TAARIIKHDII ABU BAKAR SADIQ ( RA ) SH XASAN IBRAHIIM CIISE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • Haddii iimaanka Abuu Bakar miisaan la saaro oo misna iimaanka ummadayda miisan la saaro, waxaa cuslaan lahaa iimaanka Abuu Bakar''.
    Sidaa waxaa yiri Rasuulka Alle (SCW).
    Shaki kuma jira inuu ahaa kii ugu fadliga badnaa uguna iimaan badnaa umadda Nebi Muxammed SCW kadib dhimashadiisii, taana waxaa kusoo arooray axaadiith badan oo muujineysa fadligiisa.
    Asagu saxaabigani waa mid kamid 10-kii Jannada loogu bishaareyey, waana Khaliifkii Rasuulka SCW, wuxuu ahaa saxaabi kamid saxaabadii Nebiga SCW misna saaxiibkiisii godka, aabahiis waa saxaabi, hooyadii Ummul Kheyr waa saxaabiyad, carruurtiisa oo dhami waa saxaabo, wuxuu dhalay afadii Rasuulka SCW ee Caa'isha Siddiiqah bint Abuu Bakar Siddiiq.

ความคิดเห็น • 233

  • @sarajosefson5931
    @sarajosefson5931 5 ปีที่แล้ว +45

    Asc wrwbr masha alaah tabaaraka laah sh xasan Ibrahim waxaan rabay tariqda Abu bakar sadiiq waan helay ilaaheey ha kaa abaal mariyo

  • @sundusisse3074
    @sundusisse3074 3 ปีที่แล้ว +7

    m.a tabarakalah sheekh xasan ibraahim ciise xafida hukkah anaganah alkaha nagu arsaaqo iimaniyadkii asxaabta🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IbrahimAli-oc6ho
    @IbrahimAli-oc6ho 6 ปีที่แล้ว +21

    Mahadsanid sh.xasan ibrahim ciise in badan ayaa radinayay tarikhda abubakar

  • @nadfaabshir5919
    @nadfaabshir5919 5 ปีที่แล้ว +50

    M.allah sh ilahey hakuu danbi dhaafo adiga iyo inta muslimina

    • @saaciddaahir373
      @saaciddaahir373 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin

    • @daadirdadir2026
      @daadirdadir2026 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin aamin wll

    • @HooyoUroon
      @HooyoUroon 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yarabi

  • @shamsahussein5271
    @shamsahussein5271 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah sh xassan Ibrahim

  • @mohamudhahhawarsametotomet5405
    @mohamudhahhawarsametotomet5405 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha ally jazaka allhu kheyr sh. Xasan Ibrahim ciise

  • @muscabmaxamed2571
    @muscabmaxamed2571 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah jaza kallahu kheyr sh xasan

  • @mohamedisaaqomar9059
    @mohamedisaaqomar9059 6 ปีที่แล้ว +15

    Jazakallah qeer

  • @FatimaAli-cw8tj
    @FatimaAli-cw8tj 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha alaah in badan ayan raadinayey saxaabigeena jaliilka ah ilaahey haka raali noqde

  • @mashallahmadarasadaabiibag6032
    @mashallahmadarasadaabiibag6032 6 ปีที่แล้ว +14

    M. SHALLAH SHEIKH XASAN IBRAAHIM ALLAH HAGU BARAGEEYO

  • @isbatorenaanaa8258
    @isbatorenaanaa8258 7 ปีที่แล้ว +25

    MazhaalaaH jaza kalahu kheyr sh,xasan ibrahim ciise xafida hullah

    • @mohamedcbdulqaadir9230
      @mohamedcbdulqaadir9230 6 ปีที่แล้ว +1

      Mashallha sheekhan waan jaclahay allha ha xifdiyo janadiisanah alllha ha geeyo

    • @samnuuro8034
      @samnuuro8034 4 ปีที่แล้ว +1

      ALLE kaa abaal mariyo shiekh Xasan Ibraahim ciise ALLE haku xifdiyo mahadsanid

  • @gombiss2476
    @gombiss2476 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah
    Jazaakallahu khayr

