Gungaarka & Xukunka Abaanduulihii Qaraxa loo hoos geliyay Firaashkiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 173

  • @mrkeyofficial6483
    @mrkeyofficial6483 2 หลายเดือนก่อน +30

    Xabad kama fahmin wallhida😂

    • @CarabZzz
      @CarabZzz 2 หลายเดือนก่อน +4

      Dowlada waxaan ka codsaneenaa inaa no fasirtiin luuqadaan si aan u fahano hadalkooda

    • @Zwedesh66
      @Zwedesh66 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kula mid anahy was is ka dhageysane 😂😂

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 หลายเดือนก่อน +5

    kuwaan wixii LAASCAANO looga soo tarxiiley waay,,,, Muqdishane halaga TARXIILO

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 2 หลายเดือนก่อน +16

    Waa Mukhtar robow eheladisa

  • @fe8445
    @fe8445 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay kuugu taal Madaxwenuhu saxiixi maayo argagaxisada dadka dhamaysay in la qisaaso. Kuwii hore loo xukumay baa xabsiyada iska baashaalaya oo weliba kacdoono ka sameeya xabsiyada oo askarta ilaalada dilaya.

  • @cabadalacabdala4657
    @cabadalacabdala4657 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi Waxba kama fahmin 2020 2016 wax kale kama fahmin

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 2 หลายเดือนก่อน +13

    As 100/ 95 waa dadka kuhadla lahjadan waliba kuwa isqarxiya

    • @MaryamOsman-h5t
      @MaryamOsman-h5t 2 หลายเดือนก่อน

      Wlhi kuwaan wayee kuwa somalia eber kadigay inkarii haku dacdhee😢😢

    • @eejey6571
      @eejey6571 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@user-mv3oj2os2y rexweyn ilamaha markay 12 gaaraan waa laga wataa oo inta jubooyinka loowado ayaa 24/7 looga sheekeya jano iyo naago bikro ah ,maxad kafilanee ilmahas inuu is qarxiyo moyane. Somali hadii nabad rabto bay iyo bakool hala wareegto intay mudug wareegi lahaayeen. Sidoo kle hailaawin kuwa ladagaalamaya alshabaab in 95% raxwyn yhin.

    • @MohaNasri-nc3xd
      @MohaNasri-nc3xd 2 หลายเดือนก่อน

      @@eejey6571 waa haysaa taliyow

  • @zs568
    @zs568 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi waxba kama fahmin😂😊

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน +8

    Taasay kuleeyihiin ha israaacdo waar nin walowba meeshaada joog

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 หลายเดือนก่อน

      Reer konfur balaayo oo dhan bay so urursadeen bal imikaa kuwaasi ma somaali a? Xataa somaalidu haday sikastaa isku layaan waxaani kama suurobaan

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xaniinyaha ka gooya indha ha ka bixiya carabka halaga jaro si fool xun haloo dilo waa cadaw waa kuwa nabi mohamed scw noo sheegay waa khawaarij

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 Xaasid sanidaa

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@kayfmohamed565 qaraxii maalin dhaweyd dadka ku xasuuqeen waxaa ku jirtay hooyadeey iyo gabar ila dhalatay naxariista na dhex taal maxee tahay hilibkooda waa ii xalaal khawaarij

  • @HibaaqBilan
    @HibaaqBilan 2 หลายเดือนก่อน +19

    War umadi waxaa laayay eelaay

    • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
      @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 หลายเดือนก่อน +6

      Run ahaanti iney Raxweyn yihiin kama dhigno Raxweyn oo dhan iney shabaab yihiin qofka shakhsiyadiisa caay balse hadii waxgarad aad tahay beel oo idil ma beegsan laheen kaaley shabaab dhan Raxweyn miyaa maya Qabiilkasta ayaa ku jira wixii xun meel aan ugu soo wada joogsano iska celintooda wllkygiyow waan ku salaameyaa

    • @MohamedAbdrizak-i9b
      @MohamedAbdrizak-i9b 2 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely

    • @MadmadNuur
      @MadmadNuur 2 หลายเดือนก่อน

      Xoolo baatahay adiga

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 2 หลายเดือนก่อน

      Allah dambigag dhafo

    • @Kabaluuz
      @Kabaluuz 2 หลายเดือนก่อน

      Dadka kle is qarxi jano galee maka yelaayan😂

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 2 หลายเดือนก่อน +4

    Iyado la heli karo wiilal nadiif ah o aqoon leh ama ugu yaraan caqli ahaan iyo maskax ahaan fadhiya in dadka nuucan ah askar loo qoro waa ayaan daro

