

    • @yasminabdi12
      @yasminabdi12 หลายเดือนก่อน

      Mashalah❤

  • @MohanJecky
    @MohanJecky 5 หลายเดือนก่อน +24

    Best song Fuad omer Waxan Hestan Xili ay tahay 6:13 walba Xalay oo dhan ayan kuso ceshanayey Walba Kaligaay 28/8/2024 Insha alah waxan rajeynaya inaa Kuso Noqon Dono Sanado kadiib Insha alah Dad iga sii danbeya hadey jiraan wan idiin salamaya God time 🎉❤

  • @shukribashiir9038
    @shukribashiir9038 8 ปีที่แล้ว +53

    heestan waa maalinti igu horaysaan maqlo waan ka helay runtii 😍

    • @Roomeo12
      @Roomeo12 6 หลายเดือนก่อน +5

      Commentigan wxad qortay mudo 7yrs kasoo wareegtay inaa caafimad qabta rajaynaya

  • @NasroJaamac
    @NasroJaamac 2 หลายเดือนก่อน +13

    Heestan waxa ibaray qofka aduunka ugu jeclahy waxana dhagaystay 19:11:2024 habeenimo khamiisa waxana rajeynaya qofka an jeclhy iminka aniga oo marwadiisa ah ina comentigan kuso laabto waqtigay ahaatoba ana udhageysano si wada jira iminka aad ban ukala fognahy lkn waxa rajeyn ina dhowaan nolosha ku midowno hadiii aan wad ka baaqano labadeenuba isha alaaah😢😢😢❤

    • @AbdirahmankalifaBuleee
      @AbdirahmankalifaBuleee 2 หลายเดือนก่อน

      Abaayo alaha kuu rumeeyo riyadadaa adi iyo qofka aad jeceshahay ba

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 หลายเดือนก่อน

      Ilaahy ha idiin rumeeyo riyadiina quruxda badan.

  • @suhaybahmed5703
    @suhaybahmed5703 7 หลายเดือนก่อน +11

    Madheedhkii Hargeisaaaay Heddaaa Ku Raacdoo Hagar Li’i Gobbaad Tahay..!! What a song ❤️✌️

  • @Arimahena
    @Arimahena 13 ปีที่แล้ว +15

    Bravo AJ. Muuqaal aad u fiican waaye.
    Waa ka helay duubista. Fu'aad caadi ma ahan. Abwaan Jamaal waagn kaga baranay erayada macaan. Marka ay dad sidan u wada fiican ay howl iskuu tagaan alaabtan oo kale aa ka soo baxayso. Awguuryo guys.

  • @sahraabdi8877
    @sahraabdi8877 5 ปีที่แล้ว +15

    Hargeisa hoyadaii fanka walahi fanin iyo badh ayaa ka dhashay

  • @airforceaf1900
    @airforceaf1900 7 หลายเดือนก่อน +13

    Wxn Ka Helay Muuqalka Sida Loo duubay Wliba Iyado ay tahay Wakhtigas Xili somalidu casrigu ku yaryahy iyo director video waa nin ilbax ahaa wligii Naji Gacan dahab Zido kle My Fav Singer Fuad Omer Like Hdd Iga Dambeyso✌️

    • @NajiShow
      @NajiShow  7 หลายเดือนก่อน +3

      Mahadsanid

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 9 ปีที่แล้ว +14

    muuqal quruxoon hees top ah iyo ku heshiinay guur wacan

  • @ApdirahmaanQurbo
    @ApdirahmaanQurbo 5 หลายเดือนก่อน +20

    Heestan waxan dhagaystay 27 August 2024 wanan ka helay ruuntii wixii isku wakhti nahay like 👍

  • @sakariyeclaahi-np4si
    @sakariyeclaahi-np4si 9 วันที่ผ่านมา +1

    Runtii hees waydhaaftay waxaan jogaa Nairobi waxaan dhagaysanayaaa sacaadu yado aytahy 3:30maalinimo tarikhdutahy 21/1/2025 insha allh waxaan rajaynayaa inan wakhti kale sooboqondono anigoo jooga meeshan rajaynayo ❤️🙏

