'HOGAANKA DALKA WAA IN WAX LAGA BADALAA | BDFS WAA FADHIID''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2024
  • #subscribe
    DR MAXAMUD: SHACABKU INTA AY XABAALAHA QUFAYAAN MADAXTOOYADA HORTEEDA HA ''ISKA XAADIRIYAAN | IS-BADEL DHAB AH AYAA LOO BAAHAN YAHAY'' • 'HOGAANKA DALKA WAA IN...
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    ⚠️DISCLAIMER⚠️: THE VIEWS EXPRESSED HERE ARE SOLELY THE VIEWS OF THE Prof. John J. Mearsheimer AND DO NOT REPRESENT BRIT SOMALI TV
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 90

  • @white-eyesbluedragon1767
    @white-eyesbluedragon1767 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaa xanuun ah in Somaliya eeysan ka jirin wax la dhaho isla xisaabtan waxaa kale oo cajiib ah in qof shaqsi ah uu wadanka goaankiisa gacanta laga saaray Somali oo dhana eey daawaneeyso qof ka doodaayana uusan jirin waa ayaan xumo😇😭💔

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 3 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha allaah runta buu ka hadlay Dr aweys, Madaxdii Somalia hadda Dawladii waxay kadhigteen NGO Ayku shaqeystaan, Allaah baa dadka somaliyeed umaqan

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 3 วันที่ผ่านมา

      Sh runta ayuu ka hadlay
      Bal maxaa haray hadii maydii la baadhay

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 วันที่ผ่านมา +4

    War ninka warka haku celin daalimka waad difaaci jirtey markii lagu arko waa runtiis waa in xassan iyo kooxdiisa maafiyada ah wadanka laga qabto oo lagu muduharaado oo lagu kaco oo dadku ay joojiyaan xabaala bixida ay markii larabo hubka bilaash yey u soo qaataane ay tanaa mudan I'm ladifaaco ee meytida difaaca oo joojiya qabri qodista ee daalim ka qabto allaha ku sharfo axmed daahir aweys wuxuu mudanyahay in uu madaxweyne noqdo annigu waa dooran lahaa hadii qof iyo cod ah ay jiri lahaa

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 3 วันที่ผ่านมา

      kursiga madaxwaynaha somaaliya wa University 😂😂😂 walaalaheena somaaliyeed malaha ...Maahdiki shiicadu sheegaysa aya u maqaan xukumi ayna Amuusi ..Hebeel wa sida heebeel kle sida

  • @FatahAbdiW
    @FatahAbdiW 3 วันที่ผ่านมา

    Absolutely true waa hadal xadiis ah 👏👏👍👍

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 4 วันที่ผ่านมา +4

    Weriyow ninka aad maanta aad wareysatay nin ka fikir wanaagsan ma Arag aniga sidaan u fikiraayay buu ku hadlay

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 3 วันที่ผ่านมา +1

      Anigana kuguraacsanahay

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 วันที่ผ่านมา +1

    ASC, JUMCA MUBARAK, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cabdulxaafid JAAMAC, & Martidaada Sharafta Leh, Dr.Maxamuud AWEYS & Bahda BSTV Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Wareysani, Dr. AWEYS Waa Xadiis Oo Qiima Leh, Guuleysta Inshaallah

  • @FJ-ls2jy
    @FJ-ls2jy 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wajiggin gubey, Wajigii beey naga fiiqeen . Dowladna wax kama oga kuwaaniye. Waxaan daba yaacaya Ninkaan Waalan . Malaga waayey wax ka qabta Dalka iyo Dadka😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @khadraahmed8660
    @khadraahmed8660 2 วันที่ผ่านมา

    Dr ku wuxuu ka hadlay xaqiiqda ka jirta Soomalia waana soo dhawaynayaa.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 วันที่ผ่านมา +2

    HSM waa khain isaga iyo kuwa u ah dalaalinta,waxa Nasiib daro.weyn in lafahii lacanshurayo.

