Wilkan Diinta Ayuu Ka baxay Waxuuna Kamid Ahaa Dhalinyarada Diinta Iyo Qisooyinka Islaamka Ka hadla

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @NimcoMuxamed
    @NimcoMuxamed 2 วันที่ผ่านมา +3

    Cise waa nabi ilaahay subxaana allaah ciyaalku xataa ma aaminayaan axy sheegayaan xasbiii aallaahu wanicma al wakiil

  • @yunusmuxamed
    @yunusmuxamed 3 วันที่ผ่านมา +8

    Arintas wexey ino cadenesa hadalki rasulki u yiiri (qofka waxu waga ugu barya isago muslim eh waxuna galebesana isago gaal eh اللهم نجنا من شرورهم amiin

  • @soso12364
    @soso12364 2 วันที่ผ่านมา +4

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ninkaan soomaali ma aha dadka afsoomaali ku hadla SOOMAALI ma wada aha waa carab afsoomaaliga bartay dhiigu isma qariyo

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 3 วันที่ผ่านมา +7

    يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك يا رب العالمين.

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 3 วันที่ผ่านมา +9

    Dadkaan waxaa buun buuninaya idinka ma'aheyn inaad fariimahooda soo gudbisaan qofka marka laga hadluu saamayn yeeshaa mida kale Soomaalidu waa dad muslim ah 100%100 yaan laydin kadhaadhicin beenta dhagahiina lugu shubayo, xataa haday 100000 yihiin waxba kama aha 40M dhexdooda

    • @AxmedShiine50
      @AxmedShiine50 3 วันที่ผ่านมา +1

      MAY ZHP WAKA DIIDAY INTA QOL GAALO IGA SO HOR BAXDA XISAB MALAHAN BRO WLHI SOMALIDI GALADOODA WAY SO BADATAY

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 3 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga iyo ciise illaah baaidiin abuurey oo eh qeyru qalqilaah❤❤❤❤❤

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 3 วันที่ผ่านมา +2

    SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah Illaahoow Rabiyoow Nabadbaadi YaaRabi NaBadBaadi

  • @NimcoMuxamed
    @NimcoMuxamed 2 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲🤲

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 วันที่ผ่านมา +2

    Acuudubillaahi minna sheydaanir rajiim, xasbiyallaahu wanicmal wakiil.

  • @NimcoMuxamed
    @NimcoMuxamed 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kulahaa ilaahay baan idiin baryaynaa oo muu aamino haduu ii
    baryi
    ilaahay waa kaligii xaàs maleh caruurna maleh cid udĥigantana maleh
    يا رب فاشهد أنني مؤمنة تحبك😢🫶🏻🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍

  • @NasraSheeqxuseen
    @NasraSheeqxuseen 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 3 วันที่ผ่านมา +1

    Hanala wadaagin meel Alaah iyo rasuulkiusa wax looga sheegayo, Alaahuma ssli calaa muxamed

  • @FartunMohamed-g6e
    @FartunMohamed-g6e 3 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah illah haa so hanuniyo

  • @AxmedShiine50
    @AxmedShiine50 3 วันที่ผ่านมา +2

    SOMALIDA GALada ah wlhi way so bateen tiktok Coommnti lagu cayaay Rasulkena scw 😢😢😢

  • @hawohassan3938
    @hawohassan3938 3 วันที่ผ่านมา +5

    Yaa muqalibal qulub sabit qulubii calaa diinika

  • @libaanmudey1340
    @libaanmudey1340 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahayoo qaluubteena diinta islaamka ku sug

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 3 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanalah waa boqolkiiba waa muslim labo qof diinta ka baxay maxaa naga galay Idle ka fuqa waa nin muslim ah sheikh ah. Yaa u bahan inta wala soo islamaya

    • @yunusmuxamed
      @yunusmuxamed 3 วันที่ผ่านมา +1

      Wa walalka sxb inad u murugto o ad uduceso aya fiican sxb

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 วันที่ผ่านมา +3

    .marka hore.alle.hasoo.hanuuniyo.laakiin.hadii.aad.gaal.tahay.soomaali.mahid..kuwii.muslinka.ahaa.ayaan.qadyaan.ka.taaganahay.kuwa.gaalaa.marabno.