  • @aabdi19
    @aabdi19 11 ปีที่แล้ว +19

    waa heestii qarniga, rag meesha isku helay, al fanaan Fu'aad iyo Al Abwaan, Aqoonyahan, iyo Siyaasi Jamaal Cali Xuseen (ereyo iyo laxanba). Kolay intaani siyaasadda soo gelin buu sameeyee wuu ku faro yaraystay. Muusigii cajiibka ahaa ee axmed Saalax. Waxaa ka sii daran ragga videoga sameeyay Naji iyo King. Taariikh dheh.

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 7 หลายเดือนก่อน +3

      Ma noshahay

    • @AbdillahiGudaal
      @AbdillahiGudaal 7 หลายเดือนก่อน

      Wa suaal meesha taala haduu dhintyna allh unaxrosto haduu noolyhy farxd ku waar​@@zakariemohamed8279

    • @SamiiraFaysal-p7p
      @SamiiraFaysal-p7p 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo wxan rajaynaya inad cafimad qabto wxan arkay qoralkagan after 11 yrs ago🥹

  • @Najah-mk3bs
    @Najah-mk3bs 5 หลายเดือนก่อน +21

    Wxan dhagaysanayaa heestan caawa oo ay taariikhdu tahay 29-08-2024 waana markii iiguhoreysey eeaan heestan dhagaysto wxn kuunoolahay soomaalilnad khaasatan burco wxn ahay inan yar oo aan wli guursan wxn ilahay karajeynyaa anoo xaas ah oo ubadleh inaan commentugygan usoonoqondoono xasuusna uu iinoqdo tolow sanadkan sandkiisa iyo bishan bisheeda iyo wakhtigan wakhtiigiisa makusoonoqondoona anoo sida an hda ucaavimad qabo ucaavimadqaba ilahay ban karajeynyaa lkn wllhi heestani way hees dhaaftay aroosksna insh allah wn kadaaran doonaaa xasuus aahn ban iskaga reebaya comeentigan hdan soonoqnwaayo isooduceeya lagayaba inaan geeriyoodaye wanan salamya qofkasta oo comeentigyga arkaba wn idin wadajecelahy❤❤❤❤❤❤

    • @apdinazirbozz2019
      @apdinazirbozz2019 5 หลายเดือนก่อน

      Salama sxb adiga iyo burco from Hargeisa ❤😊

    • @Najah-mk3bs
      @Najah-mk3bs 5 หลายเดือนก่อน

      @@apdinazirbozz2019 wankaqaday wllo

    • @FahimaMohamed-t6e
      @FahimaMohamed-t6e 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @Najah-mk3bs
      @Najah-mk3bs 3 หลายเดือนก่อน

      @@apdinazirbozz2019 sidokle zxp

  • @xamdiothman9216
    @xamdiothman9216 7 หลายเดือนก่อน +6

    Heestani Waa Mcn Lkn Wxy
    Kazii Mcn Bdan Tahay Mrkaad
    Jcylkaaga La Dhagaysanaysid❤

  • @AyaanAhmed-bd8fs
    @AyaanAhmed-bd8fs 5 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan inanta looqaday waba aniga Geenyo Reer Hargeisa ah ban ahay oo weli inay curatay la moodin Geesi Reer Hargeisa ahna sida ugu indha kuusho Arooskeygina Fuad iyo Cabdi Cumar yare iyo Zainab Cige live uga heesayeen
    Maxamud Fuad iyo Cabdi Cumar fanaaniin waqti dahabiya soo qatay

  • @harguees
    @harguees 13 ปีที่แล้ว +6

    All cedits 2 Director and Film maker Ali Naji and King Sharif. Brilyant ! Salut from the Netherlands.

