MAXAMED BK IYO NIMCO DEGAN┇AAN MAALNO JACAYLKA ᴴᴰ┇LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @AxmedyareAxmedyare-yj8sd
    @AxmedyareAxmedyare-yj8sd ปีที่แล้ว +327

    Waan hubaa in aad heestaan 🎵 miraha macaan in aad dib u soobooqatay 🔐
    Hadaa Iga Dan bayso like 👍

    • @guleidmahamed259
      @guleidmahamed259 ปีที่แล้ว +4

      Waan ka danbeya waliba waxan dhagaysanya 22/06/2023 anoo uu iso dhamaday examka fasalka 4aad ama from fourka 🙏

    • @olaadali3507
      @olaadali3507 11 หลายเดือนก่อน +4

      Safar dheer anoo ku jira ayaan wadada kumarayay 21 saac oo aan safar ahaa heestan waan kusoo ceshanayay marwalbana waxaa iisawirmaysay marwadaydi xalaasha ii ahayd oo aan xoog ugu xiisay😊❤

    • @MaxamedTaliyaani-z2m
      @MaxamedTaliyaani-z2m 8 หลายเดือนก่อน

      Sidee ku ogaatay adi pro hhhhhh

    • @ApdyshakuurSiciid
      @ApdyshakuurSiciid 7 หลายเดือนก่อน

      10/3/2024 Maalin aaad u qiimo badan😂

    • @ZakariyeFarhan-wd2ll
      @ZakariyeFarhan-wd2ll 6 หลายเดือนก่อน

      Waan ka danbeya malin ciid ah 10/4/2024😢❤

  • @amansanequruxsane
    @amansanequruxsane ปีที่แล้ว +36

    Hestaan aad ayan ujeclahey runti ilahey calaf ha igu daro my love Mohamed deeq 🤴💍❤ mon prince t'es tout pour moi mcn ❤

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +416

    Bilowga sanadkan 2023 AyaN dhagesanayaa wxan rabaa inan Qoralkan Uso laabto 2035 hdaN nolahy😂😭❤️hda iga danbeso 👍🏽

    • @Mohmett_Durran
      @Mohmett_Durran ปีที่แล้ว +7

      Inzh allH wllzhy

    • @axmedcali3002
      @axmedcali3002 ปีที่แล้ว +7

      Xasus

    • @libaanali9278
      @libaanali9278 ปีที่แล้ว +7

      kulamid ahay zundusey 2035 nofiiri hada noshahy🤭🤞

    • @rumaan_beauty
      @rumaan_beauty ปีที่แล้ว +3

      🥺😂Marka so labatod ane wa so labana🥺❤️😂

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +4

      @@Mohmett_Durran insha allh wllkey

  • @xamsemaxud8018
    @xamsemaxud8018 9 หลายเดือนก่อน +42

    Heestan waxan ku dhageysanaya kanpala waliba bishu wa 12/1/2024 wana habeen saacadu waxay mareysaa 5:39 wana fakaraya inzha allh qofsatoo hami leh alle haw rumeeyo❤😢

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 2 หลายเดือนก่อน

      Hada kume wllo 😢

    • @xamsemaxud8018
      @xamsemaxud8018 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Ayeeyo912wlala wali kanpala ayan joga 😂

    • @hodanhashi6096
      @hodanhashi6096 หลายเดือนก่อน +1

      Hamigaga Allah kuu rumeyo wll ❤

    • @xamsemaxud8018
      @xamsemaxud8018 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@hodanhashi6096amin amin wlal dhamanteenba❤

    • @xamsemaxud8018
      @xamsemaxud8018 22 วันที่ผ่านมา

      ​@@Ayeeyo912wali kanpala ayan joga wlal

  • @boqoradatogdher9141
    @boqoradatogdher9141 ปีที่แล้ว +34

    albaabaddi jacaylkeen waa hoore rabaaliyay ayaa heestan cawaa iugu furfurtay jawii jacayl ayaan iska gaalay jacaylka waa laga bogsaad hayga hadhoo illaahayow mugdigaa iga saar. waxan ku dhegaysan muqdisho 25/1/2023 habeenay khamiis.soo gelayso 💔🙄 waxan rajayn qoralkan iin aan markeel soo bokhdo insh allah

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 4 ปีที่แล้ว +77

    Wow 🤩 Dhabtii heestani Xasuus Gaara iitahay Sxb like iigu cimaamad

  • @khaalidcabdi5937
    @khaalidcabdi5937 ปีที่แล้ว +53

    2023/1/30 ayaan dhagaysanayaa heestan waliba si dareen ah ayaan u dhagaysanayaa iyo xalad i haysataa, insha alllh 2025 ayaan rajayaaa anoo guulaystay inaan halkan dib ugu soo laapto.😭✔️❤️

  • @maxamedcabdi2433
    @maxamedcabdi2433 ปีที่แล้ว +57

    Waxa dhagaystay heestan 2012dii Kadib inan jeclaaday goobtu waa burco inantii jecelkaygii u sheegtay erayo heestan ka mid ahna waraaq baan ugu qori jirayy ❤ Kadib waxa dhacdayy malin malmaha ka mid ah in ay inantii igu tiri inan isoo doontayy o arooskii wuu dhawyahay Qalpi jab wlhy halkaan fadhiistay markay arinkaa ii sheegtayy Malin iyo habeen baan fadhiyay 😭 Kadib maalinkaa laga bilaabo wxaa bartayy balwad iyo Wx ka xun aan is oran jirayy isku ilawsii iyada Lkn ilaabi waayay iyada darteed balwad u bartayy aan is oranjiraý ku ilaw iyadana sidii lagu guursadayy 💔 10sano kadib igaga soo horbaxday meel Kadib imay garaneyn anna markay ilaa halkaa sooo socotay baa gartayy Lkn ilamay hadlin wxaa islahaa inay ku garato bal eeg lkn way i dhaaftayy lkn Anaa markay i dhaaftayy magaceeda ku dhawaaqayy Kadib way soo jeesatayy Oo shock ay dhaqaaqi waydayy Ay igu tiri Wll 😢 intaa isiri yaanaad mar kle noloshii murugada lhyd haku noqon intaa mdaxa gacanta saaray ka sii jeestayy isoo jeedisay iwrn bay tiri Waa is dhaafiyay 😭 Kadib iska tagtay Ana waa ooyay Jcl dartii End Storry 💔😭👸🌏

