ANSHAX - HEES GAR JACEYL | Reaction

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 150

  • @maymokhalaf2477
    @maymokhalaf2477 4 ปีที่แล้ว +42

    Dadkeena xikmada ma doortaan shayga fudud ay doortaan waa sababta heesaha yaryare jaasku ka buuxaan ay uga sareeyaan heesaha dhaqanka iyo xikmadu ku jirto

  • @albaanipodcast729
    @albaanipodcast729 4 ปีที่แล้ว +17

    Osman hoosow
    Mgciisa dhamaystiran waa osmaan aadan cali
    Nin aan ku faano
    Sidoo kale hooyadee isku magac yihiin 💓💓🇸🇴🇸🇴

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว

      thanks walaal

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay*👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @fadxiyajaamacinansooludhal394
    @fadxiyajaamacinansooludhal394 4 ปีที่แล้ว +11

    TH-camrkii ugu horeeyey ee heesta reaction ka bixiyey ee yidhi buurtani waa daalo waanan tegayaa insha allah kuwa kale waan ka helay meesha dhulkeenu waa qurux afkay ka tahay bes hhhhh osman hosow hure u soco wll qaali

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah Allaha igu simo, waa khasab taa. Mahadsanid walaal ?

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hosowpro somaliland way kusoo dhowaynayaan waa dad qalbi furan huno welcome huno sanaag somaliland🇮🇹🥰

  • @ashqaraar8944
    @ashqaraar8944 4 ปีที่แล้ว +11

    Somalida hada jirtaa waa dad maala yacniga aad u jecel hada Hosow isagoo intaa wax wanagsan iyo xikmad ka hadlaya hadana 100k ma gadhin qaar waxay ku hadlayan aad u xishoonaysidna 200k iyo ka badan ayay haystan

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 4 ปีที่แล้ว +9

    Hosow 😍
    Full respect sxb salaan +tageero From somaliland gar ahan Borama🙌❤

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +10

    Soomalind xikmad iyo styl iyo dhul quruxbadan ugu kaalay waana dad tashaday horosocda walalayaal

    • @hiba_hurrin
      @hiba_hurrin 4 ปีที่แล้ว

      Somalia wa mid dhulkeena somaliyed wn ku fanaa anago dhan

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว

      @@hiba_hurrin somaliada mida wa tee hooyada caqliga xolaha ka wase wa wax caqligi qarax madoobeyay soomalind wa dawlad goonaya taas shaki kune xarmaau tu maamulo ayaan mid ahayn o toban madax wayne leh afsomaliga niicda kalax beesha xyawanadyahy

  • @shukrialimohamed1696
    @shukrialimohamed1696 4 ปีที่แล้ว +14

    Team wll hosow❣🇸🇴
    Horey u soco 👇👍

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay*👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @arwaxaxmed483
    @arwaxaxmed483 4 ปีที่แล้ว +6

    Wll hosow full respect go forward pro💞💖💔🙏🙏

  • @najmayacqub6159
    @najmayacqub6159 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh hore u soco wl next time waxan ku rajeynaya 100k inaa gaarto😊

  • @dhalboqortooyo4152
    @dhalboqortooyo4152 4 ปีที่แล้ว +2

    I love your reaction hosow wll fadlan muuqaalada reaction ka nooga soo baxi😊

  • @ahmedhajji8456
    @ahmedhajji8456 4 ปีที่แล้ว +2

    hosaw zxb wan sugayay inad muqalka nocan ah ad falcelinkaso samaysid waxn kamid ahy dadka adka kugu xiran thank u

  • @ahmedbarre2387
    @ahmedbarre2387 4 ปีที่แล้ว +2

    Hoosow zxp labada nin ee studio waqal uu ku dhaqaaqa waa khader waqal iyo mustafe saleebaan 🔥🔥

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah hosow😍😍

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan reactionkisa walaahi wan tageera wana nin dagan respect kuu haya sxb

  • @sahroadan4222
    @sahroadan4222 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll horey u soco guul wacan cadowgaaga ha u jabin

  • @suusuuaxmed9561
    @suusuuaxmed9561 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugaye reactionka hossow team muuqalkan cajibka marka aan dawaday #daliyodhulba allha nagu galaday😘😘😘💋