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf357 3 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh ilahey umada ha ka qabto nin aboor ah oo an dhargaynin yaa umada madaxwayne loga war ninkan sharaf marabo umada ilahey ha ka qabto

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 3 วันที่ผ่านมา

    Sax waa sax warkaan maashaa Allaah

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴 IYO 🇵🇸 ISU EKAA ‼️‼️‼️

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 3 วันที่ผ่านมา

    Mashallah sono d'accordo con dott mohamud aweys Somalia manta ma joogo waana Garanayaa dhulka scuola polizzia oo ay ku aasanyihiin ehlu qabuur aad u badan oo loogu aasey cabsi laga qabay alshabab waayo laguma aasikari qaburaha mesha loogu talagay madaxweynuhuna wuu ku qaldanyahay soosaarida ehlu qabuur ka aad baan uga xumahay in qabuurahaas lasoo faago markaan arkay qodista qaburaha waxa ihoryimid qaburo gaalo oo ku yaal dalkatalyaniga Magalada Roma bartameheda oo derbi weyn loo dhisy qodid iskadaye aan la taaban karin marka waa nasiib daro in madaxweynihii somalia uu qasbay eheladii in ay markale usameyaan aas labaad waan ka xumahay naxaristii janno allaha ka wada warabiyo dhamaantood maxda somalina xaqa allaha tuso bacdigoodna Rabbigeen ha nokeeno madaxweyne nonoqdo sidii amiiril mminiin insha Allah

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 วันที่ผ่านมา +1

    Qabuurihii oo xamar ka barakacay😮😮

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Meel Xun Ayuu Ku Sacdaa Askartii Waa La Shirqooley 😭🙏🇸🇴

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 3 วันที่ผ่านมา

      DHULKA JOOGTA haday meel xun wax u wadan ...malaha wa ini maqaan Maahdigi shiicada camaal 😂😂😂😂😂

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 3 วันที่ผ่านมา

    Waa sax dowlada fashil ah waa in xilka laga qaadaa

  • @hodanfarah8353
    @hodanfarah8353 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xabaalo la qodo ma’aha markii ugu horeysay waxaa hadda ka hor shacabka lagu qasbay in ay meydadkooda la baxaan 1980 qabuurihii wardhigley haddana loo yaqaan xamarbile aaway qabuurihii yaaqshiid

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs Suxufiga Soomaal

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 3 วันที่ผ่านมา

    Allaah dalka ha badbaadiyo

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 3 วันที่ผ่านมา

    Cabdixaafidow Marka hore raadso qofka waraysanayso in u ahaado Qof dawealada hasen amaan badan sheeega sidaas jeceshahay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ahafidow HSM iyo Xamza waa in xukummadisa laga diro.

  • @white-eyesbluedragon1767
    @white-eyesbluedragon1767 3 วันที่ผ่านมา

    Waa ku raacsanahay SOMALIA uma baahna qof hoos u dhigo ee waxeey u baahan tahay shaqsi damiirkiisa noolyahay yaqaanana waxa la dhaho WADANI dhulka Somaliyeedna waa dhul meelkasta eey banaan tahay ma aqaano sababta keentay in qubuuraha la dhaafi waayo waa wuxuushnimo tii ugu darneeyd Dadka Somaliyeedna waa inee iska diidaan in lagu xad gudbo wadaninimadooda

  • @fausiabulale1925
    @fausiabulale1925 3 วันที่ผ่านมา

    Absolutely way ceeboobeen wadaadaas meeshay marayeen mahay meelmunaasiba

  • @abdirahmansiad1711
    @abdirahmansiad1711 4 วันที่ผ่านมา +3

    U sheeg inuu dalka dib ugu noqdo oo uu saxo waxa qaldan 😢

    • @Amiir2107
      @Amiir2107 3 วันที่ผ่านมา

      Laga yaabaa inay 4.5 hor taagan tahay😢

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaali islaama in ayna ahay waan ogaa Laakiin ibnuAadan in ayna ahayna maantaan aragnay.

  • @ahmedmahamef7290
    @ahmedmahamef7290 3 วันที่ผ่านมา

    Dadaal oo kasii badi wll

  • @hibaq123
    @hibaq123 3 วันที่ผ่านมา

    Cajiib

  • @diirad2462
    @diirad2462 3 วันที่ผ่านมา

    Dr ku xaqiiqda ayuu ka hadlay, xasan sheikh maxamud waa inuu iscasilaa

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 วันที่ผ่านมา

    S/c WAR HOY XASSN SHEEKH IYO GURUUBKIISU WAA EAX AAN WELI CAALMAKA SOO MARIN .
    SUMCAD XUMADA.

