Barnaamijka Maxaad Aragtay? (Part 6)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มี.ค. 2021
  • เพลง

ความคิดเห็น • 345

  • @mohatupeofficial8389
    @mohatupeofficial8389 3 ปีที่แล้ว +140

    Somaliland hoyga Hal abuurka aad baan idiin jeclahay from muqdisho 🇸🇴

    • @xareed1
      @xareed1 3 ปีที่แล้ว

      sido kale zxp

    • @sucaadlove5407
      @sucaadlove5407 3 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍

    • @aaminaaxmedaadam8673
      @aaminaaxmedaadam8673 3 ปีที่แล้ว

      🤝🤗👈👀👏👍♥️

    • @Togdheer
      @Togdheer 3 ปีที่แล้ว

      Hal abuur maaha ee way soo copy gareeyen waa barmaamij aysoo xadeen

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 ปีที่แล้ว

      @@Togdheer
      Ka xunta ayad tahy wllhi ciil udhimo 😏

  • @jaamacrashiid764
    @jaamacrashiid764 3 ปีที่แล้ว +36

    1:Codka iska hagaajiyo
    2:Qofku markuu sheego anagu ma maqlaynee afka kasheeg faadumow ama markuu garanwaayaba.
    3:Barnaamijkana halmar soowada daaaya

    • @aaminaaxmedaadam8673
      @aaminaaxmedaadam8673 3 ปีที่แล้ว

      War sax ah ayaad ku hada shay ku suco baan ku leenay dacwadaada From dawadayaasha 👀👈🤗👏

  • @hamzehabane8293
    @hamzehabane8293 3 ปีที่แล้ว +246

    Isku filan ha lasoo celiyo inta leh farta taaga🙋

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 3 ปีที่แล้ว +33

    Saalax sanaag legend guul😘✅

  • @abdiqadirjubbo7555
    @abdiqadirjubbo7555 3 ปีที่แล้ว +88

    Barnaamijka Codka Naga Soo Hagaajiya Wllayaalow Oo Waliba Markay Labada Qof Wax Is Waydiinayaan Qofka Wax Ka Jawaabaya Codkiisa Si Fiican Haloo Maqlo Mahadsanidiin 🙏👍

  • @zawdaosman2011
    @zawdaosman2011 3 ปีที่แล้ว +24

    Cegaag in uu fanan yahay inta imika ugu horaysoo like isar 🙄

  • @queengalmudug2717
    @queengalmudug2717 3 ปีที่แล้ว +26

    Ali zaki iyo salax sanaag guulaa idiin rajeynaa i,a

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +14

    yusuf ceegaag ma anaa adoo nool naag kale shukaansada😂😂😂✌🖐🖐

  • @nimcanabdullahi3488
    @nimcanabdullahi3488 3 ปีที่แล้ว +17

    Team cali zaki iyo zalax sanag ban wataa guulaysta

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 ปีที่แล้ว +17

    Gobtan ka dhashey Reer somalilnad wan idin ku fana jira oo joga waligin💚⚪💓💪

    • @cumarmaxamed4998
      @cumarmaxamed4998 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa barnaamij fiican guul Somaliland

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 ปีที่แล้ว +4

    Ceegag legend waanu ku wadanaa hadaanu reer burco nhy

  • @qaaliqurux4466
    @qaaliqurux4466 3 ปีที่แล้ว +7

    Ma anaa ado nool naag kale shukaansada🤣🤣🤣🤣🤣Ani ceegaag iyo hibaq baan tagera guuleysta mar walbo

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 3 ปีที่แล้ว +6

    Fadlan barnaamijka nagu badh jarina please waa naga codsi thanks 👍👍👍🙏😎

  • @samiirasiciidciirale2231
    @samiirasiciidciirale2231 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah BarnamijkA maxad aragty wan soo dhoweynya faaduma riyad wanku salamAya

  • @yaasminabdirahman8607
    @yaasminabdirahman8607 3 ปีที่แล้ว +7

    Salah sanaag allhyahfidak bro🙏

  • @arizakyasin9501
    @arizakyasin9501 3 ปีที่แล้ว +27

    Qamar oo qalbudu tagantahy ayey wax weydinya 😜😂

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxa voice hala Maqlo jwbaha uu qofka fadhiya bxinayo lana soo dhereya

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 3 ปีที่แล้ว +13

    Qofka hadalka leh codka haloo furo waa inta yer ee qosolka leh

  • @sayidalikhadar75
    @sayidalikhadar75 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa barnaajimkii ugu qosolka badnaa in taan wax daawanayay daawanayay