    • @SamiiraFaysal-p7p
      @SamiiraFaysal-p7p 2 หลายเดือนก่อน

      Wxan rajaynaya inad cafimad qabto wllo after 13 year ago🥺

  • @luulaherse
    @luulaherse 7 หลายเดือนก่อน +13

    Waxa iigu horaysay heestan manta oy tariikhdu tahay 3/7/2024

    • @ayandjama4566
      @ayandjama4566 6 หลายเดือนก่อน

      Sido kale 12/7/24 baan maqlay

  • @BigBoss-cb3wn
    @BigBoss-cb3wn 8 หลายเดือนก่อน +20

    Haldoorki naftaydaay
    WaqLoo jilaaciyo
    Hoodiyo nasiib wacan
    Haybasada reerkan
    Hankaykii ku reeersaday
    Khayrkii hagoognaa
    Ohey cawa muuqdaa
    Hayin reer ku guuray
    Hami farax leh iga hoo
    5,june 2024 jawi degan.❤

  • @khalidahmed799
    @khalidahmed799 หลายเดือนก่อน +2

    Hayin reer ku guura
    Hoygeenu khayr noqoy ❤️

  • @FathiHirad
    @FathiHirad 6 หลายเดือนก่อน +12

    8/7/2024.
    Hargeisa.
    Waa walkhti aan dhigaayo Qorshe aan africka kaga tago. Waxan Rajaynayaa 8/7/2025 inaan dhegaysan doono anigoo ku nool meesha aan ku Riyoonayo. Isha Allah I tacalaa.

    • @cabdicasiismuuse2329
      @cabdicasiismuuse2329 5 หลายเดือนก่อน

      Sido.kle😂

    • @khalloweeye
      @khalloweeye 5 หลายเดือนก่อน

      Nabad gal wll.❤

    • @SakariyeColad-eh8xu
      @SakariyeColad-eh8xu 4 หลายเดือนก่อน

      Fadxi muuse hirad saxibkaygii schoolka waliba isku kursigana aan ahaan jirnay waa sakariye abdi colad allah hamigaaga hakuu rumeeyo saxib dadkana hooyo iyo aabo hakaaga dhigo saxib❤😊

  • @ItzBushra
    @ItzBushra 6 หลายเดือนก่อน +8

    Way hees dhaaftayy❤

  • @Th3_Carlos
    @Th3_Carlos 5 หลายเดือนก่อน +5

    Best song fuad omar waxan dhageysanya anigo asxabteyda laa xadhiya sadam and King zola malin isnin ah 12/8/2024 galab ay tahay 4:58 good time 🔥🌴

  • @moshakirtube3117
    @moshakirtube3117 5 หลายเดือนก่อน +4

    Dhawr sanno ka hor baan dhagysan jiray heestan cawa se dhadhan kii hor ka bada bau iisamaynsya ma aqaano sababtee..!!!
    Haben habenad ka, amida yaan wada dhagysan doona aniga iyo legend-dii laya qoray insha allah,kkkkk
    14-aug-2024
    12:44 hbenimo dh/w/b

  • @MunaYusuf-i1z
    @MunaYusuf-i1z หลายเดือนก่อน +4

    Hees io paDh💕😭💋

  • @NOURABASHIR-qi4xb
    @NOURABASHIR-qi4xb 7 หลายเดือนก่อน +7

    Frist day aan maqlo heesta❤😔

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 9 หลายเดือนก่อน +9

    Heestan waxan daremaa in aniga lay qaday😂❤🎉
    Madhedhkii hargysiyo
    Hoban sidedaay

    • @Sakariye167
      @Sakariye167 9 หลายเดือนก่อน +1

      hhhh 😂

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 9 หลายเดือนก่อน +1

      Kkk waa suure in laguu qaaday

    • @xanaancabdi9984
      @xanaancabdi9984 8 หลายเดือนก่อน

      @@Nabiil47yess wll

    • @xanaancabdi9984
      @xanaancabdi9984 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Nabiil47sowmaha hno❤❤🎉

