Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
    Lyrics
    Samiir Studio
    Fadlan Subscribe #Thankz
    Jaceyl Kala Awood Weyne
    Kii Iilka Dhigay Qeys
    Leylana Agseex Shaa
    Anna Igu Abuurmo

ความคิดเห็น • 769

  • @sayidcabdi5051
    @sayidcabdi5051 2 ปีที่แล้ว +537

    Quranka ayaa ka macaan heestaa yaa igula raacay like 👍

    • @hibonuura1036
      @hibonuura1036 ปีที่แล้ว

      Sax lkn

    • @abseyali3799
      @abseyali3799 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰

    • @Wageph
      @Wageph ปีที่แล้ว +9

      Mxaa ku keenay adi mxd udhagaysanaysaa

    • @NuradiinAdan-lq4jv
      @NuradiinAdan-lq4jv ปีที่แล้ว

      ​@@Wageph
      Waa iga qosliyay wlhi hebelkan kk

    • @Wageph
      @Wageph ปีที่แล้ว

      @@NuradiinAdan-lq4jv dee sooma aha

  • @maserleyyyyyy
    @maserleyyyyyy 5 หลายเดือนก่อน +55

    23/3/2024 wa bil ramadan 1:53 saxur ban karinaya isaga wa jeclhay ma,aqano inu sidas si lamid ah ijecelyahy inta iga dambeysay iso duceya inu illahey calaf isku ken daro❤😭

    • @aishaabdirezak7645
      @aishaabdirezak7645 5 หลายเดือนก่อน +1

      bayo😢 ilahy hkuso dhaweyo hadu khayr kugu hiro😭

    • @zalmaanayemaydhane5756
      @zalmaanayemaydhane5756 3 หลายเดือนก่อน

      Wllhi si qalbi ah ayaan kugu soo duceeyay allaha kaaga dhigi xaajigaaga wll 😭

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo illah haku so dhaweyo hadu qeyr ku yahay

    • @anisoali4697
      @anisoali4697 2 หลายเดือนก่อน

      illah haku so dhaweyo hadu qeyr ku yahay abayo

    • @SugraSugra-l1z
      @SugraSugra-l1z 29 วันที่ผ่านมา

      Ale xaajigaaga hakadhigo hadu khayrkugujiro❤😢

  • @mohamedhuruse6603
    @mohamedhuruse6603 2 ปีที่แล้ว +103

    Waxay ahay maalin barqo ah xiliguna 2004 meeshuna waxay ahayd kaakuma kenya qacdii hore aragtideeda waxaa I qaaday dareen jaceyl nasiib wanaagse dadaal dheer kadib waxaa nadhexmaray xiriin socday halsano nasiib daro waxaan aaday maraykanka waan xiriirijinay laakin waa la iskukaayo diray marka heestaan baa wehel ii ahayd alla mahadi waan isku soo laabanay waxaa nadhexmaray xiriir socday 8 sano, wuxu maherkeenu dhacay 02/19,/2013 maanta marwadayda aan isu dhalnay 5 caruur ah ♥ jacelku wuu xanuun badanyahay waana loo samraa akhyaareey

    • @hodanmoha4672
      @hodanmoha4672 ปีที่แล้ว +6

      Wakhtigan dhashay adna jecel kugu dhcy

    • @carfoonofficial9416
      @carfoonofficial9416 ปีที่แล้ว +2

      Allh nii barakeeyo

    • @nadaryuusuf9729
      @nadaryuusuf9729 ปีที่แล้ว +2

      Aduunka marka kuso biiray adi jaceyl aaa ku galaye kwrn 🤗

    • @asmoyuusuf1068
      @asmoyuusuf1068 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ani markaas baan dhashay haduuna jacaylka igu dhacay😂😂

    • @user-je9ju7uy8u
      @user-je9ju7uy8u 7 หลายเดือนก่อน +1

      Woōw❤😢wa ilmeyey ale haku barakeyo😢❤

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 8 หลายเดือนก่อน +128

    Waxaan hubaa in aad heestaan miraha macaan Dib u so booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁

  • @ayanhersi2024
    @ayanhersi2024 5 หลายเดือนก่อน +8

    Walahi bilahi talahi hesta wa run 😢

  • @cumarjamac6316
    @cumarjamac6316 ปีที่แล้ว +172

    ❤❤Magceda Hamda Wlhi Wan Jeclhy 😭😰❤Waxan jecldy Aydon ii ogeen ❤😭Hal School ban Wada Dhigaan JirnaY lkn 2 Class kala Ahen 7aad io 8aaad😰😭Uma Shegan Jirin oo uma Helin Janis ama Waqti aan kuu Shegto Jacylkan uu Qabo😭😰Waxan kor kala Socdba 😭😰Wadankii Ban kaa soo Tagay Waxan imaday Wadanka Uganda Casimada Kampala 😭❤Glpta kaa soo Baxayay Magladii aan kuu Wada Noleyn 😭Waxan soo Gatay Jijin ay Magceda kuu Qoranthy Saan Wehel oga Dhigto😭😰 Kampala imid 2019/3/20😭Waxan Waqti GaliYay ina Helo mel aan kala Xiriro 😰Nasib Daro wan Wayay 😭😰Maa is dhibin Oo kama Samrin Qof wlpa oo magldi Joga intaan uu Tilmamo xfdeda io mgceda Ban Dhihi jiray Lnbrkeda Mahysa😭Qof kasta aan WeydiYoh Maya Ban kala Kulmi Jiray😭😭Waxan Badi Gobaba😰Malin Jumca Sanadku 2021/10/22😰😭Waxan helay Lnbrkeda 😭Farxad ban oyay wlhi😭😰Salan io is wareysii dheer kadib 😰😭Waxan Daha Kaa Qaday Darenkii aan Mudada Badan laa nola😭😰Alxmdulilah Wey iso Dhaweysay Waliba sii Qurux Badan ❤😰Wexeyna isisay Daryel io Naxris Qlpi omana Wey WarabisaY😭😭❤😰Manta Waxa nhy Labo Aad isku Jecel 😰😭❤4 Bari Kadib Waxa noo dhamanYo Sanadkii ugu Horeyay Sanad gurada Jacylkena😭❤Hal mar noo Wada Duceya ina Guri Xalala Wada Dagno❤😭😭😰Hamda Wan ku Jeclhy 😰😭😭❤

    • @quenzamzam6567
      @quenzamzam6567 ปีที่แล้ว

      Amin wllo ilhy ha isku kiin daayo 🤲

    • @hanu6408
      @hanu6408 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi si niyadana idinkugu duceyee allaha nii aqbalo

    • @asmadheyman5420
      @asmadheyman5420 ปีที่แล้ว +1

      Allah iskun calfo wll 🤲 jecelka wa xnun badn yahy. Wax idan dhiba Allah idam tuso

