Soomaaliya oo ku jahawareersan siyaasadda Itoobiya, Isku dhiibka Abiy & is masixida go`aanada DF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 175

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 18 วันที่ผ่านมา +13

    I cried when I listened to your massage. It is absolutely beyond doubt. May Allah have a mercy upon us amen

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 18 วันที่ผ่านมา +2

      Fruits of qabyalad, Farmajo waa mareexaan maxaa ka dambeey 😂😂😂

  • @Gureyev
    @Gureyev 18 วันที่ผ่านมา +27

    Xasan sheikh qaranka masii hogaamin karo plz xilka dhig😢

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 18 วันที่ผ่านมา +23

    Soomaaliya Godka aay ku ridaan reer Unnukaa leh ciddii ka soo saari lahayd buu hadal ka taagan yahay! From Gedo /Jubaland

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 18 วันที่ผ่านมา +1

      Sax Ayaa leh taas been ma ahan

    • @deeqocabdisalanwarsame6444
      @deeqocabdisalanwarsame6444 18 วันที่ผ่านมา +1

      Xasan inuu hogamiyo Godna kurido PL iyo JL ayaa sabab u ahaaa wiixii dhiib ah ee somaliya kudhacayna qayb ayey kayiihiin illahay dalka iyo dadka hano badbadiyo insha Allah

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@deeqocabdisalanwarsame6444Tagera farmajo sii dalka loo dhiso kuna Tagera farmajo sii laabo d'or oo danbe inu madaxweyne 🇩🇯🙏

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 18 วันที่ผ่านมา +1

      Deeqo waa runtaa oo Haddii aaysan Pl iyo Jl u gurgan oo aaysan ka fujin ninkii Farmaayo Hawiye ahaa, xilligan Qoor sagaaro ayuu ku hayn lahaa, deegaankoodana wuu u dhisi lahaa, cid kale was Muusan tareene! Laakiin maxaan sameeynaa haddii aay waalanayaan, nimankan Majeerteen Mareexaan fadhiya Villada! Kkk From Baardheere /Jubaland

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 18 วันที่ผ่านมา

      Haddii aay arkaan Mareexaan fadhiya.

  • @Caliya7
    @Caliya7 18 วันที่ผ่านมา +7

    Somali iyo dalkoodaba waa xaraash iyo xoolo jaban😢😢😢

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 18 วันที่ผ่านมา +2

    Mogadishu future Gaza hadda hadaysan ba ahyn Rip 🪦 🇸🇴

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 18 วันที่ผ่านมา +5

    Soomaaliyeey dalka ha laga badbaadiyo Xasan sheekh. Iyo kuwa uu adeegsanayo oo ka mid yahay Xamse Cabdi Barre , Cali Balcad , Sanmalooshe , Aadan Madoobe

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 18 วันที่ผ่านมา

      Kuwa ayaaba qabyalad ku taageero

  • @ABDIWAHIDFAARAX
    @ABDIWAHIDFAARAX 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa xaqiiq qadhaadh
    Iyo wadan si joogto ah itoobiya kufsi aan garowshiiyo lahayn au ugu waddo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 18 วันที่ผ่านมา +3

    Subxaanallaah Allow Soomaaliya Ceymi 🙏🇸🇴

  • @cabdulganicabdulrizak1108
    @cabdulganicabdulrizak1108 18 วันที่ผ่านมา +8

    Ninyahow xassan sheekh caanaha inuu gaday ahayd

    • @MubYus
      @MubYus 18 วันที่ผ่านมา

      Caanuhu waa qaali. ma gadi karo.