  • @saidlibanali3526
    @saidlibanali3526 4 ปีที่แล้ว +10

    Wallahi Abuubakar wan jeclahay

  • @idirisabdi6481
    @idirisabdi6481 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow ku xafid oo cfmd iyo cimri dheer kusii sheikh xasan ibrahim ciise mnshllh

  • @hashimabdi9997
    @hashimabdi9997 6 ปีที่แล้ว +18

    ilhyow dhamaan muslimiintaada unaxariiso

    • @saaciddaahir373
      @saaciddaahir373 5 ปีที่แล้ว

      Aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin aaaamiiiin

    • @aasiyoaxmad2741
      @aasiyoaxmad2741 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi

  • @naimanaema4768
    @naimanaema4768 7 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah sheikh xassan Ibrahim ciise barakallah jazakallah qeer

  • @adamabdi8908
    @adamabdi8908 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekheena allah ha ku barkeeyo

  • @hakiimfuad3443
    @hakiimfuad3443 7 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah

  • @hayaattalpi9445
    @hayaattalpi9445 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah sheikh xasan❤️❤️❤️❤️

  • @sagaaleomar9786
    @sagaaleomar9786 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah, Sheikh Ibrahim Ciise. Allah ku xifdiyo adiga iyo Muslimiinta oo idil

  • @wiiltagay7112
    @wiiltagay7112 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a tabaaraka laah sheikh xassan ibrahim my Allah bless you sheikh

  • @hodocumarahmedxarbi2635
    @hodocumarahmedxarbi2635 6 ปีที่แล้ว +17

    Manzhlah wajasakalah khayr yaa shiikh xasan

  • @yusraabdirahman3222
    @yusraabdirahman3222 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah ale haka ajarsiiyo

  • @mariyamankachallenge5545
    @mariyamankachallenge5545 3 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭😭😭😭😭allaha kaa abaal mariyo sheikh Xasan Ibraahim Ciise 😭😭💖💖💖

  • @abdurahmaanbossa1854
    @abdurahmaanbossa1854 6 ปีที่แล้ว +13

    masha allah

  • @ciltireofficial536
    @ciltireofficial536 4 ปีที่แล้ว +7

    MAASHAALLAH Alle haku siyo cimri dheer ❤️😭🤲

  • @abdifitahmohamedabdullahi1402
    @abdifitahmohamedabdullahi1402 4 ปีที่แล้ว +5

    M sha allah Shaikh xasan ibrahim cisse alaha ku xafido

  • @muusesiciid42414
    @muusesiciid42414 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha kaa abaalmariyo

  • @amiinjrstudioamiinjrstudio7839
    @amiinjrstudioamiinjrstudio7839 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilah hakuu dabi dhaafo sh wacyiga aa nasoogarsiyey sh thanks

  • @252movies
    @252movies 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh

  • @drzakiissa4142
    @drzakiissa4142 5 ปีที่แล้ว +8

    Allahu akbar

  • @sacdiyomuse4574
    @sacdiyomuse4574 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka allahu khayraaa sheikh

  • @abdirahmaanc.c6952
    @abdirahmaanc.c6952 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاكالله خير

  • @najmodahir5777
    @najmodahir5777 7 ปีที่แล้ว +14

    Maasha allaaha

  • @nimcoaxmed6277
    @nimcoaxmed6277 6 ปีที่แล้ว +10

    Mnash allah sheekh xasan

  • @axmedcumar6927
    @axmedcumar6927 4 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah qeyr allaha ku siiyo sh.xasan anaguna allaha naga dhigo kuwii ku camal fala insha allah

