Khatarta Jinka iyo Sixirka Q.39aad Xanuunka dhiig karka || Dr.Axmad Aadam Buuxane

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

ความคิดเห็น • 13

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah sh maxamed ismaciil wuu noo dadaalay asaga iyo dhakhaatiirtuba ilaahay miisaanka xasanaadka ha u saaro siday bulshada somiyed meel walba oo ay joogaan ugu faa,iideeyeen🤲🏽aamiin yaa rabi

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله جزاك الله خير

  • @akhanachannel4885
    @akhanachannel4885 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiiqow geedaha wax lagu daweeyo sidaan ku baran karaa ama aqoon ugu yeelan karaa fadlan qaabka uun I fahamsii jidka aan I mari lahaa kaliya

  • @sacdiyoxasan7690
    @sacdiyoxasan7690 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ajar Allah idinka siiyo sida aad caafimaadka maadiga

    • @hawoabshir4706
      @hawoabshir4706 ปีที่แล้ว

      ❤😂🎉😢😮😅😊❤😂🎉/❤❤😂🎉😢😮😅😊😊😅😮😢🎉😂❤😊😊😊😊
      😅😊

  • @cabdulqadirxassan2031
    @cabdulqadirxassan2031 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah

  • @akhanachannel4885
    @akhanachannel4885 2 ปีที่แล้ว +1

    MaashaaALLAH

  • @Murayo
    @Murayo 2 ปีที่แล้ว

    Shiikha dhibaatooyinka kaliya miyuu inoo soo bandhigaa mise hadii loobaahdo wuuna caawinaa

  • @AbdirisaqMHasan
    @AbdirisaqMHasan 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciwaanka iyo muxadiradu may is leeyihiin imika

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 2 ปีที่แล้ว

      Waa sheeko taxane ahayd in ka badan 39 fadhi ayuu socday wxaana la is barbardhigayaa xanuunada jidhka ku dhaca iyo kuwa jinka iyo shaydaanku keenaan markaa kow kasoo bilaabo si aad u fahanto

    • @AbdirisaqMHasan
      @AbdirisaqMHasan 2 ปีที่แล้ว

      Marku sheekhu no sharaxay waxa cudurka keena ayaan filayay inuu meel kasoo galiyo halka jinka sixirka iyo ishuna mararka qaar noqonkaraan cudurka ama uu yidhaa isma soo galaan

  • @Username11249
    @Username11249 ปีที่แล้ว

    Dadka beenta ka dhaaf doctor ma tihid