hees Dhaanto loo Qaaday Qabiilada Harti iyo kuwa Deeganada ssc khaatumo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉 From Dhagaxbur

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +3

    xalfada 25 Aug wa in laqabto waayo wa guul weyn oo taariikhiya wana maanti argagixisada snm laxaaqay oo malagu kudhaaqay oo midnimada soomaliya guuleystay

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +2

    GuuL SSC-KHAATUMO STATE🐎🔥💪

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 2 หลายเดือนก่อน

    Guul&gobanimo Ssc-khatumo lkn dumarkan tuutaha xidhan ee raga ku dhex jira ha la joojiyo .2023 Dana’s wacan buu ahaa illaahay baa mahada leh🙏💪👍✌️❤️🇸🇴

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤Masha Allah guul ssck alhamdullilallah

  • @fardusmohamed5806
    @fardusmohamed5806 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaal heesaha ina ka daaya ilahy raali kama aha abwaankana ha loo duceeyo

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +2

    SSC-GUUL🟦⬜️🟦⬜️🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @ifrah-ri2ov
    @ifrah-ri2ov 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallaah tolkay I molaada inta nololi jito

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa ii muuqday in la isku hayso qabashada xuska "25 August"! Waxa aan qabaa in ay "muqaddas" tahay in la qabto xuska maalintaas iyada ah, waayo waa maalintii si caskariya & siyaasiya loo soo afjaray riyadii ay 33-sano ku taamayeen jamhadda "gooni-goosatada Waqooyi_Galbeed". Marna yaan muran lagelin maalintaas WEYN.

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +2

    SSC-KHAATUMO STATE⬜️🟦🐎🔥💪

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +2

    dabaal dega 25 Aug wa in laqabto waayo ssc khaatumo baraarujin bay utahay yaan lasahlan 9 bilood oo xiidhiidha meel laduqeynay afrika kama dhicin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +2

    waxan leenahay ssc war 25 udabaaldega wa maanti ilaahay idin hiiliyay oo maaiik udinku taageeraye wayo 3 dowladod ba snm hub iyo daqaale kubixineysay idinkana ilaahay guusha idin makaniyay

  • @CshaafiahmedIsmaciil
    @CshaafiahmedIsmaciil 24 วันที่ผ่านมา

    Waaaw

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Umo580
    @Umo580 2 หลายเดือนก่อน

    MAANSHALLAA ♥️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lol lol ❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    xalfada 25 sanadkan yaan lajoojin ee sanadada dambe joojiya ileen dad wax laraba in inyar in yar looga jaro weli qalbigoda kudhegan oo wixi ay soomaren iyo guushay kudabeeyen wax la ilaawi karo maaha

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jr4dh4og1o
    @user-jr4dh4og1o 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