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 7 หลายเดือนก่อน

      @@xanaancabdi9984 kolay waay noqon kartaa walaaalo ❤️

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 3 หลายเดือนก่อน

    Haben dhaladkan doortay malintan ku halacsadey hiigeygu ku bogey ❤ heestan waxan uhibeyey nolosheyda qaliga ina maxamed cumar heeda ku raacdo hagarli gobatey hogol roobki muuqday hami faraxle iga hoo adunki hadhayso hirar khayrle kacise ku heshiiney guur wacan❤❤❤❤

  • @DRasmamaxamed
    @DRasmamaxamed 6 หลายเดือนก่อน +3

    Habeen dhaladkan doortaay
    Malintan ku halacsaday
    Madheedhki hargysiyo
    Hobaan sideedaay❤

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 6 หลายเดือนก่อน +5

    Erayadi iyo laxanki aqoonyahan Jamal Ali Hussien,musicgi Al Macalimu Ahmed salah Qaasim, codkii dahabiga ah Fu’aad Omer Yare,rag culus ayaa iskugu ragay taasina waxay kugu qasbaysa inaad kaba xiiso dhiciwaydo oo marwalba oo aad jawi iyo wakhti u hesho aad iska dhagaysato runti waad mahadsantihiin idinko isku duuban dhamaantiin ❤

  • @farxiyajama8690
    @farxiyajama8690 11 ปีที่แล้ว +2

    woooooooow cadiimaah inaderkay fuad cumar isha baxarkaa

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 7 หลายเดือนก่อน +4

    15/6/2024 10:58 Wan ka helay walhi hestan jwi dagan weye way igu socotaa cwa😊❤😊

  • @awbustaale5719
    @awbustaale5719 5 หลายเดือนก่อน +3

    Inanta aad heestan u qaadaa waligeed ku ilaabi mayso❤

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow WaxaN Dib Ugu Soo LaabtaY Xasuustii 2012 iyo Fu aad Omar Apdi ( Walalaha Sweden ) Hadad iga Dembayso Like dhac kusii👏

  • @MunaDeggan-br5dp
    @MunaDeggan-br5dp 6 หลายเดือนก่อน +3

    "Heeddaa ku raacdoo, hagar li'i gobbaad tahay" 💕 7/7/2024🎉

  • @AbdullahiAbdiqafarAhmed
    @AbdullahiAbdiqafarAhmed 18 วันที่ผ่านมา

    "Heeddaa ku raacdoo, Hagar li'i gobbaad tahay" ❤

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 7 หลายเดือนก่อน +8

    11/06/2024 Habeen Salaasa Goorsheegtu Waa 12:02 Oo Waafaqsan 4/12/1445 Ciidi Carafo Waxa Ka Hadhay Kaliya 5 Cisho👍❤️

    • @somalilander1911
      @somalilander1911 7 หลายเดือนก่อน +1

      2cisho ka hadhay wali😂😂😂

    • @RoodaAbdiHassan65
      @RoodaAbdiHassan65 7 หลายเดือนก่อน +1

      CWA WYE SXBOW😊

    • @hamda_ademmm
      @hamda_ademmm 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waa la Dhafayy 😂💋

    • @Mohmett_Durran
      @Mohmett_Durran 7 หลายเดือนก่อน

      @@hamda_ademmm❤😂

  • @zeeta_zuufi7686
    @zeeta_zuufi7686 9 หลายเดือนก่อน +13

    2024 yaa ila daadanaya

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 9 หลายเดือนก่อน +6

    Back in days Hargiesa 2012 aduunyo

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 4 หลายเดือนก่อน +41

    Anyone in 2024😊

  • @wiilkacaanahageelashuba4487
    @wiilkacaanahageelashuba4487 7 ปีที่แล้ว +12

    Yaa dawanaya Heestan 2017 ✋✋✋✋

  • @MoCazka
    @MoCazka 5 หลายเดือนก่อน +1

    Best song waxaan dhageysanya subax hore 9:00
    Bishuna ay tahay 26/august/2024
    Old is gold

