QALBI JAB 7 SANA IGA LUMISAY LACAG 1500$ KUSIYAY HADA I GUD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +166

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

    • @abdiqafarhonesty227
      @abdiqafarhonesty227 ปีที่แล้ว +5

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @halimaadanhalimaadan6515
      @halimaadanhalimaadan6515 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw

    • @yussufgaas4975
      @yussufgaas4975 ปีที่แล้ว +3

      Scw

    • @Liiloowe
      @Liiloowe ปีที่แล้ว +1

      WIILKU WAA SOMAALI WAA GARRE. GARRE WAA QABIIL SOMAALI AH OO DIR IRIR SAMAALE
      HAWIYE IRIR SAMAALE
      GARRE GARJANTE IRIR SAMAALE.

    • @turabiabokar7535
      @turabiabokar7535 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +106

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga soo booqado wll 😢😔❤

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 ปีที่แล้ว +7

    Willow alxamdu lillah dheh sharkeeda ilaah ku dhaafiyey beddelkeeda kheyr qabo allah hakugu bedelo aaamiin yaa rabbi

  • @ibrahimissack9251
    @ibrahimissack9251 ปีที่แล้ว +57

    Our brother is one of thousands victims out there . A lesson learnt. May Allah ease for him and many out there.

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว +1

      Agree 💯 girls gold digger

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      @@Abdiqadir9 what u mean?

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      @@Abdiqadir9 most Somali girls got date wrong even my sister's no need take man money if u not enjoy be with him long run 😁 only husband have paid everything kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk first 3 months date dinner I paid my half 50/50 but after 3 months we still together is whatever who want paid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk I hate man I left could he buy me shit fck that kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk I never owned anything of ex n I don't accept any money kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk my love isn't for sell n I don't give man money too

    • @khalid5318
      @khalid5318 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @haawasharaf4822
      @haawasharaf4822 ปีที่แล้ว

      Mxu dhahy atarere miya 😂😂😂😂😂

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 ปีที่แล้ว +38

    So Emotional😢 wiilkan jcylba waali haaye lacag jcyl kama ahan gabdhow ma sidas iska deysiin oo dadka idiin jecel si gaara ufiirisaan😢

    • @naimamohamed644
      @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +7

      raga badankood ayagaa kugu qasbaaya inaad xiriirka u jarto adoo jecel😥😪

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 ปีที่แล้ว +96

    Somaliayaya wiilka aan caawino si u uguursado o uga yaraado dhibka jaceelllka gabdhani hadanay kheer u aheen

    • @rashkavip6070
      @rashkavip6070 ปีที่แล้ว +4

      Abyo mcn waxaa tahay wll qalbiga uu nadiif yahay lehne naxariista walal nimo so aniga diyaar ayaan u ahay inaa garab istaaga kaqayb qaato

    • @CaynaasheCabdicasiis
      @CaynaasheCabdicasiis ปีที่แล้ว

      Wax wanaagsan sidoo kale walal

    • @zeinabumu.hamza.1233
      @zeinabumu.hamza.1233 ปีที่แล้ว

      Haa wallahi

    • @Xumeey
      @Xumeey ปีที่แล้ว +1

      Masha Allaah waa saaax

    • @fardosofilsan6402
      @fardosofilsan6402 ปีที่แล้ว

      Haa an cawino 😢

  • @NuurNuur-je6pr
    @NuurNuur-je6pr 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ridhwan thanks so much for helping my people you're the best TH-cam in the world 🙏🙏🙏🙏

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 ปีที่แล้ว +35

    Waa qalbi nadiif ah lkn wxn hubaa wallahi inuu xaqiisa helayo hadii runka tahy wuxuu sheegayo🥰Allah haku siiyo maal iyo gabadh ka khayr badan huno.