    • @abdullahidhanaandhanaan4305
      @abdullahidhanaandhanaan4305 18 วันที่ผ่านมา

      Shaqadaad show aabahaa baad ku aragtay. Iyagu waa hogaamiyaal idinkuna la hogaamiyaal

  • @قناتالجزيرة-ق5ق
    @قناتالجزيرة-ق5ق 18 วันที่ผ่านมา +8

    Xasan waa nin ay madax-martay siduu Villa-soomaaliya ujoogi lahaa, dhulkii qarankana udhamaysan lahaa, taas ayaana ku khasbaysa inuu hadba meel madaxa Sharon.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaah ha u naxaristo somaliya

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 18 วันที่ผ่านมา +8

    WAFDIGA ADIS JOOGA AYAGOO BAHDILAN AYAY SOO NOQON DOONAAN

    • @MubYus
      @MubYus 18 วันที่ผ่านมา

      RUN.

    • @abdik9002
      @abdik9002 18 วันที่ผ่านมา +1

      Soomaliya ayaa baryeysa oo gurigooda ugu tagaaya! Dad aan talinjin sidan oo kale ka filo. Balse taas waxaa ka daran sida dadkii Soomaaliyeed ay udaawanayaa sida dalkoodii loo iibinaayo. Waa dhaxalkii caruurteena!😢

  • @MahamedDaahirabdi-w4k
    @MahamedDaahirabdi-w4k 18 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢😢tagnay xagee usoconaa war dhalinyarooy saan maa daawanaa!!!!!

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 18 วันที่ผ่านมา +5

    Waa ujeednaa dhamaanteen in hoggaankii dalku qalloocday oo Madaxweynuhu dalkii dib u celiyey. Waxaana loo baahan yahay dhamaan waxgaradka culimada, siyaasiyiinta rag iyo haweenba in la shiro oo la isuyimaado, lagana tashado sidii dalka loo badbaadin lahaa loona toosin lahaa hoggaanka qalloocday. Intaan dalku haadaan ka dhicin.

  • @liizaynaanoffacial3697
    @liizaynaanoffacial3697 18 วันที่ผ่านมา +3

    Bal kawaran qofka saas ah dadka qabiilka ugu macableeniya subxaanalaah wlhi xitaa haday hooyaday dhashay inaanan sheegteen 😢

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 18 วันที่ผ่านมา +1

      Wa wax siyaasada ka muufeysto ..mufeysi bey moodaan marka waxanba ..siyaasadi weykufashilmeen

  • @faycalabdillahi3832
    @faycalabdillahi3832 18 วันที่ผ่านมา +2

    Cadaw shisheye wa la,iska dhicin kara ee kani kula dhashay
    Waxay i xasusinaysa Tixdii ahayd
    Allahayow doqon ha ila dhalin

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan shiikh habdhaqan kiisa qof kasto damir wadani leh dhigkar iyo sokor kudhacday xasan warkiisa dhan in leska daayo Allah an ubarino wadanka that because xasan shiikh wax lagu tilamo maleh

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hanyari and maangaabnimo ayuu isku darsaday. Allow naga qabo kooxdan muufaysanaysa qaranka ummada soomaaliyeed.

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 18 วันที่ผ่านมา +2

    Adeero Soomaliya magaceda ha isticmaalin team xasan dhiiqo jahwareer iyo bahdil badan wey sugin!

    • @fatahaladamabdul
      @fatahaladamabdul 18 วันที่ผ่านมา

      Xassan shikh shar iyo qer wxuu kino anaga oo somali bay aabo na orani marka somali inee la dhaho waa qasab😮

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 17 วันที่ผ่านมา

      Shadh qaran marki qabiil loo adeegsado Somali lama oran karo adeero ee wax kle sheeg!