    • @AbdulahiCk
      @AbdulahiCk ปีที่แล้ว +3

      Zxp ax wa xnun💔🥺

    • @ahlaammohamed3403
      @ahlaammohamed3403 ปีที่แล้ว +2

      Sorry abowe noloshada qaf darti ha uba binin please 😢

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 11 หลายเดือนก่อน

      Qisadan kale ihaysata😢

    • @CumarimaanCumar
      @CumarimaanCumar 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Zxpo alle haku boga dhayoh😢

  • @Rayan12zcol
    @Rayan12zcol 10 หลายเดือนก่อน +34

    Waxaan dhagesanaye 14:5 duhurnimo
    Runtii waxaan dareemaya jecel badan oon uqabo hudeifa waa wiil aan iska baranay tiktok live 13 October saxada 4:59 habeenimo runtii isma laheen sidaan dhanbaada u jecelanaysaa lkn waydhacday waana jecelahay runtii dacad waan u ahay isaga sidokale waa I dacad waxaan rajeena sanado badan inaan wada joogno wax nakala fogeeya allah nama tuso l love you hudeifa hayga 🤴❤️‍🔥🦋

    • @rowdoabdikarim
      @rowdoabdikarim 10 หลายเดือนก่อน +2

      Inshallah abaayo❤😢

    • @YuusufCabdishakuur-lz2hv
      @YuusufCabdishakuur-lz2hv 9 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo macan waxaa lagalay 2024 ee wiilkii ma isla socotaan❤

    • @YuusufCabdishakuur-lz2hv
      @YuusufCabdishakuur-lz2hv 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waan ku sugaya❤

    • @Rayan12zcol
      @Rayan12zcol 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@YuusufCabdishakuur-lz2hvhaa abowe waan wada socona wali 😫

    • @Rayan12zcol
      @Rayan12zcol 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@rowdoabdikarimi.a abaayo ❤

  • @Mustafefaysalmaxmed
    @Mustafefaysalmaxmed 7 หลายเดือนก่อน +11

    13 jir buu jacayl igu heley ilaa imkoo aan ahy 19 waan la daala dhacya, Kuwi hore ilaaway iygoo i dhaawacay tan aan la socdna waan jecelhy inaan ku guulysto jacylkeeda ayaan rajeenya, ano kligey ah baan heestan dhagysnya habeen ramadan thy 4 14/3/2024 hadan jacylkeedas ku guuleysan waayo oo uu waayuhu inka geeyo wligey jacayl danbe gali maayo rajdi u danbeysey weeye gabdhaasi🥺❤

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 6 หลายเดือนก่อน +1

      Legend nolosha waa nucyo badab thy kula mid ban ahay 10 sano amo jira buu I galay bahal ka hadana 20 ban jira marar badan o qlbiga layga jabiyay ugu danbayn mid dajiso ah bu calafku I kenay wliga ha niya jabin❤

  • @Khaalidcabdi-i1p
    @Khaalidcabdi-i1p 9 หลายเดือนก่อน +24

    Bilowga sanadka 2024 1/14 maalin axad ah ayaan dhageysanayaa hestaan miraha mcaan leh boqoradii aan aduunka ugu jeclaa nimco jacfar oo aan mudo 2 isbuuc burburka xiriirkeena laga joogo ayaan aad ugu xiisay i.n hadaan nolnahay 2027 usolabanaa qoralkaan anagoo gulaysanay iskuna soolabanay aad baan ujeclhay iyada😢😢

  • @sihaamjano6968
    @sihaamjano6968 11 หลายเดือนก่อน +104

    Heestan waxay igu ledahay xasuus hben habenada ka mida ayaa wiil aan jecla o la oran jirey mohamed💔 anagon is araag aan rabnay inan is aragno ayaa safar uso baxay 2sano anagon is arag madama aan kala fogayn aad ayan uga murugoday safrka waxana so aday xfda saxibtay Suleekha ani iyo sxbtay mudan wan ushegay niyaday idajiyen anoo ilmaynaya qadayey melan cidi jogin ban anigu murugonaya😢kadib wilkii wa safray bilo kadib wan kala harnay isagoo xirirkena dhawacay alx hada waka ronhy xanunka jacaylka kaas aan la nola mudo🤌💔hada saxibaday suleekha wa la gursaday wayna safartay wana kala foganay sxb waku xusi dono wana ku xisey❤mudan hada wan isla jogna sxibaday marlabad ayaan so boqday heestan aad bana ujeclhy dadka dacada u ah jacaylka markasta dhawaca way ufududyihin wana la dhawaca nolol qurux badan rajayn xasuus bana uqortay qoralkan......7/11/2023 17:23 galabnimo💜 wana so laban anoo jacayl iyo nolol fcn haystaa🙌

    • @todayisyourday7348
      @todayisyourday7348 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wlshy😢💔

    • @NaciimaFaysal-l9n
      @NaciimaFaysal-l9n 9 หลายเดือนก่อน +2

      😢

    • @Rayan12zcol
      @Rayan12zcol 8 หลายเดือนก่อน +4

      anigano sidaada camal ahay anigoon arkin isga safra wuxuuna iga aaday south africa 🇿🇦 wuxuuna ku jira xalado adag waxaan allah ka baryaa mar walba inuu nolosha u fududeyo waayo waan jecelahay mana rabo inuu dhib iga so gaaro🥺😫

    • @schoolschool9613
      @schoolschool9613 6 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry naf walbo daacad eh ayaa la dhaawacaa a😢

    • @FaadumoAhmed-jn4hi
      @FaadumoAhmed-jn4hi 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @dixonsimwanza5233
    @dixonsimwanza5233 5 หลายเดือนก่อน +23

    Am a Zambian and every day I listen to this song even though I don't understand Somali language, this song reminds me of a Somalian Mr Yasin who helped me get the job and my life changed😭😭😭 I pray that Allah always bless him and his family in everything they will be doing ...... (MARSHA ALLAH) GOD IS GREAT.