    • @user-wy4in8pu3l
      @user-wy4in8pu3l ปีที่แล้ว

      Ha noolaado jacaylku

    • @mahadjama9307
      @mahadjama9307 ปีที่แล้ว +2

      Baastar baastar dhalay wixi ku dhalay haday ku maqlan wa ku xirayan waqtiga iga lumisay allaha ka lumiyo

  • @kingmuniir.
    @kingmuniir. 3 หลายเดือนก่อน +7

    Qoralkan wxan qorayaa maalin axad ah 9/june/2024 xili duhurnimo rajo badan aya nolosha ka leehay qofna ma jecli lkn heestan markan dhgysto runti waan la ilmeeya😩 waankuso laban doona qoralkan mudo bdan ka dib inshalh

    • @rahmaaadan8634
      @rahmaaadan8634 19 วันที่ผ่านมา

      𝖭𝖺𝖻𝖺𝖽 𝖺𝗁𝗈𝗐 𝗆𝖾𝗅𝗐𝖺𝗅𝖻𝖺𝖺 𝗃𝗈𝗀𝗍𝗈 𝗐𝗅𝗅𝖾

  • @user-uc1mt6xe2b
    @user-uc1mt6xe2b 7 หลายเดือนก่อน +26

    Waqtiga aan qoraayo fariintan waan jeclahy 💞isaga magaciisuna wa 🤴liibaan isna wuuu ijecel yahy ilahy hysu kayodaayo jacaylku ❤waa mcn 🤩markaa hysato qof kula qaybsada dhibka io dheefta❤waxaan rajynaya in uu arko maalin uun comment keygan❤ hees tan markaan maqlo waxaa igu sisiyada jacylkan uqabo❤

    • @FatimaAhmed-mx5zu
      @FatimaAhmed-mx5zu 7 หลายเดือนก่อน +1

      abyoH waqTigan mntaH ma waDa JooGtaN liipab😢

    • @dakirdek7681
      @dakirdek7681 3 หลายเดือนก่อน

      Wali ma wada joogtaan 😮

  • @samiirstudio1872
    @samiirstudio1872  4 ปีที่แล้ว +49

    DareenIn Aad Si'Bilaash Ah Subscribe Noogu Saari Kartid #Mahadsanid.
    FEEL FREE TO SUBSCRIBE #Thankz .
    Idinka la'aantiin Waxba Maqaban Karno🤘🔴🔴

    • @duuliyesare7714
      @duuliyesare7714 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan heesta kuqora xuquuqda qofkii hora uqaaday

    • @anisawarsame2060
      @anisawarsame2060 2 ปีที่แล้ว

      @@duuliyesare7714 w b do younblhe Tiflis

    • @ahmedmoose5159
      @ahmedmoose5159 2 ปีที่แล้ว

      Samiir Studio wllo wax baan islaha weydii gmailka iga soo qabo

    • @samiirstudio1872
      @samiirstudio1872  2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmoose5159 +252617256416

    • @yahayeabdi3588
      @yahayeabdi3588 2 ปีที่แล้ว

      @@samiirstudio1872 ertyyy

  • @mohamedmohamud173
    @mohamedmohamud173 2 ปีที่แล้ว +45

    Afar sano oo Waqti macaan ayaan wada qaadanay jcyl jcyl dhaafay balse ugu dambayn noloshayda samayn weyn iyo murugo aan bilo iyo sanado igaga harin ayuu igaga tegey jcylkii afarta sano iyo dheeradka , waqtiga tagayow salaama

    • @cademclin8695
      @cademclin8695 2 ปีที่แล้ว +2

      Wllke wlh i can feel it lkn calafka wa cajiib

    • @mohamedmohamud173
      @mohamedmohamud173 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cademclin8695 mahadsanid wllkay xaqiiq calafka cajiib ah

    • @mohamedmohamud173
      @mohamedmohamud173 2 ปีที่แล้ว +1

      @Najmo Abdul mahadsanid inbadan wllshay

    • @Amira-sr9hw
      @Amira-sr9hw 2 ปีที่แล้ว

      Ax sorry pro badal qeyr qabo ku rajena🥺

    • @farhiyoshire2430
      @farhiyoshire2430 2 ปีที่แล้ว

      Alle hakuu sahlo wll

  • @sagalapdirahmn5179
    @sagalapdirahmn5179 ปีที่แล้ว +24

    Imisa adokale arji iila
    Timido oofinmayo aan idhi😥
    Qoraalkan waxn qoraya 21/12/2022 galab arbaced waxan rajaynaya ino qalbiyadeena mideeyo io riyooyinkene ❤waxn sugya uun inan maalin uun ooridada noqdo adna sawjkayga inzha Allah 🤲🫀

  • @jawahirjogosjogos9952
    @jawahirjogosjogos9952 2 ปีที่แล้ว +46

    Heestan wlhi ereyadeeda ah imisa adoo kale Arjin ila timido oofin maayo aan idhi awada ujoojay omg qof markaad jeclaato qof kale ku cuntami maayo ruux kasto igu dhaho xidhiidh maledahay waxan ugu jawaba xidhiidh ma jecli inaan yeesho anigoo ka xishonaya qof baan xidhiidh la leyahay xatal aan sacadan Kuma guulaysan jacaylkaygii🥲🥺

    • @gadisaali5035
      @gadisaali5035 2 ปีที่แล้ว

      I am sorry 😭😭 me to

    • @bushraclaah3488
      @bushraclaah3488 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @hodanhaibe1776
      @hodanhaibe1776 ปีที่แล้ว

      Insha alh ale ha kugu guleyo sis

    • @Arawellllllo
      @Arawellllllo 7 หลายเดือนก่อน

      Dhibta i haysata hada😣💔💔

  • @cabdisaka3937
    @cabdisaka3937 2 ปีที่แล้ว +37

    Xanuunka jacayilku lehayhy qof jacayil helay unba daremay wllhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alle ila ka kulan siyo macaanto

    • @minhajdahir2150
      @minhajdahir2150 2 ปีที่แล้ว

      yeah wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ibrahimcumar7325
      @ibrahimcumar7325 ปีที่แล้ว

      Wllhi runtaa waaye
      Dhibkiisa waxadaremaya qofkii jcyl
      Somaray waankula dareemayaa lkn hada waaka bogsaday 😥😥😥😥

  • @Futuresompres
    @Futuresompres 8 หลายเดือนก่อน +6

    Qofkii qof kale jeclaaday hadana waayay heestaan waa huba marar badan inu dhagaytay isagoo qalbiga ka dareemaya jcyl dhan ah 😢
    Team Daacd enjoy life ha u murugoonina qof idinka tagay ❤❤