  • @mohamudjibrilahmed1933
    @mohamudjibrilahmed1933 18 วันที่ผ่านมา

    8:35 that is the point

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 18 วันที่ผ่านมา

    Waay cadahay wax walba😡somaliyeey hala kaco dhaman tiin somaliya guul💪

  • @maajidcabdi4200
    @maajidcabdi4200 18 วันที่ผ่านมา +2

    Farmaajo MA rabno waaka kaxaxawiya

  • @mohamowlitt5269
    @mohamowlitt5269 18 วันที่ผ่านมา

    first one

  • @AbdiKedep
    @AbdiKedep 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale 18 วันที่ผ่านมา

    Illaahey umada arladaba hadhaafiyo xasan khasaare

  • @Shanuure
    @Shanuure 18 วันที่ผ่านมา

    😂❤soomaaliya nolal ama geri😢

  • @mustafedaahir7179
    @mustafedaahir7179 18 วันที่ผ่านมา +1

    illaahay dalkeena hanoo illaasho

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaliyey xasan Bahane Dalka halaga qabto somaliyey difaca xasan plz dalka halaga qabto nacaska😢😢😢😢😢

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa dhintay Dalka halaga Qabto Qabkii somali leheeed Way ku Ciyaareen

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 18 วันที่ผ่านมา

    Waa siday tahay

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 18 วันที่ผ่านมา +1

    Naycayba DAROOD wale wa udhiman Hassan Dhoqoow

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan Gurguurte Ankara Shalay buu Ciidanka Ethopia u mahad celiyey, Meesha keliya wax la isksu hayo waa Kursiga iidaa wax kale ma jiraan

  • @Kingaliomar
    @Kingaliomar 18 วันที่ผ่านมา

    Macuno walaguu cunaa sxb 😂

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh iyo somalia oo dhan waa dad foorara sidee badada uga wada hadasha halkaga joog hadii lagu soo weerarana is difaac

  • @AlpertoBoy
    @AlpertoBoy 18 วันที่ผ่านมา

    War Soomaaliyeey Xasan aan iska qabana, walaahi waa qasaara

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 18 วันที่ผ่านมา +1

    Abgaal baa taariiq madow uqormi doonta hadii xasan hada kagaarin waa sixranyahay odayga ama waa waalan yahay ha xiraan odaygaas hadii tolkiisa yihin si umada soomaali oo isku duuban loohelo 😢

    • @FalastiinMaxamed-nh7ih
      @FalastiinMaxamed-nh7ih 18 วันที่ผ่านมา +1

      Soomaliya waligeed iskuma duubmeyso intaa qabyaalad ku dhaqmeyno

  • @ramadancade8691
    @ramadancade8691 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh waxaa kamuuqta mid kamida calamdahii qiymaaha ee uu nabigu sheegy oo ahyd
    اذا وسد الأمر في غير أهله فأنتظر الساعة
    Marka loo dhibo xukunka Cid aan ehel u hayn saacda hala sugo ayuu nabigu dhahy subxabanalha
    Xasan maalin kliya war farxda oo ddka soomaaliyeed kafarxiya lgama soo sheego wax ka nixiya uun oo mooyaane Ala hasoo hadeeyo

    • @Darwiish-Sool
      @Darwiish-Sool 18 วันที่ผ่านมา

      Wayba taagan tahay waxa uu ka shaqaynayo waa qorshihiii YH ay ku qabsan lahaayeen Xaramka haddaba waxa lasoo afajryaa massaakiinta Gaza somalia waana Next falastiin xeebahna itoobiyaan iyo YH ayuu usoo wadaa.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 18 วันที่ผ่านมา +1

    Nacaybka qabiilaysan ee Xasan uu u qabo Puntland iyo Jubbaland waxay soo dedejinaysaa baab’a wixii Somalia la oran jiray😢
    Ninkaasi waa masiibo qaran

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 18 วันที่ผ่านมา

      Shalay soo iyagii madaxweyne ka digay xasan.
      Soo Puntland iyo Jubaland ma ahayn kuwii diiday madaxweyne Farmajo.
      Maxay rabaan?

  • @prosl11
    @prosl11 18 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk guul somaliland guul beesha sheekh isxaaq

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 18 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer itoobiya
    Waa daw lad
    Dhisan haysatana
    Hogaan daa cad ah
    Lkn somali habaar
    Ayaa ku dhacay

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 18 วันที่ผ่านมา

    Waxan madaxweyne MA istaahilee wasiir fiqi ayaa dhaamay😢😢😢😢

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 18 วันที่ผ่านมา

    Alle Haka Qabto Xasan Culusow Umada Somaliyed Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MubYus
    @MubYus 18 วันที่ผ่านมา +2

    Zoomalia, Kimilka 6 aad ee Ethiopia weeyaan.