    • @hodanhashi6096
      @hodanhashi6096 หลายเดือนก่อน +2

      The way you appreciate that person shows that you’re an incredible human being. Good luck with your future and more success ❤

    • @SANCADCOMPANY
      @SANCADCOMPANY 7 วันที่ผ่านมา +1

      thanks sanbian

  • @palcadehofficial8357
    @palcadehofficial8357 4 ปีที่แล้ว +44

    2020 inta daawanaysa liketa hayla dhaafina

  • @Kinglamella90
    @Kinglamella90 9 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan waxa Dhagesanaya Hawen Talado 30/1/2024 😮Bahja👸 waxad tahay muriyado Meel Aan Cidlo joogin Baa Anigi Murugonayaa Heestan waxa dhagesanowa anigo kunol jasiirada moyotte wax jeclahay aniga france jogo kusolapto🔥✌️
    Waxa oo klejeclhay aniga Lajoogo ina kusolaapto izha allaH😍❤️

  • @maxamedmohaan123
    @maxamedmohaan123 7 หลายเดือนก่อน +23

    Waxan dhagaysnaya waqti nolosha aduunka oo dhan ay iska so kay xidhay. Aanan haysan wax furad iyo bidhaan ah toona 😢
    Balse waan faraxsanhay sababtuna waa inaan aaminsanahay alle waxna ku siin kara kaama qaadi kara
    Alx calaa kulli xaal 🤲🤲🤲🤲

    • @hodanapdirashiid7525
      @hodanapdirashiid7525 4 หลายเดือนก่อน +1

      Alle Haku sakhiro Arimaha wll🤲

    • @AxmednuurReermagaal
      @AxmednuurReermagaal 3 หลายเดือนก่อน

      Masha waxa tahay qof Alle Aminsan
      Sabir wllo wad ka baxaysaa

    • @HoodoGuure
      @HoodoGuure 2 หลายเดือนก่อน

      M A

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 5 วันที่ผ่านมา

      Todoba bilood kadib xaalkaagu waa noocma taliye aduunku ma isfurfuray mise wali sidiibu utaaganyay

  • @SuldaanMaxamuud-dk7up
    @SuldaanMaxamuud-dk7up 3 หลายเดือนก่อน +33

    Heestan waxaan dhagaysanaya anoo qoftaan jeclaa idhahday qofkalan is jecelnay oo i arosaya marka iga rali noqo🥺😭💔 hada iga dambeyso like saar wll😊😢❤❤

  • @saacidmaxamuud500
    @saacidmaxamuud500 7 หลายเดือนก่อน +10

    Waxan daremayaa qof walba heestaan dhageysanyo inuu aad u jecel yahy qof kuu jeclaa hadaad iga danbeyso like 👍 dhag ku sii boqoradeyda iqlaas cudoon aad baan u jecalhy😢😢

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 5 ปีที่แล้ว +41

    Adoo meel dheer ku qanan
    Inaad joogto moodayaa😭
    Muhmal inta lay sawiroo
    Marnaba adigoon dhawayn
    Hareeraha milicicaa🗣
    Mahamedow aawadaa
    Muxubadaan qabaa
    Anigu muraaqoonayaa😢

  • @bellaofficial659
    @bellaofficial659 4 ปีที่แล้ว +68

    2020 like ta dhac iku siiya jcyl baa u dhagesanayaa wlhi 😢😍

    • @mariyaabdiwagas2170
      @mariyaabdiwagas2170 ปีที่แล้ว

      Ilhy qofka jeceshahay haku siiyo

    • @somvideo-k3u
      @somvideo-k3u 2 หลายเดือนก่อน

      Bilow single nimadi ma ka baxday 4 sano kadib 😀

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 ปีที่แล้ว +22

    Hada wxa jacyl aha ma lihi lkn lacala hada yeesho in ana dip uso boqda rapa😍🥰

  • @nacimasharaf5190
    @nacimasharaf5190 7 ปีที่แล้ว +25

    Maxan Cidlo Kali Hamiyayoo muuqaal Riyo Ku arkaayo masalo jacaylaan dhaxmaray 😍😍

  • @quenmaria
    @quenmaria ปีที่แล้ว +16

    Hestan aad ayaa ujeclahay❤ markasta waxa dhagaysna anago isla jogna suldankayga❤adunka maxa ka qurux badan inad hesho qof aad agtisa naxaris ka hesho😢 cawa waxan dhagaysanaya anigo kaligay ah balse malinta danbe waxan ku dhagaysan wada jir ❤😢😢😢♏️ ❤x 🫶c👨‍❤️‍👨 y❤

  • @mohamedcabdullaahi5537
    @mohamedcabdullaahi5537 3 ปีที่แล้ว +117

    Caruurta i daawan doona sannadka 2050ka waxaa laga yaabaa in heestaani hadda idin soo gaartay laakiin BK wuxuu ahaa xilligaan fanaanka ugu codka macaan 11 June 2021 - xilligaan waa Sheekh 😄

    • @osmanhassan20
      @osmanhassan20 2 ปีที่แล้ว +6

      Taariikhda ku xuseyso 2050 marki la gaaro bro😂😂😂😂

    • @joaocancelo.172
      @joaocancelo.172 2 ปีที่แล้ว

      KKK TARIIKH AN LA ILOWI DONIN

    • @ruuxaani6868
      @ruuxaani6868 2 ปีที่แล้ว +9

      Ilaahay hayna gaadhsiiyo xilligaa. Waan tamanniyay in ammintaas Eebbe na gu simo weli soddonkii horaanu nahee, haddii aannu galbannona noosoo duceeya walaalayaal idinkana jiilasha danbe haydiin soo duceeyeene.