  • @habicabdiraxman4323
    @habicabdiraxman4323 2 ปีที่แล้ว +67

    Waxan daawaday 5:3:2022 maalin sabti ah saacaduna tahay 5:28 inta iga danbaysa iisoo raaca🥰🙋‍♂️✌

    • @j.m.m1291
      @j.m.m1291 2 ปีที่แล้ว

      Anaa kaaga danbeyo wll

    • @bushraclaah3488
      @bushraclaah3488 2 ปีที่แล้ว +1

      Me 😪 10/7/2022 1:14 Am Aya dawanaya😭😭

    • @africanpesplayer3620
      @africanpesplayer3620 2 ปีที่แล้ว

      Ana 30/7/2022
      Waa idin salamay🥰

    • @fadumoabdi9376
      @fadumoabdi9376 2 ปีที่แล้ว

      7/8/2022 sunday 9:3pm jawiguna hadal karimaayo😍💕

    • @umalsiciid6272
      @umalsiciid6272 2 ปีที่แล้ว

      11/september/2022 3 pm london

  • @shiiqey_7
    @shiiqey_7 5 หลายเดือนก่อน +11

    Waxan dhagesysnaaya habeen xili dambe Mogadishu 01:49 maalin khamiis 28-3-2024 Rajo aayan nolosha ka leeyahay Ilaahey ha ii fududeeyo i.a ❤ inta iga dambeeso ii so duceeyaa 😍Waxan kuso laaban doona commentgan sanado kadib i.a 🙌 jaceyl na ima haayo ogaada ano alone eh so qorooya😂❤

    • @MousabHoussein-zz2cz
      @MousabHoussein-zz2cz 4 หลายเดือนก่อน

      Wow ana sidokle alone ayan ahay my sister 😂😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +12

    Axdi been lama galo wacad lama ilaawo.
    Ruuxii ku aaminaa lagama indha saabtee😢 intaas baa iga gadan❤️

  • @SugraSugra-l1z
    @SugraSugra-l1z 29 วันที่ผ่านมา +1

    ILahayoow waa jecelaahay maogi saan ujeclahay inuu ijecel yahay rapiyoow saa ujeclahay❤ ijeclaysii kana dhig haajigyga hadaa❤😢 calafkyga noqdo waan soboQan doona commentgan my king ina sh.apdirahmaan😢❤

    • @hodanabiib5299
      @hodanabiib5299 20 วันที่ผ่านมา

      😳 DUCADIPA KA DHAMATEEE AMIIIN AMIN ❤

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 ปีที่แล้ว +21

    Heeztan waxah u qaadi jirey nin la odhan jirey pazhiir cali xuzen lkinze wakhtigan maqly igu horeyzey wakhti fog ayay ahyd izlah markanH fanaankan fu ad cumar ayaH qaadi jirey❣😍😍😍😍🔥

    • @Ikraaminos
      @Ikraaminos 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa Bashir Cali Xuseen baa leh, laakin aan kaftan tamee ee, far soomaaligadhulkaad ku jiiday sida u dhaan- loool

    • @quruxsan2348
      @quruxsan2348 3 ปีที่แล้ว

      karl uhhhhh wlhi waa runtaa dhulkuu lagalay z intuu kasoo galaa

    • @muunaabdiqaadir6755
      @muunaabdiqaadir6755 2 ปีที่แล้ว

      Legen z inaga saaro sida kale tob ayad tahay 😁😄😄😄

  • @alinoribrahim8448
    @alinoribrahim8448 ปีที่แล้ว +24

    Hadaa noolahy Insha Allah caawa oo Tariikhdu thy 4/3/2023 Insha Allah 4/3/2024 UK 🇬🇧 inaan jooga rajeynaa I.a Asxaabta ii soo duceeeya I.a

    • @axmedhaaashi3962
      @axmedhaaashi3962 ปีที่แล้ว +1

      Safarkaga xagee ku marayaa 😢😢

    • @user-ck4hl8xz3d
      @user-ck4hl8xz3d 11 หลายเดือนก่อน

      U will i.a❤

    • @user-dy3ok8ne4b
      @user-dy3ok8ne4b 7 หลายเดือนก่อน +1

      Lpx intee wax ku marayaan mise wad dhimatay sxb hadaa noshay alle haku rumeeyo riyadaada hadaa dhimatayna alle haku naxariisto hadii aad xanuun santahayna alle haku cafiyo pro kuma aqaano blse riyadaada oo kle ayaan lahaa lkn gawar aan jecladay owgeed bay wax waliba u dhamadeen ayadiina waan waye 😢❤

    • @Najka275
      @Najka275 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-dy3ok8ne4bsidee bowe bl no sheg 🥺

    • @ruweida--
      @ruweida-- 6 หลายเดือนก่อน

      I.a allah kugeyo adoo nabada

  • @FaiimaFarhan
    @FaiimaFarhan 9 หลายเดือนก่อน +7

    Qofka is jacylan ayaa dhowr cisho maqlin codkis waxa ku dhacay oo ilahay ka baryaay hadi nool yahay am cafimad qabo ila so hadlo nabarad furo iso ducey waa jacylahow Qalpiga i olaalaye waa war waray wlhy😢😢😢 ilhow sago nabad qabo codkiis maqla😢 jacyl waa xanuun wlhy saacadu waa 19:34 habeen nimo insha marku igu so noqdo ano faraxsan ayaa qoralkan dib igu so noqan❤😊

    • @AsmaAhmedabdinasir
      @AsmaAhmedabdinasir 9 หลายเดือนก่อน

      wxaan rajeynaa inaad ka warheshay baayo♥️qalbiga illahay hakuu qaboojiyo queen

  • @Ekim.Tahlil
    @Ekim.Tahlil ปีที่แล้ว +17

    Jcl ima haayo lkn mar walbo oo hees jcl ah aa maqlo ilin aa iguso istagtoo ilahow qof walbo qofku jclyhy usahal ana koo ijcl oo dhib iyo dheef iga tagin ii sahal😢❤

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 9 หลายเดือนก่อน

      😂isk dabeecad nahy lkn ma ooyi comentiyada calalka ku raaxeestaa😂

  • @zakariamohamedali5308
    @zakariamohamedali5308 7 วันที่ผ่านมา +2

    Maanta ay tahy 31/08/2024 Heestaan waxey ixasuusisy gabadh aaan jeclaHAY inaan kala irdhowney waxa isbaraney 31/78/2023 runtii gabadh fiican bay aheyd magacedana waxa ladhaha KIFAX ABDULLAHI MOHAMED Xanuunka jacayilku lehayhy qof jacayil helay unba daremay wllhi alle ila ka kulan siyo macaanto

