Maasha Allah madaxweyne muuse biixi oo cadeeyey inaan kabash kabash beena aan somaliland lagu cabsi gelin karin is afgaradkii somaliland iyo itoobiyana loo badaley heshiis caalami ah dhowaana intaan la saxiixin dawlada itoobiya ay ku dhawaaqi doonto aqoonsi rasmi ah ka dibna heshiiska lawada saxiixi doono waxaana u diyaar ah aqoonsiga somaliland 168 dal oo caalamka ah insha Allah somaliland guul forever cadowgeena gudaha iyo dibada guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin
guul qaranka soomaalilan guul qaranka itobiya nacabku darbiyada hajiidho
Masha Allah tabarakallah guul iyo gobanimo qaranka jamuriyada somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ maansha ALLAAH maansha ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ MOU waa xirgalayaa waa xaqiiq hadalkaasi ninkii aan dhago lahayn ha maqlo ❤❤❤❤❤
Guul soomaalilaan❤❤❤🎉🎉🎉
guul somaliland jeceliya jabka cadawga somaliland
guul guul guul dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤
SOMALILAND HANOLATO INCHALLAH KHEIR ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Inadeer dowlada ka daaya ha ugu yeedhina, ee waa BAANDADA muqdisho baandada waxaa la odhan jirey kooxdii talyaaniga BAANDO
Somalia Dhib baa haysa . Qarax, Dewersi. Cabasho, Dacwo, Baahi, hogaan xumo. Dan la'aan. Ninka HAWIYE hadii uu Dacwad Qabo muu MAXKAMAD HEAGE tago 😅😅
Mansha Allah somalilan guuul ❤❤insh Allah
Allah akbar
Masha alla guul somaliland
Muuse. Biixi. Cabdi. geesi🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliand Hanoolaato
Dream on
Maasha Allah madaxweyne muuse biixi oo cadeeyey inaan kabash kabash beena aan somaliland lagu cabsi gelin karin is afgaradkii somaliland iyo itoobiyana loo badaley heshiis caalami ah dhowaana intaan la saxiixin dawlada itoobiya ay ku dhawaaqi doonto aqoonsi rasmi ah ka dibna heshiiska lawada saxiixi doono waxaana u diyaar ah aqoonsiga somaliland 168 dal oo caalamka ah insha Allah somaliland guul forever cadowgeena gudaha iyo dibada guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin
Ma gowdo candhdii golaaha marisee aan maaloo hesheena maandeeqee maruug reer soomaalilaan kadabaa kadabaa Insha Allah soomaalilaan guul guul iyo gobanimo
Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic
Miyu Sheegay Waqtiiga ku Dhawaaqii Heshiiskii Ethiopia iyo Somaliland?!
Haa Mise Wa Maya??!!!
Ok
Maasha Allah Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah
Guul somaliland 🇺🇸
Alxmdlillaah
Guul iyo gobanimo jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliland is with Ethiopia. We have common interest .
Hala xoojiyo warbaahin u shaqaynaysa qarinimada reer somaalilaan guuuuuuul somaalilaan
Viva somaliland
Ethiopia and somaliland successfully 01.01.2024
Ma marbay lheelayaan dawlad afweyne wiixi ayhay satay wax kabadan
Muusow awdal Hooyadaa malehee Barbara sii
Beentada mid soconee masha muse judan waa riyonaaa
Abiy wuu ku khiyaameeyay.
Walahi MD biixi wa libaax libaax dhalay walahi
Madaxweyne Abiy iyo Emaaraatku heshiis waxay ku yihiin Saylac inay Xeelad kula wareegaan.
Muusow awdal Hooyadaa malehee Barbara sii imaaraad shilling kuma siin ee itoobiya buu malaayiin ku siiyay in uu soomaaliya qabsado
Jabuuti ayaana u ogolaanaynin aqoonsiga land sababtoo ah waxaa hawada kabaxaya ganacsiga dakada jabuuti
Waa iska hadlay abiya isaga ayeey talada kuxuntahay
Masar waa xukun milatry waliba ikhwaanul muslimiina oo urur diimeed ah haday ciidanka millatry dibada usaaarto ciidankaa baxay waa ikhwaanu muslimiin inay inqilaaabayaaan ayas la ogyay
Wlwl
Ma ahayn heshiis ee waa khiyaamo. Baddeenii ayuu Xeelad ku qaadanayaa Sidii hore uu yidhi :(Itoobia waa in ay ku heshaa Badd Xoog amba Xeelad.
Kirk iyo dakad haday rabto maxay jabuuti u fiidayssa see saldhig ciidan bad dal aan bad lahayn dhul u siinaysaa
Warbaahintani dhinac ayay ka rararn tahay waa mid muxaafada
All madaxwaynuhu wuu la socda waxwalbee😂
Wlee dr abiye Ahmed iyo muse bixi kuwii MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland xag xagaynaysay waa qacbaa kayeedhy wlee xàsan garguurteh iyo ina geeleh laba dee Ethiopia badaha Somaliland ubaahanthy meelke ubaahna slnd iyo Ethiopia Geska iyagaa katalidoona
Dow on baa tahay xuduuda ingiriis ka iyo fransiiska yaa isu gala
Aduunku laba wax ayuu qiimeeyaa
Kow wadan cududleh
Laba baabulation leh
Dhaqaala ahaan
Hadaba somalia iyo Ethiopia somalia waa wadan aan caasimadiisii maamuli karin aduunkuna 40sano ismaamuli kari waayay nina waa 120 milion oo babulation iyo cudud ciidanba labadiiba wuu leeyay meeshuu hasan istaagaba waalaga cararayaaa turkiga oo dhaqalaha somalia haaaf kamida qaato
Gool iyo gobanimu so land
Itoobiya ya waxay ku dagaalaysaa in ay dal Daris ah kala gooyo
Ethiopia and somaliland successfully 01.01.2024
Ethiopia and somaliland successfully 01.01.2024