    • @Pozz1256
      @Pozz1256 18 วันที่ผ่านมา +1

      Israa'iil xita waxy leedhy anaga qeyp naga mida wye

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 18 วันที่ผ่านมา

    Allow xasan umada dhaafi

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 18 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaalidu waa Dad aad u damiir xun waxay daawanayaan dalkoodii oo si toosa gacantooda uga sii baxaya , Xassan Shiikh waxay ahayd in shacabka Soomaalidu Madaxtooyada ugu daataan ka dibna Xarig qoorta u galiyaan

    • @YusufHussein-l1r
      @YusufHussein-l1r 18 วันที่ผ่านมา

      Adi itoopiyaan maa tahay😂😂

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 18 วันที่ผ่านมา +7

    Ninka layiraahdo Feeysal Cali Waraabe
    Mar uu wax ka sheegayey Xasan Shiikh
    Wuxuu yiri Xasan aabihii wuxuu xamaali ka ahaan jirey Furdada
    Laakiin marka u fiirsatid Xasan Shiikh hab dhaqankiisi ma aha qof umad mas,uul u noqon kara
    Anigoo dhoor qodob ku sifeeynaya
    (1) waa nin isbedel bedel badan
    (2) moowqif adag malaha
    (3) wuxuu maanta uu sheego berito mid ka duwan buu sheegayaa
    Tusaal ( maanta wuxuu leeyahay cadawgeeni koowaad oo nooga daran Alshabaab waa ITOOBIYA
    Beritana wuxuu noo sheegayaa inaanu nahay walaalo wada dhashey
    Maanta wuxuu noosheegayaa TAAKO DHULKA SOOMAALIYEEYD KA MID AH IN CIDNA BIXIN KARIN
    maantana wuxuu leeyahay ITOOBIYA BAD BAAN SIINAYAA
    Mar wuxuu aadayaa Masaarida oo uu dhahayo idifaaca weerar baa la igu yahay
    Mar wuxuu tagayaa Ilitareeya oo la soo sameeysanayo difaac
    Markii kii uu dhahayey waa cadawgeeygi
    Ayuu hadana dhahayaa waa walaal keey
    Weligeey maan arag madaxweeyna dadka u sheegayaa oo dhahayaa caruurteeydi mustaqbil fiican beey leeyihiin
    Madaxweeynaha ama Rasuulka la soodiro dadka ay hor moodka u yihiin
    Waa caruurtiisi iyo walaalihiisi iyo waalidiintoodi
    Warkii oo kooban qofaan shaqo shaqadiisi a heeyn gala waa sida Xasan Shiikh
    Xasan Shiikh Shaqadiisi wexeey aheeyd Macalin nimo iyo la shaqeeynta kuwa dadka caawiya
    Aloow ceebteeni astur dalkeeni iyo diinteeni noo badbaadi

    • @prosl11
      @prosl11 18 วันที่ผ่านมา

      Faysal cali waraabe nin walaan haa iska ahaado laakiinse inta badan run buu sheegi jiray walaahi madaxweyne hassan maa nin masuul ah ee hunguri baa wada

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 18 วันที่ผ่านมา

    Cilada jirta majirto cidqadaynaysa masuulayada waayo hssn asaga wax kasta ah

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale 18 วันที่ผ่านมา

    Somalia weyraja beeshey waxrajo ahna mamuuqato inta xasan dhiiqo umada horfadhiyo