    • @balqiisabdiahmancali2245
      @balqiisabdiahmancali2245 2 ปีที่แล้ว +5

      2050 carurta qarami waxay udhagay sanayan socdal io sharmo boy 😂😂😂😂😂

    • @barwakomustafa8277
      @barwakomustafa8277 2 ปีที่แล้ว +2

      Balqiis😂run

  • @xamseshiine9017
    @xamseshiine9017 2 ปีที่แล้ว +25

    Muxuu jecylku micno lahaa👑
    Erayo iyo udhaah maanka deeqda
    La isdhaafsan jiro jawi jacayal la qadan jiry
    💔👀🤦‍♂️😿

  • @Yahyecabdiqaadir
    @Yahyecabdiqaadir 8 หลายเดือนก่อน +47

    HeeataN waxan dhaGeystaa markan boqordayda aan jeclahay aan kaLa Xanaaqo hada dhul iga fog ayay ku sugantahay waxan rabaa matkan kulmayno inan xasuus ahan utuso ilaahay nabad ha inagu kulmiyo aadban ku jecelhay Qaali 26/02/2024 12:00 habenimo adaan ku sugaya qaali😢😊❤
    Hadad qoraalkaygan so booqatay like dhac kusii😊

    • @NasteexoAadan-b8w
      @NasteexoAadan-b8w 7 หลายเดือนก่อน +3

      Qalbi ❤😢

    • @user009-y8t
      @user009-y8t 4 หลายเดือนก่อน +2

      Mahirgashey riyadeyan 😂

    • @NajmoDahir-ix4xi
      @NajmoDahir-ix4xi หลายเดือนก่อน

      Makulanteen😂

  • @kamaalhussainahmed365
    @kamaalhussainahmed365 8 หลายเดือนก่อน +5

    Midhisho Waa beer ku Tala Sanaag❤😢

    • @axmediid9149
      @axmediid9149 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waad mahadsantay wllo maanta oo dhan ayaan ereyga midhisho fahmi la, lkn hadda waan fahmay thanks 👍💯

  • @HECNOCK10
    @HECNOCK10 2 หลายเดือนก่อน +5

    Meesha jijiga somali galbed isniin 26/8/2024 4:11 PM 4 bilood kahor ayan qoftaan jeclaa kala tagnay ilaa hadana xusuusteedi qalbigey Holcisaa. I.a Ilaahay qof walbe qofkuu jecelyahy ha siiyo❤

  • @Tuuneey.yriseyy4545
    @Tuuneey.yriseyy4545 2 หลายเดือนก่อน +5

    Caruurta qaraami ahaan udhageysan doonta waan salama qoralkan waxan qoray 25 August 2024😂

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +26

    waku faraxsnhyyy in noqdo qofkii.3.big salm Zack films❤⤴

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +4

      Ibraahim; Salute my friend! Noolow

  • @HamseOzilOzil
    @HamseOzilOzil 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waxn Bartay 2021 Saacadu Markay Ahaad 12:36 Magacdu Waa Ayaan Axmed Yusuuf Daacadna waan Uu Jaclahay inaantas Maanta Oo Aan Soo Qoryo Qoraaal Kan Waa 30/4/2024 Saacda 11:00 Hbnimo Illhay Ka Naga Dhigo Kuwii Nolsha Ku Midooba 😢😢❤️

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan markay soo baxday aroos hargiesa baanu kaga ciyaarnay 2016 aduunyo !

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 7 หลายเดือนก่อน +5

    Hala yaa Hala Bk still watching 2024 Waan hubaa heestan aadka umiraha macn ee dareenka gaarka wadata 😢😢hadaad iga dambeyso i.a qoralkan waxn uso laban dona 2030 like isaar wll 😢😢❤❤

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___136 ปีที่แล้ว +94

    Bilawga 2023 ayaan dhagesanaya heestan erayada macaan leh wxn rabaa inaan qoraalkan dib uso booqdo hadaan noolado 2040 😁❤

    • @xamsecumar4368
      @xamsecumar4368 ปีที่แล้ว +3

      Aniguna maanta ayaan dhagaysanayaa 16/12/2022

    • @najaxbaashe8546
      @najaxbaashe8546 ปีที่แล้ว +3

      Anigana 21/12/2022 malinku wa arbaca 1:45pm 🤣

    • @isramaxamuud7816
      @isramaxamuud7816 ปีที่แล้ว +3

      Anina 21 January 2023 9:42 ayaan dhagaysanaya 😌❤

    • @jumcaalejanaale948
      @jumcaalejanaale948 ปีที่แล้ว +3

      1:50

    • @AhmeTt___136
      @AhmeTt___136 ปีที่แล้ว +3

      @@jumcaalejanaale948 3:10

  • @CabdiFarxaan77
    @CabdiFarxaan77 หลายเดือนก่อน +4

    Marwaa Nafta loo huraayoo❤🫂 (Asia jama mcnto Allah haykaa daayo waaku jeclahy😢)

  • @aniitaabdulahi7380
    @aniitaabdulahi7380 ปีที่แล้ว +11

    Dhamdkii sandka 4/12/2021 😢ninkeyga. Safar eh isla dhageysan jirnay Aniga wili curadkeygi xaalimo eh Alx hada wiil yar jecel ku dhashay no joogo wili Ma kulmin wili sidii ban ugala maqanhy wanku xiisay jecelkeygi hestan xasusu ahan udhagestaa ✈️mrku so labto raba inan tuso qorlka siyaa xasusu qurx bdn nogu noqoto 😢ilhey wqti dhaw ka dhig😰🥹
    Ismoogi intaan ukacoo
    Meel aan cidi joogin baan
    Muuqaaga ka radiyaa ❤
    Sayidoo aawadaa
    Muxubadan kuu qabaa
    Anigu muraaqoonayaa 🫂✊🏼🥺

  • @partoftheworldspopulation4022
    @partoftheworldspopulation4022 2 หลายเดือนก่อน +5

    Subax waxay hestani ibaxaysa aan kuuli kujirno anigiyo nin aan sHb nahay izku magac nahayna inanka 2 naasir baanu nahay cajiib waaye like ta hala dhafina kolay ado jiifa akhrinaysa qoralkane😂😢

  • @rookiifaatu1933
    @rookiifaatu1933 2 ปีที่แล้ว +20

    Still Wan dhagaysanayaa aniga iyo xaaskayga habeen saq dhexe ah roobna da.ayo🥺♥️😘

    • @ilhaanaxmad932
      @ilhaanaxmad932 ปีที่แล้ว +1

      Omg ilhay haniskin daayo 🥺🥺

  • @cabdalesidiiq8034
    @cabdalesidiiq8034 5 ปีที่แล้ว +19

    IsMogi intan ukaco mEeL an cidi joginban muqGa ka radiya😭😭😭
    2019?

