Angoo dhulbahantaha wax badan ciil waan ku seexdey markasta marka nalagu caayo faliistiin baa tihiin iyo calooshood la carar waxaa meeshaas na dhigey caado qaatoyaasha dhulbahante. Waa inaan la jahaadnaa kuwa caadayaasha ah oo aan xidhnaa ama dilnaa hadii kale hore u socon meeno.❤❤❤❤
Allow kuu naxariiso Abwankeygii weynaa ee gacanta snm ku baxey... Allow yaa u sheega inaan jimcahey dileen jimcihiisii kale aan boqolaal snm ah ugu aargudney🎉❤... Oo dagaal haaf qiyaame loo baxshey uu dhacey❤🎉🎉 Hadey snm hari waayaana uu soo socdo dagaal hambo gooye loo bixin doono.😢😢
Allaha unaxristoh abaawan jaamac kadiye galabta buu ku dhintay dukhayn tii ay soomalind ka gaysatay laascaano abwaanku wuxu ka mid ahaa dadka halganka af iyo adinba ku taagerayay
Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏 Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔 Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌
Aamiin wll, si fiican bn ugu aargudney Abwaankena alxamdulilaah❤🎉❤... Haaf qiyaame baa u dhacey dartiis🎉❤.. Hanbo gooyena wuu u soo socdaa snm hadey hari waayaan.😢😢
Alle ha u Naxariisto Alle ha uNaxariisto Alle ha u Naxariisto Abwaanka oo Cawa Ay tahay Tàariikhda 16/82023 waa khamiis Ayuu dhintay Alle ha uNaxariisto
Masha Allah jamac kadiye farxad ku nooloow SSCyoow is raaca oo yaan laydin kala dilaalin u fiiriya kan dad idiin xiga ee ah dani markaad guuleysteen eed snm iska celiseen idin leh ka soo fakara in aad nagu soo biirtaan waxaan idin leeyahay SSCyoow qabiil qabiil gumeysan karaa ma jiro somali qabiil walbana dowlad goboleed buu sameystay idina samaysta somali waxaa calaal ah wadani waa idinka iyo cid aan ka dhashay cidkaloo calaala ma jirto ma jecli somali goboleysan lkn danbaa tiri mar hadii aan dowlad dhexe oo dalkii iyo dadkii isu wada la waayey nin walba tuuladuu dago ha quruxsado
Aun Marxuum Jaamac Kadiye. Waad La hadashay Tolkaa iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyèd. ALLAHA KITAABKAAGA GACANTA MIDIG HAKAA SIIYO
Waa Faraxsanahay inuu Shiiday Jaamac Kadiye Cilmi. 70 jir Gabay dhaari, geesi ah oo Qalas ah inuu sariitiisa ku dhinto waa jiileec. Nin nasiib badan buu ahaa Qalas, Abqari Shahiid 70 jir ah MashaAllah
Angoo dhulbahantaha wax badan ciil waan ku seexdey markasta marka nalagu caayo faliistiin baa tihiin iyo calooshood la carar waxaa meeshaas na dhigey caado qaatoyaasha dhulbahante. Waa inaan la jahaadnaa kuwa caadayaasha ah oo aan xidhnaa ama dilnaa hadii kale hore u socon meeno.❤❤❤❤
Hadad ka xanaqdan wan idinka daynaya bes xppi 😢
Wadankiina idinkaa leh utashada guuulaysta dhulbahante nabadiiinu waa nabada gobalada waqooyi hore usocda👍👍👍👍👍👍👍👍
Lakiin cawa waa Naga hooseya yarabi kunaxariiso waa geeri aad uxanuun badan 😢😢😢😢
Wlhi dulbahante ma ihi lkn xada istagtay nation treasure weyee dulbahanto hartiyey darood ninka waa hanti qaran eh ilalsha❤❤❤
Iyagaba dilay
GeeridaaDi ka diB baaN daawanaYaaa muqaaaLkaaN Awoowe mCN janaDiii kuLed😢😢😢😢😢😢😢
mashaa allaah abwaan guul iyo caafimaad kuwaar aduun iyo akhiraba dhulbahante wad lahadashay ilaahay haku anfaco
Mahadsanid Abwaan.
Guul ayaan rajeynayaa in Khaatumo state of Somalia ku waarto.
🤪😘😂🥰🥰😍🤩😋😛iagahwgwiwgiwwyj2gwwuwtiwtwuwte❤😂❤❤❤❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤😢❤😢❤❤😢😢❤😢❤😢❤😢❤😢❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤
Shacabka Sscoow Abwaan Jaamac Kediye Ma Dhiman
Illaahay Ha Naxiisto Abwaan Jaamac Kediye Meel Fiican Ayuu Ku Dhintay
Maan sha allaah baaraka xurmadle abwaan jaamac kadiye cimri barako leh iyo caafimaad allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi
Jamac Kediye cibaado suuban, caafimad,cimri dheer Allaah ha ku siiyo.
