Hello Hello hello Somaali mid ah baa soo socoto si kastoo la isugu dayey in la isku diro ,la qaxiyo laka qaybiyo oo qorsho hore loo dhigay uu yahay ma shaqeyn mana shaqeyn doonto maxaa yeelay Somali waa ul iyo diirkeed waxeyna ka qaadeen waayoaragnimo iyo horumar iyo isu soo hilow waa dad is jecel Maasha'Allaah Allaah ha isku kaaya xifdiyo dhamaanteen meel aan joognaba Baddooda iyo dhulkoodana way difaacayaan ninkaan aqoonow baro waa SOMALI, SOMALIA SOMALI BAA LEH.
Magaca soomaaliyeed oo dhan saakay hal fara mana aqbalayaan ineey itooboya qaadato hal taako oo dhulkooda iyo badooda ka mida siyaasiyiinta ka macaasha kala fogeeynta umada somaliyeed waxaan leeyahay dadkiina dhinac ka raaca si dadka soomaaliyeed dalkooda u wada difaacdaan
War dowlad dhexe doono meeyno xasan sheekh keligii taiye iyo general KOFFI ga uu magacaabay u celin meeyso puntland dowlad dhexe oo horey loogu dhacay lagu dilay lagu xasuuqay lagu boobay yeeli meeyno markale dowlad dhexe ee xamar laga maamulo
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيك ياأخي وكثر الله امثالك
In la mideeyo qaranka waa waajib iyo mas’uuliyad saaran dhammaan shacabka Soomaaliyeed.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
مانش الله الله يسعدك ويوفقك ويحفظك و كثر امثالك. أمين يارب العالمين. ❤
wasarada arimaha dibada waan habalyenena shaqada adaq ooqabtay ninki rabo inan leeska ceelin itoobiya waxan uaragna inow yahay itoobiyan talaban kaqadena guul soomaaliya wan ka oosinay wanajabtay itoobiya
Good Idea Thank you
Allah Akbar guuuuul Somalia 🇸🇴 ❤iyo midnimada umada somaliyed ❤
Suldaan waxaad waydisaa marka hore xiriirka u jar itoopia oo safaarada ceyri jooji khadka utopia ka imaado mar kaas ayaa ldin aaminaya
Figi wa burburka soomalida guul🎉🎉🎉
Hello Hello hello
Somaali mid ah baa soo socoto si kastoo la isugu dayey in la isku diro ,la qaxiyo laka qaybiyo oo qorsho hore loo dhigay uu yahay ma shaqeyn mana shaqeyn doonto maxaa yeelay Somali waa ul iyo diirkeed waxeyna ka qaadeen waayoaragnimo iyo horumar iyo isu soo hilow waa dad is jecel Maasha'Allaah Allaah ha isku kaaya xifdiyo dhamaanteen meel aan joognaba Baddooda iyo dhulkoodana way difaacayaan ninkaan aqoonow baro waa SOMALI, SOMALIA SOMALI BAA LEH.
Xasan sheekho qaska ka jooji soomali🎉🎉🎉
Asc wasiir fiqi wuu dadaalayaa ee yaa la dhabar jabin. Soomaalina ha u midowdo difaaca iyo ilaalinta dhulka iyo badaha
Anaku diyaar ban uu nahay dagalka ethiopia wan ka guulesena inshaallah
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
WR FiQi Wuxuu Qaxootikadhigey qoleysatadii Ilinta Yaxaaska Eesheegen Jirey Wadaniyiin Hadan Raacay Cidwalba EeNeceb Soonoqoshada zsomaliweyn???
Magaca soomaaliyeed oo dhan saakay hal fara mana aqbalayaan ineey itooboya qaadato hal taako oo dhulkooda iyo badooda ka mida siyaasiyiinta ka macaasha kala fogeeynta umada somaliyeed waxaan leeyahay dadkiina dhinac ka raaca si dadka soomaaliyeed dalkooda u wada difaacdaan
Sudanka TV Ma Ahaa Wadani??
Xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto
Asc somaliya walagu jira dhaxduuda dad rufiyaaniin ha iska ilaaliyan midnimo hurteeda lama liibaano
War dowlad dhexe doono meeyno xasan sheekh keligii taiye iyo general KOFFI ga uu magacaabay u celin meeyso puntland dowlad dhexe oo horey loogu dhacay lagu dilay lagu xasuuqay lagu boobay yeeli meeyno markale dowlad dhexe ee xamar laga maamulo
Waxaa la gudboon in Ethiopia isu dhiibaan soomaaliya
Oo 5 somali 1. Kiiniya gumaysata2.midna itobiya gumaysata 3.jabuutina ayaada yaban 4. Somliland hadabay wada shaqayn leeyin 5. Koonfurna 4 mamulgobaledna way qaateen xabashiidii villa somaliyana ayagaa haysta runta maad ka oroda dadka ma ilmad uqabta
Adeer xassa dhiiqo oo Ayax ah Waa Enemy of somalia. Xassan diirato Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa
Mastar fiqi hacabsan horay usoca hana niyad jabin magac hakaahara maal iyo dabadhilifnima wAydhamaandontaa taloxasuuz
Halagudhisa qabiil waaqurunkafagaw dacad ushaqee
doowladena wandifacena ninka sanadkan mucarado iyo buuq kayeeli meeno waxana uaragana itoobiya kalkal anaga iska qabaneno
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beenlaaye dawlad somalia ma jirto waa filo qoslaaye 😂😂😂😂😂 amisom ayaa uciidana 😂😂😂😂😂😂
Xasan dhiqo umasocda dagaal ee wadanka halagaqabto
Somali mida majirto
Way kala yaacday hasan waydi
Isaga ayaa lacagku qaatay
Inay somaali kala yaacdo
Xasan sheecko madtri😅😅😅😅😅😅😅😅
Yaad washaan markaa somalinimada aad u dagaalamaysaan xagee talaa alshaabab iska sooceliyo horta 😂😂😂
Abiye in uu iska daayo mooyee soomaali way tagtay mana jirto laakiin dagaalka ethiopia oo dawlad ihi lagasho soomaaliya oo burbursan oo baaba ah hadana lama oga xiliga uu dhammaan inta uu qaadan waxa ka dhalan doona dal dal ku duulay oo weĺiba afrikaan ah malaha horay j.z dhicin wada afrikaan ah oo dal kaĺe xoogg kagaga qaata dhul iyo bad waayo afrika xorba maha gumaystihii ree yurub ayaa sidii u kalla leh waqooyi england ayaa tusha ka haysata koonfurna italay ayaa iska leh dagaalkaasi mooyi midhaha uudhali doono cidii gaadhaa arki doono 😅😅
Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia ❤❤❤❤❤❤Ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
,asc