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 3 วันที่ผ่านมา

    Dowladnimadi Soomaaliyed waxay Gacanta ugashey Qowleysato iyo Mooryaan iyo Isbaaraley waxan iyo wax kaxun waa laga filayey

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 วันที่ผ่านมา

    XASSAN SHEIKH WALAAHI BILAHI TALAHI DALKA ALSHABAB AYUU UDHIBAYAA DALKA SOMALIAYEDISKU DIR IYO KALA DIR SHACABKA IYO SHISHEYE CAWIYE WAYE XASSAN IYO XAMZA DALKA WAA LANACAY DOWLAD WAA TUUG XASSAN SHEIKH ILAAHOW NAGA QABO XASSAN

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 3 วันที่ผ่านมา

    Waa lala yaaban yahay dhaqankaan ay wadaan dowlad isku sheegaan war iska celsha madaxweynahaan waalan

  • @fausiabulale1925
    @fausiabulale1925 3 วันที่ผ่านมา

    Biyaha soomaaliya ma xabaalah agtooda uu baykujiraa

  • @Amiir2107
    @Amiir2107 3 วันที่ผ่านมา

    Runta qaraar wayay👍

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 3 วันที่ผ่านมา

    Si sax ayuu hadlay

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 3 วันที่ผ่านมา

    Yaaan. Ku Xaqirine waxaad Run ka sheegtey. Meytada Xurneynteyda Iyo muraalka shacabka mahadsanid

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaan illaahay kumahadinayaa in uu aabahay kudu uga yahay Meel aan ku aamin Qabo isaga oo ku ahduugan Aabojiis meel udhaw meesha uu awoowgiis kuduugan yahay. Aad ayaan uga xumahay in Qof walid Qabrigi Kudifaaci waayo Waa Nolo Geeridi dhaanto.
    Hada waxaan markaan arkay waxaan goaan kugaaray meelkasta oo aan kufhinto in Madkayga loo Qaado meel aan Hada kasiifikiray oo aana Somali isku halaunin.

  • @MaxamedKhaliif-du2qh
    @MaxamedKhaliif-du2qh 4 วันที่ผ่านมา

    Cabdi xaafid naagadaya warar somaalida maa dhagesti waax kasobaxayo maadawadi bye have good day up town london

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 วันที่ผ่านมา

    DR SSDF CML

  • @MarianAwil
    @MarianAwil 4 วันที่ผ่านมา

    The place where the dead bodies has been kept to be removed isn't a bad idea but the bad thing is that they should do it i n a more specialized way, as in professionals ought to do it cuz you never know why the person died could be because of a corona or something worse.

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji 3 วันที่ผ่านมา

    Hogaanka dalka waa in laga badala ku yiri waa waalan tahay hooyada leh dalka

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 3 วันที่ผ่านมา

    Asc aqiyaarta
    Aawi am, caalin arimaha qabuuraha asaga kuficnaa inuu kahadlo

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 3 วันที่ผ่านมา

    Maxaad ino daalisay Dr Aweysow bilaawgi barnamijkaba mw xasan sh barlaamku xilka ha dhaafiyo ..gaarigabwad so weerejisay 😂😂😂😂😂

  • @draminaliroble837
    @draminaliroble837 3 วันที่ผ่านมา

    Qofkii dhintay waa dhintay qabuurahaas ama dhul ganacsi halaga dhigi ama dan good halaga dhigo dhulkaas dadka nool ayaa u baahan qabuuro waxaa ku filan qabuuraha barakaat iyo ceelasha caafimaaf ahaan nah ma saxno qabuura weyn inay ka dhisnaadaan agagaarka dadka ku noolyihiin.

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 3 วันที่ผ่านมา

    waa hadal xaq ah waa in xasen ma dherge laga qabto dadka io dalka waa ayax baahne

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 วันที่ผ่านมา

    DR EX SSDF

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 3 วันที่ผ่านมา

    Doctor awes waxa uu difaacayaa wadan for sale ah

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 4 วันที่ผ่านมา

    Xamar odhan ayaa qabriyaan meshan waa qabriyadii ka dambeyay 1991

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam6072 2 วันที่ผ่านมา

    Aweys ogow Habargidir inaan Hoggaan laga dhigeyn.

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 3 วันที่ผ่านมา

    Taagero Hasan sherkh weye abdixaafid Marka dhaliisha dawalda la sheego ayuu ku mashquulnayaa dawalada wax qabatay ma sugayo in la si wado dhaliisha