Abwaan jaamac kadiye ilaahy Cafimad iyo cimri dheer hakusiiyo, Abwan Gabayada Nosoobadi Oo gabay duco Ah Oo SSC usoo gabay, Abwanku wa indheed garad guul iyo gobonimo
Allow kuu naxariiso Abwankeygii weynaa ee gacanta snm ku baxey... Allow yaa u sheega inaan jimcahey dileen jimcihiisii kale aan boqolaal snm ah ugu aargudney🎉❤... Oo dagaal haaf qiyaame loo baxshey uu dhacey❤🎉🎉
Hadey snm hari waayaana uu soo socdo dagaal hambo gooye loo bixin doono.😢😢
Masha Allah Allah ayaa kugaarsiiyeygeesiyo gobaladeenii oo xoroobay adeerkaay jamac kediye qilmi noolow adeer cimridheer oo cibaado suuban ayaan Allah kuu weydiinayaa oo Allah aankaaga baryayaa Masha Allah guul guul adeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉
Somalinimo Khaatumo Guul!!!
Ax alllah ha u naxariisto 😢❤❤❤
Allaha unaxristoh abaawan jaamac kadiye galabta buu ku dhintay dukhayn tii ay soomalind ka gaysatay laascaano abwaanku wuxu ka mid ahaa dadka halganka af iyo adinba ku taagerayay
Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏
Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔
Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌
Aaamin😢
Aamiin wll, si fiican bn ugu aargudney Abwaankena alxamdulilaah❤🎉❤... Haaf qiyaame baa u dhacey dartiis🎉❤.. Hanbo gooyena wuu u soo socdaa snm hadey hari waayaan.😢😢
1996 gabayga xiligu tirinayey abwaanku maantay taagantahay wlhy jaamac kadiye waa abwaan aragti fog leh
Ilaahay naxariista janno fardowsa ha kaa waraabiyo Awoowe inbadan waad noo dardaarantay
Allah haunaxariisto abwaan jaamac kadiye
Allaa raxmaa muuqaalkani 9habeen kahor abwaankana caawaa duqayn lagu dilay. AHN.
Alle haw naxariisto abwaan kediye waa ladhibay ee waxa weeye nin soomaaliyeed
Alle ha u Naxariisto Alle ha uNaxariisto Alle ha u Naxariisto Abwaanka oo Cawa Ay tahay Tàariikhda 16/82023 waa khamiis Ayuu dhintay Alle ha uNaxariisto
Mansha allaah abwaan jama alle haw naxariisto
Allaha ha ku guuley siiyo cimir cibaado allaha ku siiyo hadaad maanta aduunka joogto ❤❤❤❤❤
Allah ha unaxariisto abwaanka
Masha allah ❤❤❤
Mansha allah adeer illahay cimriga ha ku barkeeyo
Illaahow kuu naxariso Runtii dhulbahanete dad qiimileh baa kasoo baxa lkn cadow fog bay leeyihin 😢
Alaha unaxariisto abwaan jamackadiye cilmi
Ilaahow kuu naxariiso yaa rabbi ,maktabad ka dhimatey soomaali ayuu ahaa
Rabi Naxariistii Jano haka Waraabiyo Abwaan Jamac kadiye
😭😭😭ax God ayu Galeyy cawa allaah haku naxriisto adeer
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo SSC Khaatumo 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💯💯💯💯💯💯✅✅😍✅✅😍💚🦁❤️🫶🏻💙😍🥛
Allaah cimri dheer iyo cibaado suuban baan kaaga baryey Adeer Jaamac Kediye CIlmiا
Allaah baa ku mahadsan kugu simay gobanimada waxaan kaloo rajaynayaa tii Soomaali weyn inuu kugu simo oo Allaah noosoo dedejiyo
Abwaan jaamac kadiye ilaahay Cimrigisa hadheereeyo cadowgisana
Allaha ka qabto
aloow kuu naxariiso jaamac kadiye
Allaaya cisak abwaan Jaamc kediye raboow jaamacyada noo badi
Abwaan Jaamac Kadiye, cimrigaaga Allaha kuu saa'idiyo.
Alaha unaxaristo sidii nin udhimanjiray buu udhintayabwaanjaamackadiye lamahadin cadawgii delay kajamcekajamce baaloogu aaray
Adeer abwaan Jaamac Kadiye walee inbadan yaad reer tolkaa iyo Soomaali oo dhanba kor iyo hoosba wax ugu sheegtay, waa Ilaaheey madii hadii waxaynu leenahay samaysanay reerkune midaysan yihiin
Mansha Allah ilahay haku xafido adeer jamac kediye
Ilaahow kuu naxariiso 😢
Illahay haw naxariisto marxuumka
Maansha allah abwaan jamac alle haku
Xafido
Aalaha uu naxaristo sawkuwa is dilay dhulbahante
Ilahay haa ku naxariisto
Rabi naxariisti jano ha siiyo
Aragagixisada Somaliland ayaa galabta Duqeyn ku Dishay
16, Aug 2023 😢
Alla miyaa lasoo shirqooley seebey ula beegsadeen duqeyta.. Nacaladi haku dhacdo snm iyo inta raacsan Dhulbahante maahi laakiin wan jeclaa Abwaankaan..😢😢
@@fouzianuura2327 Duqeyn aan kalla soc lahyn OO ay magaalada ku garaacen ayuu ku shahiiday
Rabi Janadii Kugee Adeero Mcn💔😭
Alaha anoo daayo abwaanka.❤❤❤❤
Maasha allaah jecliyaa jaamac kadiye
Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi ilaahay cimriga & caafimaadka hakuu barakeeyo.