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 ปีที่แล้ว +66

    Walaahi i'm so sad for him.
    Keep going bro you will find good women, and honest 🥺🥺🥺😔😔😔

    • @abdulaahimustafa5716
      @abdulaahimustafa5716 ปีที่แล้ว +5

      umuyey naxarista allaha ku siyadiyo adigu

    • @RoseMarry-em9eo
      @RoseMarry-em9eo ปีที่แล้ว +2

      Waa beenale qofku haduu lacagba ku meerayisto midakale wayba dhaaratay qof wx ka qaatay ma dhaarto

    • @abdishakurharet268
      @abdishakurharet268 11 หลายเดือนก่อน

      Why are so sorry for him this thing it's your routine😮

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 ปีที่แล้ว +8

    7 sano ma ilmay korinayeen marka layska dabajiitamo waxan lee lagadhaxla wiilasha iyagoon diyaar guur awoodin hajoojiyaan shukaansiga markahore diyaar noqo kadib gabadh raadi gabdhuuna Allah hakacabsadeen

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د ปีที่แล้ว +3

    Illaahay wxn oga baryaya inu fadligiisa ku siiyo rizqi xalaal ah o waasac ah uusan kala tabin ya rabbi , gabadhaasna qalbiga ooga reebo

  • @ekraamsuleyman3236
    @ekraamsuleyman3236 ปีที่แล้ว +77

    😂😂😂😂 Manoli ninkan wa funny maskiin daacad eh gabarey ninkan lacagtisa uso celli hadadan rabin Waxan xaajo rag waxba ka aqona tahe 😢

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh

    • @Said-gn2ec
      @Said-gn2ec ปีที่แล้ว

      Kan lacag kama muqaato 😂😂😂😂

    • @mohamudadam6546
      @mohamudadam6546 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi this is not funny it’s a serious matter. She need to fear Allah and give this man his money back

  • @maskiiney143
    @maskiiney143 ปีที่แล้ว +88

    Qof sidaa ula dhaqantid lee lagula dhaqmaa Nabsi u diyaar garow dheh iyada 😢

  • @happyxurmoofficial11
    @happyxurmoofficial11 ปีที่แล้ว +8

    Waa xanun wlhi nin inaan lacag ka qaato sababtaasa unacey😢marabtid asna wuu kuraba wuxuu san heyn xataa wuu Ku radin si uu kusiyo 😢

  • @alixiis9228
    @alixiis9228 ปีที่แล้ว +3

    Ridwaan ninkaan u sheeg lacag qofkii lasiiyaa waa iska qaadayaa lacagna dadka laguma jeclaado. Dayeerkaan u dir Dr xaliye osagaa yaqaaan osagaa uaqaan sida lii xaliyo arimajaane.

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 ปีที่แล้ว +7

    Guys let’s support this guy

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 ปีที่แล้ว +10

    Ciyaarta meeshii . Ugu adkeed wuu naga boodiye luuqada ayuu inoo badashay very smart 😂😂😂😂😂 koley ma fahmin because ayadana wey dharaneysaye yaan Aaminaa waad naga yara washeen caawa

    • @abdirizackbadal3940
      @abdirizackbadal3940 ปีที่แล้ว +1

      Badalasho mhn fahan wilka afsomaliga jajajabsi kuyahay marka wuu ciil baxaya wlhi sasa u fahamay

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 ปีที่แล้ว +17

    Sorry for whatever you are going through May Allah make it easy for you bro😢...just pray tahjud and salatul istaqara😢 believe in yourself that you can forget her..i hope you learn a lesson from her🥰a women who love you will never ask you money... next time watch before you give😮

  • @suhurabdi8936
    @suhurabdi8936 ปีที่แล้ว +48

    Rabiyow Qlbiga oga saar wiilkas maskinka ah😢

  • @macallinka6718
    @macallinka6718 ปีที่แล้ว +25

    Ridwaanoow legend kaan shaqo sii sxb oo ha kula shaqeeyo waa nin funny ah, asoo kale naba la helo, sida uu iiga qosol siiyay wax iiga qosolsiiyay ayaantaan ma arkin. Ilaah farxad iyo nolol fiican ha siiyo. Iimaan badan baa ka muuqda, mashaa allaah

    • @CUSHITEPRODUCTION_
      @CUSHITEPRODUCTION_ ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 ปีที่แล้ว +2

      Aan wax wada Cuno oo maqayada wada fariisano lagama karo take away iigu rid ay dhahee ragg kaleey lacuni rabtaa kulahaa miskiin marna wa qoslaa marna caloosha ixanuujiyey. Nabsi gabadhàs halis ugu jirtaa