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz 2 หลายเดือนก่อน +3

    Raxanwayn %70 waa shabab 10 kii dhalin yaro ee shabab ahba 7 ka mid ahi waa reerkaa saboolka ah ee raxanwayn waxayna ubahan yihiin dad reer baadiye ah oo fahan sanayn nolosha dhabta ah ee aduunka taala
    Raxwaynay wax barta oo diinta fahmay oo shababka diida

  • @abdirahmanhassan3769
    @abdirahmanhassan3769 2 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijka gungaar aad ayaan u daawadaa laakin maanta waxba kama fahmin micno leh sababtoo ah raggaan lahjadda maayga ayey wareysiga ku baxsheen mana fahmo aniga

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 หลายเดือนก่อน +8

    Dadkani somaali maaha asliyan waana sababta ay bilaa naxariista uyihiin ee halagaa saaro dhulkaa🤬

    • @abdennasermohmoud9987
      @abdennasermohmoud9987 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

    • @toosanecali
      @toosanecali 2 หลายเดือนก่อน

      Xitaa hooyadaa kama saari karto. DOQONYAYAY

  • @afk41001
    @afk41001 2 หลายเดือนก่อน +2

    Af maay qofka aanan fahmeen

  • @daarali
    @daarali 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walaal ma English buu ku hadlayaa mise sawaaxile waan fahmi waayeee

    • @SalmaCisman-q8z
      @SalmaCisman-q8z 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 หลายเดือนก่อน

    Wajiyadooda laga aqrisan karaa ineysan Ahlu kheyr ahayn oo dhiigya cab yihiin. Subxaanallah jahliga mugdisanaa!🤔🥺🙄

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 2 หลายเดือนก่อน +2

    War ilaahay ka baqa kuwan askarna ha ka dhiganina umadii ileey dhamaysaye

  • @craxmaanwingar487
    @craxmaanwingar487 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waar odaygan gadhka cas kan ay isku afka ku hadlayanan ma isaga dhalay wuu uu eegyahay

  • @IstaahilshiikhAxmad
    @IstaahilshiikhAxmad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxatiray wu ku hadli kara blse walagu so towbaray af may sbbto ah wa heshis

  • @ubahmohamed9839
    @ubahmohamed9839 2 หลายเดือนก่อน +6

    maalinkasta waxaan is dhah maxa Askartah loo laayah ileen Masas baa ku dhex jitah

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noo turjuma lahjada fadlan

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 2 หลายเดือนก่อน +1

    Garam Maram Ayaa Dadkii Dhameeyey WALLAAHI

  • @kaahacadeey1943
    @kaahacadeey1943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankeena nabad alaha ka dhigo.🤲 Kuwaan qawaarijta maskaxda ayaa laga xadey...

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 หลายเดือนก่อน

    War raxanweyntan waa kuwa ugu jaahilsan somaalida alshabab reeraha ay ku shaqeystaana waa raxanweyn iyo jareer o ah reeraha ugu dhaga xiran somalida xayawaano weeye lahjad xumaayeene wuxu

  • @mohamudabdullahiAbdi
    @mohamudabdullahiAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lah Jada maxatiri Ku hadal deh

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidamada waa in taleefanada laga qaadaa Marka uu howlgal lagu jiro.

  • @mohanbinabdalla8056
    @mohanbinabdalla8056 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo waxaba Kama fahmin wllhi ee qofki fahmay bal coammntiga ha igu sharaxo

  • @hassanqeylow4733
    @hassanqeylow4733 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa waresigi igu horeyay aan waxba ka fahmin Ragan waxa ee ku hadlayan hal kama fahmin 😮

  • @HibaaqBilan
    @HibaaqBilan 2 หลายเดือนก่อน +6

    Balo ku aragty war xun

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa yaab ah maxaa khaain kawada dhigey umada subxanallaah

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 2 หลายเดือนก่อน +7

    Muxu Ku hadlaya marka😂😂

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wadh waxa af somali ku hadal dheh

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 2 หลายเดือนก่อน +2

    Raxanweyn isku diin ayaan nahay oo kaliya, lkn isku af ma nihi isku dadna ma nihin