Alaha unaxariisto
Aug 16 2023
Alle ha u naxaristo
Mashallah guul iyo gobanimo ssc khatumo state of Somalia
Afkaga canalaguwabay
Abwanka cimrigag la ha
Dhereyo
wanaguba waxan jecleyn in xuduuda lasoo xidho oo kadib wax la doorto laakin doorashada inay khayr tahay ba laga yaaba
Allaha kuu naxariisto abwaan
Maasha allah wallaaquwata bilaah ❤❤❤
Masha allah waan ku dirsada hadalkisa
Subxanalaah way kuu bilaabanty wanay kuu dhameyeen somalay iska daaya colaada shar uunba laga faa iida .
Guushiyo.barwaqada.gugaadaa.kugu.simay.adeer.mansha.allah.waa..han balyada.sade.mr❤❤
Eebe hakudauwro adeer 🤲 🇸🇴
Ilahay haw naxariisto
Allow ku naxariiso abwaane 😭💔
Alle how Naxaristo
ilaaheyhaunaxariiso
MANSHALAH GEESIGI SOMALI JAMAC KADIYE NOOLOW KADYE NOOLOW.NOOOLOW KHATUMO STATE NOOLOW. HANKIINANA HA KAARO MID AAN U FOORARSEN SAANCADAALE CADAAN IYO MADOWBA. . HUMAAGIIN HA AHAADO HHORUMAR IYO QARANIMO
Ale haku naxariisto😢
Allow Ku Naxariiso Wuu Dardaarmey Mantey tisii aheyd Allow ku Naxariiso 😭😭
Inadeer ragan 30 kun gaadhaya ssc isku magacabaya goorgorado ha xidhan 9 bil ayay dul fadhiyan laacanod hadana caruurti iyo labeenti dadka ayay malinba middilayan
Alle hakuu naxariisto ader😢
Manshalahgulayso adeerjamackadiya
Ssc,khatumo state of Horay usocda ❤❤❤❤❤
ILAAHAY HA UNAXARIISTO WAXAA DILAY BAHARARSAME OO QUDHA KA JARAY MAGAALADA LAASCAANOD DHEXDEEDA SAY DHAHEEN SOMALILAND AYAA MADFAC KU DISHAY
HADDA WAABA MUUQATAA IN RASAAS LALA DHACAY GAADHIGA INAA LILAAAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Naxariisti jano allaha kawarabiyo 9 Bari kahor bad muqalkan laga duubay cawana wa mayd😢
Walaahi waa runtaa aduunba waa intaas
Allow ku raxmo Abwane
Masha Allah jamac kadiye farxad ku nooloow SSCyoow is raaca oo yaan laydin kala dilaalin u fiiriya kan dad idiin xiga ee ah dani markaad guuleysteen eed snm iska celiseen idin leh ka soo fakara in aad nagu soo biirtaan waxaan idin leeyahay SSCyoow qabiil qabiil gumeysan karaa ma jiro somali qabiil walbana dowlad goboleed buu sameystay idina samaysta somali waxaa calaal ah wadani waa idinka iyo cid aan ka dhashay cidkaloo calaala ma jirto ma jecli somali goboleysan lkn danbaa tiri mar hadii aan dowlad dhexe oo dalkii iyo dadkii isu wada la waayey nin walba tuuladuu dago ha quruxsado
❤❤❤❤❤❤❤❤💯❤❤❤❤❤❤
Illaahay amarkiis Illaahay wuu kugu simay guusha halgamaa jaamac keliya elmi
Maansha slash. Sidii wiifawyadii. Caruuruhu wad an Noreen. Warejintuwaamaxay
Allow kuu naxariisto😢
Mashaa allaah
Mash allah👏👏👏
Ssc guul iyo gobaanimo raagta mashaa allaH
Allah haunaxriisto
Waxaan wax ogayn yeelkood qaatumo waxaa sharci uah abwaan jamackadiye cilmi ee warxumo waa puntland waawalaalopuntland iskusidkan siman
Daahir shorts
qof daalima oodagaal oogayaoo jid xun ku socoda sidasa u danbaysa baroor wiishay badhidiina wayn u sheegaa garadaradiina iyo baroortiina kala duwaa
😢 alla how naxariisto
Allaha unaxariisto 😢
Laguu aar libaax jano nabad ku seexo abwaan
Maanshalaah
Asc
Maanshalaah
mansha allah
Illahii ku gaadhsiiyey xoriyad ayaa mahad leh
❤❤❤❤❤ great daraawiish ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ssc
AASIF CIDA CADAWGA KUU AH ODAN GARNAYN ILAYN GEERIYI KAMA DHAMAATO KUYE SL BAA DISHAY
MAANSHA,ALLAAH