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Alaahumaa Najaynaa xasbiyalaahu wa nicmal wakiil Alaah Alaah Rabii Laa ushrika bihi shay an yaab iyo yaab Subxaanaka yaa waduud xasbunalaahi wanicmal wakiil Yaa muqalibul quluub sabit quluubanaa Caa Diinak aamiin

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  3 วันที่ผ่านมา

      ✅️✅️✅️

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 วันที่ผ่านมา +2

    Brother we busy for qabil and lost our deen.

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 วันที่ผ่านมา +2

    Fartuun birimo waxaa iigu daran Timaha midabka u marsan waxay u ekaatay shaydaan

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 3 วันที่ผ่านมา

    qeeyrul qalqilaah allahu akbar❤❤❤❤❤❤

  • @Junanilll
    @Junanilll 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sideen ugu duceyna haduu xanuunsanyahay isku diinba manihine😂😂

  • @sakariyexasan-n5y
    @sakariyexasan-n5y 2 วันที่ผ่านมา

    xasbunallah wanicmal wakiil

  • @oubah2501
    @oubah2501 3 วันที่ผ่านมา

    Wa la sihr, Allaha soo anoniyo. 'lam yalid walam youlad'

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 วันที่ผ่านมา

    Waa wax lagu qoslo qofkii Daanka bidix kuugu dhufta daanka mididig u dhiibo

  • @SahuurSahuur
    @SahuurSahuur 3 วันที่ผ่านมา +1

    Laa ilaha Allah

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 วันที่ผ่านมา +2

    Birimo Oo Kale Waa Qof Weyn & Sida Ay Dhaqmeeyso Waa Kaaf & Kala Dheer !! Soomali Maryooleey Qaarkood Hab Dhaqankooda Waa Laga Yaqyaqsado!!! No Moore 100% Wax La Yiraahdo Ma Jiraan Hadeeyba 60% Aysan Noqon?? Allah SWT Xaqa Ha Tuso Maryooleey Wadankoodii Ayeey Dayaceen Oo Hantidoodii Ka Iska Qaadanaayaa Ayiigana Qurbihii Ku Baabasan Yihiin!!

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf 3 วันที่ผ่านมา

    Subaxaanallah

  • @NimcoMuxamed
    @NimcoMuxamed 2 วันที่ผ่านมา

    Subxaana allaah

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 3 วันที่ผ่านมา

    Hadii aad aragto somali GAAL ah awalba XALAAL kuma dhalanin Hadii uu ku dhashayna WAALIDĶA ayaa inkaaray in iĺaahey aduunka ku CIQAABO. alxamdulilah somali 100% waa muslim waxa kale somali ma aha.

  • @FoziaAbdinoor
    @FoziaAbdinoor 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanlilah

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 3 วันที่ผ่านมา

    asc somaliya 100 1 waye masixi

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 วันที่ผ่านมา

    The way we beĺive qabiil. They samey any religious.

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 3 วันที่ผ่านมา

    Lacag darteed ayuu u gaaloobey hadii uu hanuun legeen ilaah ha ka qabto umada Muslimiinta gaar ahaan soomaalida

  • @YaxyeQaysChannel04
    @YaxyeQaysChannel04 3 วันที่ผ่านมา

    Haduu qofku diinta ka baxa somali maba aha

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 2 วันที่ผ่านมา

    Allahuma amiin

  • @haa8793
    @haa8793 3 วันที่ผ่านมา

    Brother waligaa udocee qof wadada kalexday sieyna adiga kuuqabsan

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 2 วันที่ผ่านมา

    SubxanAllah

  • @XUSEENXuseen-t6c
    @XUSEENXuseen-t6c 2 วันที่ผ่านมา

    Mr fowzi waxaa kukalifay wuxii kukalifaybo

  • @MahrezBadal
    @MahrezBadal 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 3 วันที่ผ่านมา

    *Waxba ha inoo buunbuunin odey. 100% Somalidu waa Muslim. kii diin aan ahayn Muslim sheeganaya marka koobaad haa dego Somalia, markaana haaku faano diintuu haysto*

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 3 วันที่ผ่านมา +1

    *Somali maba aha ragan diimaha kale ku faanaya. Bal hal qof oo isir kiisa loo abtiranayo soo hela. Majiro dhamaantood waa dad bartey luuqada somaliga oo Oromo, amxaari iyo yemeni ah*

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanaallah

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cunugaan Somali maba ahan ee amaa cadaan iyo somali kala dhaleen.