    • @macallinka6718
      @macallinka6718 ปีที่แล้ว +2

      @@shamsofarasle8198 haa wallaahi. Gabadho badan oo jinni iyo il ku dhacay ma arkinoo waxaanoo kale ayaa usabab ah. gabadhaa hala waardiyeeyo anigaa lay keeni doonaa si aan quraan ugu akhriyo, ama macallin kale ilaahoow udambi dhaaf

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 ปีที่แล้ว +1

      @@macallinka6718 kkkkkkkk

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 ปีที่แล้ว

      Balaayo kula afxumaatay saqajaankaana muxuu ahaa ilaahay ku qabay

  • @abdirahmanadan6861
    @abdirahmanadan6861 ปีที่แล้ว +5

    Bro, life go on and women are every where in kenya and be strong

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 ปีที่แล้ว +26

    ishisa wee ka so baxe Malin ee ka shalayne insha alh

  • @deqashabel5094
    @deqashabel5094 ปีที่แล้ว +1

    Subhanalaa gabdhoow xaqdarada iskadhaafa please!!! Miskiin

  • @habibaabdullahi724
    @habibaabdullahi724 ปีที่แล้ว +15

    Waaa sababta aan u didhee inaa xarii sameya 😂😂😂team macalin xaliye 😅alx

  • @Iq788
    @Iq788 ปีที่แล้ว +17

    Ridhwan’s reaction over everything in the video😂😂😂😂😂

  • @abuhamza4774
    @abuhamza4774 ปีที่แล้ว +40

    Walaalow iska sabar gabadhaana waxaan leeyahay abayo nafsi udiyarso iyo mid aan daacad kuu aheen oo kuqiyaano insha Allah

    • @RoseMarry-em9eo
      @RoseMarry-em9eo ปีที่แล้ว +2

      Oo ma qasaba la isku jecladaa😅 midakale lacagta waybe ka dhaaratay

    • @mumtazomar4552
      @mumtazomar4552 ปีที่แล้ว +2

      @@RoseMarry-em9eo waar nabsi gaa ay ka gashey ninka waa helaysaa adu mxd ledahy ninkana illahy wax kheyr qaba ha siiyo 😭😭

    • @RoseMarry-em9eo
      @RoseMarry-em9eo ปีที่แล้ว +2

      @@mumtazomar4552 na wa maraan siduu u hadlayo ayaad ka garata habluhuna nin maraana ma jecladan oo cunto iyo cabitan ku meeraysanaya midakale qurux ba malaha 🤣🤣

    • @mumtazomar4552
      @mumtazomar4552 ปีที่แล้ว +1

      @@RoseMarry-em9eo 😂😂 ilahy ka baqo wll quruxdana ilahyba bixiyee waxaas oo dhan uuso gudbiyey miyaa been ah maba dhici karto

    • @RoseMarry-em9eo
      @RoseMarry-em9eo ปีที่แล้ว

      @@mumtazomar4552 hno iyaguba qurux Bay wax ku raadiyan habluhu na lacag ama qurux midna mahayo sidey odhanaysa qof aan niyadu rabin 🤣iyadana ma odhan karo wa beenaley isne ma odhan karo lakiin qofkasta og qofka ku raba iyo ka aan ku Rabin already xita hadu sidu sheegayo tahay wuu dareemay in aysan rabin muxu khatar ta ugu badhedhaya ileen maba rabto sowmaha jacayilkuna qasab maaha

  • @madinamacow8776
    @madinamacow8776 ปีที่แล้ว +3

    Allow allah qaladka wiilka aa lahaa gabar in wax Lasiyo waa qalad wixi dhacay way dhacday Markle ka fiirso good luck 👍

  • @cukukubodhagaafe8912
    @cukukubodhagaafe8912 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka haloo duceeyo plzzz naag shufto ah baa heshay oo burcad rageed baa heshay wllky ilaahay midka fiican alaha kuugu badalo

  • @khalid5318
    @khalid5318 ปีที่แล้ว +2

    Lacag mar kaa baxdey dib Ha u raacin Qaasatan Cunto iyo waxaas ku baxdey waayo lacag liskuma jeclaado ilaahay murugta hagaa qaado

  • @alikerow8264
    @alikerow8264 ปีที่แล้ว +80

    Ridhwan's reaction killed me 😂😂😂😂

    • @HalishAli
      @HalishAli ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @XaaxxuuxHaaa
    @XaaxxuuxHaaa หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa qiirooday ridhwanoow nin fiican waaye allha mid fiican siiyo amiin aamiin

