Barnaamijka Maxaad Aragtay? (Part 9)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2021
  • เพลง

ความคิดเห็น • 287

  • @af-bakayle
    @af-bakayle 3 ปีที่แล้ว +68

    Ninkaan ka soo jeeda dhanka xamdi hiil hableed oo abwaanka aad ku tilmaamtay fadlan ha casuumin marka xiga waayo barnaamijka caajis ayuu gelinaaya walal xumaana igama ahaan wlhi . Madsanid 🤝

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 3 ปีที่แล้ว +40

    isku filan iyo shamaakh ayaan taageeraa, from mogadishu.

  • @asmamohamud7928
    @asmamohamud7928 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi anu markii aan arakay inu so dhacay burmamujku waan naxsana lkn hada waa faraxsanahy waayo tiimkii an watayba so baxay masha allh ikraan shaamakh iyo is ku vilan waxan leyahay wll guul baan idin rajaynaya ila faynalka waan idin jclhye guulaysta walow fadumo rayaadna waxan leyahay wll ale caqliga haku daayo waxatahay wllshayo an jclhy oo aad u caqlibadan guul markasta sister

  • @af-bakayle
    @af-bakayle 3 ปีที่แล้ว +4

    Sidiisa kale barnaamijku waa qaali manshallah waan u bogay walal wan ku salaamaay.....

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 ปีที่แล้ว +9

    Habloow is astura illaahay ka casada qabrigiina u shaqaysta

  • @cabdifataxduule1631
    @cabdifataxduule1631 3 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi waa barnamij hit ah 👍 I like that

  • @sumayoalisame3535
    @sumayoalisame3535 3 ปีที่แล้ว +47

    Hambalyo walaal Fadumo riyaad Fariidad Hibi leh walaashey guuleyso..... Barnaamijka Inoo soo dadajiya dee insha allaah

  • @ugbaadaragzan7811
    @ugbaadaragzan7811 3 ปีที่แล้ว +17

    Ninkn heelo qab iyo kibir ayaa ku jirta inantiina wu ku xumiyay dadka nocas uma qalmn in barnaamij lgy cuusumo isku filan iyo ikraan fi qulubina❤❤

    • @janadunia2950
      @janadunia2950 2 ปีที่แล้ว

      waa qof aamusan wlo maha kibir

  • @ubaxdeeq975
    @ubaxdeeq975 3 ปีที่แล้ว +29

    Ikran iyo isku filan ayan kawataa 😂

  • @Badraawi
    @Badraawi 3 ปีที่แล้ว +31

    Ninkaa bidaarta le waa bilaa ixtiraam runtii gabadha la socota huu bahdilay wlhi, qab ayaa ku jirta kaas oo kale in loo yeedho ma istaahilo

    • @esraahmeth2531
      @esraahmeth2531 3 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi

    • @madywars3975
      @madywars3975 3 ปีที่แล้ว

      Waa runta sax waye ma istahilo bidarlow waa kibirlow

  • @abdofatahyaasiin2054
    @abdofatahyaasiin2054 3 ปีที่แล้ว +16

    kan heelo la leeyhy waa reermii wlhi wxa bilaa samirkaa meesha mar danbe ha keenina

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 3 ปีที่แล้ว

      waaba duli kani inanta meesha wuu ku xumeeye

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw mansha allh ikraan iyo Abdi qani guuul iyo gobanimo dad qaliya runtii💯♥️👋

  • @ladancabdi542
    @ladancabdi542 3 ปีที่แล้ว +34

    Waan idiin wataa ikran iyo isku filan♥️😍

  • @abdi25channal93
    @abdi25channal93 3 ปีที่แล้ว +21

    mnsha allh anigu waxan wata ikran iyo abdiqani wa dad dhalin yara ah oo ku daraya xigmad iyo qosl si kal iyo labaa ayaad u qoslaysa wlhy ..240-04-2021

