ความคิดเห็น •

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj ปีที่แล้ว +19

    Ustaad Tnx Wa 4 Qodob O Muhim ah ☺️ No 1 Dood Wan Ka Fogada 2 Dadka Dhex Galkooda Ma Jeceli Dantayda Kaliya 3 Dacad Wan Ahay Balse Dadka Qaar Wan uso Noqday Hada Se Naftay kliya u Ahay AlhdulillaH 🤲🏽

  • @shankaroonabdiraxman6277
    @shankaroonabdiraxman6277 ปีที่แล้ว +36

    Comments wabad so qoreysane miyad like 👍 ❤saartan ustaadka❤

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 ปีที่แล้ว +5

    Shukran walal dhirigalintada wanaagsan waxkasna qofku marku rabo inusameyo baa fican rag iyo dumarba kududoono hanoqdo hadii waxaas ilahay raali kayahay walal guul iyo gobanimo kurajaynaya ilahay hakuxifdiyo aduun iyo aqiro 😊

  • @halimasaada
    @halimasaada ปีที่แล้ว +4

    Markan subixi jimicsi samenayo aadban ujeclahay ina videoyadada dawdo, jazaklah khayr Ustad ayuub ayamahan sidi hore wax uma sodhigtid bal soo didaal insha llh

  • @usaamaAxmad-vp8qy
    @usaamaAxmad-vp8qy ปีที่แล้ว +5

    ayuub best dhiirigeliye mar walba wan dawada muuqaaladaada wana ku taagera keep going waxaa tahay qofka aan mar walba ku daydo waxaana rajeyna adi cml in aan noqdo dhiirigeliye oo TH-camr ah😊😊😊😊😊🙏🏻🙏🏻♥️

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahasanid walalkey ayub barakallahu fiki runahanti alxamdulilah goankeyga wa mid adag inta badan kama walwalo waxi tagay waba ka gudbaye se aga walawla waxan kawalwla mustaqbalka saxib badane majecli kalsonida nafteda 💯 dadk murunka badan wan iska goyay mar hore alxamdulilah allah aya mahad leh guush wa daw dahay inshallah

  • @HamzaaCompany
    @HamzaaCompany ปีที่แล้ว +4

    Best teacher walaahy noloshayda wax badan baa ka badashay Macalin keep going

  • @habibasaney6781
    @habibasaney6781 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah Ustat Ayoub Allah hakuxafido wadnakumahadsantahay qodobada aadka umahinsan.❤🎉

  • @sakimohamed2774
    @sakimohamed2774 ปีที่แล้ว +7

    Apaalkagah janno alle ha ka dhigo ❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +5

    Mowduuc aad u qiimo badan..
    Mahadsanid macalin ayuub👏❤️👏

  • @Xaliimo-rx1qb
    @Xaliimo-rx1qb ปีที่แล้ว +6

    ❤ayuub axmed wlhi qofka kaliyo aan taladisa aan aaminsanhy mhdsnid wllkey😢

  • @MariaMaryan-vj8bo
    @MariaMaryan-vj8bo ปีที่แล้ว +7

    Thanks my teacher ❤

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว +5

    Aslaamu Alaykum masha Allaha thanks my teacher qofkii 27 Ee video gan daawada 1 minutes ayay 26 qof daawadeen masha Allaha channel kaagu waa xaami 😍

  • @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy
    @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy ปีที่แล้ว +2

    Forever move forward
    I'm going with you legend

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq weye ✅️shukran jzakalhu khyrul jza ustaad ayuub allh haku xafido

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 ปีที่แล้ว +1

    Walaal mudo sanad ku dhaw baan kugu xidhnaa talooyinkaaga awood aan ku qaato maan lahayn aakhirkii cidlaan ku Soo dhacay💔😥.
    Walaal ilaahay qof walba riyadiisa hawrumeeyo

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว +6

    Thanks mclimkeena 👍😊ayuub axmed oo kaliya nooma tihid dhiirigaliyelaheena ✨️ayaad tahay 😊😂Ani ilaahay amarkii Murakami iyo gardarada waaba iska jeclaha 😂lkn maba sameeyo

  • @nadiraabdi5238
    @nadiraabdi5238 ปีที่แล้ว +13

    Best teacher ❤

  • @nuramumin-sp7oo
    @nuramumin-sp7oo ปีที่แล้ว +5

    Waa macalinka nolosha ka qalan jabiye masha allah 🎉

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 ปีที่แล้ว

    Best teacher xafidulah abowe

  • @nimconuur3681
    @nimconuur3681 ปีที่แล้ว

    Ustaad ayuub Ahmed mahadsanid 💖

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 ปีที่แล้ว

    Alla ayuubow wle maskaxdada Allah ku kobciyo Manshallah

  • @Hal_abuurjaamac
    @Hal_abuurjaamac ปีที่แล้ว +1

    Best motivation good brother

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 ปีที่แล้ว +1

    Best TH-cam❤️😭

  • @hizaamproduction3378
    @hizaamproduction3378 ปีที่แล้ว +1

    Walal Ayub Allah hakubarikeyo ❤

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 ปีที่แล้ว +4

    Where attention goes energy flows

  • @QeyrQabe
    @QeyrQabe ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah guuuuuuuleyso ustaad ayyub Allaha haka ajirsiiyo

