ABDIRASAAQ ANSHAX 2018 | HEESTA LAYDHA GUURKA | NEW YEAR SHOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • BARNAAMINKA SANADKA CUSUB Erayadii Siqiiq Burmad Laxankii Muuse Gaas Music By: Axmed Wali Ibraahim Furinle

ความคิดเห็น • 429

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 4 ปีที่แล้ว +10

    2018 sanadkii aan jacayl aawadii la ilmayn jiray waa sanad aanan runtii ilaawi doonin😢😢😢😢😢😢😢 waana sanad xasuustayda iyo qalbigayga ilaayo imika iyo inta aan noolahay aanan ilaawayn😭😭😭😭😭😭😢😢 wana sanadkii waliba bishii aan wayay qofkaan aduunka ugu jeclaa waligay ayada maahaane gabadh kale maan jeclaan iyadana waanu kala fogaanay
    Ilaahoow qalbiga noo qabooji yaa allh adaa wayne meelkasta aad ku nooshahay rooda nolol ta usaraysa ayaankuu rajaynayaa😢💔

  • @taygerofficial664
    @taygerofficial664 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa Laxaadka jiifkee
    Haday igu Lamaan tahay
    Mar horaan Lac odhaN Laa.
    HeestaN WaxaN Dhagaysanayaa Caawa Oo taariikhtahay.
    18 juN 2024😢😢

  • @hanaqaadanimes9737
    @hanaqaadanimes9737 11 หลายเดือนก่อน +3

    Caawa Ayaan dhegaysanaya 15 October 2023 waxanan goaan ku gaadhay inan guursado decadu waa dhankiina

    • @nimcomaxamedcabdi4724
      @nimcomaxamedcabdi4724 7 หลายเดือนก่อน

      Ilahay haysukiin barakeeyo kuwii dhisma nolosha isugu dulqata alle haydinka dhigo wllo 😊🎉❤

  • @jeestoIbnuFooley
    @jeestoIbnuFooley 3 ปีที่แล้ว +15

    Heestani xusuus ahay igu leedahay
    Waxaan dhagaysanayay habeenkaan go'aansaday inaan guursado

    • @hodanmaxamed2315
      @hodanmaxamed2315 2 ปีที่แล้ว

      Heestani xusuus ahay igu leedahay😭😭

  • @dakirayman5259
    @dakirayman5259 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa heestaydi wixii singale ah liketa igu wabta qaar hlkani way iga wada guursadeen saqde dhexe ila lugayn jiray haqiiq

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer ปีที่แล้ว +4

    Shacraawi maxamuudow 5 sano kadib hadaad halkan soo gasho reply isoo gal heestani taariikhbay inagu keedahaye.❤

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 6 ปีที่แล้ว +249

    😂😂😂😂 wixii iskaabulo ah ama solane ahow lake igu dhafah sxbyaaal hadad tol naha😂😂😂y

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 6 ปีที่แล้ว +1

      Lake dhan baan kugusoo jabiyay ee ka dabaalo. kkkkk lake igu hafiya kulahaa. kkkk

    • @khalidhassan9216
      @khalidhassan9216 6 ปีที่แล้ว

      Waar mihi solane ee waad ixasusisay lakiin😢😢

    • @fathiyamohamed9485
      @fathiyamohamed9485 6 ปีที่แล้ว +1

      Gualled yare 🤣🤣🤣🤣👍🏽

    • @fathiyamohamed9485
      @fathiyamohamed9485 6 ปีที่แล้ว

      Gualled yare 🤣🤣🤣👍🏽

    • @calidhux9280
      @calidhux9280 6 ปีที่แล้ว

      Gualled yare wlaale mxa ka faa idi

  • @ahmedmuhamed2880
    @ahmedmuhamed2880 6 ปีที่แล้ว +34

    Xidigaha geeska 2018 fananiinta somalida number one yihiin inta igu raacasan like ha lay saarayo