  • @AyaanAweys-of7yz
    @AyaanAweys-of7yz ปีที่แล้ว +4

    Walhi wan ka xumaday😢lacgta ee ka qaday iyo waqtiga wax walbo ka waran😢wilka waa maskin🥺

  • @Abdiweli99
    @Abdiweli99 ปีที่แล้ว +2

    Sheeydaanka waxaa ka dhagar badan dumarka,
    Allaha Qalbiga u qaboojiyo wiilka
    Bedel Kheyr badan Allaha Siiyo.

  • @warsamemahamud1626
    @warsamemahamud1626 ปีที่แล้ว +1

    Wlaahi waa nin dacad ah oo maskin ah Ilahey haku siiyo qof ku qalmo oo dacad ah

  • @farhiyaabasheikh8778
    @farhiyaabasheikh8778 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akhbar, I am sorry my brother. Insha allah you will get better woman and better mother for your kids. She will suffer don’t worry. She lost diamond gentleman.

  • @abdikadirabdullahi1385
    @abdikadirabdullahi1385 ปีที่แล้ว +1

    Huyu amechoka sana, he ought to relax . Aende alale wanawake ni wengi bwana

  • @adanchelsea4343
    @adanchelsea4343 ปีที่แล้ว +23

    How can you love somebody who even not having feeling for you.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

      Lack of experience or not enough smart, if women keep asking you money you should have a sex with her

    • @Rrryy728
      @Rrryy728 ปีที่แล้ว

      Right like, may Allah make it easy for them.

    • @fatumaabdi5436
      @fatumaabdi5436 ปีที่แล้ว +1

      Love is blind 😢😢😢when it comes you don’t see her reaction but only see how you really love that person

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

      How did he know she was cheating on him

    • @adanchelsea4343
      @adanchelsea4343 ปีที่แล้ว

      he can know if he us asharp mind

  • @CAPTAINNAJEEBOY
    @CAPTAINNAJEEBOY ปีที่แล้ว

    Zxpkey Mohammed alle imaan iyo saaqaad hakaa siyoo inshallah

  • @najmamanshaallahabdirahman8768
    @najmamanshaallahabdirahman8768 ปีที่แล้ว +7

    Sorry 😞 wllo illahay badal khayr qabo haku siiyo qalpi dhaya rabi ha ku siiyo aamiiin Aamiiin

  • @fatumaabdi5436
    @fatumaabdi5436 ปีที่แล้ว +2

    Let it be a lesson to learn bro my Allah SWT eas it for you hope you gonna find the right one

  • @khayrjecel-yt5lj
    @khayrjecel-yt5lj ปีที่แล้ว +30

    Hhhhhhjhhhh war kan waa very funny , waa nin daacad ah qalbi wnaagsan wayse khiyaantay ka faaiidimeyso sabirka badi sxp mid ku jecel baad helaysaa insha Allaah .

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 ปีที่แล้ว

    Allah subxana watacaalaa mid ka qayr roon ha ku siiyo qaad waynaa qof ayna qalbi u haynin ayay qalin shubatay qayaanadas mid kalaa ka goohaayo adunka korkiisa ninkan waa dacad wax jicil bisinka

  • @ayaanibrahm
    @ayaanibrahm ปีที่แล้ว +5

    Ilahay mid kaqeyr badan hakusiyo wllo

  • @sabnaabdull48
    @sabnaabdull48 ปีที่แล้ว +1

    Allaah waxaan kagaa baryaaa inuu qalbigaa illah kuuqabojiyoo abow tethaa kala ridwanow wilkaan numberkisaa dadkaa kucawii abow sii uu naag kale daqsoo ugursathooo farxaanda udaremoo blz nagtaasna hortethaa ayeey kaarke hadey run tahy wayo dacad inuu yihay ayaan arkaaa wlh xory wlaal marlabad😢😢😢😢😢😢

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 ปีที่แล้ว +5

    Somali sijui waye ❤

  • @AliBille-p2o
    @AliBille-p2o ปีที่แล้ว +1

    Istaqfurulah xariifkan wao iga qoosliye walahi he is innocent guy but Gabadha way Qaayantii 😂😂😂😂😂😂

