Wiilkaan waa nin adag maaha waxa ay ku caayayaan waa nin hadla oo shaqaysta waa nin 2 million people ku xiran yihiin marka qofka daciifka ee aan lacagta Sida loo sameeyo aqoonin oo dhan way ku mashquulayaan caayayaan ee shaqaysta somaliyeey adigoo wadankaaga jooga ayaad 50k Bishii samayn kartaa noocyo badan oo xalaal ah ayaa loo shaqaystaa wiilashaan waxay fahmeen Sida loo sameeyo lacag somalina iyagoo shaqaysanayn ayay farqaha ku dhegan yihiin marka Aniga waxaan Oran lahaa walal ka Somali cayda ha laga dhaafo hor markiisana yaan laga xumaan lacagaha ay isticmaalayaan way dhaqaysteen ee somali sidee lacag ku suubisay ayay dadkii oo dhan ku haystaan cusmaan wuu shaqaystaa wadankeena lacag ayaa taalo oo ajanaabitii carabaha ahaa madowga ahaa oo dhan ayaa diamond iyo dahay ka qoto oo ka suubiya wadankaaga adiguna waxaa ku dhegan tihiiin Wilal yar yar oo fahmay Sida loo dhaqaysto war shaqaysta caruurtaana ka dhamaada wax dhib ah ma jiro oo ay sameenayaan ee Ilaahay waaxidka ah ayaa fahmo siiyay lacagaha lagu suubiyo mida kale Somali haday gaajaysan tahay ma Wiilkaan yar ayaa ka bixin karo gaajada sidee u hadlaysiin war wiilasha soomali cayda ha laga dhaafo Farah’s ha laga qaado beenta ka dhaafa aad ka faafinaysaan subxaanalaaah

Cunugaan Wejiga Sakiinta leh Adigaba ka Qaldan kan Wa Jeeb gadaal, Subhanallaah
Sax brother keep up
Sxb masha alaah bulshada wax an facaayo ayaad u so gudbisa meesha ka wad sxb
Maah maah baa ahyd waqtiga adag waxuu soo saara nin adag,ninka adagna waxuu soo saara waqti fudud,waqtiga fududna waxuu soo saara nin jilicsan ,ninka jilicsana waxuu soo saara waqti adag marka anaga waxaaa nalagu dhex abuuri rag jilicsan waxaana waa afkaaro reer galbeed adna waa ku mahdsanthy sidaad waqtiga noogu heshyy inaa bulshada lasocodsiiso waxyaabaha xasaasiga❤ ❤
Wiilkaan waa nin adag maaha waxa ay ku caayayaan waa nin hadla oo shaqaysta waa nin 2 million people ku xiran yihiin marka qofka daciifka ee aan lacagta Sida loo sameeyo aqoonin oo dhan way ku mashquulayaan caayayaan ee shaqaysta somaliyeey adigoo wadankaaga jooga ayaad 50k Bishii samayn kartaa noocyo badan oo xalaal ah ayaa loo shaqaystaa wiilashaan waxay fahmeen Sida loo sameeyo lacag somalina iyagoo shaqaysanayn ayay farqaha ku dhegan yihiin marka Aniga waxaan Oran lahaa walal ka Somali cayda ha laga dhaafo hor markiisana yaan laga xumaan lacagaha ay isticmaalayaan way dhaqaysteen ee somali sidee lacag ku suubisay ayay dadkii oo dhan ku haystaan cusmaan wuu shaqaystaa wadankeena lacag ayaa taalo oo ajanaabitii carabaha ahaa madowga ahaa oo dhan ayaa diamond iyo dahay ka qoto oo ka suubiya wadankaaga adiguna waxaa ku dhegan tihiiin Wilal yar yar oo fahmay Sida loo dhaqaysto war shaqaysta caruurtaana ka dhamaada wax dhib ah ma jiro oo ay sameenayaan ee Ilaahay waaxidka ah ayaa fahmo siiyay lacagaha lagu suubiyo mida kale Somali haday gaajaysan tahay ma Wiilkaan yar ayaa ka bixin karo gaajada sidee u hadlaysiin war wiilasha soomali cayda ha laga dhaafo Farah’s ha laga qaado beenta ka dhaafa aad ka faafinaysaan subxaanalaaah
Ugu dan bayn ray iga dadku nin inaan hay bay aamineen ayuu kawadaa oo markii hore qalad ayaa jiray
Lacagtaa laga maseersan yahay ee lacagta meesha ay ka kennen ha u sheegaano dhalin yarada bila cmlka ah
Aconka Asagaba samistay sas bow oo kalakcsanaya
Afkaaga. miyaadkireysaa. boowe. ?
Wiilkaan waa nin adag maaha waxa ay ku caayayaan waa nin hadla oo shaqaysta waa nin 2 million people ku xiran yihiin marka qofka daciifka ee aan lacagta Sida loo sameeyo aqoonin oo dhan way ku mashquulayaan caayayaan ee shaqaysta somaliyeey adigoo wadankaaga jooga ayaad 50k Bishii samayn kartaa noocyo badan oo xalaal ah ayaa loo shaqaystaa wiilashaan waxay fahmeen Sida loo sameeyo lacag somalina iyagoo shaqaysanayn ayay farqaha ku dhegan yihiin marka Aniga waxaan Oran lahaa walal ka Somali cayda ha laga dhaafo hor markiisana yaan laga xumaan lacagaha ay isticmaalayaan way dhaqaysteen ee somali sidee lacag ku suubisay ayay dadkii oo dhan ku haystaan cusmaan wuu shaqaystaa wadankeena lacag ayaa taalo oo ajanaabitii carabaha ahaa madowga ahaa oo dhan ayaa diamond iyo dahay ka qoto oo ka suubiya wadankaaga adiguna waxaa ku dhegan tihiiin Wilal yar yar oo fahmay Sida loo dhaqaysto war shaqaysta caruurtaana ka dhamaada wax dhib ah ma jiro oo ay sameenayaan ee Ilaahay waaxidka ah ayaa fahmo siiyay lacagaha lagu suubiyo mida kale Somali haday gaajaysan tahay ma Wiilkaan yar ayaa ka bixin karo gaajada sidee u hadlaysiin war wiilasha soomali cayda ha laga dhaafo Farah’s ha laga qaado beenta ka dhaafa aad ka faafinaysaan subxaanalaaah
Wa sax inta sheegtay dadkan ilmahan yar ceynayana alaha so hanuuniyo malin walba sharaftooda meel loga dhacay wa nasiib xumo sidaan