  • @mustafemuses5659
    @mustafemuses5659 6 ปีที่แล้ว +133

    Anshax
    Best song
    Qofki igu racsan like ku qabo

    • @hiboabdilahi5011
      @hiboabdilahi5011 6 ปีที่แล้ว +1

      mustafe mus😥😥es

    • @maxamudcaloley8012
      @maxamudcaloley8012 6 ปีที่แล้ว

      cabdirizaaq anshax waa fanan fanaan.dhafay.rux.Saga.lugu tilmamo.haray.umarag.waa.besti.fanaan

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 6 ปีที่แล้ว +182

    Anshax waa Xasan Aadan oo maanta nool wallee.
    Boqortooyo

    • @حمدي-ب5ث
      @حمدي-ب5ث 6 ปีที่แล้ว +1

      Caydaruus Shacraawi kugu raaczanhy wlhy tageera c/risaaq anzhax 😍😘

    • @mahadfarahelmidentaato649
      @mahadfarahelmidentaato649 6 ปีที่แล้ว +3

      War ma xasanaaa dhintay he is still alive

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 6 ปีที่แล้ว +2

      Hasan wa legend wana nool yahay mana gadho kani 🤙

    • @ibrahimtoreye6636
      @ibrahimtoreye6636 6 ปีที่แล้ว +1

      Caydaruus Shacraawi / caadi maaha
      Kooxda wax Gaara lguma hyo.
      Horaa looyiri.

    • @ibrahimtoreye6636
      @ibrahimtoreye6636 6 ปีที่แล้ว

      Caydaruus Shacraawi / Bisika waar xasan aadan wuu noolayahy sala calee
      Nb/ midda kle waalida kas jooji
      Midkan yar ha waaline.
      Cabdiraxmaan ODAY ayusan Gaarine.

  • @biibiqarazta2104
    @biibiqarazta2104 6 ปีที่แล้ว +37

    wxii tagera Anshax like igu qabta hdn tihin tol

  • @shucaybmaxamud2842
    @shucaybmaxamud2842 6 ปีที่แล้ว +12

    2:32 habeenimo ayaan dhagaysanayaa😭😭doobnimo dhib badanaa
    Boqortooyo

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 6 ปีที่แล้ว +6

    hadii tii la ii qoray
    ee laabta gelin lahaa
    baal laxaadka jiifkii
    ee igu lamaantahay
    mar horaan lac oran lahaa
    ISKAABULO dhib kama baxe waye

  • @isaacamir2073
    @isaacamir2073 6 ปีที่แล้ว +39

    Waa dad Allow sirta like ta ku qarsoon bal ii yara sheega badawbaa dhankaas ka ahaye. Like tan la dawarsanyo ee qofba dhan kasoo abaarayo maxay tartaa tolow. Waar dad Allow hadaad Ilaahay garanaysaan ila wadaaga sirtan.
    In yar baan u jiraa ana inaan idhaahdo waar waan is dilayaa hadii aanan like tan wax la'iga siinin. kkkkk

    • @aminabdi3258
      @aminabdi3258 6 ปีที่แล้ว

      Isaac Amir kkkkk sxb ma ila aragtay liketa la dawarsanayo wan la yaaba

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 6 ปีที่แล้ว

      Amin Abdi kkkkk Walaahi baan ku dhaartee inaanan la yaabeen hadii qof inta uu albaabka igu soo garaaco isagoo like ta dawarsanaya. kkkk Dadkiiba waxa kasoo hadhay like ta igu caawiya. kkkkkkkk

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 6 ปีที่แล้ว

      Zhp liketu waa 2 mid waa mid lacag lagu helo oo accoun yuotupka lagu xidho oo somli uma badna mida klena waa tiii oromada oo kle liibana hhhh lkn teenu waa ....meel wlba ila xadiiayaday ka hoos baryaan

    • @khadanadan5381
      @khadanadan5381 6 ปีที่แล้ว

      Isaac Amir Asc waaxan rabaa inan ogado liketa maxay tartaa?