  • @mohoasad2331
    @mohoasad2331 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan la.hadlaya da.ayrta halkan kukulatay oo aqoon yarida u saaxiibka ah waryaa hee hala qadariyo afka soo maliga comentiyada aad qoreysana ka fiirsada maxaatiriga ayaa lagula heesta oo jini io sheydanba bartey oo hada lakala saari.la.ayahy kan soo maliga ah io kan aan somaliga ahyn ayna hada tahy mesha keliya nalaga toganayo
    Markasa luuqada asalka afsomaliga ah kuledahy waxani waa maa maxay oo aan aqoon halwadan bal luuqada maayga halwadan inuu yaqano iska daaye hal shaqsi ajaanib.ah mayaqano halka mxataatiraga noqdey qooxotiga UN marka halka xishooyo luuqadinan qadariya meshana wararka ka dhegsata
    War fiiriya mid engilsh ku hdlaya markii halkan lakeeno wad dhagesan miyeysan mudnen midkas idhad dhadan noo fasira
    Oo taa badalkeda u ledihin luqada afsomaliga halkn kalii desan malaha soo mali matihin kuwana nala sheganaya somaliya
    Waad arki dontan cometigeyga lkn caqli io waano inuu idin noqdo rajeyna 🙌

    • @mohamedisackabdi6971
      @mohamedisackabdi6971 2 หลายเดือนก่อน

      Qofka bani'aadamka haday awoontu ku yartahay badana wu caytama, kuwa maayga wax kasheega ee isu haysta in lahajadooda pure ay tahay, afsoomaaliga ay qorayaan ila fiiri

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 2 หลายเดือนก่อน

      Soomaaligu waa maay iyo maxaa tiri markan anu iska hadlo ma aqaano maay lkn wan ogahay in ay tahay luuqad ka mida afsoomaaliga

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 2 หลายเดือนก่อน +4

    Noo turjuma heeeee
    Mafahmeyneeee

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hello war waxn no macneya mida kale xudur afkan miyaa lagaga hadla wa yaabe somli luntay miyaa talow

  • @abdifataaxjamaac1615
    @abdifataaxjamaac1615 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Television Qaranka ilaahay askarta hawnaxriisto inta dhimatay ragan waxay ku hadlayan mir lagamafahmyo af somali ku hadla dheh

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khatumada allow noo wanaajig

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 หลายเดือนก่อน +2

    Horta dadkan kofur galbed diin xumade uga faa idesten waxa is warxiya ee dadka dilaa ayaga ugu badan bilaa caleeg dadkan diinta hala garsiiyo shabab halaga qabto

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน +1

    Liido wixi ka dhacay xasusta shabab cafis maleh

  • @Ikran-hy3nr
    @Ikran-hy3nr 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkas afkoda lafahmaynin ba. Dadki xasuqay

  • @KaderMiraad
    @KaderMiraad 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂 af Gaal iyo af Muslim bari an idinku imado raxanweyney sidan walalo lagu ahan mayo😂

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa yiri sayid cabdile xasan 😂

    • @KaderMiraad
      @KaderMiraad 2 หลายเดือนก่อน

      @@kayfmohamed565 hhhhhh

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 2 หลายเดือนก่อน +1

    WR WXA. NOFASIRA. SIFIICAN UMAFAHMAAYI

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk 2 หลายเดือนก่อน +7

    Noo turjum heee😂

  • @ahmednunow2717
    @ahmednunow2717 2 หลายเดือนก่อน +4

    AL shabab dhan WA raxan weyn imamka Ala idinka qsad

    • @mohaxamaada4280
      @mohaxamaada4280 2 หลายเดือนก่อน +2

      Malaaygu 🐟 🐠 waa urayaa lknse waa macyahy 😂😂 waaye warkaagi, AS dhan waa raxawayn lknse hogaan waa anaga

    • @toosanecali
      @toosanecali 2 หลายเดือนก่อน

      Hada ma Raxanweyn baa idinka adkaatay. Dulli baa tahay oo Doqon ah.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@toosanecalimaxaay adkataay cawaan tugsiiga iyo isqarxinta alshaab uqabilsaan

    • @toosanecali
      @toosanecali 2 หลายเดือนก่อน

      @@FatumaOsmn Doqon adoo kale ah intuu joogo Dilka waa soconayaaa. Ashabaabna waa idinka .

