Wararkii Ugu Dambeeyay ee Ethiopia Iyo Madaxdii Jabhadda OLF ee Oromia oo Xabsiga lagu Guray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

ความคิดเห็น • 57

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 4 ปีที่แล้ว

    Jaamac waxaa Uuso jiitay dhamaan dhagahayaga thanks jaamac

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 4 ปีที่แล้ว

    Aniga reer puntland ban ahay tv 📺 waan taageera guuleesta halkaas kasiiwada

  • @afbile1
    @afbile1 4 ปีที่แล้ว +1

    Great work of news

  • @jimaleahmed6771
    @jimaleahmed6771 4 ปีที่แล้ว +3

    Oramo ha guulaysato insha allh

  • @shalpha-gael34
    @shalpha-gael34 4 ปีที่แล้ว +7

    TV gaan, waan kahelay ❤️❤️❤️📺

  • @fatumawarabow5276
    @fatumawarabow5276 4 ปีที่แล้ว

    I agree

  • @ayaalecubayd3228
    @ayaalecubayd3228 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad salamantihiin
    Dar alaan idiin JECELAHAY
    Wariyaasha

  • @MohamedAli-zn8cm
    @MohamedAli-zn8cm 4 ปีที่แล้ว

    Nuur iyo jaamac galad waa idin salaamay

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan hadalkiisa waa macquul maanshaa alaah

  • @gahanugkassim2676
    @gahanugkassim2676 4 ปีที่แล้ว

    Sax waaye digtaator waa qof aan isku galsoonen waa mahadsanidiin wariye jaamac waa inaan ad wax uu garanaayo

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 4 ปีที่แล้ว

    Ilkacase mee

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +2

    Aby ahmed must resign

  • @khadarmaal4889
    @khadarmaal4889 4 ปีที่แล้ว

    Wll waad idin salamayaa nuur iyo Jamac form wajale suuq xumo ayaa ka jira wajale 0rmada hanlsoo dayo wll iyka ayuun ban ku jogaa wajale sxb nuurow

  • @xaajiburash2633
    @xaajiburash2633 4 ปีที่แล้ว

    Nuur walalo Salaan barakeeysan ayaan hawada idin soo marinaya.Alle haidin barakeeyo.

  • @mohamedsatka5729
    @mohamedsatka5729 4 ปีที่แล้ว

    Nuur iyo jaamac wan idin salamay

  • @axmadnuuribrahimnuur5377
    @axmadnuuribrahimnuur5377 4 ปีที่แล้ว

    anigaa uguu horeyay waxan leyahay oroomo haa isdhamaysooo waliginaa sukuwadaa xabsiga somalidaa waxan leyahay guul hoy heshiyaa

    • @simeh9612
      @simeh9612 4 ปีที่แล้ว

      Dhoohane -Axamaarada kugu haysato gurigaaga ka hadal

  • @qalinkaawaxsureya1939
    @qalinkaawaxsureya1939 4 ปีที่แล้ว

    Wariye Jaamac Galad Nin war badan hayo gaar ahaan Itoobiya.
    Sxbayaal warkaasi waa mid miisaanle

  • @نسرينمحمد-ك6ه
    @نسرينمحمد-ك6ه 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkiina Keliya mucaaradad Keliya ayaan ka fahmey Abey idinka hortiin ayaa Nobel prize la siiyey laakiin maxay orama rabtaa

  • @daahirabdusalaan9310
    @daahirabdusalaan9310 4 ปีที่แล้ว

    Waxaad moodaa inuu soo laabtay dhaqankii kaligii taliskii xabashida

  • @simeh9612
    @simeh9612 4 ปีที่แล้ว +1

    Abiy oo horsocda damace Axmaarada, wadana soo celinta gumaysigii iyo joojinta Dimoqraadiyada.

  • @alinor7094
    @alinor7094 4 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว

    Soomaalida ethopia alle ha mideeyo quluubtoodana burcad haysu mariyo
    Alle haka yeelo qawmiyad mansab & maamuus ku dhex leh ethopia

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 ปีที่แล้ว +4

    Ileen farmajo abiyu kasoo dabqataa, labada nin wa isku noocba way yara kala xoog badanyihiinee

  • @dryussufdeisasc1821
    @dryussufdeisasc1821 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @suberali7451
    @suberali7451 4 ปีที่แล้ว

    Asc nuurow maxaad aad kamirada ogu dhowrtaa?