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta barteeda la dhigay dhulkeena hooyo aadbu u quruxbadan yahay masha allaah hosow Comments aqriyee waaba dad qosol badan qarkod

  • @akamsharif
    @akamsharif 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice job Osman...
    Dhaqan ahaan gabadha adeeradeed aa bixiyaan ama diidaan. Odayga meesha laacbeesh uu ka yahay! :-D

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllky Osman hosow manta
    Reaction aan cadi ahyn ayaad la timid
    Wlhi sidaacad ah ayaan uqoslay thanks
    Wll karbaash xalaaal ah hore usoco

  • @cimraanibraahim7909
    @cimraanibraahim7909 4 ปีที่แล้ว +1

    Msh allah wllo qali ah waxan ku rajeyn guuul waqti walbo iyo sacad walbo tankale wllo iila sooo xiriiir adooo mhdsn huno

  • @xaragocilmi6573
    @xaragocilmi6573 4 ปีที่แล้ว +2

    Qof ad jeceshahy in lagu diido waliba sabab Yar darteed lagugu Dido way dhacda Wana xanuun runti wan so arky lkn ugu dambeyn jacylka guuleysty alx

  • @caliomar3106
    @caliomar3106 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin wax badan Nago saxo wlh waankugu fanaa wllkey Hosow Horomar wacan wanku aamin sanahay Big Bro 🙏🏽🙏🏽💯👈🏾

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay* 👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @theselfsufficient5863
    @theselfsufficient5863 4 ปีที่แล้ว

    Hasow pro wanku salamay walow jawabta aanka daahay lkin intabadan somalida marka ay gabdha bixinayaan ama wiilku wax doonanayo aabahu mahadlo odoayasha ama dadka udhow ayaa hadla only aabaha waxa laga codsadaa in uu ufasaxo gabadhiisa ama wiilkiiisa mark wiilka hadalaya wadadka udhow gabdha ana gabdha odoyasheeda ayuu kamid yahay thank you

  • @gobaadqalanjo4715
    @gobaadqalanjo4715 4 ปีที่แล้ว +5

    Sanaag ❤️

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay* 👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @hodandaud5404
    @hodandaud5404 4 ปีที่แล้ว +1

    @hosow bro hore u soco

  • @bureqayousuf4367
    @bureqayousuf4367 4 ปีที่แล้ว

    Hosow
    Keep going brother 👊💪
    Wllo alle haku ilaaliyo 🔥🔥🔥🔥🔥taageero buuxa

  • @xamdaxaaji8002
    @xamdaxaaji8002 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw masha allah wlhi wadakena aad buu qurux badan yahy

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend waan ku salamay pro😍🙏

  • @fathisaid2855
    @fathisaid2855 4 ปีที่แล้ว +1

    Cisman hossow wll aan jeclhy horay u soco wllky❤❤

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว +4

    Hosow ninkaa waa gabadha walaalkeed ee aabaheed maahan odayga aabaheed ah

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว

      gabadheyda ayuu leeeyahay soo ma a han ?

    • @cabdiwali1
      @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว +2

      Gabadhayada uu yiri kunoqo zxb

  • @hiboibrahim7479
    @hiboibrahim7479 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw mashaallah hn 🌹

  • @zahrociideey7137
    @zahrociideey7137 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wallal hore usoco

  • @yahyemohammedaadan9505
    @yahyemohammedaadan9505 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo hore uso wanan kujeclahy

  • @halalmedia9605
    @halalmedia9605 4 ปีที่แล้ว +1

    Story Writer , Producer, Cinematographer, Director, Actor, TH-camr aadban ku tagera sxp hasow 🙏

  • @maryanabdi4230
    @maryanabdi4230 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb wllkey osman hosow ad iyo ad wan ka helay myqalja

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow iyo waqalka waan idin salaamay

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir7923 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiq muqaalka waa qurux iyo reaction 👏👏👏👏👏👏👏

  • @aminasharmake6616
    @aminasharmake6616 4 ปีที่แล้ว +1

    Filmkii markaa dhigesay duq ayaba ku malenayeee saan maa u yareed hahaha horr u soco brother