  • @cunaayechanel3902
    @cunaayechanel3902 3 ปีที่แล้ว +8

    Heelo wu is kibrinayaa mar danpe ha casuumin inuu ixtiraamo ayay ahayd

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 3 ปีที่แล้ว +14

    Abwan heello waa mid Niyad Jab Ka Samaysan hhhh

  • @fatxiilkacazeh6778
    @fatxiilkacazeh6778 3 ปีที่แล้ว +9

    Abdiraxiin siding hello
    Hamda hiilhableed waad la hadhay

  • @fardusfardusali4355
    @fardusfardusali4355 3 ปีที่แล้ว +45

    Waxan wata hibaq gobad iyo cegaag ya ila wata ismuji

    • @fardusfardusali4355
      @fardusfardusali4355 3 ปีที่แล้ว +6

      Ilahay hoyada iyo abaha janada ha ku dayo fadlan like sar 😍😘😙

  • @mahameda.rahmaan3657
    @mahameda.rahmaan3657 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdirixiin heelo gabadha wuu la daadagey...🤨

  • @obsiyem272
    @obsiyem272 3 ปีที่แล้ว +36

    Ninka heelo la yidhaa ixtiraam daro iyo isla wayni ayaa ka muuqata ilama aha inuu rabitankiisa uu meesha ku yimid barnamijkan inuu iskala wayn yahay ayad mooda waxan odhan lahaa qofka noocan ah inan mardanbe aan bulsho la hor keenin

    • @fardusfardusali4355
      @fardusfardusali4355 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan kugu racsanahay wllo mcn

    • @sharmakeali1132
      @sharmakeali1132 2 ปีที่แล้ว

      Waanba la yaabay dulqaad yaridiisa war ninku dabeecad meesha kuma hayo

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh wlhi isku filan waa khatar QAABKA uu usoo saaray su'aasha ugu danbaysay ayaan la dhacay😂😂 go forward zxp waan ku wataa

  • @mohamedsaid-pz6sw
    @mohamedsaid-pz6sw 3 ปีที่แล้ว +5

    abwaan hello waa niyad jab waana bilaa xushmad waana bilaa dabeecad waana wad muran intaaso dhaqan ayaa isu raacay mar dabe meesha ha keenina

  • @abdirahmanjama4416
    @abdirahmanjama4416 3 ปีที่แล้ว +6

    Fadimo riyad odayga bidaarta leh inanta wuu la hadhaay cawaa

  • @abubakar65official5
    @abubakar65official5 3 ปีที่แล้ว +4

    Iskufilan iyo ikraan shamaaq ayaan wataa finalka guul insha allah

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 3 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo riyaad waan ku jeclahay❤🍁

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 3 ปีที่แล้ว

    Suaaluhu ma saxna abwaanka waa runtii iska soo hagaajiya iyo hadalo badan oo ku dhex jira .

  • @faisayousuf2351
    @faisayousuf2351 3 ปีที่แล้ว +3

    wuu cabaadayaa abwaan heello😂😂

  • @ramadanawil6752
    @ramadanawil6752 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaa Abwaanka isku sheegaya ee Heello barnaamijka dib ha u keenina inanta la socota iyo anagoo daawadayasha ahba wuu na niyad jabinayaa oo caajis na galiyey.

  • @edebsanaragsan7039
    @edebsanaragsan7039 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxyaabo aan tilmaam lahaynba jira sida gufaaco bal sidaa loosheegaya wakaase.
    Mararka danbe faadumoy kafiirso waxad dadka uso qorayso

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 3 ปีที่แล้ว +4

    Bidaarlahaa waa zero maskx mawa haayo siduu abwaan ku noqday 😂

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 3 ปีที่แล้ว +13

    Dadka abwaanka haysta ee caayaya mid aan idin sheego walaalyaal qofku waa bili aadam waxaa jira dad ku firfircoon bulshada horteedaaa ninkana ma aha nin shaashadaha bulshada kubadan anba dadka hortooda kubadan oo nin abwaan soomaliyeed ah inuu erayo abuuro mooyee laga yaab inuusan ku fiicneen ha hadlida dad badan hortood xitaa ufiirsada marka udanbeesa uu hadalayo qacanta sida uu usaarayo wadnaha uu iskufilan leeyahay waan naxsanahay markaa waxaa la isku dayaa qofka jidhkiisa inaad ka akhrisato siduu yahay ninkana body giisa ayaa hadlaya sida uun unaxsanyahay intaasin waa iga wax sheeg uun waxkale ma aha anigaba xagaas hadaa la istaajin lahaa waanba fadhiisan lahaa🤣🤣🙏🏻

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว

      Cod ahaan noogu zoo duub............