  • @allah.m2534
    @allah.m2534 ปีที่แล้ว +8

    iLaahay .. Meel kale khayr ha ka siiyo Walaalkan waa dhibaataysan yahay.😄😃🤔❤

  • @EidNairobi
    @EidNairobi ปีที่แล้ว +2

    Ninkaas wallahi cawa waxa ku fiicnayd 10qof oo lacag iskugu Dara,

  • @abdinassirsambul1875
    @abdinassirsambul1875 ปีที่แล้ว +14

    This man has made my day 😅 really sorry man

  • @Team27fan88
    @Team27fan88 ปีที่แล้ว

    Wuuu waashay kulaha ridhwaan funny waaye 😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 ปีที่แล้ว +6

    Daraad meequu ku siiiiyay dheh kulaha😅😅😅😅😅 kan kooo ma ahn wlhi sxb beeesada adaa dhiibaty ka samir nioyhw adoo wax ku cunay ka dhig shalay waa kula jiray lkn manta ma kula jiri maadama aad midgaaanimo bilowde😂😂😂

  • @fathhxxannn1
    @fathhxxannn1 ปีที่แล้ว +1

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:58

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂 wlhi waan fuurey inta dambe wlhi waa funny 😂😂 anyway allaha kuu qalbi dhayo 😂

  • @XasanKaafi-j5s
    @XasanKaafi-j5s ปีที่แล้ว

    Muuqaalkaan waa kii ugu horeeyay ee aan ka helay fiirsashadiisa

  • @axmedrashiid8263
    @axmedrashiid8263 ปีที่แล้ว +10

    i feel bad for him and Iam really so sad because she used his money and now she is denying everything he did for her. I hope he will find somebody way better then her and people thinking It"s funny but its not funny , he"s feeling a lot pain so never ever give up. Iam so sorry brother.

    • @maryamali9880
      @maryamali9880 ปีที่แล้ว

      Asaga diibay qasab loguma qadin jcyl a indhaha beel siyay

    • @DiiriyeAbdi-xh8ms
      @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว

      Waa ku jeclahee uga qaadey mooho

  • @CabdiFaarxqalif-zq2fi
    @CabdiFaarxqalif-zq2fi ปีที่แล้ว

    Danyeer danyeer dhalay weye sifiican bay ugashay

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 ปีที่แล้ว +4

    ilaheyow Qalbiga u jaji masakinkan😢😢

  • @zabirhashi9982
    @zabirhashi9982 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waxa lagayaba ina qoralkeyga argty wilkan gabdha kahdlyey plz hadey run thy waxn uceli maskinkan lacgtisa qalbiga kahadlya

  • @SafiKaruu
    @SafiKaruu ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂very funny indeed😅srry mi dear😮

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 ปีที่แล้ว

    Allow doqon aan dad nimada bini aadam ka wax ka aqoon dan hanaga galin daaim baatahaye tan koobaad qof ku wuu kujeclaan karayaa isaga oon kulatashan lkn hadaan ka aq baleyn waa inad ruuxa sharaf tiisa iyo maal kiisaba amaan galisaa.. Wiilkaana waxaan oran lahaa wall samir i.a qeyr uun waayo alle badal qeyr qaba buu kusiin samir saadir keen kudayici mayee ❤
    lkn hadaanunu dumar nahay aan is ilaalino😊

  • @leyloahmedabdimoha857
    @leyloahmedabdimoha857 ปีที่แล้ว +10

    Waligaa qof ku aaminay lama qayaaano maskiin lacagtiisana ma heesto iyadana ma heesto allaah hakaaga soo qaado xaqaada wll salaad istiqfaar duko allah na Bari asiga ayaa ah aafuural raxiim asigaana xoolahaaga kaaga soo noqaayo aboowe 😢😢😢😢😢😢 ragga kaliya mawada xuma habeenka xitaaa wey ku jiraan qaar aan naxriis la heeen hadday ku rabbin maxay been kuuugu sheegeee oona lacagtaada kaaga cuntay subxaanallah 😢😢😢😢😢😢😢 ayadana mid kale ayaa sidaan u galaayo I.a