    • @toosanecali
      @toosanecali 2 หลายเดือนก่อน

      @@FatumaOsmn Doqon adoo kale ah intuu noolyahy , qaraxa waa soconayaa . ALSHABAB , mooryaan iyo dulli oo Dhan waa idinka.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hala dilo waa xoola caadi ah

  • @waayo-joog
    @waayo-joog 2 หลายเดือนก่อน +1

    2 minute markaan waxba fahmi waayay waxaan is dhahay caawa dhafar ayaad tahay oo waad dhego cuslaatay ileen dheguhu erayadii ay fahmayeen ayaa la isla dhaafay

  • @FeysalNuur-n3p
    @FeysalNuur-n3p 2 หลายเดือนก่อน

    Luqadan wax ii fasiro ayn pley storka ka bara😂😂😂😂

  • @abuu_haaland
    @abuu_haaland 2 หลายเดือนก่อน

    kuwaan halaga tarxiilo wadanka

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afku ku hadlayaa waan waxa noo turjuma

  • @AhmadNuuraani-
    @AhmadNuuraani- 2 หลายเดือนก่อน

    Bay io bakool wixii ka imaaday
    Waashabaab hala ogaado 🫵🫵

  • @ngtech2421
    @ngtech2421 2 หลายเดือนก่อน

    Maayga waa in la ii turjumaa?

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkan maxay ku hadlayaan

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliyey raxan ween mauqdadey uqaban umada soomaaliyed mise aqoon dara kukaliftay mise kuwaan waa ajanib oo waa itoobiyan soomaaliyey kuwan dine halaga qado wamaxay kilaqabto kii isqarxiyo waa raxanween waris ceeshada waad dhamaten

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa ugu wacan jaahilnimi iyo hunguri waxay isleeyihiin lacag hel lkn uma jeedaan dhiigay galayaan

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 2 หลายเดือนก่อน

    War muxu kuhadlayaa lama fahmayo kkkkkkkk

  • @AyatullahMatan
    @AyatullahMatan 2 หลายเดือนก่อน

    Translate plz from mudug 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @isakoficial
    @isakoficial 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hala laaayo Doofaartu doofaartu dhashey

  • @MaxamedAadan-v6u
    @MaxamedAadan-v6u 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wxaan somaliba may aqa a naan 😂o😂😂😂😂😂 waa eelay qurunty mir kama fahmin

  • @mms7038
    @mms7038 2 หลายเดือนก่อน

    plz wxnka codsanaya inanka wariyaha ah ee noso gudbinaya gungaar iyo alshabaqb wxn oga oo wali calooshu ig xanuunta wariyihi caanka aha ee ay gadhiga bamka ugu xidheen plz wll iskada barnamijkqn haso gudbin shaqo kale iska raadso barina adig inayku dilan aya laga yaba wll from Domaliland

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 2 หลายเดือนก่อน

    Dee ka hore waxba kama fahmine Suu wax leeyahay may turjumaan noo keenaan 😂

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 2 หลายเดือนก่อน

    Qoomkan isku wada afka ah luuqada ay ku hadlayaan maan fahmin

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 หลายเดือนก่อน +2

    Raxanweyn dhan waa alshabab waligeeyna waa ogaaa 😂😂😂😂

    • @toosanecali
      @toosanecali 2 หลายเดือนก่อน

      Iska ooy hee 😂😂😂

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 2 หลายเดือนก่อน

    War niyow wuxu ku hadlayo wxba kaman fahmin balayo allah ku ride😡

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 2 หลายเดือนก่อน

    Seewax yeshen hee afsomaligan wa iga wey yahay wana dawada beshkan

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO 2 หลายเดือนก่อน

    Xaaraantan afka qadhmuun nafta dhaafiya nio😢😢😢😢😮

  • @hamzamohamedoffical1601
    @hamzamohamedoffical1601 2 หลายเดือนก่อน

    Luqaad magaceed hdne😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 หลายเดือนก่อน +1

    Odowga gabadha dhalay resal wasare shati logasosibtay cidan xududka lagusofasaxa dibna shatigisi gursigisi lagulafaristay lamid isago shicib dad hub hesto muxu ushegaa iyana eey rabto nin shabab ladilay cidanki wax magarin cidanka aburay isqeybiyay qarabanayay

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    qofkan aan waxa uu kahadalayo la fahmayn inu iskari noqdo ba muu ahy

  • @Sisfatimahaji
    @Sisfatimahaji 2 หลายเดือนก่อน

    Maama Fahmin Afsoomaali May Garanayaan

  • @CabdallaCabdiaxmed
    @CabdallaCabdiaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Af Somaaliga markii la baro 😂😂😂ka did haladilo kan❤❤❤