  • @mdeeq5302
    @mdeeq5302 3 ปีที่แล้ว +57

    Xaalad iska adag 13/09/2021
    Insha allah sanadka xiligisa ayan so boqon donna 😥

    • @xuseenmohamed9227
      @xuseenmohamed9227 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxkasta kheer on beey noqon inshallah

    • @jaylaanimaxamed5457
      @jaylaanimaxamed5457 2 ปีที่แล้ว

      Xldada hada zidethy

    • @sawdaahmed3720
      @sawdaahmed3720 2 ปีที่แล้ว +1

      Hda xlda kwrn wll 😭

    • @munocdy1246
      @munocdy1246 2 ปีที่แล้ว

      Hada xlada waa sidee wll🥺🥺🥺

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal qaali nolosha kuma xumeyso

  • @DrCabdirisaaqYousuf
    @DrCabdirisaaqYousuf 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ogoow naftaa
    kuuu oooman adigee
    Imisa adoo kale
    arji iila timidoo
    Oofin maayo aan idhi
    Aawdaa u joojeee. ❤

  • @idilrashiid228
    @idilrashiid228 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahyooow jacyl aan kaga ahyn oo xasuuso nagu reeba kaa magan galnyy jacyo bini adam

  • @user-po1zk8ck3i
    @user-po1zk8ck3i 8 หลายเดือนก่อน +6

    Maanta ay tahy 14/12/2023 Heestaan waxey ixasuusisy gabadh aaan jeclaa oo aan hada moodo inaan kala irdhowney😢 waxa isbaraney 24/7/2022 runtii gabadh fiican bay aheyd magacedana waxa ladhaha muno haybe hada labo wadan baa kla joogna i.n waxa rajeynayaa hadaan nasiib leeyahy ilahy inuu calaf iigu daro😢❤

  • @Qaaliyey
    @Qaaliyey 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waa jeclhy waliba inta qof la jecel yhy in ka bdn aduunka asiga ujeclhy Magacisana Waa Ismaaciil Abuukar Guure Asne waa ijecel yhy dhibka Ina heysta wuxu yhy isma fahmeyno aniga iyo asiga Lkn aniga waa jeclhy jacaylka aan uqabo xita Wuxu garsisan yhy her aan umaleyo inusan asiga ijecleyn sidan aniga u jeclhy oo kle 🥺❤️

  • @Alied_haseen
    @Alied_haseen 9 หลายเดือนก่อน +7

    4 sano iyo dheerad arimahan dhisay ‼️
    Intan hada ayaan taganahay marxalada ay kaa hadlayso
    Hadii ale izku kaayo qoro wuxu noqon dono qoralkan mid aan wada jiir kuu aqrino anago hal cun leh insha Allah 😊

  • @xamdixasan600
    @xamdixasan600 9 หลายเดือนก่อน +5

    Imisa adokale arji ilatimido 😢oofin mayo aan iri awada ujoojiyay 😢😢

  • @ayanhersi2024
    @ayanhersi2024 5 หลายเดือนก่อน +23

    Mel wa marin sug adi un

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 ปีที่แล้ว +13

    Tolow fuaad cumar wanjeclaaye xagu kadhacay 😢😘tolow manolyahay ano yar dawanjire😢😢😘

    • @mudezabdulahi887
      @mudezabdulahi887 2 ปีที่แล้ว

      Hadan suashan is warsanayey aniguba ?🤔ano yar ban arki jire heestan

    • @askartv5343
      @askartv5343 2 ปีที่แล้ว

      Wuu Noolyahy Fankana Sidii Hore Kuma Aha

    • @abwaansugul6231
      @abwaansugul6231 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll wuu nool yahay hada hargaysa ayuu jooga

    • @Daaxilcalas12
      @Daaxilcalas12 5 หลายเดือนก่อน

      2024

  • @bestyoutubechannel6893
    @bestyoutubechannel6893 ปีที่แล้ว +7

    Markastaan iska dhagaysta heestan:: Waxaan ahay Wil 25 jir ah
    Maal Iyo aduunba waxan ka haysta aqoon m.a
    ANIGU MA KU FIICNI XIDHIIDHKA IYO WIXII LA XIDHIIDHA LKN WAXAAN AHAY QOF RUNTII DAACAD AH ANOON IS AMAANAYN
    gabadhayda mustaqbalka waxaa Laga yaaba inaanan haysan maal badan lkn balan waxaan Uga qaadaya in aanaysan marna dartay wax xumeeya Ama ka nixiya arki doonin 😊

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil ปีที่แล้ว


      Ilaahay Gabadh wanagsan oo diin iyo akhlaaq leh Calaf hakuugu daro walalo.

    • @rahmaaadan8634
      @rahmaaadan8634 19 วันที่ผ่านมา

      Mashalh❤

  • @kaidosultan9882
    @kaidosultan9882 2 ปีที่แล้ว +10

    Qurux , cod macaani , ohllalalala Fuaad Cumar Masha Allah caleyk

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +5

    Ogoow naftaa kuu Ooman adigee imisaa aduu kale arji iila yimif oofin maayo aan Irish aawadaa ujoojiye {Nor}🥺🤴🏻❤🫀

  • @Faisalabdiaziiz
    @Faisalabdiaziiz ปีที่แล้ว +8

    Imisa adokale arji iila
    Timido oofinmayo aan idhi 🥺😓
    Qoraalkan wan goraya 29/4/2023galab sabti waxan rajaynaya ino galbiyadeena mideeyo io riyooyinkene waxn sugaya inan maalin un marwadayda noqotid 🥺❤️

  • @ibrahimcumar7325
    @ibrahimcumar7325 ปีที่แล้ว +14

    😥😥😥 ax ax
    Xasuus wacan
    Waxan caawa xasuustay
    Bari aan gabadh jeclaa
    Dhibka jacaylka waxaadareemikara
    Qofkii jacayl soomaray ee
    Lkn alle mahadii waaye maanta
    Hadanku guulaystay waa
    Mahad eebe alxmdullh
    Lkn waxaan waa aduunyo
    Inta isjecel allow iskudaa
    Qoraalka waxaan qorayaa caawa
    Taariikhdu tahay 10/30/2022 saacadu tahay 8:39pm

  • @muhyadinalteso3668
    @muhyadinalteso3668 2 ปีที่แล้ว +9

    Anigoo yar Baan jeclaa heestan hadeerna wiilkeyga dhageysta 🥱😂

  • @farduusxuseen388
    @farduusxuseen388 2 หลายเดือนก่อน

    Ogow naftaaa
    Kuu oman adige
    Hee heee
    Imisa adoo kle
    Arji iila yimido
    Ooofin maayo aan iri
    Awada u jooojee 😢❤

