Xasanoow isxaan Farmaajo iga waayay iga heli meyside hoo bariiska.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +8

    Eid Mubarak!🙏🏼🙏🏼
    May your heart and home be filled with happiness.

  • @mohamedarale2780
    @mohamedarale2780 3 หลายเดือนก่อน +4

    ASC❤❤❤GENERAL QATAATOW ::GUULEYSO HABEEN & MAALIN.
    ❤❤❤.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ka xaaxaabiya reer muqdishow yaa idin gaaray .

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ku soco habo mcn Xasan qabuure fagte Xasanow ho bariiska😂😂😂😂

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 3 หลายเดือนก่อน +5

    War dadkan xamar boboyayo waagii dawladii kacaanka xagey ku noolaayeen waa ayaga dhulka danta guud bobayee

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 หลายเดือนก่อน

      Naaya dawladii kacanka ayada wax boobtey taas dhamatey 34 sano ka dib somalia wax iskuma darsaneh waqooyi isaaq snm baa leh moqdishana hawiyeh leh puntaland daarood baa lehe marka taad ogow

    • @cawilshidane5852
      @cawilshidane5852 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Maria28832kkkkkk war bal wax hubso yey kuqaadin qabyaalada waalan

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xele cadi barite waa can somali oo dhan aya yaqaan warshada lakin hawiye markey darood dhaceen iyaga isu so jestay xarantana keneysa

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida qabiilkastaa wuxuu leeyahay mid uraya sida dameer baqtiyey murusade qurunkiisu sariiglaawahoodu waa daalimkaan kubo qurun

  • @Shukri-ux5uh
    @Shukri-ux5uh 3 หลายเดือนก่อน

    Gaadh hayoow geeyiga ilaali geesi geesi dhalay habo Masha Allah sida xaqa ugu adin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Hiraab ka guur
    Hiraab uguur
    Waaku heyrab heeyrabtaas

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa Ilaahey mahadii ah mar hadaad ogaateen in faramaajo xukunka mooyee xoolo doon ahayn Wixii dhul dowladu lahayd ee faramaajo wareejiyey xasanow waa lagaa rabaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +1

    Eid mubaarak abwaan kabayare

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 หลายเดือนก่อน

    Siyaad Barre oo boqoljeer kudhaamay ayaan kadiiday Xassan dhoofaayow.

  • @Riya-Mia
    @Riya-Mia 3 หลายเดือนก่อน

    Asc dhulki badhgala xage kuoagad ee milatariga kahadal

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 3 หลายเดือนก่อน

    Asxaan yeah kaa about nin cuqdadeeysan miskiin

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 หลายเดือนก่อน

    WCS ABTI EID MUBAARIK ❤

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 3 หลายเดือนก่อน

    Cali wajiis hakawga duceeyo dowladnimadan ma garaneyside

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqaa isku kiin diray markaad dawladnimo diideen qabyaalad dhexdiina inay imaanaydo sow kasii ogeyn 😂

  • @Riya-Mia
    @Riya-Mia 3 หลายเดือนก่อน

    Asc waa sax waa sax

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hassanow hoo bariiska😂😂😂

  • @MishaawiMishaawi-ih6mf
    @MishaawiMishaawi-ih6mf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo abwaan kabayare inta aad nooshahay waxaatahay xidiga kadhexmuuda bulshada taaka hadey sooqaadaan 5taako ayaa looqaadayaa kumana dhacaan

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 3 หลายเดือนก่อน

    Asc abwaan kabayare mashaallah sifiican & sisax ah baad uhadashay Xasan tuug Xasan mooryaan runta indhaha kaga dhufatay wanna runtaa Xasan dhiiqo loo nixi maayo loona jixin jixin maayo dowladnimadii Soomaaliya asagaa baa bi iyay & rajo beel Soomaaliya kuriday & niyad jab xun...

  • @AbdirisaqQalbiholcay
    @AbdirisaqQalbiholcay 3 หลายเดือนก่อน

    Laangabyahay naga fariista dofaarti idin dhashay wasee

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkana wax dhisaaya xagay lacag kakenen oo xamar dawlad ambe kamajireyso waayo waa ladhisay wasarad iyo meel umada kushaqayso darbi leelawareejinaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalihiis london ayaan ku maqalay habo

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 หลายเดือนก่อน

    MURUSADE WAA WALATEEN AAMUS MA WARSHADA CAANAHA LEEDIHIIN MA LIHIDIIN EE AAMUSA MARKA SIYAAD BAA IDIN YAQANEY MEEL CEELBUUR AHEYN MA LIHIDIIN

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sax Saxiiii Bro💯 inta Dulmiga Dalka iyo Dadka ku haayo, Allaha ka qabto Amiin yarabi🤲

  • @mohamedarale2780
    @mohamedarale2780 3 หลายเดือนก่อน

    ❤ASC:::DUCO MUNAAFAQ OO KACDAY MALA ARKAY😂😂😂.