    • @ducoqabe5221
      @ducoqabe5221 4 ปีที่แล้ว

      Mr. Cabdalle ana mantan dawanaya saxib.

  • @zackmoe2880
    @zackmoe2880 7 ปีที่แล้ว +21

    Maankayga Waxa Ku Mudan
    Aan Maalno Jacaylka Oo
    Mugdigii Aan Ka Soo Baxne. ❤️❤️ ❤️❤️

  • @munakhadan482
    @munakhadan482 ปีที่แล้ว +10

    Moh'ed Awadaa muxubadan kuu qabaa anigu muraqoonaya Friday 9 jun 2023 3:30 pm waku jecelahay mohomed sacad walba second walba malin walba iyo sanad walba intaan noolahay wanan ku jeclaan dooNa 😢❤

  • @mohamedabdalla4079
    @mohamedabdalla4079 6 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan aad ayaan ujecelhy aniga mohamed la idhahaa hda wxan jecelahy gabr waliba wxan ujeclhy si waaali ah ❤marwalba ay iga xnaaqdo wan dhagysta
    Anfac hdii an aad fariintan aragto wllhi wxan ku jeclhy si xad dhaaf ah daqiiqad walba saacad walba malin walba asbuuc walba bil walba sanad walba wan ku jeclhy noloshyda ❣️ 💖 😢
    2/4/2024❤

  • @sumayamohamed5411
    @sumayamohamed5411 ปีที่แล้ว +13

    Hestan waxn bartaY 2023 malintii an abaHay mcn wayey waliba markaY gabadhu dhahaayso maxamadow awaDa abahy mcn mahamed la dhaHa 😢😢😢wlHi wan oYa markan maqlaBa mnta so radsadaY 😭😭😭😭
    Isma oGi intaan ukaCoo melaan cidi joGin baa buqaGa ka radiYaa aBo mcn miss you wlHi😭😭😭😭😭😭😭🤦‍♀️

    • @apdirahmanapdirazak
      @apdirahmanapdirazak ปีที่แล้ว

      Ilaahy ha unaxariisto ape 🤲

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 ปีที่แล้ว

      Ax😢😢😢 hadda qoralkaga arkay huno waxad so qorty 4bilood ka hor hbbty allle ha idinku kulmiyo janadiii mcny u duceee

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 2 หลายเดือนก่อน

      Aabe iLahay ha unaxariisto adigana ilahay qalbiga haku qabojiyo byo😢

  • @MohamedSahane
    @MohamedSahane 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wali Waan La Ahay Gabadh Dacada wana Sugaya wali Taybing 2024 waxana Uu Iman Dona Massage ka 2030😢😢

    • @ShukriibraahimDaahir
      @ShukriibraahimDaahir 3 วันที่ผ่านมา

      😭sida qof daacad lagu helo way adagtahay wlh😢

  • @bahjaqueen5694
    @bahjaqueen5694 7 ปีที่แล้ว +24

    ismoogi intan ukaco Meel aan cidi jogin ba muqaga ka radiya nice hees wlhi

  • @Mr.jack3209
    @Mr.jack3209 ปีที่แล้ว +9

    Heestan wiil a is jeclen wada dhageesn jirne hdna wuu iga tagy mr wlpa waa imada wana dhageesta ma ilaawi dono 🥲💔

  • @inantiiahmed246
    @inantiiahmed246 7 ปีที่แล้ว +16

    hhhh ma maskaxdydad ku jirty my song weyn❤thank u so much zack

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +4

      Don't mention it huunno +inantii ahmed

  • @ogaasoAbdirahman
    @ogaasoAbdirahman 3 หลายเดือนก่อน +2

    2/7/2023 ayaan wilka jcla xirirki ujaray kadib markii an kadaremay isla meresi 😢hatana wa 17/7/2024 ilaa hadana qlbiga Kama baxo xasusihisa 😢😢 waxan rajeyna inan qoralkan dib uarki dono ano reer leh kuna faraxsan 😭

  • @zuldankhadaraydiid5563
    @zuldankhadaraydiid5563 ปีที่แล้ว +20

    Waxad dhagaystay 2023 3 11 salaasa waxaad rabtaa in arko qoraalka wakhti badan ka Dib insha allah ❤❤

  • @thewarrior390-p1b
    @thewarrior390-p1b 7 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan waxaan dhagaysanayaa 02/03/2024 wana habeen sabti ah oo Axad so galayso sacaduna waa 22:53 anoo magaalada Hargeysa joga waliba si dareen leh, inshaALLAH 2025 waxaan rajaynayaa anoo guulaystay oo nolosha heer kaa gadhay inaan halkan dib usoo bogdo.🤲🏼😭😭❤❤

    • @cabdicasiismuxumed2805
      @cabdicasiismuxumed2805 7 หลายเดือนก่อน

      Insha Allh Zxb ana cawn dhagysanayaye hesa zxb ilahy ba khyr inogadhigaya Zxb ilahy hakugadhsiyo zxb anna iso duceyo Zxb waliba wy nu is arkidona Zxb ❤

  • @zidiikabdirahmaan1199
    @zidiikabdirahmaan1199 ปีที่แล้ว +7

    Bilowga sanadkan dhagaysanayah arbaca 25/01/2023 waxan ku rajo wayny inan kuso noqdo 2025 hadan noolaado🥹hadaana iigu danbayn doonta🙌🙌

  • @najiibmohamedaden8917
    @najiibmohamedaden8917 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxan dhagayasana 27--ogs/2024 anigoo qofkaan jeclaa go,aan ka qaatay markii aan arkay inuu iga sii jeedo 😢

  • @hibojemis8038
    @hibojemis8038 7 ปีที่แล้ว +13

    heestan kamaba daalo ilahay amarkii labada hobol aad ayaan utaageeraaa wlh wanidinsalamay mohamed saciid bk iyo wariye marna fananadeena nimco dagan we love u

  • @AnasSaitahmed
    @AnasSaitahmed 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nimco waxas Tahay muriaydoo
    Meel cidi joginba Baa
    Anigu murugonayaa❤😢