    • @aminaabdi6245
      @aminaabdi6245 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 hush😂🤣

  • @DarmaalmediaGUULEEDQURROoffici
    @DarmaalmediaGUULEEDQURROoffici 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh wllhi nagiib wadne kaabe wuu iga qosliYaY 😂😂😂😄😄

  • @amaalahmedm3182
    @amaalahmedm3182 3 ปีที่แล้ว +5

    Ikarn io iskufilan
    Alle hayni xifidoyo
    Koor baa ini wata
    Wax tihin labo qof oo dhinac wal bah ku fiican m.a 🥰🥰❤❤❤

  • @isaragtixiisleleh8437
    @isaragtixiisleleh8437 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan heelo meesha ka saara mar danbe ha uyeedhina team wiil iyo gabadh ayuu kuso baxayaaa

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 3 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan bidixo waa nin degan oo ixtiraam badan 👍

  • @raihanaibrahim5922
    @raihanaibrahim5922 3 ปีที่แล้ว +2

    team ka abwaanada iyo wariyadaba wax ba ka khaldan aniga imay qancin .

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallh wnka helay wllhi

  • @hindaothman7758
    @hindaothman7758 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaanku waxba yaan lagu dhagin gabadha iyada ayaan tilmaam garaneyn

  • @maizaabdirahman3949
    @maizaabdirahman3949 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ikraan iyo iskufalana Nolada wllo wada jira♥️

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa barnamij fiican lakin hab cusboonaysiina ama wax kabadala usameya

  • @SaidAhmed-qe3np
    @SaidAhmed-qe3np 2 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan dhalinta waad salaama tihiin salaankadib waxaan rabaa inaan umahad Celiyo wallaasheen fadumo riyaan fejerkeeda saliimka ah ay inoosoosaartay tankalec waxan leeyahay qofkasta naftiisa kalsooni hakuqabo qofka kalana ha kukalsonaado waxaad iskudaydaan in aad wax timaami karti iyo in aad wax sawirikartid waad mahadsantihii. Dhamaan asxaabta meesha iskugu timi iyo inta daawanaysa wan kuxidhanahay meesha wllo
    thanks all brothers and sisters

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 3 ปีที่แล้ว +6

    Barnaamijkan caawa horted maan daawan
    Shaw waa asal

  • @amiinyuusuf2170
    @amiinyuusuf2170 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh hhhh Guul inshalh ikran & isku filan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣&fargalka dahabka 💕

  • @nuurkaahmed2696
    @nuurkaahmed2696 2 ปีที่แล้ว +1

    woow wan garanayay

  • @abdiqadirjubbo7555
    @abdiqadirjubbo7555 3 ปีที่แล้ว +18

    ABwaan Heelo Hal Tilmaan Ah Maba Garanayo 🤣

  • @mohamedyuusuf4569
    @mohamedyuusuf4569 3 ปีที่แล้ว +5

    somali wayneey salaama😯😯

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💚💚💕💚

  • @maxamedciidle6585
    @maxamedciidle6585 3 ปีที่แล้ว +3

    Wali tanoo kale lama arag abwaan nacasa inan tii buu lahadhy nin maha ninkaa si

  • @missabdure2852
    @missabdure2852 3 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan music naga yareya marku qofku jawabayo wayo ma maqlayno ba wuxu ku jawabayo fadumo na marmar ma shegayso jawabta inan ogano rabna wxa uso baxay qofka wayu marku tilmaamayo anagaba niyadayada wxban ka lenhy wxan lenhy inu saxsan yhy innkle wxan ku ogan karna jawabta qofka tartamaya bixinayo wa inan maqalna fadlan

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello 3 ปีที่แล้ว +4

    Kan heelo lagu sheegayo wa neef

  • @muumin5871
    @muumin5871 3 ปีที่แล้ว +2

    Isku fiilan wan salamayah

  • @ahmednuur4463
    @ahmednuur4463 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @samdaeid7017
    @samdaeid7017 3 ปีที่แล้ว +5

    ikran iyo ApdiQani wataa anu😍😘😊🤣

  • @ayaanmustafe5783
    @ayaanmustafe5783 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla maxan sugnay waxa nagala soo dheereeya Faadumo yareey inader

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 3 ปีที่แล้ว +2

    Ish iyo ufff Kan bidaarta dheer le Uma qalmo wlh kalsoonida Ku yar guuldaradu ceeb maaha waa inee libinta qeeyrkaa u ogolaataa o waliba farxad muujisaa illeen barnaamijka waa intertaiment ah