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 6 ปีที่แล้ว

      Khadan Adan
      kkkkkk Anigii ayaaba jawaabtaa daydayaya, adiguna aniga ayaad i weydiinaysaa. kkkk Dee mooyi wax laga helo. In la dawarsanayo ayuun meel walba ka arkaa. Waxaas loo wada dawrsanyo ee looga dabo ordayo ayaa ku jira dee. Hadaan ka wardoonayso inaad fahanto waxa ku jira dee adiguba eryo, bari, barooro ama soo xoog hadaad xoog ku heli karayso. Anigu hadaan karayo bahasha gebigeedaba isbaaro ayaan u dhigan lahaa markaasaan sidii baadii ka guran dadka oo dhan. Ka ama ta is xariifisana waxaba waan ka wada faro maroojin lahaa.

  • @butraanqatar8119
    @butraanqatar8119 6 ปีที่แล้ว +46

    Anshax fanan aan marnaba aan ka dhargeyncodkisa alla ileehe wxa tahy faanan qiimo u qadin aan ku heyno waad ka baxsaty wllow

  • @libangatusoliban9749
    @libangatusoliban9749 6 ปีที่แล้ว +9

    mgacaygu waa fardus inta laydha guurku qaaday ayaan ugu horeeyaa

  • @ugbaadargsaan7472
    @ugbaadargsaan7472 6 ปีที่แล้ว +26

    Abha codka inta aminsan leka igu deqa cml 😘kkkkk

  • @dunidabadhkeed4583
    @dunidabadhkeed4583 6 ปีที่แล้ว +98

    Hinta Anshax tagerta like hayla Ogadaan✋

    • @wardaahmed4974
      @wardaahmed4974 6 ปีที่แล้ว

      Zainassde3129222ppoab Hodan ?5tha0066nmbbvdr

    • @aniga7607
      @aniga7607 6 ปีที่แล้ว +1

      anshax waa fananka ugu codka macan xidigaha like hala dhafina

    • @mohamedadam2742
      @mohamedadam2742 6 ปีที่แล้ว

      Zainab Hodan su al huuno like maxaa laga faa idaa horta ay dadku u dalbadanaan marka sookal miidiyaha lagu jiro

    • @dunidabadhkeed4583
      @dunidabadhkeed4583 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Adam Hhh like La Aaanted coment muu imaden khasatan Anaaaba jecel👍💕❤👍

    • @yowye8660
      @yowye8660 6 ปีที่แล้ว

      Zainab Hodan

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadii tii laiiqoray
    Aan laabta galin lahaa
    Waa laxaadka jiifkee
    Ay igu lamaan tahay
    Mar horaan lac odhan lahaa

  • @katagruuxakaatagay5944
    @katagruuxakaatagay5944 6 ปีที่แล้ว +29

    Abdirizaq Anshax legend weeye hore usoco

  • @ahamedsharqaawi9041
    @ahamedsharqaawi9041 6 ปีที่แล้ว +37

    Sabanka maanta xidigaha geeska cid u dhigantaa ma jirto car waa beentaa dhaha like saar you agree

    • @KILLSHOW7
      @KILLSHOW7 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hashi 6777

    • @raxmadrabdiraxman4167
      @raxmadrabdiraxman4167 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Hashi hhhhh huuno runtaaa weeye alle hanoodayee

  • @apdirisakaadam4496
    @apdirisakaadam4496 2 ปีที่แล้ว +1

    caawa ooy bishu tahay 19/8/2022 sacaduna tahay 2:37 habeen jimce ah wlhi heestan sidhabah ayey iitaabatey waayo waxaan moodayaa iney anigah iga hadleysoo asxb badane oon habeenkii isa soo raaci jirney wey wada guursadeen kaligey ayaan mararka qaar wadada soo maraa iyagunah fiidbah suuqa wey ka baxaan ilahow waxaan jecelahay ila kulmi

  • @Asma-wc2jd
    @Asma-wc2jd 6 ปีที่แล้ว +15

    Sagal maxaay liqdaad ku waalatene inta maansha allah dhaha waabad kaga soo wada qaadaysane don't mashquul inanta