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi3439 2 หลายเดือนก่อน

    Show isku afba kuma hadalno dadkaaaan 😂😂😂 inkaar qabayyaal iga dhig

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 2 หลายเดือนก่อน

    war waxaan maxey shegaayaan

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 2 หลายเดือนก่อน

    Raxan weyn dhan wa as

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxan maxay ku hadlaya afsomali ma yaqanan miyaa kuwan reer jabuuti ba dhamee yaab anaga aragney🤔

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 หลายเดือนก่อน

    Eelay caqli xumaa

  • @abukarosman7312
    @abukarosman7312 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxbo kuma fahmoyo noo fasira

  • @zarqawirooxanta4390
    @zarqawirooxanta4390 2 หลายเดือนก่อน

    Waar dee noo turjuma sxb
    Walahy hal erey kama fahmin ninkan
    Ma kenyan baa

  • @ahmedyare2199
    @ahmedyare2199 2 หลายเดือนก่อน

    Walalow fahmi maynee miya noso turjuntaan

  • @IsmacilcabdiIsmaciil
    @IsmacilcabdiIsmaciil 2 หลายเดือนก่อน

    shaqadaadi aya dib oogu soolaabatay maakahadashid arimaha coreptionka mase wa marka laga ceeriyo

  • @gediomar9588
    @gediomar9588 2 หลายเดือนก่อน

    War wuxu af xumaa

  • @Yousof-d3f
    @Yousof-d3f 2 หลายเดือนก่อน

    Waad xakuntaan mana dulosaan Naga daaya cayaarta hadhoowna xabsiga ayeey Dagaal Ka lkiciyaan 🤬😡🤬

  • @cabdulqadirwisil
    @cabdulqadirwisil 2 หลายเดือนก่อน

    Xanax Kama fahmin

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 2 หลายเดือนก่อน

    LAHJADA. NOBADALA. MAFAHMEENO. WXEY SHEEGAYAAN. 🤔

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน +1

    War cawaanka ah Somali ba maaha ee hala toogto oromada uraysa

  • @kd2528
    @kd2528 2 หลายเดือนก่อน

    War waxaan noo tarjuma shuubaa dhashee war xune 😂

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bal waxan fiiriya muxu ku hadlaya hada

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwan Arxan lawayashan dhamantodo tirka hala geyo hala togto

  • @craxmaanwingar487
    @craxmaanwingar487 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ethiopian ee somali ku hadla dhaha

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 หลายเดือนก่อน

    Wacalkan afka is xunbeynayo dil maxaa loo haystaa wuu dhiman yahay raxweyn yaa habaray dhalinyaradooda is qarxiya la dhaha dil sameyey sabab maxa walalkeey u dilaa ma jirto miyaa xunbadan maxa waye daroogiskii mii

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 หลายเดือนก่อน

    Cidanki wa shabab kuwan sifican halo baro inta lagudarin cidanka wasir alshbab ah xildhibno iyo kuwa badan

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwan magaceena wey kufsadeen

  • @africanfoodcashcarry2997
    @africanfoodcashcarry2997 2 หลายเดือนก่อน

    Ee dadka kuwan Ayaa dhameyay

  • @husseinsheikhhassan0449
    @husseinsheikhhassan0449 2 หลายเดือนก่อน

    Wllo af soomali ku wareyso waxay sidani midh kama fahmin😅

  • @Kabaluuz
    @Kabaluuz 2 หลายเดือนก่อน

    Kan 14 marki jiry shabaab majireen😂

  • @Stephencurryisthegoat
    @Stephencurryisthegoat 2 หลายเดือนก่อน

    Abtigay dabcasar sooxasuustay wlhi blhi 😅😅 adeer af saxan kuhadla 😂😂 dila naclad hakudhacdee eelaayda 😢

  • @EkraamElmi
    @EkraamElmi 2 หลายเดือนก่อน

    Hal xabo kama fahmin wlhi wana dhageystaye i dhafa Bismillah

  • @cabdiqaadiribraahim2419
    @cabdiqaadiribraahim2419 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa fahmayaba wuxu miyaanay soomaali ahayn

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 2 หลายเดือนก่อน

    Adaan Isaaq Yarow Hal xabo kama fahmin war lahjad adagaa😂😂😂

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 2 หลายเดือนก่อน

    Qashiinkaan ayaa umadda laaayo