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 วันที่ผ่านมา

    geedley kkk

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida qalad bey ka fahmen dowladnimada wayo dowlad leyskuma baryo calamka dowladnimo leysku baryo ma jirta oo ma aragten ninkan dhaley shekh ku sheggii dahir aweys qofkan ku aqon u sheg been iyo huhaa ninkan malintii igu horeysey an arkey ka dhageystey midiyaha muqalkiisa iyo codkiisa wareysi laga qadey arkey waxan xasustey ninkan inan codkiisa horey u maqley lakiin xagge ka maqley ayan is weydiiyey muddo dhowr malin ka dib ban xasuustey wuxuu aha nin jajus mareykan u ah oo wareysanayo al shabab iyo wax ay ka sameyan muqdisho sida canshurta u qadan waxey ku sameyan waxase yab laheyd inu ka codsadey mareykanka oo gurigiisa muqdisho ku dhex yallo lagu wareysanayey inu yiri qarka sare muqalkeyga ha la qariyo qarka dambe keliya laga duubo lakiin codkiisa iyo malintas maqley iyo kii midiyaha iigu horeyey an maqlo iyo muqalkiisa iyo inu dhaley shekh ku sheggii xasan dahir aweys oo kaga sii daran wuxu isku so sharaxey 2 sano ka hor musharax madaxweyne inu ka noqdo dalka somaliya waxey igu noqotey sadmo qaracan igu dhacay an muddo la ildarna marka jajuskan aya dad dhageysanayo wa wax u shegayo wa qawariij ha ku wacdiyo dhageyso

  • @alidahir467
    @alidahir467 3 วันที่ผ่านมา

    Nin mareykan jooga ayaa leh waxbaan ka ogahay wxkajira dalka
    Qoladiina wareysaneysa ruuxiino debadaad joogtaan
    Sidee xogta saxda ah ugagahadleysaan

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 3 วันที่ผ่านมา

    Waxa Qiiqo arinkas Meetada xaqoda ha ilaliyo xasan sheekh wa Khain uma da Somaliyed Cadow ku Ah hana leska Qabto #

  • @user-Iskufilan
    @user-Iskufilan 3 วันที่ผ่านมา

    Ciidamada bada dhul bay lahaayen oo weliba dhisan waxaana degen muuse suudi maa laga saaro?

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 3 วันที่ผ่านมา

    Dadkaas lagu amray ineey meedadkooda ka qataan xurintaas doladu leedahay eeynu cawino eenu dhaqaale u aruurino anigu diyaar waxaan u ahay inaan waxtaro dadkeeyga somaliyeed balse diyaar uma ihi inàan been abuur ka shaqeeyo

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 3 วันที่ผ่านมา

    WAA NIN QABYAALADI DISHOOTAY O CADHAYSAN O RABA KURSIGII AWOWGII SIYAD BARRE INU SO CESHADO TAAS AYUUB U CAAYAYAA XASAN SHIKH

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 3 วันที่ผ่านมา

    Hadii eey dooladu ku qaldan tahay ineey u diido qabuuro in laga dhigo xarumaha doolada okeey inuguna bari baan aabaheey iyo adeer keey ku aasi doonaa madaxtooyada ama gulaha baarlamaanka

  • @hassanjama6735
    @hassanjama6735 3 วันที่ผ่านมา

    Cabdixafiid marwalba waxa aad wareysataa dadkasoo horjeeda horumarka dalku sameynayo sababtu maxaytahay mise waxa aadtaageertaa mucaaradka oo adaaba ah miyaa?

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 3 วันที่ผ่านมา

    Dr. Meek u cadahay ha noo kemin
    Kuwaan maxad u balansataa.
    Camuu

  • @user-lt2oz7sb7u
    @user-lt2oz7sb7u 3 วันที่ผ่านมา

    Dr aweys waa runti dadka waxhy ku jiran halis marka xabalaha faqiyan sababto ah meytiida wxa ku jira dadki Covid 19 ku dhimathy

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 วันที่ผ่านมา

    DR qabiil

  • @abdifataah44
    @abdifataah44 3 วันที่ผ่านมา

    abdihafid waa ku salaamey marka marka xigta waxaa tahey wariyevinaad dhex dhexad ahatid bay madexwynha lagu aflsgdey microwave aadvadiga aad heysid waa madiib daro qaburaha ma madexweynha baa intuu tv soo istagey yiri halaga baxiyo qabuurahs waa arin dowlada house u taala saas ohaada adiga iyo adagaba

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 3 วันที่ผ่านมา

    Suxufi hadaad adigu ku nooshahay boqor toyada inkariiska oo aad amni iyo dhaqaale ku heesato ilaah baan kugu dhariyay haka dumin doladaa curdanka ah ee mudaa somaliyeed u adegeesa beentana umada kadaa wayoo sharci ii ogolaanaayo inaan adeerkey ku duugo xarun doladeed ma jiro