  • @cabdirixiinmaxamedcabdirix5772
    @cabdirixiinmaxamedcabdirix5772 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestn wxn dhgeyznayaa 7:49 habeenimo 14/ 9 2024 Africa ka tagideda aan ku talo jiro dib baan qoraalks ugu zoo noqon donaa i.n hdn noolahy 🙏🏼 😌

  • @profkuubakosovo8171
    @profkuubakosovo8171 9 ปีที่แล้ว +3

    eesh calaa fanaan fuaad cumar

  • @hanad276
    @hanad276 12 ปีที่แล้ว +4

    Nice video bro, I like the shots around London. It has good pacing as well

    • @abdihussein4028
      @abdihussein4028 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ma nooshahay legenoow

  • @KhaalidHasan-y2b
    @KhaalidHasan-y2b หลายเดือนก่อน +3

    Dadna 13 sano ka hor comments ka bixinaYan anina hada 😂

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hestaan waxaan dhagey sanoyaa caawa oo ay thy jimce sabti soo galayso
    6:01
    sanadka 2024 bisha 8 oo 29 August mareyso xasus insha allah sanad ka dib so radin donaa hadaan nolahay

  • @hassanmohamedsaleebaan3750
    @hassanmohamedsaleebaan3750 2 หลายเดือนก่อน

    Old is Gold Waqtigu xoranku macaana 2011-2012 ayan heestan jecla 😊 Fuaad cumar yare Legend

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hestaydi❤😊😊 ku heshiinay guur wacan❤

  • @butuflika
    @butuflika 12 ปีที่แล้ว +4

    waah waah Fu'ad u r the No. 1

    • @abdihussein4028
      @abdihussein4028 4 หลายเดือนก่อน +1

      Legendoow ma nooshahay wll

  • @SakariyeColad-eh8xu
    @SakariyeColad-eh8xu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaan dhagaysanaya 3/October/2024 ka waaqtiguna waa habeenimo 12:58 waxaan ahay ardayda claska form four ka baxday ee jaamacad in ay gashana awoodi wayday wax shaqo ahna aan wali hayn waqti iyo waayana lasoo darseen magaranaayo wax igu qasbay in aan dareenkayga ka hadlo dhalinyarada facayga ah ee waqtigu hadda bilawga u yahay allah mustaqbalka ha inoo hagaajiyo saxibayaal
    Bov iga danbeeyow 3/October/2025ka isoo xasuusi haduu alle nolol inagu gaadhsiiyo
    Guul dhamaanteenba❤😊

    • @hindabashiir4483
      @hindabashiir4483 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤hore usoco wll

  • @hamda_ademmm
    @hamda_ademmm 6 หลายเดือนก่อน +4

    Shidannna 💕💕

  • @abdifatahfarahmusa5031
    @abdifatahfarahmusa5031 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestasi markan bartay waxay ahayd 10/10/2023 ilaa iyo imikana waan dhagaysanaya oo ay tahay 02/08/2024

  • @billionerzam2048
    @billionerzam2048 26 วันที่ผ่านมา

    After 13 years memorable song 🎵 I still listening 2025 and its my fav song 🥺

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 9 หลายเดือนก่อน +2

    Madheedhkii hargaysiyo hoobaan sideedaaay❤❤❤❤❤❤

  • @somaliland82
    @somaliland82 13 ปีที่แล้ว +4

    heees iyo badh video kadaran>>>>>>>>>>>>>>

  • @British-l2w
    @British-l2w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hees io badh weeye ❤️😿

  • @Hibak_apdi
    @Hibak_apdi 4 หลายเดือนก่อน +3

    Old is gold❤2024

  • @Amiirhaji
    @Amiirhaji 6 ปีที่แล้ว +5

    Legend Fuad Omer 😇

  • @NajiShow
    @NajiShow  13 ปีที่แล้ว +8

    @harguees Thanx bro salut from london. but am also originally from the netherlands.