  • @hamdayar3857
    @hamdayar3857 ปีที่แล้ว +3

    Alla xanun badanaa 7 sano dhanaa 😭😭nabsi u diyaar garow naceey😪

  • @Adaneyadan776
    @Adaneyadan776 ปีที่แล้ว +7

    I feel your pain wll am so sorry 😢

  • @hiboahmed4372
    @hiboahmed4372 ปีที่แล้ว

    Illaahey hadey ku sixirtey wax sixroo ku dheeldheelo haku salido adne allaha ku caafiyo

  • @MariamHassan-kb3lu
    @MariamHassan-kb3lu ปีที่แล้ว +5

    Walhi wan ka naxay maskinka ilahey qalbiga hauqabojiyo 😢😢😢

  • @nightsports786
    @nightsports786 ปีที่แล้ว

    Gabadhaas walshy ah tala waxaa ku siin lahaa in ee wiilkaan Xaqiisa Siiso intee Nafta ka bixin Aduun Iyo Aakhiro Halis ayee ku jirtaa lacgtaas hadee run thy wey in ee u gudaa ama ee waydiista cafis nafta meel ma jirto Fursad ayee heystaa sidoo kle wiilkaan wxaa u so jeedin lahaa in uu sabro Allah dartiisana u cafiyo gabadhas hadee iyda fiicnaa weyso Allah u sahlo Gabr baari ah oo daacad ah insha Allah

  • @saafimedia4578
    @saafimedia4578 ปีที่แล้ว +13

    😂😂😂😂 this guy is funny 😂😂😂😂

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว

    Allaah ha ku gargaaro wllo

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 ปีที่แล้ว +28

    Soo qabo naagtan legend wlhi🤣🤣🤣
    Lacagtaas meel ku sheeg dheh

  • @FATUMAIssack-r9s
    @FATUMAIssack-r9s ปีที่แล้ว +1

    😂ridwan reaction 😮 i really like it❤😊

  • @justnow7263
    @justnow7263 ปีที่แล้ว +6

    😢😢😢😢 waa fariid wlhi.
    Beestayn hawga tagin

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 4 หลายเดือนก่อน

    Waanad jeesanee waanaan ku taagaya intaa waan fahmay😢😢😢😢

  • @suleqaabdi8480
    @suleqaabdi8480 ปีที่แล้ว +4

    Inta shekadha nuneey soxasusati like😂

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 ปีที่แล้ว +1

    Namsi wa sodeg degaa wlll midka qeyr badan alle haku siiyo adneh samirka kaasho insha Allah wad heli dontaa mid aan kuqiyaamin ❤❤❤❤

    • @zeynabsaynab6729
      @zeynabsaynab6729 ปีที่แล้ว

      😂😂Garam garam. So fany. Nagta ayaa gardaran. Waa. Qayantay.

  • @adamsstudio2053
    @adamsstudio2053 ปีที่แล้ว +11

    Ka qaad lacgtada wlhi fariid Masha allah. Libaax

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan waan kugu xiranahay ee rag walwaalan iska ilaali

  • @yahyaetho4458
    @yahyaetho4458 ปีที่แล้ว +19

    Alhamdulilah I understand both languages but am sorry for this man 😢😢 that is just a lesson Allah tu qer qabt hakusahlo sxp

    • @Zakiika
      @Zakiika ปีที่แล้ว +1

      Luqada kale maxay ehed somaliga wa fahamaye luqada kale magaced

    • @yahyaetho4458
      @yahyaetho4458 ปีที่แล้ว +1

      afboran waa

    • @theidealmuslimah9707
      @theidealmuslimah9707 ปีที่แล้ว +1

      Boran

  • @saweethuzane8903
    @saweethuzane8903 ปีที่แล้ว

    Bidaar ok but I want to know 8 saac xaage guri where in Somalia 🇸🇴 city ???

  • @Queen-cw6em
    @Queen-cw6em ปีที่แล้ว +14

    Alla abow qosol ayaa u dhintay ridwaan cadi matihiin🤣🤣🤣🤣

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว

    Waxa aan allahay ugu dharanya in marka aan ninkaa arko madax ayaan ka tooganayaa waa balan Ethiopian iyo kenyan. Adtayga qiimo kama laha

  • @Amalmohamed-s9s
    @Amalmohamed-s9s ปีที่แล้ว +46

    😂😂😂😂I love Ridhwan's reaction when he speak borana language😅

    • @Isse-Farah
      @Isse-Farah ปีที่แล้ว +1

      Borana Soomaali Miyaa ?

