Qisad Cajiib ah oo ku dhacday Macalin jamacadeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • • اروع قصه عن الصدقه - ا...

ความคิดเห็น • 42

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah barakal allaah

  • @c_raxmanfaysal3965
    @c_raxmanfaysal3965 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم القيامة

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 ปีที่แล้ว

    Asc fatima muna Maansha alaah tabaarakalah ilaahay khayr badan ha ku siiyo aakharo iyo aduunba waxaan jeclahay inaan dhagaysto qisooyinkaaga cibrada leh.

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks! Sister I like your Amazing stories.

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 3 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @jamilamohamed7006
    @jamilamohamed7006 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 😍 wuu is daweeyay dawooyinka laysku daweeyo tii ugu qiimo badnayd ya Rabbi na sii waxaan sadaqadaysano oo badan 🤲 Baraka’Allah Feek habibti 🤲❤️🤲

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka uu iso dhaco video kada horay ayan kafirsada san ujeclahay lee qisoyinka noso galiso😍❤️

  • @fartunosman7167
    @fartunosman7167 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah tabarakhlah

    • @hassanabdirahmanharbi8778
      @hassanabdirahmanharbi8778 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah tabarakallah
      Wll Fatima_muna channel wallahi waan qiirooday, aad na waan u farxaa illahay amarkiisa hadaan arko qof la caawiyay ama qof masaakiina oo la caawinayo
      Xataa dareenkaygii iyo shucuurtii ayaan Mar qudha galay mood farxadeed, adigana aad baad u mahadsantahay jazakallah khyran fi dunya wal akhira,
      Hada markaan dhamaystay qiso Hore oo ku saabsanayd nabsi ay gabadhii ka gashay walasheed
      Ayay hadana tan oo ka darani ii soo dhacaday
      Runtii dadka qisaska jecel ee aad wax u dhagaysta ayaan ahay,
      Waana iiga kordha cilmi iyo caqli badan,
      Markaa walaaladay somaliyeed rag iyo dumarba Waxaan kula talinayaa intay Waqti badan iska lumin lahayeen wax baa la karbaashayaa iyo waxay u bixiyeen karbaasha xalaala 😂😂😂🤣🤣istaqfurullah, ka faaidaysta dadka fara ku tiriska ah ee ay ka mid tahay gabadhan walasheen ee fatima muna Allah ha xafidee kolay aniga wax badan ayaa iiga kordhay caqligeeda iyo cilmigeedaba, masha Allah 💐💐❤️❤️🤗🤗👑👑👑💐💐💐👍👍👑👑🤗🤗👋🖐️🙏🙏🖐️✋🖐️✋

    • @marwobuni9872
      @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanabdirahmanharbi8778 Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 qisooyinka qiimaha leh waa cibro waxaa kale oo qisooyin diiniya soo daysa Filsan Cafifa ilaahayow xafid cafiifiinta qiimaha badan

  • @IsaraMaxmuud
    @IsaraMaxmuud 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @kadra825
    @kadra825 3 ปีที่แล้ว

    suubxanallah masha allah barakall fiik wll

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚

  • @umamin5463
    @umamin5463 3 ปีที่แล้ว

    Laa ilaaha ila Allah Muxamed Rasuulu Allah salla Allahu calayhi wa salim

  • @truthseeker2300
    @truthseeker2300 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah waxaa soo gudbisaa barnaamijyo iyo qisooyin fcn oo wax badan laga faaidayo ajarkeedana kuu socon doona ilaa maalinta qiyaamaha

  • @ismahaanali8545
    @ismahaanali8545 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallllaaahu khayran wll

  • @sweeetyduale7648
    @sweeetyduale7648 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @nasriumunasri6216
    @nasriumunasri6216 3 ปีที่แล้ว

    Jasaaka allah qeyr walaashay kuwa kuwaan a qaata Allaha Naga dhigo

  • @fatumaabdi4116
    @fatumaabdi4116 3 ปีที่แล้ว

    ManshAllah keep going abayo

  • @saynabibrahim7638
    @saynabibrahim7638 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allh Allhu akbar

  • @zulfayusuf2360
    @zulfayusuf2360 3 ปีที่แล้ว

    Dhoorsana ka hor ayaan makhley
    Jarmalka ayaa lagu sheegey in uu aado.

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo masha Allah qisoyinka noo soo gudiso misanka xanadka allaha ku saro amii Amiin yaa Rabbi Amiin

  • @umuadna6837
    @umuadna6837 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jizaakalahu kheyr

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Alaah, Laa Xowla Walaa Quwata ILaa Bilaah.

  • @halimaali6175
    @halimaali6175 3 ปีที่แล้ว

    Jzk Khair ukhtii

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 3 ปีที่แล้ว

    Allah khayr hakusiiyo walaashay

  • @saynabibrahim7638
    @saynabibrahim7638 3 ปีที่แล้ว

    Shukarn waa qiso cajiib ah

  • @mumtaasbarwanichannel9454
    @mumtaasbarwanichannel9454 3 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @sagalmo6075
    @sagalmo6075 3 ปีที่แล้ว

    الله اكبر

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @shamhassan3805
    @shamhassan3805 3 ปีที่แล้ว

    mashAllah

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว

    Allah khery hakusiiyo

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaah

  • @KB-wg6lp
    @KB-wg6lp 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah walal wad ku mahadsantahay in aad nila wadagtay qisoyinka noo so badi wa wacyigeline
    Alle ga ku barakeeyo adiga iyo Umada Islamka ahba amiin

    • @ubahabdi8065
      @ubahabdi8065 3 ปีที่แล้ว

      Csw csw

    • @farhanwarsame7623
      @farhanwarsame7623 3 ปีที่แล้ว

      Abayo waad ku Mahad santahay qisooyinka wanagsan ee aad noo soo gudbisid Masha Allah

    • @fahimaahmed4738
      @fahimaahmed4738 3 ปีที่แล้ว

      Aad yey qisoo yinkgu u qurux sanyiin laakiin xiro jaabka shar ciga ah waa kugu waajbe allene kabaq