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wow, amazing 😮 👏 😍 ❤❤❤

  • @hajivlogs1733
    @hajivlogs1733 6 ปีที่แล้ว +9

    Yaa dawanaya heestan 2018 bishi 9__27 kedi

  • @abdurhmanvlog
    @abdurhmanvlog 3 หลายเดือนก่อน

    After 13 years I have been listening to this song now

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 27 วันที่ผ่านมา +2

    Still listening 2025😊

  • @maxamedcali402
    @maxamedcali402 7 หลายเดือนก่อน +3

    HABEEN IIGA DUWAN HABEENADA KALEINSHALA ANOO FARXAD DAREEMAYA OO KA NOLOL XURXOON TAN MAANTA AYAAN SO NOQON DOONA
    GAN SANAD UUN KADIB INSHALLA

  • @m.HAAARIYE
    @m.HAAARIYE 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habn khamiisa sacduna thy 00:54 bishuna thy 7/11/2024❤

  • @libaanali9278
    @libaanali9278 21 วันที่ผ่านมา

    Aniga iyo qoftaydah marka rodabada kabaxno baan heestan dhagysan donaa walipa comantiga isla aqrindonaa siwadajira😂❤

  • @Asmish-t3k
    @Asmish-t3k 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan hadan arkay waliba tiktok waa 2 NOV 2024 12:07 duhurnimo waan ka helay KSA ❤

  • @abdirahmanismailhussein1903
    @abdirahmanismailhussein1903 11 ปีที่แล้ว +3

    nice song aad ayaan uga helaa heestan iyo waliba fanaanka aad ayaan kuu taagera

  • @dekavimohamedali
    @dekavimohamedali 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dhowr markuso ceshatay anu cml farta taaga ✌️

  • @harunboston9733
    @harunboston9733 หลายเดือนก่อน +5

    Is any watch 2025❤

  • @cumarcade8312
    @cumarcade8312 3 ปีที่แล้ว +3

    Muusigga macalin baa tumay Axmed saalax qaasim

  • @HadiyaUpdiRaHmaN
    @HadiyaUpdiRaHmaN 2 หลายเดือนก่อน +1

    Markii igu horaysay aan dhagysto heestan 4/11/2024❤

  • @zamzam489
    @zamzam489 13 ปีที่แล้ว +8

    masha allah nice song well done fuad omar

    • @FlozyMahamuud
      @FlozyMahamuud หลายเดือนก่อน

      13saNo kadib baan arkay qoraalkaga wll inaa fiican tahy ku rajeenayaa meel kastoo joogto 🥺🫶🏼

  • @MOMOFAMILY-Mu
    @MOMOFAMILY-Mu 5 หลายเดือนก่อน +3

    old is Gold ❤27.8.2024 ❤

  • @SayidXidig
    @SayidXidig 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhageysanayaa habeen taarikhdu tahay 06/10/2024 habeen axad soo galayso waxan ila dhageysanaya sxpky nuux cabdirahman waxanan ku dhageysaneynaa moqdisho xafada buula xuubey one day wan ku so laban doona coment si xasuus ay unoqoto❤

  • @Isaaq11
    @Isaaq11 4 หลายเดือนก่อน

    Illahayow hadii aan maalintii 100jeer dhagysto ma dambi baa💔💔💔💔💔💔

  • @NimoMohmed
    @NimoMohmed 8 หลายเดือนก่อน +2

    In 2024 habeen wan ku so noqon doona comment gan sanado ka bcdi 😢❤

  • @DeNazzir
    @DeNazzir 3 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan heestan dhegaysanaya 09-10-2024 habeen arbaco ah sacaduna tahay 1dii
    waxaan rajayanayaa in aan marar badan kale kuso noqoon donno insha allah waxan ku dhegaysanaya wadanka austeria magalada rohrbach hees dareen goni ah leh