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 2 ปีที่แล้ว +12

    Wakhtigu wuuu soconayaa hadaad daawanayso 2021 waanku slmy awaw 🙋🙋❤️❤️

  • @user-ph2jn5be8r
    @user-ph2jn5be8r ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxan dhageysan 19 Jun 7.30 habeenimo anigo jecel wiil iga foog ilhyow calaf igu dar😢 adban ujeceleh waxan raba iney xasuus ii ahto oon dib ugu soo noqodo I.a
    By

  • @ifraaxabdilahi8415
    @ifraaxabdilahi8415 2 ปีที่แล้ว +78

    5/2/2022malin sabti ah sacaduna tahay 11:50duhurnimo wxn fadhiya qol ayaan kaligay fdhiyaa aan ku dhgysnyo xanuunka aan dareemayo cid ila dareemaysa ma jirto wa igu kali 😪ilhy wxn ka bryayaa aniga iyo inta ila midka ah in ilhy qalbiyadayada ka mydho dadka xun ee uqalmin in la xasuusto iyo in dhib loo maraba 😪😪😪

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 ปีที่แล้ว +4

    Imisa adoo kle arji ila timido oofiiin mayo aan idhi😭ano jacaylba nacay 4 years aan xidhidh samayn ayaan sii lama filana oo wliba malmo yara aha isaga ula sameyaya xidhidh wliba waxyo badan dartiii uga tansulay mana aqaan 💔

  • @azkim517
    @azkim517 11 หลายเดือนก่อน +7

    Jacaylka LaGu SheegayabaH Waa Dareen 🤗 Waana WanaaG Iyo KaLsooniH 😌 Aad Ku KaLsoonaTo Qof Kabadan InTa Aad Naftada Ku KaLsoon TahaY 😕 IsaGoo Ay Sidaa TahaY
    Ayaan Saxadiisa Dhan Iyo Majadahaa Uu JacayLku LeeYahaY Aan Soo Dhex GaLaY. 2023/6/23😢 Habeen Aan Dhihi KaraaYoH Wuu Kawacnaa Habenada KaLeH OoH Dhan 🥳 Waxana Idareen SiisaY Qof Aan Dhihi KaraaYoH Runtii Way Ka Wacan TahaY Waxa Dunida Saran Oodhan. 💯
    WaaYo Waxa Ibarta Wax YaLo Badan OoH Aanan HaLkan Kuso Kobi KaraYnin 🙏🤦‍♂️ Runtii Wali Saan UjecLadaY Qof Bini Aadam Ah Uma JecLaan Umana JecLaan DoonoH 😫❤‍🔥 WaaYoH QalpiGu Waa Midh EeH Labo Ma Ahan Kiina Ayada Ayaa DagtaY ❣️ {Azk!M}😢 Waxan Ilaa Hada Radinayaa HaL Wax OoH Aan Ku SifeeYoH Dareenka Aan UqaboH 🤦‍♂️ 😢

    • @nagmiitoqueen1573
      @nagmiitoqueen1573 6 หลายเดือนก่อน

      Jah finally I get it 😢🫂🥺

  • @f___aabade9837
    @f___aabade9837 วันที่ผ่านมา

    Waxan dhagesysnaaya habeen xili dambe Nairobi 03:00 maalin khamiis 6/9/2024
    Rajo aayan nolasha ka leeyahay ilaahey ha ii fududeeyo i.a ❤ inta iga dambeeyso ii soo duceeyaa 😍waxan kuso laaban doona commentgan sanado kabdi i.a 🙌 jacel na ima haayo ogaada ano alone eh so qorooya 😂❤

  • @madarmaxamed3275
    @madarmaxamed3275 ปีที่แล้ว +5

    4 afar zaniyO dherad arimahan dhisaynaY an isdhi idladeen wadigi irdheyo waxaN zo QadanaY wakhti Quruxdisa wata balse NasiiP xumO Qofki aN so wDa QadanaY caLaf isumaNan yeLaN waxaN RajaYnaya inAy isO LapatO QoRaLkaN waxaN QoRayA aniGo indhahaYga ilmO Ka QubanaYzO ninRaGo OyaYa haDii aD aragTo dhip tizA Ka waAyn ku timi Nimco musTaFe maxamud ahmed wakhti kaLo FicaN RajaYnaYa 😢🥺😭😭😭

  • @mustafeyare5648
    @mustafeyare5648 ปีที่แล้ว +6

    Tariikhdu 30/6/2023 sacada 6:20pm Runti Heeztan marki aan dhageysanayo Qalpika i dhisma Runti waxan ahay Qof wax jecladey lkin hada Anan Haysan Qofki an Jecla Wllhy Qalpikeyga Ka Baxayso lkin Illhy waxan ka barya in u Qalpikeyga ka Saaro Hadi an Calaf iaku leenahay Wan ku so laban dona i.n imisa adigo kle arji ila timido oofin mayo an iri aawada ujoojeyey♥️✌️🙏😭

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 ปีที่แล้ว +6

    Axdi beena lama galo
    Wacad lama ilaawo
    Ruuxii ku aaminaa
    Lagama indho saabto😢😮🤘💔
    11 June
    Sunday
    Goldogob Mudug

  • @MohamedHassan-pu6wk
    @MohamedHassan-pu6wk ปีที่แล้ว +4

    Heestani xasuus qaaliya ayay igu leedahahy 2010 ayaan buuhoodle ku dhagaysan jiray aniga iyo dad badan oo agtayda qiimo kul leh in kasta oo aan labo ka mid ah wayay

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 7 หลายเดือนก่อน +2

    one of the best songs that I ever listened and I’m sure I’ll come back …..

  • @guuleednacho7886
    @guuleednacho7886 หลายเดือนก่อน

    Heestan anoo 6 jiraan maqli jirey hadana waan soo xasuustay my 4evr song

  • @AsmaCali-x4g
    @AsmaCali-x4g หลายเดือนก่อน

    Isma Lahayn Sidaaa Ayad U kala Foganysa Oo Hal Malin Yad sidii laba qof oo Qariiba Isu Slamysaan kadib Marka Soo Wadee Xiriir 5year 😭😭

  • @malyuunmaxamuud6132
    @malyuunmaxamuud6132 ปีที่แล้ว +2

    Imaisaa adoo kle arji iila timidoo oofin maayo aan iri😭😭

  • @user-ql3vd4bg7q
    @user-ql3vd4bg7q 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waaan dhageyaanaya mar ay sacadu thy 6:50 12/12/2023
    Qof ayaan axdi ugu baxi wali asago ad ijecel anigana murugta qofka marwalbo wey uhaysa
    Wlhi ma aqano ilahay ayaaan weydisana cafimad Adna iso ducey 😢 💔

