ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Arin Bulshada SSC Khaatumo Ay Ku farxeen oo Baahi weyn Loo Qabay Oo Laga Hirgaliyey Buuhoodle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 หลายเดือนก่อน +7

    Maashalaah ilahay ha idin barakeeyo dhamaantiin waad dadaasheen waar la shaqeeya maamulkiina farduus ibraahim waad mahadsanid

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa Allaah
    Farduus iyo intii ka qayb qaadatay Allaha barakeeyo fidunya wal Aakhira

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +5

    M.A.ALLOOW NOO BARAKEE SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah mom fardowsa nolow ❤❤❤❤❤

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allh alle ha barakeeyo Dadkii ka qeyb qaatay. Isuku tashigeenu waa horumarkeena. SSC khaatumo ayaa inaga badan kuwa meel kale u shaqeynaya ee raba in aynan dhaqaaqin waa kuwii 20 sano ina hortaagnaa

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuull SSc khatumo ❤🇸🇴❤️💪💪💪

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 หลายเดือนก่อน +7

    wallaah dumarka waa lugu nool yahay allah ha idin barakeeye,,, 90% dumar ayaa kharashka bixiyay.

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah Allah ha idiin siyaadiyo ❤waa ku faraxsanahay hurumarkina.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Masha Allah
    Guuleysta weligin SSC khaatumo midnimada khaatumo macaana guuleysta weligin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah❤❤❤ alaahuma laa can waĺaa xasad sixirkii cabaad wayntu waa buray🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t หลายเดือนก่อน +2

    Farduus ibraahim csli shire wacays faaeax adan noolaw farduus qaran

  • @MBOsman
    @MBOsman หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah.
    Dr. Fardowsa Cali Shire, ilaahay ha ku sharfo.
    Cimriga, caafimaadka, caqliga, cilmiga, cibaadada, cibaadada iyo.calafkaba ilaahay ha idiin barakeeyo dhammaantiin.
    Kuwii, marxaladdaa adag ku shaqeynayey, kuwa imminka wanaaggaa ka qayb qaatay iyo Dr. Farduus.
    Hablaha ayaa ugu wanaagsan xagga waxbixinta, inkastoo ragguna difaaca ku jiraan, ilaahay ha idin barakeeyo reer SSC-KHAATUMO dhammaantiin.
    Cadowgiin ha jabo
    Cadowgiin ha jabo
    Cadowgiin ha jabo

  • @faizam523
    @faizam523 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah reer SSC khaatumo waa guuleysateene Allah ha idinla jiro.❤❤❤❤

    • @ainanshehassan1195
      @ainanshehassan1195 หลายเดือนก่อน

      Sool, Sanaag, Waa Somaliland

    • @faizam523
      @faizam523 หลายเดือนก่อน

      @@ainanshehassan1195 Markii madafiicda la dhaceysey bey ahaan lahaayeen dad kaa mid ah, haatan waa kaa tageen kaana adkaadeen oo dharbaaxo iskaga kaa fujiyeen 8/25/2023 waxaad u sheegato dad iyo dal tashadey waa kugu caqli xumo. Yaan mar labaad baalaha wax kaa yaacin.

  • @ainanshehassan1195
    @ainanshehassan1195 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo Reer Buudoodle guul Somaliland 👏👏👏

  • @garada6921
    @garada6921 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Alaah tabaaraka laah ❤loved you ♥️ Farduus halga maa Culus Dr ❤fardoos WAA QARQN NOOL NOOLAYSO NOO LOOW MAANSHA ALAAH INTII KA QAYB QAADATAY BUUHOODLE HOSPITAL KAAS CUSUB AAD IYO AAD BAAN USOO DHAWAY NAYAA ❤MAANSHA ALAAH

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +2

    Ambalaas
    Iyo Damdamis
    Waa muhiim

  • @SiciidCandi
    @SiciidCandi หลายเดือนก่อน +2

    Dadku haduutashado hormarbuusameeyaa intadhimana ilaahay hadhamaystiro

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    Mashah Allah waa gull ilahay ha idin siyadiyoh horumar waxaa wax wadah runtih waa gabdhah masha Allah

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel หลายเดือนก่อน +5

    Mash allah❤❤❤👏👏👏

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi หลายเดือนก่อน +3

    Allaha barakeeyo

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin aamiin ❤🤲☝️☝️☝️🤲☝️❤️🌺♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +4

    allaa maxa snm laga raystay waxa layaabka leh maxay kaqaban jiren dhul ssc

  • @NiciimaAadan-jh6pk
    @NiciimaAadan-jh6pk หลายเดือนก่อน +1

    Gull ssc qtumo manshalh

  • @Sumadeena
    @Sumadeena หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน

    MAANSHALLAA SSC ♥️ ♥️ ♥️

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Guul ,guul,guul, SSC khaatumo horay u socda isku duubnaada

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t หลายเดือนก่อน +1

    Kuwii ku agoonobayna &kuwii u dhawacmay waa in bilaash loo daweeyo iinsha allaah,allaah🙏💪✌️👍❤️🇸🇴

  • @maryamali.
    @maryamali. หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalla,alhamdulila❤️🇸🇴

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z หลายเดือนก่อน +2

    Nabad ayey u baahanyihiin. Wax walba way qabsadeen
    Somalidu haku dayato mar marka qaar qabiilnimadu ma xumo

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 หลายเดือนก่อน +1

    Farduus waad mahadsan tahay waad dedaashay

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa arin lagu farxo Alhamadullah