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan horay loosameen uu sameyaay anshax waan u hambalyeeynaa
    Waqal stu waxeey soo bandhigeen
    1 dhaqankeena
    2 dhulkeena quruxdiisa
    Ayagana hanbalyo
    Mahadsanidiin dhamaantiin

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay* 👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 4 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqa weeye

  • @wariyehassanturki7306
    @wariyehassanturki7306 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep Going bro Hozow

  • @icmmedia8662
    @icmmedia8662 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wll waxan kasoo salamaya hargaysa

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +1

      salaamilaah

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay* 👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 4 ปีที่แล้ว

    Reaction fadhiya waan ku hystaa hosow falcelintada bro

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 4 ปีที่แล้ว

    Osman Hosow nin yaqaana qaabka muuqaal reaction looga bixiyo, aqoona u leh . waan jeclaan lahaa inaad midhahana Ku darto reaction kaaga ..

  • @saagalmm9624
    @saagalmm9624 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc hosow kkkkkk wan ku raacaya❤️❤️❤️❤️

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 4 ปีที่แล้ว

    Gobolka sanaaag wa gobolka ugu qurxda badan somali oo dhan mnsha allah Iyo buurta dalo suldan iyo anshaxna 2doodapa sanaag ayeey heesta kuso qadeen 😘😘😘😘

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 4 ปีที่แล้ว +2

    Hosow Ninka kalye muuqalada wx kayiqana

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow more respect ♥️ 👑

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 4 ปีที่แล้ว

    Shaqo fiican baad haysaa hore u soco

  • @amiizhazanni4623
    @amiizhazanni4623 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll Osman Hore Usoco

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 4 ปีที่แล้ว +2

    Mncha allah reaction aad u qurxoon ka bixisay wlhy..dadka soomalida uso kacaya ee xaga camerada aad u bartay tahay ...runtii adiba clip yada aad duubto aad iyo aad u qurxoon yihiin mncha allah hosow
    Lkn qof ma ii sheegi kara erayada u leeyahay anshax ani waxba kama fahmine

    • @naimamohomed5245
      @naimamohomed5245 4 ปีที่แล้ว

      Anigaba sidokle erayada maan fahmin laakin muuqaalka ayaaba ii turjumayaa

  • @mubarikahmedalidhuux896
    @mubarikahmedalidhuux896 4 ปีที่แล้ว

    Osman hassan bro waxa balan ah inan aniguna kugu soo dhoweyo gobolka quruxda iyo dalxiiska ee Sanaag❤

  • @anfacganow471
    @anfacganow471 4 ปีที่แล้ว

    Hosow wlkey an jclhy hor mar wcn❤😘

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว

    inta badan dhaqankeena soomalida aabaha inaanta dhaley ma hadlo wlo waa sodog kan leh inaanta ma geyid leh waa adeerked ama family uu dhow wlo

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 4 ปีที่แล้ว

    Qattar wallaahi thank you hosow pro

  • @سارةجبريل-ق8ي
    @سارةجبريل-ق8ي 4 ปีที่แล้ว

    انت انسان رائع صاحب حس فنى راقي
    شكرا لك

  • @abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684
    @abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684 4 ปีที่แล้ว

    Wllky hosow hormR wacn ayan kuleya hay🥰

  • @BayleChannel
    @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan kugu tilmaamo garan maayo nio hosow cilmi gaaga allaha kuu barakeeyo 🙏💯waxaan kugula talin lahaa in aad filim Ku duubto wadan Ka guduhiisa gaar ahaan goobaha dalxiis Ka sida baadiyaha ,iyo meelaha kale ee magaalooyinka kamid ah , si wadan Ka bilicdiisa u muuqato.
    Thanks ⤴️alot