  • @saamiyacabdirisaaq
    @saamiyacabdirisaaq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxkasta bilooga waa Qurux lkn dhamaadka waa xanuun Wlhi 💔farxadadu 😢waa biloga Wlhi lkn qofkasta haduu biloog oog yahay dhaamadka Ma sugeen Wlhi lkn wey dhacda 😢kaliya heesta wax fahmi karaa qof qalbi jab so maraa oo kaliya 😢 xumaa balan lagu qaday oo loofin 💔sorry qalbigyga Insha allah maalin kale oo Qurux badan 💔 2025❤

    • @Randa17
      @Randa17 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry 😔 ana meshan bashaal iskaga imaday waligay xataa ma shukansan 20ka gali rabaa😂😂

  • @hafiid
    @hafiid 9 หลายเดือนก่อน +1

    Imisaa adoo kale arji iila timidoo oofin maayo aan iri awadaa ujoojiye❤️🫂🫶🏻💍

  • @Arawellllllo
    @Arawellllllo 7 หลายเดือนก่อน +2

    Imisa ado kle arji iila
    Timido oofinmayo an idhi😣💔
    Wxn rajaynaya inad dib iguso noqoto🥹ado bila sabab iga tagay😭

  • @umalkhayrabdirahman263
    @umalkhayrabdirahman263 2 ปีที่แล้ว +13

    Hees kasto dareen ah communt geda markad furto waxad arki umad wada bukana ax Alle qulubta ha idin dhayo ddka qulubta kuciyaraya Daren nocey leyihin talow comment kasta mrkn akbrizto waqti Ayan zoo xsstey aan dareemi jirey Isla xanunkaaz balze hada Alh dgnn xasilooni ayaan daremaya🥰

  • @Ina_Warsame
    @Ina_Warsame ปีที่แล้ว +18

    I can't Stop Listening This Song 🫶🥺❤️

  • @apdirahmaanzanco3496
    @apdirahmaanzanco3496 4 หลายเดือนก่อน +3

    2024 imisa afo kale sidan u lahaa ayaa layga guursaday midna way dhimty ta 3aad waxn ka baqayaa inaan anu ka hor dhintaba

  • @axmedliibaandhowre4759
    @axmedliibaandhowre4759 4 หลายเดือนก่อน +7

    Waxan hestan dhageysanayaa 7/5/2024 malin talada ah waqtigu waa 10.30 galabnimo inta iga danbeysa like 👍sara 😢

  • @konkbowy5981
    @konkbowy5981 6 หลายเดือนก่อน +2

    2024 yakujura halkan mar lawad ❤

  • @nawaafsomali
    @nawaafsomali ปีที่แล้ว +60

    It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song 🎧 🎉💞❤️‍🔥

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Jkkskkmsjkjjjdjkmjkmhjkkkdkknkjjljjdjljkklj(kkjdjjknljnjkljkkljkkljkkkjkjdkljdkljkkodnnlknmjjskkljkkksnnnnknllnmjkljjkkjkklkkkkjjkkkjkljlljjkljklkskkljkklknnjjjjjmjnkljnljkvvlj😊

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Jsjrjklkjkllmjkljelkljfklnknjkkkkgkzkhbkglxkflhjukphjlnljmfhkkljjkbjjknjnlbljkmjhjkfklnknlnnhtjjkbhjjljfjkkhfffjbnnnxkfjkljklfjtytuut😊tjtigugkgjxkxkljxkljkojukkjlgkljkgkljkjjtkkkkgkkljojphhjlhjljkllhlljlnlknlBlwEfEklwFFFNFKNWLJEPD

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Bndnknlknnmnn
      N.d
      Bklmkenkfkkmjkfenwwdwwxcjlrhojn,nfnmjgjkkjjjklkkkmhgklkx

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Wngnmfhjkfonwnjkllwkwldjfkfkfljjhbxnwjod

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heskii Bashir Cali Xusen.✅🤴❤️🇸🇴

  • @zundaappeofficial3849
    @zundaappeofficial3849 ปีที่แล้ว +5

    Alla aniga wiil Ayan isjeclanay markii horena macalinkeyga Ayuu aha jamacda asagana isobandhigty waxan Didaba wan ogaladay 😢lkn nasib daro waxan ogaday inuuu xasle yahy😢anigana jacaylkana wuigaly asagana sas cml 😢markan isdhoho katag ninkan waxa isdhahaa nabsi hagalin oo hakatagin qof kujecel 😢markan arko siduu iaminay sidan ugatagaa😢ilataliya asxabey wiilkan said isku jecelnahy lkn waa xasle ee maxan sameyaa makatagaa😢wajigasna malihi wanxushmeyaa😢😭😭😭😭😭blz ilataliya😢😢

    • @nastuushahmed6926
      @nastuushahmed6926 ปีที่แล้ว +2

      Abyo ninka raga allh aya afar ubaney hada jeceshahay ku gal hadi kaleyna runta usheg ku dheh nin naaga qabo ma rabo iga rali noqo ismaxa si walal nimo 😢

    • @zundaappeofficial3849
      @zundaappeofficial3849 ปีที่แล้ว

      @@nastuushahmed6926 abyo mcn thanks abyo qali marabi inan kusodhaxdhoco nin iyo 7disa cunug laga yaba iny hada farxad kujiran hadhow hadan isgursno maxa dhici donto farxadoda majiridonta😢😢😢san ogato wan aqon la ahy runti 😢😢

    • @samiiraabdi597
      @samiiraabdi597 ปีที่แล้ว +2

      @@zundaappeofficial3849 abaayo adiguba maad jeclaten inlagula guursadee reer dhan oodhisin hadumin runta usheeg qof sidada single helysaa quruxey

    • @zundaappeofficial3849
      @zundaappeofficial3849 ปีที่แล้ว

      @@samiiraabdi597 thanks qali ❤hada ka amusay 😢

    • @Arawellllllo
      @Arawellllllo 7 หลายเดือนก่อน

      @@zundaappeofficial3849Mxad uga amuustay😣🥹

  • @AhmedDiini-ik8xg
    @AhmedDiini-ik8xg ปีที่แล้ว +12

    date 18/4/2023 : 22:08 inaba heesta cadi maha "inmisaa adoo kle arji iila timidow oofin maayo aan iri awadaa ujoojey"😢❤ marar badan wan dhagesty kamna caajiso

  • @hidowanaag985
    @hidowanaag985 ปีที่แล้ว +9

    School ka markaan dhigan jiray marmar ayaa ardayda inta la istaajiyo hees la dhihi jiray ama class ka dhexdiisa tartan loo qaban jiray, marka waa iska yaraa xaafadeena hees lagama dhagaysan jirin marka waxaan sameeyay heestaan daartay meel ku qortay lacala hadii hees la I dhaho inaan qaado fasalka shanaad ahaa