  • @hachimdjama8491
    @hachimdjama8491 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin ayub axmed

  • @KaafiyaKaafiya-u4l
    @KaafiyaKaafiya-u4l ปีที่แล้ว +1

    Wlo waxayabo badan ayad nolosha iga bartay wanan ku dhaqmay alxm igama dhman xanuunkasi lkn hadana markasta hadalkaga ayan xasuusta. Shugran wlky qali❤❤❤❤❤❤

    • @naaleeye575
      @naaleeye575 ปีที่แล้ว

      aan u ducayno ninkaani dad badan buu dhiirigiyay

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Welcome back maclin we miss u
    Rabi haku xafido maclin ayuub Axmed

  • @MuxuboXaambe
    @MuxuboXaambe 18 วันที่ผ่านมา

    Alaha ku sharfo wllky qaaliya wadna dhirigalisaa ❤❤

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo ayuub ahmd 400k✅️

  • @MunoHassanhusein-sr1cr
    @MunoHassanhusein-sr1cr ปีที่แล้ว +1

    Really m.a keep going hadal qiima badan 🥰❤

  • @maxamedyuusuf929
    @maxamedyuusuf929 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaad ❤❤❤❤

  • @nimcuushali7712
    @nimcuushali7712 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 ปีที่แล้ว +3

    Qof degan ❤aaqalbi fcn ❤alle ha ku xifdiyo ❤

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay teacher ❤

  • @wardaibrahim714
    @wardaibrahim714 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher

  • @engsakariyemahamuud629
    @engsakariyemahamuud629 ปีที่แล้ว

    Wllhi mowducagani anuu i khuseya thnks wll ayuub

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher ayuub ❤

  • @AhmedAwaleh-op8hl
    @AhmedAwaleh-op8hl ปีที่แล้ว

    Best teacher

  • @SharifoSharifff-yh8ge
    @SharifoSharifff-yh8ge ปีที่แล้ว +2

    Asc wrxm wbbrkt wlalkeey keep going waad kumahadsantahy inta aad bulshadha lataliso ❤❤ilaa shekadha noloshaadha ayaan taxana kugu ahy waxyaaba badhan ayaadna nolosheeydha kabedeshay mahadsanid intaasi iyo inkabadhan ayqqn kaamaleeynaayaa Allah hakudoowro i,a aboowe CADHOOWGAA HAUJEBIN

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher🥰

  • @engalpha
    @engalpha ปีที่แล้ว

    Best techar ayub

  • @Hodaniisheyy34
    @Hodaniisheyy34 9 หลายเดือนก่อน

    My teacher ❤

  • @AbdikafiMohamad-en1vh
    @AbdikafiMohamad-en1vh ปีที่แล้ว

    ❤❤💯💯 mhdsn ustaad Alle Haa ku dhowro

  • @ApzhirAhmett.
    @ApzhirAhmett. ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @salman-carab
    @salman-carab ปีที่แล้ว

    my teacher ayuub👑

  • @UmulkheyrAbdiweli
    @UmulkheyrAbdiweli ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ayuub ♥️

  • @Keeyowcomedian
    @Keeyowcomedian ปีที่แล้ว +10

    ❤❤❤best teacher ayub🎉😊

  • @apdirahmaanlacag3968
    @apdirahmaanlacag3968 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahdsan tahay soo gudbintaada wmaagsam ustaad ❤

  • @saciidnukul6099
    @saciidnukul6099 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow Wllhi Ilahay Dartiis Ayan Ku jclhy zxp ✊🫡

  • @sultanabdi5746
    @sultanabdi5746 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid lataliyahayga khaaska ah

  • @babaa3412
    @babaa3412 ปีที่แล้ว

    Jasaaakalaahu kheer wlal ayub

  • @Ramlaomar-nz3ub
    @Ramlaomar-nz3ub ปีที่แล้ว +1

    Macalin waad mahadsantahay janada wax kawayn magaranayo janadii baan ilaahay kuu waydiinayaa noloshayda in badan buu hadalkaagu saameeyay oo waxka badalay

  • @Cabdulladhiifcabdiqaadir
    @Cabdulladhiifcabdiqaadir ปีที่แล้ว

    M. A waan kaa faa idaaa teacher wllhi badanaa waan arkay wllhi allow cimri caml wngsn baan alle kaaga tuugaa ustaad

  • @hassanomar2049
    @hassanomar2049 ปีที่แล้ว

    qeer alleh haku siiyo my coach

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah🖤💖

  • @fadumoclahimacalincali9805
    @fadumoclahimacalincali9805 ปีที่แล้ว

    Runti wan ka heley sidaad dadka udhiiri galinaysid o ad ugu so gudbinaysid wax yabaha wanagsan shukran walaal ilaahay haka abaal mariyo