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 18 วันที่ผ่านมา

    Runtii waa wadan nasiib daran mida kale kan alle hadhaafiyo meesha

  • @JaabirSheekh
    @JaabirSheekh 18 วันที่ผ่านมา

    XASAN GARGUURTE MOWQIF MALEH ALLAH NADHAAFSIYO

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xagee lagu arkay dal dal kaqaata dhul oon maraykan ahayn haa ethiopia waa maraykanka geeska afrika haa way u suuroobi kartaa ebiye waayo soomaaliya way rogmatay

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 18 วันที่ผ่านมา

    NINKAAS XSN ßH WAXABA UUJOOGAA JABKA IYO BLÑBLKA UMADAN

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya ayadoo nabad qabto alle ha ka soo gaaro hassan intaysan sii naf bixin

  • @MohamedOmar-q7s
    @MohamedOmar-q7s 18 วันที่ผ่านมา

    HSM wax walbo waxa kala weyn siduu kusolabani laha xita dacadi iskadaf somalia ee waxuu kubadalani karaa qarabadisa qabku kusolabani laha. Dalinyaroy wadanka anagalehe iskaqabano 60jiiryada fikir iyo mustaqbalbo aanlaheyn😢

  • @SaidMohamedNur
    @SaidMohamedNur 18 วันที่ผ่านมา

    Wax kasto waxaa na baday Puntland iyo Jubalanda, hadii aaysan labadooda aaysan itoobiya u xaluulan laheyn DF iyana ma xaluulateen.

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 18 วันที่ผ่านมา

    Abey yaa ila arko wuxuu baarlamaankiisa u sheegaayo fiiriya gacanta uu ka dhunkaday madaxweynaheena Illaahaaw damiirka hanaga qaadin
    Madax weynaha faransiiska waxay abey ku heshiiyeen inay hub iyo dhaqaalo ku bixin doonaan sidii ay bada soomaaliya ula wareegi lahaayeen xuutigana halkaa ka weerari lahaayeen waxaas oo dhan waxaa ka danbeeyo yahuud iyo mareykan waayo meelkasto ayaa ka soo xirmatay
    Yaarabi adaa awood leh ee dadkeena iyo dalkeena noo badbaadi Aamiin yaarabal caalamiin

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxweynaha allaha noo fiicneye wuu wareraye

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 18 วันที่ผ่านมา

      ilahay hanadhaafiyo waxba yuusan yaan lafiicneynin e ..mid inkaar qabo weye o hagaag laga sugeynine

  • @AbdulqadirSalaad-d7o
    @AbdulqadirSalaad-d7o 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaali 😢😢🇸🇴🇸🇴💔💔🥹

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 18 วันที่ผ่านมา

    Waa Ceebeebay Xassan Qabyaalad Iyo Neceeb Kabuuxo Daarood Neceeb Ayuu Oromadii Ula Tagay ii Hiili Aan Ahmed Madoobe Ka Saaro Maamulka Kawaran Oromka Wuu Fashili Marka Waa In Xassan Sheikh Qaainul Wadan Dambiili Dadkiisa iyo Dhulkiisa Qayaamay noqdaa Abaalkiisa lamarsiiyaa Masar iyo Eritrei Wakaa Ninkan layaaban yihiin waxba Laguma Aamini karo

  • @Umo580
    @Umo580 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan xabaalaquf xasan dhiiqo xasan dalxarash waxa janis helay cadawoĝa SOOMALIYA e ETHIOPIA o boqol sano radinesey bad

  • @FarxaanHassan-g8h
    @FarxaanHassan-g8h 18 วันที่ผ่านมา +1

    Meel no fican majirto hassan qabri qote meel xun na dhigay ilahey hana dhaaf siiyo

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 18 วันที่ผ่านมา +3

    Ayandara weyna ithobiya ma.ayada waxnaga baryaysa mise DFS bakubaryaysa kalaya badayada Qaata😱
    Ciilow wayey dhulkaygow 😢😢

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa wareray oo dalki wuu ku dhex waashey mise dalka somalidu danba kama leh

  • @natduinfo
    @natduinfo 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa ku daalay before iyo after. Hadda, wixiisu waa today kalajeeda. 😂😂😂