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 ปีที่แล้ว +7

    16\8\2022 xasuus heestaan 😰 no jeceyl ee xaalad nololeed, manta 30\4\2023. Malin talaado sacad 10:02 alxm kufarax sanhy nolosheyda💞💘

  • @user-wv7oj4xj6x
    @user-wv7oj4xj6x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jacylkii abid isoomaray si dhaba igu dhacay 2019 wixi kadanbeyey jacyl.waa isdaynay 2023 halkan kaso hadlaya😂❤

  • @sahaltech-zf3uq
    @sahaltech-zf3uq ปีที่แล้ว +2

    15/7/2023 waxa ku dhagaysanayay anigoo gudanaya shaqo maalmeedkayga aad ayay samayn wayn igu samaysay heestani waa duni kle🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hooyosiraad3066
    @hooyosiraad3066 2 ปีที่แล้ว +8

    2021/30/11 insha Allah ano xalad tan ka wacan Ku jira kuso laban sanad ka dib😭

    • @sihamomar335
      @sihamomar335 2 ปีที่แล้ว

      Wakula dareemaa bbe

    • @cadaawecade9103
      @cadaawecade9103 2 ปีที่แล้ว +1

      Sanadki waxyar ba kaaga dhiman se dareemosa 😢

    • @ciiltira10
      @ciiltira10 ปีที่แล้ว

      Uu gaadhay sanadkiii ma bogsaday😢💔

  • @AdnaaAhmed-rs9rl
    @AdnaaAhmed-rs9rl 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan imikan soo raadiyey 27/04/2024
    Wiil aaan ujeclaa nafta uhibeeyey ayaa iga tagay filan waana way igu noqotay waali udhawey isoo duceeya inu ilaahay iga masaxo please 🙏 😢😢

  • @bashlleybashir
    @bashlleybashir ปีที่แล้ว +9

    😂reer 2007 inti yaranta jaceyl kugalay farta taaga❤

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 4 หลายเดือนก่อน

      Team 2017 wana kana❤

  • @RuwaydoMuhammed
    @RuwaydoMuhammed หลายเดือนก่อน

    Wan daalay saa farxad BEENA ujilaye wllhi😭😭waxan daremaya xnun fara bdn iyo cidlo kalinimo oohin 😭😭 ILLHAYOW qalpiga idaji
    AXDI BEENA LAMA GALLO WACAD LAMA ILAWAAN 😭😭😭
    KUMA CAFIN DOON0 😭

  • @sumayoqueen9975
    @sumayoqueen9975 3 ปีที่แล้ว +54

    wlhi manta xasusan galay wagan ani walashey geela raci jirnay baan soxasus tay wlhi wllashey wan uxisay talefan ayada eyledahay kadhageysan jirnay oo shiines aha xiindheere ayan joknay badi yeheeda wagas 12sano kaso waregatay wan calol xumad ani walaashey hada ingi riiskey jirta anne muqdisho joga alla maxan uxisay macan tadi ila dhalatay kah allow nabad igu socele walashey iga weyn sihaam qurux kuxisay abayo

    • @samiirstudio1872
      @samiirstudio1872  3 ปีที่แล้ว +1

      Allaha Dib Idiin Kilmiyo🥰🤲

    • @asmabarud317
      @asmabarud317 3 ปีที่แล้ว +1

      Mobile shiines ah😂

    • @rahmayasin5358
      @rahmayasin5358 3 ปีที่แล้ว

      😂😂 mobile ka magaciisa iga qosliyay

    • @shukriinahassan7492
      @shukriinahassan7492 2 ปีที่แล้ว

      😅😅🤣🤣🤣

    • @ahmedzaki6149
      @ahmedzaki6149 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxp ani waxaa Kula jooga kaxda gar ahan quracda comments marka aqriyay waaba Ku gartay yaab adiga io walashaaa dib Allah ha idin wada kulmiyo🤲🤲🤲

  • @apdalapoi9108
    @apdalapoi9108 3 หลายเดือนก่อน +6

    3/6/2024😔❤️🙎‍♀️

  • @user-je9ju7uy8u
    @user-je9ju7uy8u 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maanta ay taariikhdu thy 25/1/2024 maalin ay ad igu adag nolosha lacag la aan darted😢 aniga iyo inan yar an habo u ahy qol ayaan jogna xataa internetka wa igasi goaya 😢ayada waka go ay waxbarashadi wan ka hadhnay lacag la aan darted hada wxy iledahy boqol shilin idir an ku buuxsado kunshilin si aan ugu shubto telka familkayagi Hada lama jogno nosoo duceeya in ale wax khayr qaba nasiiiyo 😢noloshu way nagu adagte walaalayaal 😢

    • @ubaxcabdi7698
      @ubaxcabdi7698 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo noloshaada hada kawarn 3 bilood laga joga ma is badashy 😭💔

  • @kaafimaxamuudcabdirixmaan6988
    @kaafimaxamuudcabdirixmaan6988 8 หลายเดือนก่อน +2

    WxY Noloshana kuso galayan si fudud
    Waxayna naga tagayaan si sahlaan
    Markay qalbiyadeena ka dhisteen qasriyo😢 aan jojino la hadalka dadkle ku kobno nolosheena😢
    Heestaan xalay waxay ii baxaysay. 3:30😢 20/12/2023

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wllo dhibka wa kula qabnaa😢😢😢

    • @kunkaroon4626
      @kunkaroon4626 8 หลายเดือนก่อน

      Soory wllo

  • @SumayoAbdikadir-hb3wi
    @SumayoAbdikadir-hb3wi 3 หลายเดือนก่อน +1

    4sano iyo dherad arimaha dhiseynay ada kuciyaaru 😭💔

  • @fadumoahmedsomali1910
    @fadumoahmedsomali1910 8 หลายเดือนก่อน

    Imasaa adookale arji ila timidoo ku oofin maayo aan iri awoodaa u joojee 😢lkn cawa ciil u baday ooya insha allah waqitga i ari dono😢

    • @FatmaAhmedshire
      @FatmaAhmedshire 4 หลายเดือนก่อน

      😢 😢😢😢

    • @FatmaAhmedshire
      @FatmaAhmedshire 4 หลายเดือนก่อน

      Habeen nh wan ku duceystay .cawa waxa leyahya ilhow qalbiga iga rabeee 😢 labo qoralba aniga qoraay😢😢😢

  • @axlaamabdi911
    @axlaamabdi911 2 ปีที่แล้ว +14

    Hees daren leh inta dhageysanaysa 2021 ismujiya

    • @ikhlaasabdirahman1074
      @ikhlaasabdirahman1074 2 ปีที่แล้ว +1

      Just ban dhageysoya😭💔

    • @cawojama208
      @cawojama208 2 ปีที่แล้ว

      Ani wlhei waa lay qaaDi jiray heesta lkn ilaah ayaa iga jeclaaDay

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho ปีที่แล้ว +12

    Sideedaba bina'adamku waa mooggan yahay. Marka uu qof jecel yahay uma muuqto. Ee waxa muuqdo qof jecel ama aduunyo.
    Laakiin qofka marka dhawaac soo gaadho ayuu dareema inuu ahaa qof jecel.. laakiin waa goorma waa goor qofkaasi qancay oo aanu u bahanyn oo qalbigiisu qancayey qalbi qancyna dhawaac waxba kama qaban karo.