  • @sakhiyajama9213
    @sakhiyajama9213 3 ปีที่แล้ว +5

    Wwwww salax sanaag iyo zxpki ali saki way iga gadanyin mnshlh wlhi

  • @rudwaankaamil4861
    @rudwaankaamil4861 3 ปีที่แล้ว +1

    Barmaamijka wllhi waan xiiseeyaa maad igu soodarikartaan

  • @aragsanabdi5017
    @aragsanabdi5017 3 ปีที่แล้ว +4

    Yuusuf ceegag cod macaana wayba igu socotaaye😍😍

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 3 ปีที่แล้ว +15

    Haaye codka Naga hagajiya plz♥️🙏

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 ปีที่แล้ว +15

    Hambalyo xildhibaan cegag iyo hibaaq gobaad✊✊👍👍👍👌👌👌

  • @axmedkamandos5631
    @axmedkamandos5631 3 ปีที่แล้ว +26

    INTI BARNAMUJ KA MAXAD ARGTAY KA DHAX WAYDAY C/ KARIN CLI SHAH LIKE SOR AMA TABTAY C/KARIN

  • @asmamohamud7928
    @asmamohamud7928 3 ปีที่แล้ว +29

    Wlhi markan arkay wan frxy inta ila midka like tabta

  • @sadaamofficial8532
    @sadaamofficial8532 3 ปีที่แล้ว +6

    Qamar suuganu guul iyo juweeriya

  • @hassanediting7890
    @hassanediting7890 3 ปีที่แล้ว +10

    3:42 waxa la arki jiray barnaamij lagu furo kalaam ka alle halkee lagu arkay barnaamij lagu furo hees subxan'allah waa wax aad looga yaabo 😱😡😡🤬 eeg markay ka soo baxay afkeeda waxan ku furayna hees way xishootay oo wy gariirtay.
    Og: aniga wn ogahay inay tahay barnaamij heesed kln wxi khayr ku jiro ayaa laga faa'iisayta.
    FG: hamoodin inan dhaleecaynayo barnaamijka lknse aqligaga kaasho.

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว

      Barmaamij heeseed sidee loogu furi Qur'aan?

    • @hassanediting7890
      @hassanediting7890 3 ปีที่แล้ว

      @@user-zf9gd5tp9m barnaamij heesed mahan ee waa barnaamijka mxaad argtay 🤔

    • @user-zf9gd5tp9m
      @user-zf9gd5tp9m 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanediting7890 meel fanaaniin joogto iyo qur'aan maxaa is dhex gelinaya marka horeba 🤔

  • @mohedothman7516
    @mohedothman7516 3 ปีที่แล้ว +16

    Keep going mmtv✌🙏🏽♥️💯💯💯

  • @marwoqali8152
    @marwoqali8152 3 ปีที่แล้ว +36

    Naga taga balayaa idin dawatee wX bilaa coduun ah halkee lagu arky

  • @haldhaaizmael9351
    @haldhaaizmael9351 3 ปีที่แล้ว +6

    waar bahalka naga soo dadajiya waad nagu raajiseene😰🥰

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 ปีที่แล้ว

    Saalax iyo cali saki waxa qurux badan inay labiska kala duwaan

  • @drabdirashidfaisal4365
    @drabdirashidfaisal4365 3 ปีที่แล้ว +12

    Malayacni baa ka dhigteeene
    Qofka su aadha sheegaya codkiisa maxaa u qariseen

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta ma fanaanin iyo abwaano kaliya ayuunbad soo macsuuntan wixiini waa eexaasho

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 3 ปีที่แล้ว +16

    inanta safka u horreyza Vadhida Waa Veiws Cago LeH 😂

    • @nimcoismaacil7033
      @nimcoismaacil7033 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yusufshide3644
    @yusufshide3644 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going mmtv

  • @abtiyochannel
    @abtiyochannel 3 ปีที่แล้ว +7

    Nimankan MMTV miyaysan iska eegin barnaamijka inta aysan soo galin ka hore farsamo xumo xataa lama odhan karo waa lazy nimo iska hagaajiya dad baad wax usoo gudbinaysaane mar iyo laba toona maaha