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 18 วันที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 18 วันที่ผ่านมา +1

    I am from Awdal, hadii fikir kay aandhito Ethiopia waa gulleystay walin gushii ayey sii wada , Ethiopia waxay kalla qaybisey soomalida dhinackasta xataa qarba la socdo hadii madaxweynihii sida u dhaqmayo cidkalle maxaad ka filli karta Turkiya dhabarka ayey ka jabisey dawladnimadenii waxay Ethiopia uqabtey somaliya danta Turkiya leedahey ayey fiirsan naysa , soomalida maxa udiidey danteedda ?dantada hadii aaden aqoon ha kafilin wadden kalle inuu danta ka shaqeeyo .

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 18 วันที่ผ่านมา +2

    Indho adeeg Kuwaan Hawiye Somalia waa iibsadeen WELINA waa sii maqiiqan yihiin

    • @guledkaarshe2213
      @guledkaarshe2213 18 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 18 วันที่ผ่านมา

    Shacabka soomaaliyeed somaliland taagera taasa wax iska celinaysee

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 18 วันที่ผ่านมา

    Hadaad xaqiiq rabto Dowladgobolyada puntland iyo jubbaland ayaa xasan ku kalifey inuu codawga somaliya qoorta u dhiibto..

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 17 วันที่ผ่านมา

      Kkkkk waagiisii hore uu Gabre futada u dhaqi jiray ee uu inta Jigjiga tagay ku soo dhaanteenyay yaa ku qasbay?

  • @nuurmacalin-z6i
    @nuurmacalin-z6i 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaali ila meerayso kuma jiri kartee kenya iyo itoopiya inoo qaybiya plz

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 18 วันที่ผ่านมา

    Waawarey soomaaliyey war naga qabtaay gurguurte war dalkeenii god buu ku ridayeey-waa nin aan bari iyo galbeed kala aqoon

  • @husseinibrahim8799
    @husseinibrahim8799 18 วันที่ผ่านมา

    Bahdil badanaa war hassan sheikhow inteed noo wadaa illahay cimrigaada hasoo kusee ninyahow umaddan adaa umaqan siyaasi xil iyo dhaqaale un radinaayo illahow cudur idinkurid ay ilmihiina ay iskuwasaan

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 18 วันที่ผ่านมา

    Tugaan shaydan kan ina sheekh halaa diiloo

  • @MuhidinAdan
    @MuhidinAdan 18 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaano qaran jacayl haday Somali ledahay xassan sheeq moshin xilkaqaadis ah ayaa lagusameynlahaa ayaga iyo xassan sheeq waa iskumid daneystayaal ah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa meeqo qof 10😂😢😮
    War hooy somaliyey kaca oo iska qabta sidan waa 91 kii iyo kadaran😂

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 18 วันที่ผ่านมา +1

    tuuga tuugu dhalay ee xasan sheekh kukaca

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan somaliya inuu 1 xbite saaranayo ayaan umalaynayaa

  • @Umo580
    @Umo580 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan male dad runtausheeg o gacanta kaqabta dalka snm banlayaaba marke dhahaan haweiye xukunka mayaqaan ismaqabtaan

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 18 วันที่ผ่านมา

    Hada waad ogaadty in muqdisho Laga xukumo Addis Ababa Ethiopia masarna Ethiopia hore uga adkaatayba

  • @mohamedisseisse5979
    @mohamedisseisse5979 18 วันที่ผ่านมา

    Barlamanaka Somaliya Markaa Fiiriso Wad Layabesaa Rag Waween Masiirkii Somalia lagu Aminay Hadana Xan'jo Ku Dhax Cunaya Barlamanka Dhax Diisa Kuwana Telefan Ayeey Ku Mush quyl San yhiin Yaab

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 18 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 18 วันที่ผ่านมา +1

    Kan jahwareersan wa adi wlhi maalin walbo dowlada dacayad ka dhibee 😂😂 duli

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 18 วันที่ผ่านมา +1

      Hh reer unukaa leh waxan waad kuwareerten wlh ..