  • @m.s7087
    @m.s7087 3 ปีที่แล้ว +8

    Baleeg videoska 4cisho aya la duubay hadna 9qaybod ayay nagaga dhigen xaasidinta

  • @ayanladanhusseinibrahim8838
    @ayanladanhusseinibrahim8838 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc faadumo riyaad wll dadka ii aamusa dhe xalka aad aamusa leedahay iyo ii fadhiista dhe xalka fadhiista aad isticmaalaysid fadlan

  • @shaaficialta2833
    @shaaficialta2833 3 ปีที่แล้ว +2

    Ikraan iyo iskufilan wataaa ciyaarta finalka

  • @salmanuuradiin5379
    @salmanuuradiin5379 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla bahalkaa isla wayn ee istuskaa ayaa inanta reebay akh waa miskiin anuu waan caayi laha abwaankisana ha haystee

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 3 ปีที่แล้ว +8

    Kan xamda hiil la socdaa waba bilaa rajo is dhiib badanaa

  • @fatushR
    @fatushR ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 ปีที่แล้ว +4

    wuu soo daahay wlhy , keep going wlalayaal❤❤

  • @farxaanxaasil569
    @farxaanxaasil569 3 ปีที่แล้ว

    Barnamij cajiba oo indhaha iyo mankaba qabojinaya oo tartan iyo hididilo nafta ku dhirinaya
    Dareen sida dad inala nool oo rabi maqalka ka qaday wa xaqiqo jirta oo qabka ay uu dhacayisa moral iyo farax ku dhisanyaha

  • @salahmohamedpale5361
    @salahmohamedpale5361 2 ปีที่แล้ว

    Iskufilan legend baad tahay

  • @atiaabdo477
    @atiaabdo477 3 ปีที่แล้ว +1

    Ikran iyo abdi isku filan dartod baan barnamijka dhaan u dawanaya

  • @m.s7087
    @m.s7087 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo waxa laso dheereya 😁😁

  • @FarxaanxasanXameys-tt1nk
    @FarxaanxasanXameys-tt1nk ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @fatxahusien779
    @fatxahusien779 3 ปีที่แล้ว +1

    MAShA Allh AbWAAn BIDiXO WA ABWAAN DAGAN WALhi

  • @nimcocabdi3640
    @nimcocabdi3640 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh wlo lkn abwaan helo wax hayska badalo wayo markaba wu niyad jabaya

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 3 ปีที่แล้ว +5

    Beedegan bidaarta iskirin tajkaa Le ee qalbigu taagan yahay muxu inanta ugu khamaraya uu uniyad jabinaya 😡😡

  • @risalafmkenya2714
    @risalafmkenya2714 3 ปีที่แล้ว +1

    inta hawenima iladawaneysa ismujiya ilasogara like ta

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +7

    Kan abwaan heello la leeyahay maxa ka qaldan ????

  • @nasiromar3620
    @nasiromar3620 3 ปีที่แล้ว

    Waa goanyihiin jawaabuhu

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 3 ปีที่แล้ว +14

    aw bidaar waa bila akhlaq waa in uu soo barta anshaxa ciyaaraha, inanta kama u xishoon kalabku

  • @muunaasalan9101
    @muunaasalan9101 3 ปีที่แล้ว +4

    wll horta wa challenge fcn lkn wxd so qortan su'alo la sharaxi karo wxa ku jira qaar bdn on sharaxd lgu shegi karin
    wd mhdsantihiin🙏

  • @yaasmiinhassan1269
    @yaasmiinhassan1269 3 ปีที่แล้ว +2

    Viva ikraan iyo iskufilan

  • @ayaanmaxamed9312
    @ayaanmaxamed9312 2 ปีที่แล้ว +1

    Heelo waa maraan 🤣😗😗

  • @cawaalecabdiraxmaan8734
    @cawaalecabdiraxmaan8734 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwaanka kamaaad xishooone
    Suaalo dhagax ah u dhiiibaysaye

  • @haji509
    @haji509 3 ปีที่แล้ว +3

    Isku fila Iyo ikaraanban wataa

  • @barwaaqoladan313
    @barwaaqoladan313 3 ปีที่แล้ว +1

    Sax waa run

  • @zakifaizalfaarax1852
    @zakifaizalfaarax1852 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan TagEeersanyy CaLi saki io SaLah sanaaG😇🥰