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 3 วันที่ผ่านมา

    Abdixaafid Wuxuu tageersanyahay dawalada hadden sherkh matkasto Qof kawaraysto dawalda somaliya dhaliisha la sheego Wuu kor yimaada wariyo nimana sidaas ma. Aha

  • @mahamedmahdi1034
    @mahamedmahdi1034 3 วันที่ผ่านมา

    Cabdixafiid why hal qabiil oo kaliiya mucarad ka riiga adiigana ma la soo baxdiid sharkada qabiil war illah ka baqa oo alle ka xishda

  • @sahraali1192
    @sahraali1192 3 วันที่ผ่านมา

    Lacagtuna maxaytahay dadka laga qaadayo

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 4 วันที่ผ่านมา

    teeda kale aaway golihii shacabka hada ka dib qofkii dhinto xagee lagu aasaa xamar wataase yaab!

  • @LJama6119
    @LJama6119 3 วันที่ผ่านมา

    C/xaafid, calanka Mareykanka iyo white house ka maxay ka dhex hayaan wareysigaaga? Qofka sawirkiisa iyo magaalada uu joogo oo qoraal ah ayaa nagu filan.

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 วันที่ผ่านมา

    Geelaq mcl kk

  • @hananali4200
    @hananali4200 3 วันที่ผ่านมา

    Sshacbka aa arli ka eh wayo waxay garabtagan yihin raga lafah guranayo bkhabiil dartiii

  • @cawilduale9889
    @cawilduale9889 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan ibnubatute

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 วันที่ผ่านมา

    Sax

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 3 วันที่ผ่านมา

    Dawlad xun ayaa dhaanto dawlad la aan
    Dawladii 1991 la ridey maxa ka faaidney keliya qaxootinimo
    USA

  • @user-tp7hg9rw7r
    @user-tp7hg9rw7r 3 วันที่ผ่านมา

    Dantee qaran ayaa wax loogu qabanayaa dhul mayti ku aasan tahay ninka dhaafi waayay danguud wax layidhaa kuma qabanayaan ee afka Ha u macanayn dalka iyo dadkaba Xasan qabyo waxuu kuwaadaa waa god shalayna halkaas ayaan kaaga soo qorijiray isaga oon kursigaa ku fadhisab ayuu xasan noo muuqday inuu ahaa shaqsi aan dal iyo dad midana aan kanaxayn inuu yahay lakiin malaga yaaba in ay kudhafsanyad mantana aanand wali fahmin face ka runta ah ee Xasan

  • @nasriwarsame8742
    @nasriwarsame8742 3 วันที่ผ่านมา

    Fadlan haddaadan wareysiga dhirin dhirin karin iska xir TV. Arrin u baahan in si aad ah loo gorfeeyo waad xiri jirtay. Wareysiyadaadu waa Kuwo heerkoodu hooseeyo.

  • @user-tp7hg9rw7r
    @user-tp7hg9rw7r 3 วันที่ผ่านมา

    Abdixafid shalayna odaygaa gorifka ah ayaad taageersanyad ood difaaci jirtay maanta markuu xabalaha qufanayana waad difaacysaa
    Madaxwane Farmaajo oo dalkan waxbadan ka qabtay isgoo kuwaasi faraqyda jiidanyaan dhisay Baykal kii dawladeed xabalana aan qufayn ayaad wali hadal haysaa ood leedahay dawladii horana waxay rabtay inay iibsato oo huteelo kadhigto
    Dawladii Xasan ka horays ee uu hogaaminayay Farmaajo haltaako kamuu dhici dhul somaliyeed kadaa dacayda riqiiska ah madaxwane hore mudan Farmaajo

  • @abdirahmansiad1711
    @abdirahmansiad1711 4 วันที่ผ่านมา +3

    Ka soco, dantiisa ayuu ka arki waayay dowladda, dadka ayuu kicinaayaa, negativity is not the solution to Somalia’s problems

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 3 วันที่ผ่านมา

    Waxuu been ka sheegey In Ciidan Shan kun dhinteem waxuu been ka sheegey in Natiijo laga Gaarin. Natijada laga. Gaarey Inttii Rabtey ineey is.xureyso. natiijada ha Dafarin. 15 sano meell aaam marin. Ayaaam maraaa maalin kasto intaaas Been ayaad ka sheegtey. Daalinino ma fiiicno iyo xaqiraad

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 3 วันที่ผ่านมา

    Dr. Xooolaha

  • @abdifarah9923
    @abdifarah9923 4 วันที่ผ่านมา

    khainkan.warkista.nagata.ninyahow