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 3 หลายเดือนก่อน

    Ma ismaqlayi

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEEKH OO MAXUU KU DUCEYN? MA DUCA IYO HABAAR BAA NAGA DHAXEYSA?
    HOGAN DALBA LEEDAHAY WAANA KU SHAFILMATEY MARA
    ADIGA RABBI UMMADA SOMALITEED HAKA QABTO SI DEG DEG AH.

  • @NourGazim
    @NourGazim 3 หลายเดือนก่อน

    Lajend😊

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Xamar unukaa leh oo mudulooda waxeey ku cadahay siyaad barre wixii ka danbeeyay cidaan mudulood xamar duq magaalo kama noqon . . 1 cali mahdi duq mag mudulood . . . 2 cabdiqaazin.duq mag. Mudulood 3 cabd.yusuf duq mug mudulood 4 sh.shariif duq mag mudulood 5 xasan shiikh duq mag mudulood 6 faramaajo duq mag mudulood 7xasan sh duq mag mudulood 8 maxaakiintii duq mag mudulood 9xisbul islaam duq mag mudulood 10 al shabaab duq mag mudulood itaas ayaa xaqii mudulood cadeeysay in aayna cidkale xaq u laheeyn wadanka waa fidiraal baarlamaankana waa ku mahadsanyahay vivo soomaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 หลายเดือนก่อน

    Waadigii.seedigaa.kudheganaanjiray.oo.aan.dhul.idinka.dhicin

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo 7daqiiqo ayuu kugu ceyrshay

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 3 หลายเดือนก่อน

    Hg xeerin mataqaan
    Abgaalna dhegaha lagu dhuftaa wa wan

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 หลายเดือนก่อน

      Nacas hg afkaaga ka baxi hormuudka geesiyada hawiyeh weye

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah dhego hadu leeyahay waad usheegtay Gurguurte❤

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 3 หลายเดือนก่อน

    Cadawe jiib intaa ku ogtahay?

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa duni aakhiro samaan ah in 2024 la dhaco murursade oo lagu xisaabtamo dhulalkooda siddii looma ooyaan musiibadaas waxaanu sabab ah munaafuq xasan cali khayre oo dawladdii uu ka tirsanaa oo uu madaxda u ahaa ka doortay inuu munaafiqnimo u geeyo xasan iyo deni musiibada reerka iyo dalka ka dhacayso isagaa mas,uul ka ah ma u maleenayo in la aamini doono.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhhhhh deni kuma imaan afka ka dug gurigiisu jooga danta puntlnd bu ka shaqaynayey adna danta hawiye😂😂😂😂 adana khasarey lkn deni ma khasarin dhul puntland lma dhicin😂

    • @abdisheikh6094
      @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj maad fahmin qoraalka bal akhriyey deni cidna ma haysto hadalku waxaa ku socdaa khayre munaafuq oo dawladiisii uu madaxda ka ahaa ee awood buuxdo loobsiiyey uu xasan sheikh ka sasabtay meel cidla uga tagay waliba reerkiisa uu jago u diiday boobka ku bilaabay dhulkoodii una dhistay wax la yiraa hiraab.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdisheikh6094 khyre ma xilka la dhashy o gurigii hooyadii kala yimid teeda kle dawlad aad sheegyseen so idinkii lhaa farmaajo waa marexan xge murursade jirey markas hal mid aamin somaliya dawlad danbe yeelan meyso hawiye dhulkiisana waligiis saas bu ahaan ama argigixo qabsan ama iyaga is boobaya darood qaybi kenyo raaceysaa o waa jubland harti puntland bu dawlad ka dhigan dir woqooyi ama jibuuti iyo ethiopia raacin ama dhulkoda by ku qancayan o dawlad ka dhiganayan intu iimanku kuso noqdo hdii kle abid dhulbahante garacaya 1973 ba intaas laysku raacey maanta maahan marka murursade ama dayniile iyo ceelbuur dawlad ka dhiso ama hawiye la meereyso lkn hku fikirin habeen inuu darood dawlad hawiye leeyhy aqbalo iyo mid darood dabo dhilif hawiye u ah o hawiye ismood ah uu aqbalo intaas aamin 2024 moqdisho qayb baa palestine la keenaya waayo gaza israel ba leh

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 หลายเดือนก่อน

    WAR KABAYARE MURUSADE WAA GATEEN WAA HORE DHULKOODA MARKA ANIGA DHULKEYGA OON IBSADEY 2005 KII MARKA HADAAN KU QABSADO CIDAN KA GATEY WAA CEEB IMAANKA IS GALIYA MURUSADE WAXA LEDIHIIN MA JIRTE KU QABSO WADAANEH