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan dhalinyaradda ma ahan soomaali weey ka muuqata ee hadu dalkeena joogo halala socdo

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 3 วันที่ผ่านมา +1

    Markii loo qaxay wadamada qurbha yurub america

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 2 วันที่ผ่านมา

    Habiqleeyso adeer jahanaba waxay rabtaa waxay cunto

  • @SaadaSh-sz7xe
    @SaadaSh-sz7xe 3 วันที่ผ่านมา

    Asc morals midya

    • @SaadaSh-sz7xe
      @SaadaSh-sz7xe 3 วันที่ผ่านมา

      Sababtu waxay tahay aflanta anshi xumada ahdi uu vadeysto tobada ayu Allah u sejinaya

  • @haa8793
    @haa8793 3 วันที่ผ่านมา

    Wadan dintay dadkisa sidan kafilo

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 3 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 วันที่ผ่านมา

    Nacalad baa ka muuqata hadeer markii uu diinta ka baxay oo uu kufriyay

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 3 วันที่ผ่านมา +2

    *Yemanidu goormay Somali noqdeen? Goorma ayay oromaduna Somali noqotey? Dadkan Somali maaha ee shaatiga ayay naga wasaqeenayaan*

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 3 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله حسبي الله ونعم الوكيل الله يهديك

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 3 วันที่ผ่านมา

    ☝️☝️🤲🏻🧕🏻🤲🏻

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 3 วันที่ผ่านมา +1

    Madaamo duruuf heysa tay sidaas ayey uga faai deysteen gaaladii u la doodi jiray marka aad gaalka la doodeysid waa in aad lee dahay cilmi kugu filan o aad ka ga guuleysan kartid gaalda si ay iga u soo galaan diinta muslim ka

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 3 วันที่ผ่านมา

    somali marku warero ayu kala masixi

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah 😢😢

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida isku diin Mahan isku dhaqan Mahan taas ogow buucow somali christian ✝️ ♥ way jiraan wayna jiri doonaan mustaqbalka waxaan arki doonaa somali badan oo christian ah mustaqbalka dhow ama kan fogba si walba ay ahaato ✝️💖❤waxaan ina leeyahay Somali christian ✝️ guuleysta Rabbi ha adin naxariista dhammaantiina guul iyo farxad badan xagiina ha ahaato amen in the name of Jesus Christ ♥ Hallelujah

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p 2 วันที่ผ่านมา

      MASONMAXWELL WECEL GAALADII AYAA DHINTAY ISLAAMKA KUSOO QUL QULAYSO IDINKOO WECELO GAALO NOQDAY OO DHUMAY NACALAD KUDHACADAY WAX KASOO QAAD MALIHIDIIN ANAGA MUSLIM AYAAN NAHAY WAANA KU FAANNAA

    • @masonmaxwell3773
      @masonmaxwell3773 2 วันที่ผ่านมา

      @MohamedAbdulkadir-e6p maxaa kaa galay waxaan ahay dhamaad iga yeelo nyhw

  • @NasraSheeqxuseen
    @NasraSheeqxuseen 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali kirshtan waxlayiraahdo majiro
    Làakiin waxaaladhahaa
    Qofka islaamka karaoke murtad

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 3 วันที่ผ่านมา

    Somalia iyo wadamada muslimka master plan ayaa loo dajiyay! Galada cabsida eey Muslimka ka qabaan daradeed! Wa laisku keen diray si aan u kala yaacno and mutate to nonsense la controli karo! Wale war ma heysiin okiyalaha qabyalad iska siiba then you will see this wicked script for what it is! Majo Basto is in danger

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 วันที่ผ่านมา

    Hadag ciise rumeysan yihiin kiwa kirishtada ah ee caasitey rabu alcizah maxaa gaalada reer yurub ay dhibaatada ugu wayn caalam ugu sameeyeen
    Ciise yaa abuuray?.
    Aduunka yaa abuurey ciise miyaa ladilay mise waa joogaa?.
    Aduunka ciise kahor ayaa u naxariisan jirey?.

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 2 วันที่ผ่านมา

    War yeysan ku caysan soomaalidu waa wada muslim waadna ogaan doon

  • @z-1il
    @z-1il 3 วันที่ผ่านมา

    Subhanallah