  • @mohamoudbotan3021
    @mohamoudbotan3021 หลายเดือนก่อน +2

    Biyo sacabadaadaa lagaga dhargaa.
    Iskutashi buuxa.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +1

    DR FARDOOWS WAA KU GUULAYSATEY HALGANKII AAD KU SOO JIRTEY MUDO 016:SANO AH SSC KHAATUMO STAT FROM COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq หลายเดือนก่อน +2

    Waw noolaada 😂😂😂😂❤❤❤

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 หลายเดือนก่อน +1

    dr abdalow waad shaqaynaysaa

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshalaah ISKU TASHADA GACMO WADAJIRBAAY WAXKU GOOYAAN
    WELIBA WAXII AAD DADKIINA KA HESHAAN FAROGELIN MA LEHA
    TOLWEEYNAHIINA DAAROODKIINA IYO SOOMAALIDA FAYOOW GACANWEEYDIISTA
    AAMINO ALAAH

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 21 วันที่ผ่านมา

    Fardowsa waa asad diamond 💎 ah❤❤❤❤❤❤

  • @aaa1211
    @aaa1211 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah iskudashi
    Waxaqabad muuqada
    Nabadaa laguhiley guuuuuleysta xoogadalka jmhiirta iyo fardowsa
    Intii kaqeybgashey xooga iyo
    Hintidaba ilaahey ha idiin barkeeyo dalkaaga ddkaaga ushaqee ❤🙏🌳

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah isku taashi wacaan

  • @Rooda-i8b
    @Rooda-i8b หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan u bogaadinayaa dhamaan muxsiniintii ka qayb-qaadatay hawshan, khaasatan waxa aan si gaar ah u bogaadinayaa marwo farduus, agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashad. ilaahay dedaalkaaga wax khayrleh hakuugu bedelo. Kaliya, halaga taxadaro "siyaasi-xume & oday-dhaqameed xume". Isla xisaabtan dhab ahina waa in uu jiraa, yaan la kala xishoon.

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o หลายเดือนก่อน +1

    Waa guul weyn maanta dadka ssc khatumo waxay heestan hospitals calami ah iyo dhaqatiir calami ah waa arin gudasho mudan sidoo kale Bank Yada ama Bangiyada xarumaha kuleh deegaanada ssc khatumo waa ineey maal galiyaan cafimaadka iyo hospitals ka inta qalab ka dhimana ay u soo iibiyan sidoo kale waa ineey maal galiyaan biyaha oo ay maalgaliyaan shirkadaha biyaha siiya magaalada sidoo kale waa ineey maal galiyaan shirkadaha biyaha siiya magaalada si biyaha korontada iyo cafimaadka ba unuqdaan adeegyo Jaban oo dadku awoodi karaan ama waxa loo yaqaano affordable sida oo kale waa in hospitals ka ay furaan maxadka tababarada dhaqaatiirta cafimaadka si dadka reer ssc khatumo ay uga soo baxaan dhaqaatiir dadka deegaanka ah sida oo kale Aman Bank waa inuu xaafado casri ah ka dhisaa las anod iyo buhodle sidii uu xafada casriga uga dhisay Magaalada Garowe ee loo yaqaan Amal village maadama aay deegaanada ssc khatumo ku soo badanayaan dadka qurba joogta oo u baahan guriyo casri ah oo la jaan qaadi kara dhulkii iyo qurbiihi ay ka yimaadeen maadama qaarkood ay wataan caruur si ay ula qabsadaan dalka waxay ubaahan yihiin adeegyadaas

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi หลายเดือนก่อน +1

    Guuul guul

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🤲🤲🙏

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah.

  • @ahmedabdi7922
    @ahmedabdi7922 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @mohamudsiraad1209
    @mohamudsiraad1209 หลายเดือนก่อน

    Asc wrxm wbr
    Maashaa allah Hambalyo ❤

  • @mohamedhirsi8436
    @mohamedhirsi8436 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 หลายเดือนก่อน

    ماشآءالله تبارك الله آللهم بارك

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน +2

    Ceelal. Waqaf ah. Hala dhiso beer beerona halasameeyo si loo ilaaliyo. Caafimaadka dadka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +2

    ganacsatada reer ssc bakhaylnima laga dareemaya ee maxa kasiya shirkadaha waaweyn

  • @farhiacabdi2680
    @farhiacabdi2680 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ilahay ha idinbarkeyo ❤

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL หลายเดือนก่อน

    M'a dakii. Isku. Tadhada
    Istaakuleysta. Xoog. Maal
    Maskax. Allahoona wakiisha
    Guushey. Hantiyaan.
    Intaa. Wxaa. U. Awela midnimo
    Isu. Tanaasuul. Kala. Danbeyn
    Is. Walaaleysii. Qofka. Cowga
    U. Adeega. Yagoo. Kala. Xigsan. Iska. Qabta
    Kwooda. Daacanimo. Wax
    Ugu. Qabanaya. Ku. Daba. Faya

  • @user-nt8ph7xs6n
    @user-nt8ph7xs6n หลายเดือนก่อน +1

    Dal walba dadkisa aya dhista

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 หลายเดือนก่อน

    Qurbejoogtu meel fiican kuma noole ee yaan been la idin sheegi.. feker,welwel iyo dal shisheeye bay ku nool yihiine.😢

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt หลายเดือนก่อน

    ماشا الله خاتمو ❤❤❤❤❤😂❤❤❤

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi หลายเดือนก่อน

    💙💙💙💙💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍🤍🐎🐎🐎🐎🐎🐎