    • @nasrot2604
      @nasrot2604 3 หลายเดือนก่อน

      ADIGA MA KULA TAHAY IN DHUL EEY GATEN REER XEYLE BARIISE EEY KA GATEEN KU QABSA

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 3 หลายเดือนก่อน

    Yaabnaye xamar see dowlad looga dhisaa hadii meel walba goof ahayd tankale hadii la boobayo goofafkii dowladii hore dadku u ogolaaden hadana shakhsiyaad rabaan waa run ninkii goofka lahaa firkiisii baa jooga

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 หลายเดือนก่อน

    xasan munaafaq weeye uleeya

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan maxamuud calasow. Murusade. Oday gi waalnaaye .ee seedi no ahaaye ayaa. Taa geyr sa nahay. Afgarooc farmaajo..

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 หลายเดือนก่อน

    naaf baa ku heyso inaad saan u hadashid

  • @aqilsabah9812
    @aqilsabah9812 3 หลายเดือนก่อน

    Mahad ilaal

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Reer kuweyd kastuumo

  • @AbdirisaqQalbiholcay
    @AbdirisaqQalbiholcay 3 หลายเดือนก่อน

    Laangaab qurunsadaa

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 3 หลายเดือนก่อน

    Xassan Gurguurte caadi ayuu u waashay beryahan!
    War ninkan waa in la iska qabtaa.

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Murusadoo meeyd ku raran maleele a dajiyay

  • @abdiwahabahmed5926
    @abdiwahabahmed5926 3 หลายเดือนก่อน

    Shalay farmaajo waad ku mucaaradsaneed hadana xassan miyaa qabiibyaalada ayaad meesha la fadhisaa sxb wadaniyad miisha ma jirto

  • @haania2495
    @haania2495 3 หลายเดือนก่อน

    Who are you ?

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk aad iyo aad Abwaane al caddaala, isku si u garaac Farmaajo & Guurguurte. 😅

  • @BashirGabre-le2pp
    @BashirGabre-le2pp 3 หลายเดือนก่อน

    Adoygaas tuugaa madaxa Ka jabiya

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Abgaalow iskaqabo hadaad ka gaartaaye shalaaygi cabdule raage noo sheegay oo ahaa maxaad warqado ugu sameeyn soo galootiga markuu carada kaa sasabanaayay soomanow samada qabo saa cadaan kuma suknaateene

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 3 หลายเดือนก่อน

    Murusadoow seedi giin farmaajo ku caasi deen soo raali galiya si markale raiisul Wasaare u heshan

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 หลายเดือนก่อน

      Warya nacaski farmaajo lagu sirmey madaxweyne nin hawiyeh ah kan badalayeh hawiyeh kale noqonaayeh No faqash

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaad leedihiin maad dumisaanoo qashinka ku dartaan

  • @AbdirisaqQalbiholcay
    @AbdirisaqQalbiholcay 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa munaafuq soo isagii caayi jiray farmaajo ee lahaa naag uu furay ayuu xaaraan ku haystaa
    .

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan an tuugo aheeyn isagu mu wayay.kkk???

  • @asliabdi3848
    @asliabdi3848 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Murusade waxuu ka yimid galgadood asagoo goosasyar ah dhulka wacdaanka uu dagay ruux ayaa ka dhintay wacdaanki ayaa u diiday in uu maydka dhulkooda ku duugo murusadoo meeyd sita a maleele oo malaaq reer mataan ah ayaa dajiyay ee galgadood ayee ka yimideen waxaana ugu sukeeysa ceel buur hamarna sida dadka kale ayee u yimideen waa ka soo horeeyeen dagaanka mudulood ayaa leh intakale waa yimideen mudulood waxaan lugu dhaxjurin aggooye ilaa xaradheer caasimadana daxdooda ayee ku jirtaa xamar dhankaa uga bax daba goof abgaal waayeb

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 หลายเดือนก่อน

    cinwaanka farmajo saa logaha ugu dhaqijirteen ceebtiina siba adiga cayn jirtay ilaa cali mahdi abgalna cay jirtay iyago la hadlayo farmajo ada u jawabi jirtay ila aad ka tiri cali mahdi ana badbdiyey dagalki hg ila aad tirahdid abgaal hadey dhahan xamar unuga leh farmjo waxan rali ka aheyn kuma sameyn kartid ada abgal u jawabtay dhaheysid xamar mada kasari kartid farmjo villa somli waa goof murusade ceebtadi kadibna 3mint marki nigala dhigay farmajo xamar majoogeysid tiri lakiin waxa ku jawabay dabcaseer war xishood nacas

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 3 หลายเดือนก่อน

    Warshada canaha dowlada iskaleh

    • @Abwaankabayare
      @Abwaankabayare  3 หลายเดือนก่อน

      Wershaddi meesha kuma taallo ee dhulkeenni ayaa ku yaalla cid aabbe dhalay oo dhisan kartaana majirto inta aan noolahay insha Allaahu tacaalaa.