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 4 ปีที่แล้ว

    Jaamac isgaaba lagu qosli

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว

    Qadaafi libiya ayaa qudbadiisii ahayd senga senga beyd beyd oo ahayd dagaalada magalada jidadka guryaha xaafadaha meelkasta galeynaa waatey eheed qudbadii macaamir Qadaafi ugu danbeesay

  • @alisamatarChannel
    @alisamatarChannel 4 ปีที่แล้ว

    Jaamac waa Active iyo Comedy waa qabiir waa dadka soo jiita dadka waayo siduu u dhigaayo waa cajiib waana nin xog haya itoobiya yaqaana

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 ปีที่แล้ว

    Kuwan waxay uxiiseen gumeysigii tegreega Africanka in naxariis latuso maba mudna maquunin ayey waxkuleeyiin tuugta jaahiliinta ah xabsiga halugu wada guro

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkk wariye Jaamac "kan xitaa dictator nimada ku cusuub" kkkkkkkkkkk

  • @celmidheere5803
    @celmidheere5803 4 ปีที่แล้ว +2

    Acw warbixintiina waad ku mahad santihiin

  • @luqmaanbarkhad7551
    @luqmaanbarkhad7551 4 ปีที่แล้ว

    Nour iyo jaamac malaga yaabaa inayaynu ka helno dhulkeeniyoo xora isalaantii Awrku ka Riday waxay tidhi
    AWRKAYGA RIDAY ROONAANA MOOYI waxaa soo dhaw shan soomaaliyeed oo mid kastaa dawlad gaara tahay insha Allah

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 4 ปีที่แล้ว

    Arimaha somaliya wuxuu ugu mashquulay abiya wuxuu doonaye inuu ku xaliyo kacdoonka gudaha kuna jeediyo badbaan idiin soo helay iyo dabac uu ka helay farmaajo kali talisnimo u hanqal taagayo laakiin qurunkii wuu qarxay

  • @zakooayle6904
    @zakooayle6904 4 ปีที่แล้ว

    zakoo ayalee

  • @khadarhassan2634
    @khadarhassan2634 4 ปีที่แล้ว +4

    War Gaalkan Galku Dhalay Ileen Amxaar Ayuu Ahaa Nacalad Kugu Dhacday Abiye AMXAAR
    Guuleysta Walaalahay OROMO
    VIVA OROMIA
    VIVA OGADENIA
    VIVA OLF
    VIVA ONLF.

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 ปีที่แล้ว

    Abii raaca Oromo

  • @gahanugkassim2676
    @gahanugkassim2676 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkk

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 4 ปีที่แล้ว

    Hawl wacan ayaad haysaan hambalyo

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 4 ปีที่แล้ว

    ASC wuxu aha dhinbil danbas huwan in u soo xerogaliyo ayu rabay waa tuug dad diil ah

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 4 ปีที่แล้ว

    Jaamac waa in loo yeedha maalin kasta

  • @adamaden3438
    @adamaden3438 4 ปีที่แล้ว

    Oromo waa ladagay godbaana lagu riday way ismahadiyeen wayna isdhigteen tanina waa qorshe xeeldheer oo mudo loo sahaminaayay in lagu gowroco oromo
    Ilaahbaa umaqan

  • @maxamedsiyaad7336
    @maxamedsiyaad7336 4 ปีที่แล้ว

    gobonimo doonka ogadenia iyo oromiya
    murtadd alaha kaqabto umada dulman

  • @adamaden3438
    @adamaden3438 4 ปีที่แล้ว

    Asc
    Waar niman yohow war macaan ayaad keentaan halkaa kasii wada
    Jaamacna marwalba noo soo fadhiisi waa libaax

  • @gahanugkassim2676
    @gahanugkassim2676 4 ปีที่แล้ว

    Jilaac duulaan kugu kac dheh amxaarka xuunka ah

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 4 ปีที่แล้ว

    Tvgan kama daalo

  • @qumano2836
    @qumano2836 4 ปีที่แล้ว

    Joojiya musigan badan

    • @dryussufdeisasc1821
      @dryussufdeisasc1821 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha,allaah

    • @simeh9612
      @simeh9612 4 ปีที่แล้ว

      wax fahan

    • @qumano2836
      @qumano2836 4 ปีที่แล้ว

      @@simeh9612 maxaan fahamaa ma musig baa fahan u baahan

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 ปีที่แล้ว

    Oromadii dagaaalkii iyo mudaharaadkii qabqabasho waxba lagama qabteen shit

  • @maxamedsiyaad7336
    @maxamedsiyaad7336 4 ปีที่แล้ว

    aby waa murtadd lamida kuwiikahoreeyay