  • @user-hb2en1pk5e
    @user-hb2en1pk5e 6 หลายเดือนก่อน

    Ishaas ban aqan wacay u tagantahay ee yaa barnaamijka maal geshey tolow 🤔🤫🫢🫣

  • @muxuuyahay8786
    @muxuuyahay8786 3 ปีที่แล้ว +7

    Saalax sanaag waxa aan usheegayaa horta inuu labis qaldan xidhanyahay isla markaana ku turjuman dhaqamada xun xun ee ragga ka dhankaa waxa aan see kula talin lahaa inuu iska bedelo sida surwaalka, kabaha dumarka iyo silsiladda qoorta oo wixii dhaqankiisu ahaa ku soo lebaabto asaga iyo cali zakiba umadda ayaa idin daawanaysa heesihiinna dhegaaysanaysa hadana hab dhaqanka labiskiinnu wuxuu ka durjumayaa dhaqamada xun xun sidaa li,ajigeed waxa aan idinkula talinayaa cid wax idiin sheegaaysaa ama idin toosinaaysaa horta majirto, balsee idinka ka ayaa istoosin kara fankana ku soo bixi kara waxii ragaadiyaana uun waxa weyaan labiska dhaqamada qalaad isla markaana ragga ka dhankaa sida haddaba nooga muuqda labiskiinna isku soo wada duuduubo laba mid kala doorta inaad shaashadaha maqalka iyo muuqaalka ka muquurataan fankana iskaga baxdaan ama sida hadda aad ku socotaan waxkabadel ku samaaysaan sida surwaalka, shaadhka muujinaya jidhkiiinna , silsiladda iyo kabahan shabaha sinjiga dumarka isla markaana dhaqamada qalaada, waxa aad wada ogtihiin in qamar suugaani gabadha uu hadda guursaday labiskiisa 100 kiiba 100 wax ka bedeshay isla markaana uu karaamadii dhaqankiisii dib ula soo moqday heesihiisa iyo muuqaalkiisana aay cidwalba maanta bilaa turxaan daawan karto

    • @abdirahmanismaciilshyusuf4024
      @abdirahmanismaciilshyusuf4024 3 ปีที่แล้ว

      Adiga maxaa ku tusay ragga jirkooda sidaan wax sheeg ma ahane waa fadeexo wiilasha sidaan ha ugu fogaan ayaga si hagaagi doona haddi wax un ka khaldanyihine labis qolo gaar ah anihu garan maayo raguna dhar waa qabaan

  • @arwaahmed635
    @arwaahmed635 3 ปีที่แล้ว +6

    Dee barmaaamijka inti ugu fiicnayd ba codki waad ka xidhene

  • @amiincaqil4617
    @amiincaqil4617 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah yuusuf ceegaag

  • @user-zr1cj1qz2v
    @user-zr1cj1qz2v 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah

  • @quruxleey4398
    @quruxleey4398 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going mmtv😍😍😍

  • @fatoumahoussein9313
    @fatoumahoussein9313 2 ปีที่แล้ว +1

    Wawo calizaki iye zalxzanak Lef😙😙😙😗

  • @zoyaofficial9586
    @zoyaofficial9586 3 ปีที่แล้ว +11

    SaalaxyGa wan kuwata iNaDerKyyy😍❤

  • @ibtiabdy1228
    @ibtiabdy1228 3 ปีที่แล้ว +8

    Yuusuf heesaha iska daa ban ku odhan lahaa

    • @xamdamahdi4289
      @xamdamahdi4289 3 ปีที่แล้ว

      Waadcodmacaantahayogowniyadaankuudhisayaa

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 3 ปีที่แล้ว +3

    Haaye codka maxa looga xidhaya, barnaamijku codku ku fcn yay.
    Wixiba macankibad ka qaaden codku waa mihim part 5 iyo 6 ba naf male.

  • @khadraabdillahi4995
    @khadraabdillahi4995 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLah

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

    Yusuf cegag manaa adoo nool nag kle shukansada😂❤

  • @aaliyaadan814
    @aaliyaadan814 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul

  • @zamafalezuhayb4354
    @zamafalezuhayb4354 3 ปีที่แล้ว +4

    Horaa loo soconayaa

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 3 ปีที่แล้ว +6

    Guul Somaliland guul ku waara

    • @nuuraxuusen946
      @nuuraxuusen946 3 ปีที่แล้ว

      amiin wllo adn aleeh ku dhawro

    • @yasinosman1864
      @yasinosman1864 3 ปีที่แล้ว

      @@nuuraxuusen946 amiin dhigiin ugu sharaf badnaada Somaliland guul Somaliland From jarmeny