  • @saalaxdheere8980
    @saalaxdheere8980 6 ปีที่แล้ว +19

    inta iskaaabulo ani cml ah like igu qabta

  • @nessa7926
    @nessa7926 6 ปีที่แล้ว +5

    Ya allah ninkan saa ujeclahay ilhy haka dhigo ino arooskeygu ka heeso 😭😭❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-ld2qv
    @AhmedMohamed-ld2qv 6 ปีที่แล้ว +3

    Dadka meesha jooga wada xasuus bay galeen ahaha

  • @khadarali4594
    @khadarali4594 6 ปีที่แล้ว +4

    Caadi maahan heeskani wlaahi waaba itaabatay aniga anshax runtii waa macalinka qiirada caashaqa

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 6 ปีที่แล้ว +61

    Legendka xidigaha geeska anshax😍😍😍

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 6 ปีที่แล้ว

      luul Hussein latiish ilaahey amarkiis yarkan heestan ka hor baaban jeclaa eesh calaa cod mr anshax

  • @mrssomali1187
    @mrssomali1187 6 ปีที่แล้ว

    qof af soomaliga si saa'ida u yaqaana ka shaqeyaY eraydaan
    luqadeenna waa bad wayn marna ma dhamaatoh
    abwanki heskaan sameyayne sando bdn dunida kusii raag +cafimd io cml wcn

  • @dhaadhaarechannel2090
    @dhaadhaarechannel2090 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisada heestan mararka qarkood waxaa is idhaa aday kaa hadalaysaa
    Sababtuna asaxabtaydii aan wakhtiga wada qaadan jirnay markay Sigel nimo ka .bixeen ayaa iigu dabsay

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wlky waa nin dagan anshax akhlaaq ka muuqata maanta laga bilaapo waxaan ahay taagerayaashaada hhhhhh

  • @dhiblaaweMD
    @dhiblaaweMD 5 ปีที่แล้ว +5

    Asha hees dareen le
    Mr horaan lac odhan laa
    😓😓😓😓😓😓😓👏👏👏👏👏👏👏

  • @mohamedzerbia1883
    @mohamedzerbia1883 6 ปีที่แล้ว +11

    Ar zomali maxamed hdaa tihiin liketa xunta ah izaara 😒😒liketa wx paan ka helaaa 😐😐
    Haliiima gopaad one loph tllhi 😍

  • @01faisall
    @01faisall 6 ปีที่แล้ว +4

    Kan indhihiisa u jeeda sidu u firiqfiriqsinaya waa marqan san yahay n some dmi tablets

  • @yasminyussufmohumed1317
    @yasminyussufmohumed1317 6 ปีที่แล้ว +5

    wah wah maxaaa heelaay mursal muse

  • @salmamohamed5189
    @salmamohamed5189 6 ปีที่แล้ว +6

    War ciyartooda wab ideqday 😂😂😂 like saar huno

  • @mohamedsalahawil8078
    @mohamedsalahawil8078 6 ปีที่แล้ว +5

    naafo ayaan naheee
    lkn
    waan ka baxaynaa
    insha allah

  • @xamzawiibnuyazin8186
    @xamzawiibnuyazin8186 6 ปีที่แล้ว +1

    kabo kulayl buy fanka lasoo galy lkn nin jirah raganimo Ku nolow poqortoyo

  • @janschilling2721
    @janschilling2721 6 ปีที่แล้ว +5

    Codka 💯 musigu 💯 laxanku 💯 erayadu waaa 💯 anshax fanaan qaraan 💯💯💯💯💯✔✔✔✔💋❤

  • @hayfacadey9898
    @hayfacadey9898 6 ปีที่แล้ว +1

    dhipku waa laxaadkee izaguba maluudeen ana laylka oo damey dadkoo goorma wada ladey sawman lignaadeen keligay anoo Luran 😢