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abwaankabayare su'aal walal oo hadeey aheyd warshada caanaha waqtigii dawladii hore sidee dhulkiina ku noqotay anigu ma ihi reer Muqdisho laakiin inaan fahmo un baan kuu wetdiiyey su'aasha

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan arkay nin haysta warqad kacaankii u qoray aabihiis oo ah:haddii dawladu ka maaranto dhulkiina idinkaa leh waa reerkii bixiyey dhulkaas lagu magacaabo Ex.warshadii caanaha.

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 3 หลายเดือนก่อน

    Faanbadanaa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +1

    The current Federal Government of Somalia is not what some people believed it to be; it is similar to what drug cartels are doing; it is a failed system that lacks legitimacy from the Somali people; it is comparable to a self-proclaimed government that the majority of impoverished leaders currently lead; we refer to it as the failed system that buried the hope of the Somali people; it has a reputation for abusing its power, loothing Somali property to maintain its existence, and bribing other gangs to achieve its terrifying goals of remaining in power.

  • @harun7450
    @harun7450 3 หลายเดือนก่อน

    Booto 😂 korneelka ha baxareeyn sxb adiga Netherland ayaad ku raxeeysaneysaa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 หลายเดือนก่อน

    waxba ha is adkaynina Ugu dameyn waala idinka qaadi doonaa sidi sacadki dab damiska daganaa

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 3 หลายเดือนก่อน

      Kuwas habar ceyno ahayen kuwana wa abakar abkarna shaxaad iyo edabdro ma qato wana arkı donta wakase hala qaato

  • @AhmeAhmed-s1b
    @AhmeAhmed-s1b 3 หลายเดือนก่อน

    abd...@ munaafaq adigaa ah, hadiiba aad leedshay kheyre maxuu uga hor yimid muda kordhinti barlamanka iyo dowladii uu ka tirsanaa,

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    Seedigaa farmaajo siyaasad baad isku hayseen XSM waa la mid ee midna wadada ha uga leexan ee runta ka hadal oo u hiili dalkaaga iyo dadkaaga

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 หลายเดือนก่อน

    Danqaran.kuma.aadan heesan ee.kheyre
    Dartii.ayaad.ku.heesatay

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    iskah celiyah moryantah u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family waa Akhir saban xassn Munafaq ha kah hadloh cadalad ilahay ku dulay qabureh qoteh

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan aad ku waa lantern dhaaf madax wee naha duliya hoow

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 หลายเดือนก่อน

    @Kabayare Guuleyso abti

  • @saqawagacal9175
    @saqawagacal9175 14 วันที่ผ่านมา

    Adiga seedigaa farmaajo na waad ceyneysay ,kuwa hada joogo na naceyb baad u qabtaa hdlkada wuxuu cadeynayaa inaad kasoo horjeedo dowlada nimada somalia oo ay ku dhibeyso maadaama Md farmajo aad kasoo horjeeday Md Hassan na aad kasoo horjeedo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 หลายเดือนก่อน

    Ducadiisu.ma.la.aqbalaa..tuug.intaadan.tuug.dhihin.ayuu.tuug.kuyiraa

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahey waa runtiis khaa'inkaan wacdigiisu waa sharmuuto sino hakaa wacdiso. Daalom

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Abgaalow iskaqabo hadaad ka gaartaaye shalaaygi cabdule raage noo sheegay oo ahaa maxaad warqado ugu sameeyn soo galootiga markuu carada kaa sasabanaayay soomanow samada qabo saa cadaan kuma suknaateene

  • @دبلاويدبلاوي
    @دبلاويدبلاوي 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahi. Maanta. aad dadki layaqiin u ektahay hade matihide ogow

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoo bariska

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer Gacal Maxamed oofkiisa lo baa ugu xirxirnaan. Jirtey Guryana ugu yaaleen aad iyo aad baan aqaanaa waliba murusade waxay kayahiin asraafiil ayaana leh dhulkooda laguna saqajaami karo Adeer wiil kornel ah buu dhaley oo hogaamiyaha Ciidenka iyo gaadiidka ayaa ahaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Asc habo

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 3 หลายเดือนก่อน

    warshada caanaha markii laga dhisayey xagee jireen ree mirusade hada waa kuwa qaylinayee hadiise ayshalay afweyne siiyeen ama ka gateen maxay xasan hada ugu diideen

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 3 หลายเดือนก่อน

      Xasan udiidnay tuuga

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 3 หลายเดือนก่อน

      Xasan yaa wax siin kara wuxuu wado caadi maaha