  • @ayoubmohamud9141
    @ayoubmohamud9141 3 ปีที่แล้ว +20

    Labada dharka isku eg waxe so marayan 2010😂🤦🏿‍♂️

  • @channel-vu9tk
    @channel-vu9tk 3 ปีที่แล้ว +11

    Hhh inteeh ku xasuusta cegaag Cabdi haybad kabaad🤣

  • @queenhinda4829
    @queenhinda4829 3 ปีที่แล้ว

    Waa barnamij xararad leeh keep going

  • @hamzeraazhiya5990
    @hamzeraazhiya5990 3 ปีที่แล้ว +3

    YuuSuF CeeGaaG MeeSha wuu usO xiintagaY 🤣🤣🙈
    Ilaa 6 dii muxu QabanaYaY

  • @kaltoumabdourahman7284
    @kaltoumabdourahman7284 3 ปีที่แล้ว

    Machallah

  • @axmedcabdiaxmedcabdi7734
    @axmedcabdiaxmedcabdi7734 3 ปีที่แล้ว

    M.a waan la dhacsanahay barnaamijka 10/4/2021

  • @hamdamotheh8021
    @hamdamotheh8021 3 ปีที่แล้ว +5

    Part 6 ba ku qorn ciwanka iska saxa 👍

  • @ayaanapdi4645
    @ayaanapdi4645 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw salax sang iyo ali saki waan idin wataa💔

  • @user-zx7jb6cs9u
    @user-zx7jb6cs9u 3 ปีที่แล้ว +3

    Jwbta waxa fcn inaad faadumoy noo sheegtid marka qofku garto ama garan waayaba ilayn anagu ma aragnee🙄😏

  • @mohamedhassanyunis2607
    @mohamedhassanyunis2607 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ka cabsado walaal yaal

  • @hoodaasad2520
    @hoodaasad2520 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey uso bro

  • @apshittube7211
    @apshittube7211 3 ปีที่แล้ว +13

    cali saki iyo salax sanaag Stylka iska hagaajiya hablo ma tihidine dharka dhudhuban walaga baxee🥵🥵 ma sidaasada fanaanin ku sheganysaan

    • @asmadhamac2440
      @asmadhamac2440 3 ปีที่แล้ว

      Kkk walaahi waaruntaa waan kula arkay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    As, hEetE Saxsax Runrun tii agaa soo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey yareydataanaa yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey waa laguu yaqaan Familyyyyyy jiilbajiil farac

  • @safaismail8686
    @safaismail8686 3 ปีที่แล้ว +5

    Isogo dhameystiran noo sodhiga wllo

  • @sahroqaali4580
    @sahroqaali4580 3 ปีที่แล้ว

    run ahan ti waa barnamij xiisoleh hore usocda abaayo fadumo hal mid turaxada wad xerantahay hadana timahaga wey qawan yihin please timaha dabool

  • @samsamcaday7ug165
    @samsamcaday7ug165 3 ปีที่แล้ว +6

    Ina cadi maha barnamijkani qosolki aduunka

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 ปีที่แล้ว +1

    Amezing ma ceegaagbaa codkaan leeh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰waaaaw

  • @suleekhacadare973
    @suleekhacadare973 3 ปีที่แล้ว

    Wa bilaa cod plz qofka su aash ka jawabaya lama maqlayo Fadumo riyaad uunba la maqlaya bes naga soo hagajoya

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 2 ปีที่แล้ว +1

    War bilaaxishood bad tihiin dhamaantod

  • @rudwaankaamil4861
    @rudwaankaamil4861 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @nasteexoxasan4375
    @nasteexoxasan4375 3 ปีที่แล้ว

    keep going mamtvay

  • @sawdashaqale843
    @sawdashaqale843 3 ปีที่แล้ว +6

    Ya ila arka faduumo inay tahay nag codkara fadumo qurx

  • @samedahir1477
    @samedahir1477 3 ปีที่แล้ว +5

    Yuusufoow ciyaarta nagadaaa🤣🤣

    • @xamdamahdi4289
      @xamdamahdi4289 3 ปีที่แล้ว

      Yuusufawkuwadwarsameyaanukuwaaline

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkaan team enjoy ayaa lagasoo arkay