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Isse-Farah waad ogtahay in aaney somali ahayn maxaad isu yeelyeeleysaa

    • @khalid5318
      @khalid5318 ปีที่แล้ว +1

      Garre waaye

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 ปีที่แล้ว

      Not borana ni Garre

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 ปีที่แล้ว +1

      Issue abdullahi boran somali maahan

  • @CabdiSheekh-j7l
    @CabdiSheekh-j7l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hee xabiibi qadiman yaab😢😢😢

  • @qadarkadaz2598
    @qadarkadaz2598 ปีที่แล้ว +6

    Walahi ninkan waa nin qalbi wanagsan lkn

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 ปีที่แล้ว

    Wilasha waxaan leyahay naag ad shukaansaneyso hantidaadha ka ilaasho kuu nixi meyso runtii adigu isku nax oo ilaasho hantidaadha

  • @bomanbm1420
    @bomanbm1420 ปีที่แล้ว +4

    he got good heart

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk
    👉🦂👉Deeynbaan banki ufurtey deyn darteeyd subxaanallaah 😮😮😮

  • @YanooNxtDooor
    @YanooNxtDooor ปีที่แล้ว +6

    The man isn't easy wllhi😂😂

  • @shidevlogs7131
    @shidevlogs7131 ปีที่แล้ว +2

    Gabdh lacag kuwaydisaa kuma rabto iskaa carara wll waa talo wllnimo gabdh mustaqabal karabtaa waxaye sugaysaa intaa adigu ugaranayso haddi kuwaydiso xitaa sisarabeeba kuwaydiso oo sinaana maxanaqayso waayo adigaa lacagtaa uga muhiimsan lkn qof lacag kugu bilowda laguma rabo.

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 ปีที่แล้ว +10

    Ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo waa doqon xeerka ragga wax ka aqoonin😢

    • @nimoadn1378
      @nimoadn1378 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 ปีที่แล้ว

    Maskiin wlhi tan waa kugu dhacdey allaha kuu qaboojiyo qalbiga ale dumar noocaana ma idinku jiraa ninka caloosha uu ihuriyye mid kheyr qabta ah allaha ku siiyo

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 ปีที่แล้ว +9

    Very sad😢😢 allow uu gargaar miskiinka 😢 jacaylow Abahaa cun 😢

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 ปีที่แล้ว

    Xabiibi aaa markey telka qabatay whli wiilkaan waan ka naxay Allahayoow mid khayr qabta sii

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 ปีที่แล้ว +15

    German family Afsomaligoda wanka helaa👌
    Afaan Garri fahantee😂😂

  • @ismalure147
    @ismalure147 ปีที่แล้ว +1

    Naag somali waliga xaa aminin jacel majira nw dys laacg lee raaban nagaxa somaliyed

  • @shueb123
    @shueb123 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan lacag haloo aruriyo sxbyaal xita boqol boqol hadii lohelikaro wax weryn ayey uqabaneeysa wlhi

  • @MooDeik
    @MooDeik ปีที่แล้ว +1

    Eed maleh wiilkan waa naf wax jeclaaday sidiisa ookale daacad lama helo wllhi

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว +6

    Ax very emotional miskiin illaahayoow qof si dhab ah u jecel sii 😭😭

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 ปีที่แล้ว

    Wuu ku qoslaya meesha qosol ma yaalo wiilka dhib aya gaadhay haku qoslin doqonyahow

  • @sacdasiman4161
    @sacdasiman4161 ปีที่แล้ว +3

    Ax markii hore qosol feraha ixanunay saa u qoslayay gare iyo raxaween marke xanaqaan afkoda aye Isla galayaan😂wan kaqiroday ninka lkn naagta waa munafuqad iska samir wall calafkaga waa heli war nimanyaw naaag Ina qabin lacagtina hasinina hade NAFTA dhinaca danbe kaso baxdo

  • @haniisse5090
    @haniisse5090 ปีที่แล้ว +1

    ina hooyo gabadhan lacagta waa iney soo celiso qalbiga ayey ka jabisey isagana wax ka qeyr badan allaha siiyo wiilka af somaliga waa ku adag yahay