  • @nadacabdi8016
    @nadacabdi8016 4 ปีที่แล้ว +1

    Well done wllkey

  • @shugriadam4991
    @shugriadam4991 4 ปีที่แล้ว +1

    Thx bro

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว

    wcs, zxb Osman waxaan jira wax la dhaho dhaqan oayaga gabadha dhalay badanaa maaha ninka hadla waxaa hadla odayaasha tolka ah oo uu soo ka xeystay waxaa dhacda mar maeka qaar wuxuu san raali ka aheyn xitaa iney ku hadlan ama ku bixiyan ama ugu diidaan markaa ma faliya wiilkaasu inuu yahayn kan matalaya ninka gabadha dhalay, waayo rag ka waaweyn baa jooga ,,,,, ninka ugu aftahansan raga ayaa hadlka loo daayaa inta badan si uu tolka wax ugu gooyo markaa ninkaasu xaga aftahan nimadaa loogu dhiibay hadalka saan filayo taas inan ogaanaa muhiima

  • @qatrohassantiger8949
    @qatrohassantiger8949 4 ปีที่แล้ว +1

    ana u horiyo mii yes😁

  • @bojooshorts7990
    @bojooshorts7990 4 ปีที่แล้ว +1

    Qatar wayee

  • @nashadabdiraxmaanhashir6610
    @nashadabdiraxmaanhashir6610 4 ปีที่แล้ว +2

    100% fakirkaa kugu racay msha Allah xassow

  • @nimcohabitv9733
    @nimcohabitv9733 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa waa wiilka loo diiday gabadha

  • @abdiweliyacquubmohammed4692
    @abdiweliyacquubmohammed4692 4 ปีที่แล้ว +1

    Mudane Hosow, Faras waa 1, Fardona waa koox hhh

  • @filsancabdi9902
    @filsancabdi9902 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ereyadeed aad bay u adagyihiin

  • @bojooshorts7990
    @bojooshorts7990 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali weyne #subscribe iisaraa💪💪💜 umadane waisjacelnahy m.a

  • @moeainan5342
    @moeainan5342 4 ปีที่แล้ว +1

    Shardi maaha bro inuu hadlo gabadha aabaheed, lkn se dhaqañ ahaan somalda waxa jira inay u dirtaan dhanka garrta qofka ugu hadal yaqaansan ee tolkoda ka mid ah.

  • @fartuunabdirahman2203
    @fartuunabdirahman2203 4 ปีที่แล้ว +2

    Reaction wax bdn laga faaidayo m.a

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay* 👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @covoofficiall4259
    @covoofficiall4259 4 ปีที่แล้ว +1

    Wewe gar jacyl nice

  • @nawaalabdi9203
    @nawaalabdi9203 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi i like the intro of the vedio

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 4 ปีที่แล้ว

    Zxp waxa sahlan dadku ma doortan ee saamaynta fanaanka ayaa watah suldaan wu ka shacbiyad badanyay anshax

  • @mostaphakampalaofficial1798
    @mostaphakampalaofficial1798 4 ปีที่แล้ว

    ilike pro keep gou

  • @mdnfarhan
    @mdnfarhan 4 ปีที่แล้ว +1

    Intii og in hoosow inta uu soogaliyay channel ka hadana ka saaray bagaa markale kuso celisay 😂😂

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว

      Haa Xili dambe ayay ahayd Walaal

  • @salihamoussa3233
    @salihamoussa3233 3 ปีที่แล้ว

    that is tru

  • @Talkbity
    @Talkbity 4 ปีที่แล้ว

    Hossow colour grading 2 Episode kaso samee ama wax ka badan

  • @abdisamadyusuf8665
    @abdisamadyusuf8665 3 ปีที่แล้ว

    Zxb hosow 💯💯

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninyahow dharkan ma naga raqiisisid aan gadanee

  • @abdirahmanhussein3193
    @abdirahmanhussein3193 4 ปีที่แล้ว +1

    waa hees aan ubogay anigu

  • @siciidjaamac7646
    @siciidjaamac7646 4 ปีที่แล้ว

    War wiilkan hala garab istaago nacalaa idin dhashaye maxay tahay 4k kaliyee dawatay uf dadkan malaayacnigay daaawadaan walahi wiilkan muuqaaladiisa aadbay uqurux badan yihiin hala taagerro hasow anigu waxan ahay youtuberad gabadh ah dhamaantiina waa iwada garanaysaan walahi lkn wiilkan hala garab istaago pls

  • @ninkarmeed4220
    @ninkarmeed4220 4 ปีที่แล้ว

    Sxb aad baan ujeclahay sheeko tabinta iyo samaynta muuqaalada, aad baan ugahelay sidaad point yada isu dultaagtay.