    • @AnasSaitahmed
      @AnasSaitahmed 7 หลายเดือนก่อน +1

      Miss you 😢❤

  • @mabdihakim056
    @mabdihakim056 4 ปีที่แล้ว +10

    2018 anigu badiya joga oo ucana baxaY ba waxn ulugeYaY tulo nodhawaYd waxnku xasusta markan tulada kaso noqdaY ani wiil an Walalo nahY ba heesta sodaranaY habeenka guran kunim wakhti xasuus igu leh bu ah❣

  • @Mutaseyyy
    @Mutaseyyy 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan xasuus garay bay igu ledahayy runti malin dhan baan ano safara dhagaysanayay ila bilowgi safarka ila dhamadkii waxan jeclaa wiil mohamed la dhihi jiray jaclkenu wuxu bilabmay 2020 /1/12 wurnti wiilkas wuxu aha qofki ugu horerayay an an jeclado balse nasiib daro malinta an heesta aan safarka ku dhagaysanayay 2 weaks kadib buu geriyoday 6/7/2021 black day rabi hawnaxaristo 😢❤

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 ปีที่แล้ว +29

    inaba caadi mahan heestan ❤😍

  • @Sacdiyohassanapdi
    @Sacdiyohassanapdi 10 หลายเดือนก่อน +4

    Midh layl dadku seexdayo Murugiyo roop dayo paa anigu murugada jeceylee ismoog intaan u kacoo meel aan cidi joogin paan muuqagaa ka raadiyaa mahamedow awadaa muxuupadan ku qapaa anigu muraaqoneyaaa😭💔
    Waxu iga tagay 2/4/2022 ala jeceylow maxad wecel u noqontay hadii aad apo lahaan lahayd dadka qeer madan xanunjina lahan 💔😭💔💔
    7/12/2023 marka arka dono anigo faraxad la ilmayni dono 💔😭 qofka kle ka rapa mahamett dacad i ah oo walpi sida u jclhya i jaceyl 😭allah adun wyo wad i tus karta🤲😭wan ku jclhya mahamed 😭😭

  • @simranlucky9336
    @simranlucky9336 4 ปีที่แล้ว +11

    Meel aan cidii jogin baan muqaga ka raadiya😢 2k17 to 2k19 yaa dhgeysanaya☝🏼

  • @burhanmohamud322
    @burhanmohamud322 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maxan cidla kali hamiyayoo
    Muuqaal riyo kuu arkaayoo
    Masalo jacayl dhex maray😢😢

  • @Nimcouser-hn1et1gn9c
    @Nimcouser-hn1et1gn9c 9 หลายเดือนก่อน +3

    Bilowga sanadka 2024 1/21 maalin axad ah ayan dhageysanayaa heestan miraha mcaan leh aniga oo aad iyo aad ugu xisayyaay suldankaygi mohamet abdirahman oo aan hada kala fognahay 6:30pm❤

  • @LiibandaherMohmud
    @LiibandaherMohmud หลายเดือนก่อน +1

    Qisadeyda oo kopan wxay aheed 2019 waxan is baranay gabar qurux iyo ixtiramba leh horteed iyo gadashedaba qof ma jeclan wuxuu waqtiga socdaba habeen anagoo wada hadleyno ayay igu tiri mustaqpalka waxan jeclahy inan guursado nin qurpa joog ah anigana waxan ahay arday jamacad waxan dhigan jiray jamacada simad balse wixi qornaa ayaa dhacay haben xili danbe anigoo cashar doyarinayo ayuu aabe isoo galay markas ayoo igu dhahay m.a qof waxbarshada jecel ayaa thy isku diyari waxbarasho dibada ah waa marki igu horeysay aan maqly dibada wligeye isman dhihin dibada ayad adeysaa 2bil kadip visha Turkey ayaa isoo baxay wxan go aan saday in aan suprise uga dhigo bixitankeyga oo an hadiyad siiyo madam aan jeclay diyarada waxan ku qornay arbaco axad ayaan balaamiyay anigoo is leh u sheeg in aad baxeyso hadiyadana sii naziib Wang wey i ganbisay buuq kadip waxey i tiri talado aay ku imanaa waxaan dhahy hye madama aan jeclay markle teelka ayay iga qaban weyday anigoo tagn meshii aan ku balany Malintii xigty waan safray iyadoo ogeen marar badan ayay isoo wacday ana kama qaban 2022 waxan u baxy tahrip isku day badan kadip turkey waa leyga soo tarxilay tarxilkeyga familkeyga kaliya ayaa ogaa 3 bil kadip Ruushka ayaan aday halkas ayan safarkeygii ka bilay rafaad dheer ka dhip Alhamdulilah manta waxaan jogaaa dalka Austria anigoo is leh ka wardoon sumayo oo ah gbadhii aan jeclay wxaa lambarkeda weydiyay wiil ey isku fasal ahayeen mise aan aniga zaxiipo aheen waxan ka sugaye lambarkeda balse waxoo isoo diray iyadoo taash xiran waan amini wayay wana ilmeyay woxoo igu dhahay zxp iska ilaaw qofkas ala aroosay heestan ayaan ku soo xasustay marar badan ayaan isla dhageysanay sumayo maanta waa marfo ilahey ha isku barakeyo iyada iyo ninkeda anigana ilahey meshii fcn ha igeeyo hadad aqrisay like ta haila dhafin nasiip wacan ayaan idin leyahy
    Day: Saturday
    Date:14-9-2024
    Time :12:49
    Goopta Vienna Austria

  • @ozaammohamet6601
    @ozaammohamet6601 6 ปีที่แล้ว +13

    Nincooy degeneeeY aawada
    Muxubadan kuu qabaa
    Anigu muraaqonaya❤️

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 4 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxan dhagaysanaya Malin Talada O aror ah sacadu wa 9:54 Wa malinkii sadaxad e ciida Carafo Tariikhdu 18/6/2024 Mahamed wan jeclahay lkn u izka kay idho tirah Markan u shegana Wan o gahay ayuu i dhaha wax walba Maxan cidlo kali hamiyay Rabiyow Khayr igu dhame😭💔🤲

  • @ristolike2769
    @ristolike2769 4 ปีที่แล้ว +9

    ❤️Hargeisa😍 oo hogol haysoo 😍madheedhkiyo 😍ubaxau muuqdoo😍 midhaha xubo daad sidaan😍