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 ปีที่แล้ว +6

    Abdirisaaq Anshax fanaan Cod talmoon
    Oon Heesahiisa Dhagayso🎧

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 ปีที่แล้ว +8

    Oh my heart is break 😢😢

  • @afozziafozzi7886
    @afozziafozzi7886 6 ปีที่แล้ว +6

    Sidiiq maxamed burmad abwaan dareen weeye wallee

  • @zuadismail9108
    @zuadismail9108 6 ปีที่แล้ว +2

    Hadaba labo miyaan tebey saqda ila lugyn jiray rag lixdii caraaboo dub labeeen leh helaybaan modaaaa lodkygeeee intaaaz bn ka hely heesta anshax fanaan jira hore u soco

  • @nadiraahmed7621
    @nadiraahmed7621 6 ปีที่แล้ว +8

    Waaaaw waxay hees qaaden tan ubogay anshax nolow pro

  • @newafrica9098
    @newafrica9098 6 ปีที่แล้ว +1

    Dislike esaara wixii rer jubalander ah

  • @zawjatuyaasiin6009
    @zawjatuyaasiin6009 5 ปีที่แล้ว +3

    Asal

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 6 ปีที่แล้ว +6

    Wa loox maxfuudkee liiti nimo uman hadhin ⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 ปีที่แล้ว +2

    inmadaydii idin jeceliya walee rabow idin daa more love iga hanta

  • @bestqueen3771
    @bestqueen3771 6 ปีที่แล้ว +6

    Anshax👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 6 ปีที่แล้ว +11

    Like Ku Qabo Ciddii Laydha Guurku Qaaday #VivaWaqalStudio

  • @ismo733
    @ismo733 6 ปีที่แล้ว +6

    Xidigaha geska his the best of horn of Africa.
    Tru Somalilanders .
    Bless you and somaliland .
    MBC.

  • @BashirAhmed-ne4kk
    @BashirAhmed-ne4kk 6 ปีที่แล้ว +4

    R.sheekh isixaaq
    Icaawiya #Like

  • @MAANKAHADAL
    @MAANKAHADAL 6 ปีที่แล้ว +4

    Woooow caadi mha heesta miraheda wxa iga gadey musiga aan caadi ga ahyn

  • @mohajr1282
    @mohajr1282 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani wlhi ma ahan fanan cadi ah hesihisa waa mid qiso iyo murti xambarsan tubec sanadka weye 🖒👌👍

  • @amencade1114
    @amencade1114 6 ปีที่แล้ว +3

    Anzhax hesta qiirada ku ficana😅😅

  • @ilkacase0674
    @ilkacase0674 6 ปีที่แล้ว +7

    wixi single ah like and coment hala dhaafina

    • @axmedjamac565
      @axmedjamac565 6 ปีที่แล้ว

      TaG nacalaH hoydaH kuyaale

    • @ilkacase0674
      @ilkacase0674 6 ปีที่แล้ว

      Axmed Jamac waar dumarku way ina dhaleen oo waa hooyooyinkeena ha caayin

  • @bashirhawaadle6986
    @bashirhawaadle6986 6 ปีที่แล้ว +1

    war halkan hestan lyrisc keda ka hela igu cawiya hadad awodan

  • @ibroxaad1969
    @ibroxaad1969 6 ปีที่แล้ว +5

    Heeso iskuma jiraan

  • @mohammedibrahim4028
    @mohammedibrahim4028 6 ปีที่แล้ว +5

    Abdirizak Anshax woooooow cadi mahan codka laxanka 100 %

  • @nimcohmapsuud1905
    @nimcohmapsuud1905 6 ปีที่แล้ว +10

    AnshaX 💖💖

  • @sorialopes5127
    @sorialopes5127 6 ปีที่แล้ว +6

    Cadi maha asiga leen sugayay inaba cadi maha

  • @boqoradayar7758
    @boqoradayar7758 6 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa guursanayaa heeskaan go’aan dag dag ah ayey i gaarsiisay bye bye single nimo 👋👋👋

  • @naztehoinadhimpiil4366
    @naztehoinadhimpiil4366 6 ปีที่แล้ว +15

    Woooooooow hees ka dheee

  • @cumarcabdi5953
    @cumarcabdi5953 6 ปีที่แล้ว +2

    Rag lixdi caraabo dub labeenla helaybaa mooda lodkaygee saw waa laka tagay 😢😢😢😢😢😍🤭