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan ahaan gabadha aabahed mabixiyo adeerked haduu fadhiyo asagaa lagu sharfaa osman

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว

      waayehee. laakiin adeer xitaa uma eka qofkaas walaal

    • @ayaandhemanxeri4316
      @ayaandhemanxeri4316 4 ปีที่แล้ว

      @@hosowpro soolagama yaabo adeerka inuu aabaha kayaryahay waa aragtideyda
      Mahadsanid aboow

  • @osmanofficial1776
    @osmanofficial1776 4 ปีที่แล้ว

    Wakhtigan la jogo musique aya la qimeya inkastoy hestan ad ugu wacantahay indhaha

  • @keyfiincadey72
    @keyfiincadey72 3 ปีที่แล้ว

    Day xgee lagala xiriira plse

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว

    Iminka ck ayaan u aqoonsanahay king of reaction lkn hadaad sii wadad reactionka waa hubaal.inaad kala.wareegayso waayo si dagan oo macaan ayaad noogu daadihisay

  • @nimcomahdi5491
    @nimcomahdi5491 4 ปีที่แล้ว

    Gobolkaygii carigabo sanaag natural beauty

  • @kulanso2355
    @kulanso2355 4 ปีที่แล้ว +1

    Hossow waa hees ku dayasho mudan

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 ปีที่แล้ว +1

    Miraha heesta waa cajiib hadal buuxa waaye caadi maha

  • @iikooloveyou912
    @iikooloveyou912 4 ปีที่แล้ว +1

    Hes⚘ok

  • @kowsarmohamed5256
    @kowsarmohamed5256 4 ปีที่แล้ว

    ceerigaabo daalo dhulkaygi hoyo❤

  • @Dhako-r3m
    @Dhako-r3m 4 ปีที่แล้ว +2

    Ciwaanka defaults ayaa ku soo qaadatay modern title ku lahaa

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +1

      hahah waan bedelay laakiin gadaal ayuu iska bedelay well seen saaxiib. waaa cilad ama ilduuf

    • @Dhako-r3m
      @Dhako-r3m 4 ปีที่แล้ว

      Ok pro Instagram anaay kala soo xariiray maxa dhacay

  • @samara9760
    @samara9760 4 ปีที่แล้ว +2

    I love you Hamza❤

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay*👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkaga maha somaliana maaha wa soomalind wlo gaar ahaan cerigaabo buurta daalo

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว

      Lol haye Walaal - adiga lahaaw aan soo booqdo anigana ii ogolow

    • @fatmahaji4077
      @fatmahaji4077 4 ปีที่แล้ว

      @@hosowpro 😂😂😂 wlhi dacad aan u qoslay

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi fajac somalay wasmo mooye waxa kale oo laqabta majiraan miyaa🤝✍👌😀👐🙉

  • @Garasho
    @Garasho 4 ปีที่แล้ว +3

    karbaash xalaal ah hhhhhhhhhh

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan caadi mahan anshax iyo waqal hadee is helan waxba lagama qaban kro anshax waxn leyhy hesaha murtida leh sidii nogu sii wad

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +1

      Mustafe Saleebaan na haka tagin waa directorka iyo editorka walaal

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Daawo gabdho alaab xadaya oo cameradu qabatay* 👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/w-d-xo.html

    • @umuamiin4954
      @umuamiin4954 4 ปีที่แล้ว

      @@hosowpro haa bro sax hilmaami hadal kuma jiro wye

  • @sundasaid7956
    @sundasaid7956 4 ปีที่แล้ว

    From sanaag cergpo salan Poqortoyo hosow🙏🙏🙏

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax949 3 ปีที่แล้ว

    Ogow gabadha aabaheed oo kaliya ma bixiyo ee walked ba wuu bixin karaa

  • @drkhayrealihassan8922
    @drkhayrealihassan8922 ปีที่แล้ว

    Halkaa inta tagtay ee ku dalxiistay is muujiya

  • @mtrmareye5710
    @mtrmareye5710 4 ปีที่แล้ว

    Walhy wa run wa hees iyo bar