  • @NastexoAli-x3u
    @NastexoAli-x3u 12 วันที่ผ่านมา +1

    Hestan Waxan kadhagaysanaya America Waana Duhur Sacaduna Waa 3:43 kii Sanadkuna Waa 13/10/2024😭💔

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +11

    Hees dagan👌😍🤣🤣🤣laysma xistiye cod kala saaray ayaa aad umaaacan

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 9 หลายเดือนก่อน +2

    Galab sapti ah taariikhdu waa( 2024\1\13) exam ayaan diyarinaya saas aytahayna jaceyl ima haayo waan jeclahay heesaha jaceylka ah jaceyl badan waan ku guuldarestay hadana diyr uma ihi inaan jilo calaf mooye insha allah❤🙋🏽‍♀️nii jeclahay somaliyey 🇸🇴

  • @satnimabdi1703
    @satnimabdi1703 7 ปีที่แล้ว +63

    maankayga waxa ku mudan
    aan maalno jacaylka oo
    mugdigii aan kaso baxnee❤😍

    • @sharmarkeabdi9107
      @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว

      Nimo Abdikriim Ma Nimco Degan baa qofkaaasi?

    • @satnimabdi1703
      @satnimabdi1703 7 ปีที่แล้ว

      Sharmarke Abdi Nimo Degan weeye huuno qofka la qaadeysa

    • @sharmarkeabdi9107
      @sharmarkeabdi9107 7 ปีที่แล้ว

      Nimo Abdikriim Aad baan kuu salaamay walaal

    • @satnimabdi1703
      @satnimabdi1703 7 ปีที่แล้ว +4

      Sharmarke Abdi allah yaslimk hno

    • @fayowfayow7525
      @fayowfayow7525 7 ปีที่แล้ว +5

      Nimo Abdikrnb

  • @NasraAbdi-l1t
    @NasraAbdi-l1t 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hestaan wiil maxamed la dhaha uqadi jiray hada awey wakala harney waxan wa adun😢💔

  • @Bedri174
    @Bedri174 5 หลายเดือนก่อน +4

    Waan kusoo laaban doona I.a Waxaan dhagaysanayaa 25/5/2024 Habeen Axada 23:20

    • @Eniza78
      @Eniza78 5 หลายเดือนก่อน +1

      Isku mid😂

    • @Bedri174
      @Bedri174 5 หลายเดือนก่อน

      @@Eniza78somaha ❤😂

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dib bay ii-calisay heestan Hargiesa 2015 maalmihi naruurada aduunyo !

  • @samsamsaleh5222
    @samsamsaleh5222 7 ปีที่แล้ว +20

    aan maalno jcylka o mugdigii an kasoo baxno markuu leeyahay waa hadal qoto dheer mugdigii yacni dhudhumashada shukaansiga ayn ka baxno o ayn is guursano caadi maaha

    • @Asli256
      @Asli256 7 ปีที่แล้ว +4

      Samsam Saleh xariifad aya tahy wad ii macnaysayba hhhhh

    • @samsamsaleh5222
      @samsamsaleh5222 7 ปีที่แล้ว +4

      Hafsa Qaali saw maaha xbbti mahadsanid igu dhedee waaku sidee ilayn Macalimad ban ahee 😂😂

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว +1

      Lovely smile, 😍

  • @ayaanqaasinxasan
    @ayaanqaasinxasan 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamedoww Aawadaa Muxubadaan kuu qabaa anigu muraaqoonayaa miss You more NoloSheydi Maxamed Cabdi Xasan 😭❤️🤴🏻🫶🏽

  • @ayaanmohamed6992
    @ayaanmohamed6992 7 ปีที่แล้ว +12

    wll heesta maxamed bk iyo saharo ileys macanow mahersigena iyado lyrics so gali plz😍😍

  • @MucaadAbdikariim
    @MucaadAbdikariim 28 วันที่ผ่านมา +2

    Heestan waxaan dhageesanayaa 27/sep /9/2024 1:40 waa hees aad umacaan miraheeda iyo laxankeedaba ilaahow qofka aan jeclahay calaf igu dar aniga iyo intii ilamidba iskugu dar calaf ayagana kuwa isjecela markuu bk yiri _marwaa nafta loo huraa martaa cuudka loo godlaayee mirbaa hooy laga galla kadipna ay tiri nimco dareen _midh-layl dadku seexdayoo _mugdiyoo roob da' ay baa anigu muragada jaceyl ❤😢 🥹||

  • @Mohamett.
    @Mohamett. ปีที่แล้ว +18

    Still my fvvv song😭😭

  • @1985naninuune
    @1985naninuune 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan markii u horeyseyn een dhageystey 2014 anoo mixiis ahaa aroos igu qaaliya, rabbi ayaa mhdle kasoo hanooniyey wllken mxmed wllsheena sidoo ke ayaan alle uga baryeynaa

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 ปีที่แล้ว +4

    Best song bk
    17/10/2023
    Insha allah waqti ka dip hdii la noolado wan ku soo laaban anigo noloshyda wax badan ka badelay💯

  • @sundusmaxamedsundus2007
    @sundusmaxamedsundus2007 2 ปีที่แล้ว +6

    Nolosha wxay ibarti jecelka wuxu yhy hada neh wxay ibarti xanuunkisa 🥺nolosha hadi la dhihi laha dib halo celiyo wlhi barashidisa aya ka saari laha 🥺😭💔jecelka wa xnun wlhi

  • @Misssugeyso1111
    @Misssugeyso1111 ปีที่แล้ว +7

    Halkaan wxn ka salmaya jcylkeyga maxamed ahmed abdi
    Wxn iska baraney social media gaar ahaan whstpp wxna aheen zxbo mudo dhowr bilood ah
    Hdana wxnu nhy dad u ka dhexeeeyo xiriir jcyl oo wliba ad u bxd weyn
    Jcylkaan u qabo saaid bu igu bdn yhy
    Clf hada geesi thy isi maxamed
    😭😭 😪❤🙏