  • @ahmedabdi9894
    @ahmedabdi9894 6 ปีที่แล้ว +7

    Xiddigaha geeska
    For Ever

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 6 ปีที่แล้ว +6

    6:18 *Asma* *Saban* intay dhididka ka masaxday ayay hadana ku masaxday

  • @fuaadlazzol1299
    @fuaadlazzol1299 6 ปีที่แล้ว +6

    Abdirzack anshaX

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 6 ปีที่แล้ว +3

    Love u wlal anshax hore usoco cidikaama sidato wlee❤❤💋

  • @mohadarogo8577
    @mohadarogo8577 หลายเดือนก่อน

    Heestaan wxaan dhageyzty 2024 anoo Kenya joga Wan jclaaa markazta manan ka cajizi jrin azhapteyda wey igu quzli jreeen ciiza
    diyeesha
    m.faarax
    farta
    😮😮😮😮

  • @saacidmuse7325
    @saacidmuse7325 6 ปีที่แล้ว +15

    Beerof mee

  • @sorialopes5127
    @sorialopes5127 6 ปีที่แล้ว +6

    Qofkii 19 laad oodawadaan ahay

  • @ziraadmustafe
    @ziraadmustafe 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawa unpan u firsaday heeztan show meelo padan pay taapanaysa zorry😭😭😭😭😭😭😭😭 jacaylkaygi hore ow 😪😪😪😪😪

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 ปีที่แล้ว

    Waa 1: 30 habeenimo 17 June 2023 heestan waxyaalo badan baa ku duugan guur kaliya ma ahaa waxaa aan daba laangadheenayaa asxaabtaydii.
    Dalkan aafadu ka dhacday ee meel loogu irkado aanay jirin waxa wali I dhigay baan is waydiinayaa ilaahayow dhoof.
    Waa loox maxfuudkee
    Liidnimo kumaan hadhin
    Reply hadaan soo galo comment gan xiligay doonto ha ahaatee waan ka baxay.

  • @dhiiranewadani7928
    @dhiiranewadani7928 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi heestani wayba i baraarujisay asxaabtayda dhamantood wayda gursadeen ani bas ah iskaabulo ka ah oo waliba meelahanu ku kulmi jirnay kaligayba kusoo hadhay asxaab cusub ayaan hada wada soconaa ileen shinbirba shinbirkisu ladulaaye iskabulada ayaan ileen isfahmaynaye

  • @ahmedusmle9401
    @ahmedusmle9401 6 ปีที่แล้ว +8

    Hees shidan weeeye sagaleey ku raxaayso adaaa single qolada nafarka

  • @salmaanabdishorts8289
    @salmaanabdishorts8289 6 ปีที่แล้ว +4

    masha'alah
    anshax
    fanaan
    cod macaan

  • @shankaroon8822
    @shankaroon8822 6 ปีที่แล้ว +46

    xidigaha One love.

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid8386 6 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanka heestaan darteed like ta aan bixinayaa waa bilaash .

  • @dekaabdidekaabdi9230
    @dekaabdidekaabdi9230 2 ปีที่แล้ว

    Markuu waxkhtigu jeexjeexnaa magaratey sxb weeyi fardowsa iyo deeqa

  • @jamaalmaxamed7481
    @jamaalmaxamed7481 6 ปีที่แล้ว +6

    Heestu qiiray igalisayba

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 ปีที่แล้ว

    Saan maalin walba ku dhagaysto anoo single ah maalin anoo rèer leh wan kuso booqan inzha allah🫡

    • @nastehoyusuf9605
      @nastehoyusuf9605 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa loox maxfuudka ee
      Kalinimo kuman hadheen
      Adna laydha guurkaay
      Soo leexo maantoo
      Laabtayda maan qaad
      😢😢