  • @yaxayeshucayb8407
    @yaxayeshucayb8407 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan heelo pls dulqaadka badi Nin weyn baad tahee

  • @farhiamohamud6766
    @farhiamohamud6766 3 ปีที่แล้ว

    Wadna kaabe salaan gara ina abti❣❣❣❣❣💋

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali1132 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan hello sabir iyo dabeecad meesha kuma hayo abwaan iga raali noqo laakiin inaad saburto ood xoogaa dulqaadato ayay ku wacnayd

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 ปีที่แล้ว

    su aasha loodhiibay abwaaniinta ee uugu horaysaa waa khalad gufaaco sidee lootilmaamikaraa

  • @cawaalecabdiraxmaan8734
    @cawaalecabdiraxmaan8734 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku xanaaqa in uu joojiyo
    Ayey ahayd
    Inanta wuu fahmi lahaaye

  • @aminajama7009
    @aminajama7009 3 ปีที่แล้ว

    A s c waxan salamayaa waxan ku faraxsanahy barmaujka maxad argtay ina sii wadan ayan ka codana barmaujka maxad argtay siwada 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @lovelylove1167
    @lovelylove1167 3 ปีที่แล้ว +2

    qofkan wayne bidaarta dheerle ee madhan waa maxay

  • @mahamoudaideed1693
    @mahamoudaideed1693 3 ปีที่แล้ว +2

    Heelo bidarweyne😂

  • @mataancismaan7005
    @mataancismaan7005 2 ปีที่แล้ว

    faadumo riyaaq sister hora mara wacan💔💝💖💕💞

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 3 ปีที่แล้ว

    Barmaamijka wax badan baa ka qaldan wax la tilmaami karo qofka la weydiiyo
    Deero sidee tilmaami karaa
    Iyo gufaaco way adagtay runtii

  • @ridwana1276
    @ridwana1276 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan heelo laleeyahay waaba doqon 🤣🤣🤣

  • @hudaabdi8642
    @hudaabdi8642 2 ปีที่แล้ว

    Meeshaba waxan katageeraa mesha Madar haboon iyo muna iyo dayax iyo isku filan iyo ikran ❤️❤️ guul dhamaantinba

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 3 ปีที่แล้ว +1

    Heelo waa wada madh madh.
    Hello jooji dheh madhmadba
    ilahayow helo tartan hayla gelin wayo isagaba niyad jab igelinlaha
    Telphon aya layska isticmalaya

  • @abdighafargoodir8652
    @abdighafargoodir8652 3 ปีที่แล้ว +3

    Ikran yry Markiii lodhipay hdalka c.qani by usii dhiptay kaama hor hadli Kro caml THAT'S RESPECT shukrn apyo

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว +3

    Reer Somaliland magaca wiilkaas cid inay si qaldan ugu dhawaaqaan u sheegta ma la waayey ISKU FILAN waa gabar wiilku waa ISKU FILANE,, ma anaa qaldan mise af Soomaaligii waa laga sii fogaanayaa. ISKU FILANE hadda ka dib dhaha.

  • @xamsemohamed4442
    @xamsemohamed4442 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 3 ปีที่แล้ว

    Nio waxaan ku diiday narnaamijkan qofka lambar ka qaatay mooyee qofkii kale codkan ay ka xidhayaan 🤭

  • @zhacrawylyrics5599
    @zhacrawylyrics5599 3 ปีที่แล้ว +4

    20:06 𝚆𝚊𝚍𝚗𝚊 𝚔𝚊𝚊𝚋𝚎 𝚟𝚊𝚛𝚝𝚊 𝚑𝚊𝚕𝚊𝚐𝚞 𝚜𝚘𝚘 𝚚𝚊𝚋𝚝𝚘 🤣😅

    • @zihamabdi6729
      @zihamabdi6729 3 ปีที่แล้ว

      Tolow yuu isha ujibinaaye

  • @midnimocadaalad8018
    @midnimocadaalad8018 3 ปีที่แล้ว

    Heelo hal adayg ma leh horuu iska dhiibayaa tilmaantana kuma fiicna ee odayga ka wareejiya.....