    • @UmaSumaya
      @UmaSumaya 10 หลายเดือนก่อน

      Wanku sugaya mohamett kuqoro mesha aad abdifatax kuqortay😢❤

    • @Misssugeyso1111
      @Misssugeyso1111 10 หลายเดือนก่อน

      Byo wa isku mid labada mgc isaga leh lkin maxamed uma badna hestana isaga oola jeda😢❤​@@UmaSumaya

    • @UmaSumaya
      @UmaSumaya 10 หลายเดือนก่อน

      @@Misssugeyso1111 haye abayo qali sorry ♥️👸

  • @hamseabdikariim7670
    @hamseabdikariim7670 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta ugu macaan ee mirqaan la dhagaysto hestan waxay ixasusinaysaa jawigii iyo farxadii aan la qaatay sxpday jigjiga jooga oo wakhtigu nakala fogeyay 😢😢 Insha allah mar kale waan dhagaysan doonaa miiimi maqaamiya jigjiga unba is garan

  • @abdimalikgaaz96
    @abdimalikgaaz96 7 ปีที่แล้ว +8

    Meel Aan Cidi Joogin Baan
    Aniguh Murugoonaya❤
    Xusuustii Waayo-Waayo 2014

  • @iqroladan3950
    @iqroladan3950 ปีที่แล้ว +3

    Aniga qofkasto on jeclada dhawac ayu iga taga sababtana ma aqnii😢😢😢 lkin xalada an hada kujiiro weligey maso mariin

  • @sacdiyacabdirashiid3128
    @sacdiyacabdirashiid3128 ปีที่แล้ว +3

    illaahay calaf ha igu daro My love Cali mohame🤲🖤 Heestan aad ban ujeclahy🥰

  • @sabnoziyabto1946
    @sabnoziyabto1946 5 ปีที่แล้ว +6

    Maxan cidla kali hamiyayoo
    Muuqaal riyo kuu arkaayoo
    masalo jacaylaan♥
    dhex marayee .....ya dhagaysanaya 13.08.2019?

  • @qn269
    @qn269 ปีที่แล้ว +120

    Still listing this song 2023😭♥️

    • @Mohnnpro
      @Mohnnpro ปีที่แล้ว +3

      Emotional Song ❤️‍🔥✨🫰🏽

    • @ahmedcirale2015
      @ahmedcirale2015 ปีที่แล้ว

      😂kula mid❤

    • @team_Sharma_ka_sharma7
      @team_Sharma_ka_sharma7 ปีที่แล้ว

      ​@@Mohnnpro😢😢😢😢😢😢😊

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar ปีที่แล้ว

      Ani xataaa 😭😅

    • @mohamedmohani2183
      @mohamedmohani2183 11 หลายเดือนก่อน

      Waliba Bishii 06/11/2023 😢

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 6 ปีที่แล้ว +6

    Munaay waxaa tahay muriyad
    Meelaan cidi joogin baan
    Anigu murugoonayaaaa
    Axsan hees xaiiqdii
    Bk king of kings
    Nimco noolaada inta bk taageerto waliba heestaan kaheshay please like ta igu qabta

  • @mohamedguudcade
    @mohamedguudcade 4 ปีที่แล้ว +3

    Zakariye Ali thanks bro.

  • @farihamaxamed129
    @farihamaxamed129 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waan dhagysta still kawarama mooji sababta udhagysanayo waayo emotion ayaan kadareema ❤😢

  • @muxyodiincabdi3839
    @muxyodiincabdi3839 7 ปีที่แล้ว +8

    Zack films thnkz INA aabo xasuus caawa igalisay 2014 ax yaa wakhti tagay

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 ปีที่แล้ว +2

      Adigaa Mudan Walaalkay

  • @barwaaqmahdi763
    @barwaaqmahdi763 4 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax heestan jecylka ayaa i xasuusisaa
    Maankayga waxaa ku mudan aan maalno jacylkiyo mugdiig an ka soo baxnow♥️💔💔💔💏💏💏💏⚘⚘⚘⚘🥰🥰💋💋🔥

  • @urfav__elsa
    @urfav__elsa ปีที่แล้ว +32

    Mahamett awada 🥲🫀❤️

    • @mohamett01
      @mohamett01 3 หลายเดือนก่อน +9

      1 year ago 😮

    • @MeymunaGerat
      @MeymunaGerat 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@mohamett01xnuun jacel illahow isahal kan jeclahay😢

    • @mohamett01
      @mohamett01 3 หลายเดือนก่อน

      @@MeymunaGerat aamin sis

    • @IlyeesCarab
      @IlyeesCarab 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@mohamett01

    • @NimcoCumar-yf6mm
      @NimcoCumar-yf6mm 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@MeymunaGerat878zzzsd😂 yrrr5rtt4

  • @maxamedbarkhadle7563
    @maxamedbarkhadle7563 3 ปีที่แล้ว +10

    Wxn lahadlaya dadka idaawan doono 2060 inuu ahaa bk borka codka 😂😂😂

  • @cadaanivlog4873
    @cadaanivlog4873 2 ปีที่แล้ว +5

    Oday bk io nimco dagan wle HARGEISA dadba isku helay wakhtiga hoyada fanka 28 July 12.1.2022 like 👍ISAR hada iga danbayso

  • @mohamedsayed5290
    @mohamedsayed5290 3 ปีที่แล้ว +9

    Hees way dhaaftay❤

    • @WaadigaCilmiga
      @WaadigaCilmiga 2 ปีที่แล้ว

      Afsomali baad walaaqday maxaan like saarnaa

  • @mustafewaayeel2040
    @mustafewaayeel2040 4 ปีที่แล้ว +6

    Murti iyo midho miisaaman dhegaystay oo dhegaystay 10 December 2019

  • @niamayusuf4200
    @niamayusuf4200 7 ปีที่แล้ว +7

    dharaaaro xusuustood 2014 thnkz sack wllo

  • @NouraSaleeba
    @NouraSaleeba 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wajira wiil an zhp nahay oo ladhaho khalida oo qof qalbi wangasn ah waxn ka badalya magaac wxn u bixiye mahamed wayo waxn wada dhagasna heestan tarikhadu waa..11/11/2023/ sacadu waa..2:30 habeenimo ❤

  • @ekimdenkel2100
    @ekimdenkel2100 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maa so qobotay heestan markale 😢ani kama dhamado 🥺😭