    • @mohamed_deeq14
      @mohamed_deeq14 7 หลายเดือนก่อน

      @@nastehoyusuf9605 diyaar matahay wa laydhi guurke🤣🤣

  • @zmartfilmsvlogs8947
    @zmartfilmsvlogs8947 10 หลายเดือนก่อน +1

    Still❤

  • @sanadkacusub7816
    @sanadkacusub7816 6 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa alfanaan

  • @xamsezharuu5937
    @xamsezharuu5937 6 ปีที่แล้ว +3

    hees aan u bogy

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 6 ปีที่แล้ว +3

    Anshax oromo ayu u egyahay kolay waa somalida itoobiya lkn oromo aya dhiigiisa ku jira halkaas ayan ka garan😂😂😂Viva anshax😘😘😘

    • @hmhfootball276
      @hmhfootball276 4 ปีที่แล้ว

      AMA waa ogaadeen ama gabooye xaqiiqdi qof ildheer baad tahay

    • @nuuriyoali2323
      @nuuriyoali2323 4 ปีที่แล้ว +2

      Wad qaldantihiiin nin hawiyaa shiqal cadey ka ah

    • @Dhameysdumar
      @Dhameysdumar ปีที่แล้ว

      Nuuriyo aad iyo aad waa Nin landhere shiqal ah🎉😂❤

  • @bral-khalaf9704
    @bral-khalaf9704 6 ปีที่แล้ว +4

    Uu uu hees waa dhafaty erayda iigu daran inba Cadi maaha

  • @cabdiraxmaancabdilaahi3442
    @cabdiraxmaancabdilaahi3442 8 หลายเดือนก่อน +1

    2018 until now 2024 single funking hate it hhhhhhhhh but I love the experience

  • @idmannololbilla8021
    @idmannololbilla8021 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhagaysan jiray anoo dhul shisheeye jooga 2022 o single ah hadna waxa dhagaysanyaa anoo la nool qofkaa waagaas tabyay 2024❤

  • @zamzamyosuf6418
    @zamzamyosuf6418 11 หลายเดือนก่อน

    Ila markay so baxdey ila manta oo aay 5 year ka so wargetey waan dhageysanaya 15/10/2023

  • @cabdirahmaancaabiyare3222
    @cabdirahmaancaabiyare3222 6 ปีที่แล้ว +2

    Hmm Hazzan Adan
    Oo Yar AnshaX Go
    For WarD Prother

  • @hodaabdu4691
    @hodaabdu4691 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestaaxadii

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 3 หลายเดือนก่อน

    Hadi ti lay qoray
    Een laabta galin laha
    Wa laxadka jiifke
    Ay igu lamantahay Mar horan lac odhan laha😢😢

  • @caweyskaxarago3778
    @caweyskaxarago3778 6 ปีที่แล้ว +1

    anshax wan aminsanahay waleeee sida raga ayuu u hesaa ninkaaaa cod ku dhan

  • @hooyoqali6034
    @hooyoqali6034 6 ปีที่แล้ว +2

    ANSHAX waa fanaan somaliyeed walipa si gaara aniga iiga hadla

  • @mariyamuniisha6052
    @mariyamuniisha6052 6 ปีที่แล้ว +3

    Mancha allah xidigaha geesku ma kala dhacaan 😍😍😍

  • @mubaarikabdiwahab2081
    @mubaarikabdiwahab2081 ปีที่แล้ว

    Dad lixdii caraabo dublabeenle helaybaan mooda lodkaygee shaw waa lakala tagay

  • @axmedgaraad9903
    @axmedgaraad9903 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees aan caadi ahayn oo aan umaynaayo aniga iyo inta Single ahba kusocota

  • @hafzaupthirahman4879
    @hafzaupthirahman4879 6 ปีที่แล้ว +1

    hhhh Anzhaxow Tii hore Ee u hawL gashay away

  • @jamaalmaxamed7481
    @jamaalmaxamed7481 6 ปีที่แล้ว +1

    Ree. TH-cam bilaa camal sagal ayey kuwada mashquuleen
    Waar camal yeesha inanta ka dhamaada