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi5348 18 วันที่ผ่านมา

    tuugadan waxay galaan. somaliya. umataal.

  • @FoosiJaamac-e9e
    @FoosiJaamac-e9e 18 วันที่ผ่านมา

    Maxud saleebaan xal ka keen iyagaa waalay dalkiiye

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 18 วันที่ผ่านมา

    Cadawga somalidu waa
    Siyaasiyiin danquufa kaliya
    Dantooda mooye wadaniyad
    Qaran iyo dhaxalka umada
    Anan marnaba ixtiraam u hayn

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂Failed state Of somalia 🇸🇴
    Waa in dhulkiina laqey biyaaa

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 17 วันที่ผ่านมา

    Dowladeena madax weyne ka yahay way ku fashilantay mudane madax weyne xilka iska wareeji dalka iyo dadkiisa kuma baahna shacbiga way xareysan yihiin dal iyo dibadaba waan xareeysan yihiin

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo waa 10 wajile aan dowladnimo Waxba ka aqoon Keliya sida loo tuugsada ayey aqaanin

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 18 วันที่ผ่านมา

    Beesha aan damiirka laheyn waa ceeb iney damiir kahadasho qaran diid uu qaran kahadlo,!aan talyo ama ethiopia ayaan dalka kusoo hogaaminayaa!soo hogaami meeshii aad kagasho ayuu hawiye kagelayaa (wabilaahi towfiiq)

  • @BahjabashiirMaxamadQaalib
    @BahjabashiirMaxamadQaalib 18 วันที่ผ่านมา +1

    War dooloow kawaran

  • @MustafeGaas-p8q
    @MustafeGaas-p8q 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto sml

  • @AbdifitahIdmane
    @AbdifitahIdmane 18 วันที่ผ่านมา

    Ms nin moxog xoqaad idinku caqli kasugayseen 😂

  • @thaabit22
    @thaabit22 18 วันที่ผ่านมา

    Nin shatigiisa lagu haysto oo hada u tagaya qofkii ku haystay si uu usiiyo 😔
    Waa murugo iyo xanun ka wayn ma jirto
    Nin dhulkaagi maalinba maalinka ka danbeyso aan arkaayo asagii oo labixinaayo ( waan ka xumahay dhulkeygiyow ) waxaana ku bixinaya dadkagi adiga kulahaa adigana aad lahayd

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 18 วันที่ผ่านมา

    Awelba. Siyaad bare ayaa. Yiri. Dal. Fiican. Iyo dad. Waalwaalan. Ayaan. Kategay

  • @nasra277
    @nasra277 18 วันที่ผ่านมา

    Hadoo rabo xassan in aan tageerno, ha na toso dhal amni ah, waligay ma la simanaayo nin oo aaminsay in uu cid shisheye i laa linayo, yoo ka ilaa linaa bal, xitaa eyaasha kala garanaayo waxa harista ah

  • @itzManha125
    @itzManha125 18 วันที่ผ่านมา

    Zizi ga cusub ee soomali dhulka iyo bada wuu gadah suu u fadhiyo kursiga madaxada walagiis ofsgaan masir uu ku daysanah lakiin waaa in odga madaxa la jabiyo hurdad laga kaciyo

  • @CabdiraxmaanMaxamuud-n3m
    @CabdiraxmaanMaxamuud-n3m 18 วันที่ผ่านมา

    Dal ayhogaa minayaan dad indhala oo caqli iyo wadani nima toona seerabaan ika yeelayaan illaahow nagaqabo kuwaas

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 18 วันที่ผ่านมา

    War sidee dalkeena aanu badbaasan karaa

  • @ZeinproaliFarah
    @ZeinproaliFarah 18 วันที่ผ่านมา

    War daarood dhadhan iyo dheefna midna malahan

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 18 วันที่ผ่านมา +1

      Yaa daarood meesha ku hayay marka??