  • @DeeqoApduqadirHussein
    @DeeqoApduqadirHussein 17 วันที่ผ่านมา

    Jacyl baa inta ikenay 😊❤

  • @cakaaramultimedia
    @cakaaramultimedia 12 ปีที่แล้ว +3

    waa heestii heesaha

  • @ibrahimmohamedsalad5086
    @ibrahimmohamedsalad5086 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hees waa dhaaftay! Ilaahay waxaan ka baryey, commentgan inaan soo jaleeco maalin aan wada joogno, Boqoradaan ifka ugu Jeclaaa.💯💕🫶
    Waa Galab saacadu waa 17:50, Taarikhdu waa 20/08/2024. Caasimadda München, Germany 🇩🇪 Ayaan ku dhegaysan Heeskan macaan, iyo waxan isla helay Dareen jaceel io Roob!✌️😂😂

  • @IsraCabdi-s3h
    @IsraCabdi-s3h 3 หลายเดือนก่อน

    16/Oct/2024 sacada.10:28 subaxnimo ayaan Soo booqdey waa hees murti badan ❤

  • @dhool1473
    @dhool1473 6 หลายเดือนก่อน +2

    Old is gold 😮

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 3 หลายเดือนก่อน

    Arbaca, Taariikhduna ay hada oo 00:07 AM ah isku rogtay 30/October/2024 ayaan soo bookhday heeskan.❤

  • @hindabashiir4483
    @hindabashiir4483 หลายเดือนก่อน

    2025 ayaa wali daawanayaa hestan xusus 😢

  • @hafsaabdirizak-ih4sm
    @hafsaabdirizak-ih4sm 2 หลายเดือนก่อน +1

    2/11/2024❤ My favorite song 🫶🏽

  • @aamiinilkacase9268
    @aamiinilkacase9268 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan maqaly 8 September 2024 wan hees mcn❤

  • @xasanabdirahman1463
    @xasanabdirahman1463 4 หลายเดือนก่อน +2

    Tiktok ka soo haley heesta magacada io qoftkii qaaday Walahi Waa hees jawi dagan jacayl io nacayb mahe lkn Riyo uu leeyahy nin walba ban ka hadlaysaa

  • @SamiroabdulahiOsoble
    @SamiroabdulahiOsoble 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa dhageesanaya 4 November 2024 sacadu ay thy 8:27 hbenimo waxana kso wareegty 13 years

  • @MieSelf
    @MieSelf 2 หลายเดือนก่อน

    Habeen dhalaad dortaay ❤❤❤❤

  • @inahusen2865
    @inahusen2865 หลายเดือนก่อน +4

    Anyone 2025😊❤

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 11 หลายเดือนก่อน +23

    Old is gold

  • @XasanFaysal-y9x
    @XasanFaysal-y9x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi waa hees mcn top level😅

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 9 หลายเดือนก่อน +3

    Fu'aad Omer BesT Songer

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuustayda kama go i doonto heestan 2012 anoo geel jire ah ayaan ku dhageysan howdka gobolka mudug fuaad omar maxaad hobol xasuus mudan ahayd iminka shekh buu noqday

  • @Barwaaqoahmed-o3j
    @Barwaaqoahmed-o3j 8 วันที่ผ่านมา

    Heestan love ku ahay wxn dhegysnya 1/23/2025❤

  • @marwomohamed9816
    @marwomohamed9816 5 หลายเดือนก่อน +2

    2024 hadad daawany 😂❤

  • @zackmohmoud9167
    @zackmohmoud9167 7 หลายเดือนก่อน +2

    In 2024/6/10 maalin wn kuso noqon doona comment xasuus ahan

  • @HodanCaliyasin
    @HodanCaliyasin 4 หลายเดือนก่อน

    Fuad omar abdi best song in 2011 maxan waayo so jooney