  • @mssgaabo55
    @mssgaabo55 ปีที่แล้ว +3

    hbena isinin so galeyso sacduna tahy 12:30am sanadka cusup ee 2023 ka dhimnthy 4 habeen oo kaliya 26/12/2022😔Imisa ado kale arji ila timidoo ofin maayo aaan iri awada u jojeee💔

  • @user-px1hb8su9e
    @user-px1hb8su9e 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mahamed wan jclhya wan jecelani dono ila an adunka an ka tagyo rapiyo Adonkaga hadad adunka igu siin wayso 😢nolasha adiga wakila mid doqasi ah calaf igu dara illahayow adiga wayen oo waxid ah dhipka kasto qof hasto ma jira ruux adiga an ahan anan lo dacwanani waxan dacawa ka wado Adonkaga oo qalpigeygu xanjiya oo xalad an ku jira iga tagay rapiyow waxa tahy kan lawadisa adoon kla xugamiyo 😭🤲waxn ka parya Adonkaga an adoomad ka dortay an wayo inad i ilaliso aniga wan calafani wyo😭😭😭🤲

    • @user-px1hb8su9e
      @user-px1hb8su9e 8 หลายเดือนก่อน

      Insha allah apyo wada is guursni donta walpo isga kugu faraxsan oo ku Leh saafi apyo wan ku gaf iska key cafi 😢

    • @user-px1hb8su9e
      @user-px1hb8su9e 8 หลายเดือนก่อน

      Mahamett hadan adiga ku cafina wyo ya kle cafina 😢waxa sugow waa adiga malin iso laptayyy oo qalpigeygih xanunkaz dareema 😭

    • @user-px1hb8su9e
      @user-px1hb8su9e 8 หลายเดือนก่อน

      Saafi apyo qofka la cafina karo ma ih sawpta ah waxn kula dhaqamay sida wiil an gapar la dhalan oo kle 😭

    • @user-px1hb8su9e
      @user-px1hb8su9e 8 หลายเดือนก่อน

      Amuus mahamett qaldka iga gasha wxpo Uma arka waxa kasto adiga I faraxsn ikla wayen apowe😭😭💔

    • @user-px1hb8su9e
      @user-px1hb8su9e 8 หลายเดือนก่อน

      Ax nolo ka qalpi saafi saan ma jirto apyo lkn sida ku xumeeya aad io aad igu xumahya 😭💔

  • @sumayamohamed5411
    @sumayamohamed5411 ปีที่แล้ว +5

    Imisaa adoo kale arji ilatimidoo ofiN maaYo aan iri😭😭🥺 qoraaLkaaN wxn qoraYaa 2023/ bishii 2 /19 🥺 maaliN axaDa sacaduNa 11:08
    Ale riyadaYda ha irumeY0 🥺🥺

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale739 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin Adiga Xaaskaada Caruurtaada walaalkaa mac mac Mamma waan is arki insha'allaha wa tacaalaa 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄

  • @farxiyocaday5938
    @farxiyocaday5938 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax yaa ila jecel heestan darenka gaarka leh😭😭

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axdi beena lama galo wacan lama ilaabo☝️

  • @Naima90900
    @Naima90900 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxa itaabtay imisaa adoo kale arji ilatimidoo oofinmayo aan idhi aawadaa ujooje wlhi been maaha marka qof dhab ujeceshahy qofkale kuma muqanya kliya naftu naftay rabtay unba udana miss you jacaylkygi lkn hada dabadaa cid macashaqin niyadna umahayo wlhi noloshu kuma xumayso🥹❤️‍🩹

  • @randareys8014
    @randareys8014 ปีที่แล้ว +1

    Imisaa adoo kale
    Arji iila timidoo
    Oofin maaye aan iri
    Aawadaa u joojee
    Isagiiina meel kuma sheego oo waaan la ahay 😭🥺

  • @faadumobare9931
    @faadumobare9931 3 ปีที่แล้ว +6

    Fuaad cumar hore cusoco brother ⚘💞💞💔💔💋💋💟⚘⚘❤💕💕💕

  • @heidhkhiegieuiei3504
    @heidhkhiegieuiei3504 ปีที่แล้ว +2

    😢heestaan waxaan dhagaysanaayaa 14/8/ 2023 waxaan jeclahay wiil lkn isaga wuu idhahaa waan kujeclahay lkn sidayda oo kale kama dareemo waxaana ka dareemaa qof igasii jeedo oo kale lkn waxaan rajaynayaa sidayda oo kale inuu ii jeclaado iisoo duceeya😭

    • @user-je9ju7uy8u
      @user-je9ju7uy8u 7 หลายเดือนก่อน

      Ale hakusojèiyo😢❤

  • @user-il5mm7ni9k
    @user-il5mm7ni9k ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxaa dhageesanayaa 2023 jaceelna ima haayo😢

    • @abokorasma-hg5uf
      @abokorasma-hg5uf ปีที่แล้ว

      Hh dadkula mida aya jira anana ka mida wll😂😢

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 2 หลายเดือนก่อน

    Qadaafi ayaan kadhagaysan jiray heeskan memory aan gashay. ❤

  • @user-mh2qm2uo4i
    @user-mh2qm2uo4i 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees macan

  • @Qanja16
    @Qanja16 4 หลายเดือนก่อน +1

    intan kadib nafta hees laguma sasabi karo nasabey ee hadad calaf keyga tahay waan ku heli maalin uun😢

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r 8 หลายเดือนก่อน +3

    Fav Song💔😭

  • @SakariyeMo-zh6ey
    @SakariyeMo-zh6ey หลายเดือนก่อน

    Waa,malin arbco ah,bishna 10,4,2024 waa galab hestan mcn waxay isoo xasuisy inan hore oo an jeclaa ,balse wakhtigu na kal kexeyay

  • @user-mu4iw2gj4x
    @user-mu4iw2gj4x 3 หลายเดือนก่อน

    Ana iguu abuurmo ❤. Ala muxuu hanuun yahay jecel

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 4 หลายเดือนก่อน +1

    23/4/2024.baan.soo booqday.xusuustii ciyaalnimo baan.dib ugu noqday🎉😢❤❤❤