  • @ahmedtayyib1019
    @ahmedtayyib1019 3 ปีที่แล้ว +2

    Isku filin waa xarbada 😂😂😂

  • @BilalAyuba
    @BilalAyuba 8 หลายเดือนก่อน

    Very interested with you guys am from Nigeria 🇳🇬

  • @abdirahmaanozil1325
    @abdirahmaanozil1325 3 ปีที่แล้ว +5

    Saalax sanaag guul pr0 wlll

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 5 หลายเดือนก่อน

    Wxan arkey waa waw😅

  • @mohamedarton3204
    @mohamedarton3204 3 ปีที่แล้ว

    Ceegaag markaan dhagaystay waxaan soo xasuustay cabdi haybe laambad

  • @abdofatahyaasiin2054
    @abdofatahyaasiin2054 3 ปีที่แล้ว +6

    dee wall haayeee waxa maxn daawana waxd ka wada dhigtee half soo dhamystira idinkow raaliyaa markd duubysa

  • @xubixarago9720
    @xubixarago9720 3 ปีที่แล้ว

    Barnamijka noo dhamaystira codkana noo fura plz codkiiba waad qariseen mxan daawanaa

  • @maxamedcabdiraxnaan5518
    @maxamedcabdiraxnaan5518 2 ปีที่แล้ว

    mashlah xalafd waayfiiacatahy

  • @s.rashkaarofficail3018
    @s.rashkaarofficail3018 3 ปีที่แล้ว +1

    barnaamijka waxaan nacay malintii aaan arkay in codka laga xidhi ufff

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 3 ปีที่แล้ว +1

    ShaxdaH wali mafahmin

  • @hodanabdirashiid2574
    @hodanabdirashiid2574 3 ปีที่แล้ว +2

    Matanah fanka saki sanag

  • @mawliiddaahir9805
    @mawliiddaahir9805 3 ปีที่แล้ว

    Yes yes yes

  • @suhaybkhaalidcabdilaahi4425
    @suhaybkhaalidcabdilaahi4425 3 ปีที่แล้ว

    Walalaal cilid codka ah ayaa haysat ee hagaajiya waa uu is jarjaryaaye

  • @cabdirizaaqsaleepaain5750
    @cabdirizaaqsaleepaain5750 3 ปีที่แล้ว +10

    Cali saki cabdi cabdilaahi ina wadna garuf guuul ship

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 3 ปีที่แล้ว +3

    iga walee inta dumarka guudka qarisee waa qaliile .
    (Hablaha maxaa asturnaantii udiidayna alle haydin soo hadaayo fadumo riyaad xishoo oo is astur io inta kaleba )

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 3 ปีที่แล้ว +1

      Jaahil maskaxda wahabi ka bedeley ayaad tahay. Dhalinyaro caweyneysa oo heeseysa oo haasaawaya ayaad adiguna sidii Carabta hablaha yar-yar timoohooda iyo dharkooda ku mashquulaysa. Bal noo sheeg maxa ka muuqda faadumo Riyaad aan qurux ahayn? Jawaankii madooba ee foosha xumaa ee naagaha alshabaabka ah loo xidhi jirey ayaad rabtaa sow maaha?

    • @abuubakarmohamed5748
      @abuubakarmohamed5748 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdulkga diinban ka hadlaynaa dayuusku mad taqaana horta kaas soo baro micnihiisa kadibana bal halka aad iska shabahdaan eegna .

    • @mumtazmohamet5758
      @mumtazmohamet5758 3 ปีที่แล้ว

      @@Abdulkga rappi yassir wll diintaada wxiii wax u dhimaya ka ilaasho dunuubta aad difaacayso aakhira ku difaacimaayaane

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan kabaha naagaha xidhan muxuu ahaa 🤣😅

  • @aslidiini05
    @aslidiini05 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijka wan bogadinya lkn codka hanaloo hagaajiyo😭😭

  • @user-fx5su6yf9t
    @user-fx5su6yf9t 3 ปีที่แล้ว

    team cegaag keep giong

  • @zamafalezuhayb4354
    @zamafalezuhayb4354 3 ปีที่แล้ว +2

    Deee mxaaa codkii ku dhacay

  • @ruwaidamohamed8134
    @ruwaidamohamed8134 3 ปีที่แล้ว +2

    Part 7 me

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 15 วันที่ผ่านมา

    love🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢 0:12

  • @ayaandhalad6619
    @ayaandhalad6619 3 ปีที่แล้ว +6

    QAmar waxn dadka dhagta ugu shegya wa maxay marwlba😀

    • @hamuch7083
      @hamuch7083 3 ปีที่แล้ว +1

      Dee laydhku iskaga jarayaye xabad masheegayo ilahow yaa ogaada jjjjnnnn ayuu dhuraya😄

  • @cabdiqanicumar2990
    @cabdiqanicumar2990 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkan ma fahmin anu wlhy.
    Yaa ii sharaxa😀😀