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju ปีที่แล้ว

    my fav person ❤❤

  • @mohamedmustafe7858
    @mohamedmustafe7858 ปีที่แล้ว +1

    My god is bless you

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing

  • @MohamudMohamed-ih4bn
    @MohamudMohamed-ih4bn ปีที่แล้ว +1

    M.a waaw ayub ahmed my ❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮

  • @hafiif
    @hafiif ปีที่แล้ว

    mzhallaH mclin guuleyso

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd ปีที่แล้ว

    Best Teacher Ayup❤😂 Sxp sare

  • @dheereeyemaxamadcabdikarii7681
    @dheereeyemaxamadcabdikarii7681 ปีที่แล้ว

    Dulucda muuqaalkaan waa toosi diiradaaada❤

  • @naimamalow7054
    @naimamalow7054 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah ❤❤❤

  • @anisaaxmad2238
    @anisaaxmad2238 ปีที่แล้ว

    Woow 🙀 mash allh allh kuxifdo 😊

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ustaad Ayuub salaan sare

  • @BareMohamud-fp4gu
    @BareMohamud-fp4gu ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @AbdiBotan-qj1ud
    @AbdiBotan-qj1ud ปีที่แล้ว

    Well resbect my pro

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarkallah bro👍

  • @hidaayocabdullahi7021
    @hidaayocabdullahi7021 ปีที่แล้ว

    Thnks wll waa arinta ani iheesato hal sano kahorbaa arin igu dhacday ilaa hada wan kasoo kaban la ahay

  • @fadumajamac1132
    @fadumajamac1132 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu kher wll

  • @muniiraxasan9952
    @muniiraxasan9952 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahy xaku xifdio

  • @FaadumoBaldxawo
    @FaadumoBaldxawo ปีที่แล้ว +1

    aniga waxan raba ina isbadal sameeyo oo waxaan rabo aan noqdo hadana waxaa kacabsanayaa inaa noqonwaayo😔😔😔😔😔😔

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman1074 ปีที่แล้ว

    Ina wx badan kaa faido moyee dhankaga qasaaro kama arko teacher ayuub mhdsnid in bdn

  • @AmiishaApdi
    @AmiishaApdi ปีที่แล้ว

    Mansha Allh ❤

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 ปีที่แล้ว

    Asxasbey waxkaa tagay wakhti ma jiro wax kadaran runtii ayuub wuxuu ka hadlaa wasqici jira waxa mooda inuu aniga hadlayo

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 ปีที่แล้ว

    Thanks brother

  • @dekamuhuyadiin
    @dekamuhuyadiin ปีที่แล้ว

    Mi teacher 😊🌼

  • @Lucky-m8i6g
    @Lucky-m8i6g ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @munomaandeeq9393
    @munomaandeeq9393 ปีที่แล้ว

    Ustaadi aaway casharadii ingilish

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 ปีที่แล้ว

    Tanks 😊❤

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 ปีที่แล้ว

    sx waye shukran ustad ayuub

  • @ilyaascade3736
    @ilyaascade3736 ปีที่แล้ว

    Haa ustaad

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 ปีที่แล้ว

    Alx Anih saxiba bdn ma lihi dadkana inta bdn ma dhex galo doda bdn ma jecli lkin wxi aqoon ah unba dadka kala doda oo intas le ka doda

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy ปีที่แล้ว

    Mashalah wll qali nolow

  • @MaxamedaxmedMuuse-ji4yl
    @MaxamedaxmedMuuse-ji4yl ปีที่แล้ว

    Interesting vidio

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher🥰🥰❤❤🙏🙏💯💯

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 ปีที่แล้ว +2

    Ayuup wll wanagsan

  • @فاطمةعيسى-ع8د
    @فاطمةعيسى-ع8د ปีที่แล้ว +1

    Waad kumahadsantay dhiiriy gelitaada wll

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ thanks

  • @muusemaracade3228
    @muusemaracade3228 ปีที่แล้ว

    Asc hore usoco bro

  • @ayanmaxamed2255
    @ayanmaxamed2255 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed5887 ปีที่แล้ว

    Aniga lee IGA sheeke Marwalbo war nio dhaga hadalka IGA daa kkkk

  • @maxamedaliabdi4509
    @maxamedaliabdi4509 ปีที่แล้ว

    Ayuubow wll waxkasto qabyo Baan kagatagaa waa maxay xalkeeda

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว

    Mataqaanaa finadad gashan tahay shabada kuzawiran 😢 mataqaanid calaamada miyaaxayeeziinee 😢😢😢