  • @yahyeharun6879
    @yahyeharun6879 5 ปีที่แล้ว +44

    جزاك الله خير الجزاء وزوجك الله بحور العين يا شيخ الغالي حسن إبراهيم عيسي

  • @maandaahircismaan4581
    @maandaahircismaan4581 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh xassan Ibrahim ciise danbigaga iyo kiiwaalidintadaba allaha dhaafo amiiin yaa rabi

  • @haboonmacalin2812
    @haboonmacalin2812 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash alh 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว +28

    فاقصص القصص لعلهم يتفكرون♥
    جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب♥

    • @IraaqMuxudiin
      @IraaqMuxudiin ปีที่แล้ว +6

      لا الا اله الله اكبر.كبير سبحان الله الحمد الله مخمد ألرسل الليله صل الله عليه وسلم تسليم كسير

    • @muwaahipcuki2044
      @muwaahipcuki2044 ปีที่แล้ว +1

      ​@@IraaqMuxudiin ll❤llkok
      k

    • @shuaybmoha-lx6im
      @shuaybmoha-lx6im ปีที่แล้ว

    • @shuaybmoha-lx6im
      @shuaybmoha-lx6im ปีที่แล้ว +2

      Pppppppppp😊pp😊ppp

    • @shuaybmoha-lx6im
      @shuaybmoha-lx6im ปีที่แล้ว

      ​ P😊ppppppppppppppppppppppppppppp pp ppppppppppppppppppppplppppppppp

  • @faliscadey4561
    @faliscadey4561 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha alllah

  • @mohamedisaaqomar1365
    @mohamedisaaqomar1365 7 ปีที่แล้ว +23

    jazaakallah qeer

  • @adanimanhussein4469
    @adanimanhussein4469 6 ปีที่แล้ว +7

    Jasakumulah.qeer sheq

  • @sundusmdeeq8981
    @sundusmdeeq8981 7 ปีที่แล้ว +11

    جزاك الله خيرا يا الشيخ

  • @ubaxlove8245
    @ubaxlove8245 7 ปีที่แล้ว +15

    Msh allh

  • @amounapdilahi6221
    @amounapdilahi6221 5 ปีที่แล้ว +6

    MAZHA ALLAH🙏

  • @jamalabdinasir6388
    @jamalabdinasir6388 5 ปีที่แล้ว +6

    Khayra aad noso gudbesay Alle hakaa abaal mareyo

  • @sahroabdi7220
    @sahroabdi7220 4 ปีที่แล้ว +6

    Mnshlh shiikh xasan ilhy haku xafido

  • @JowharFilms
    @JowharFilms ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah cod quruxoon Wana wanaagsan❤❤

  • @xayaatbintuaxmed1520
    @xayaatbintuaxmed1520 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah jazaakallaahu khayran sh Xassan Alle Haku xafido mahadsanidiin walaalaha channel kan 💗

  • @daarishabdulqaadir834
    @daarishabdulqaadir834 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sh xasan ibrahim ciise ilahey hako danbi dhaafo adi iyo intii muslimiim ah

  • @shankaabdull9507
    @shankaabdull9507 5 ปีที่แล้ว +6

    Manshlah

  • @munasarcade3649
    @munasarcade3649 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alah

  • @Asmafarah40
    @Asmafarah40 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah manshallah

  • @mohamedosman6005
    @mohamedosman6005 7 ปีที่แล้ว +22

    Mashaa alaah

  • @munasarcade3649
    @munasarcade3649 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheeq xasan jazaakalah

  • @hawosalalahucalehewasallam1731
    @hawosalalahucalehewasallam1731 7 ปีที่แล้ว +9

    ascw jazaakallah khayr

  • @safiasafia1831
    @safiasafia1831 3 ปีที่แล้ว +3

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @amaleomar3310
    @amaleomar3310 6 ปีที่แล้ว +11

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @abdinasirhassan5998
      @abdinasirhassan5998 5 ปีที่แล้ว +1

      Maashaa allaah shiiq xasan ibraahiim jasaa kallaahuqeer

  • @ahmedsalahchanelofficial9578
    @ahmedsalahchanelofficial9578 6 ปีที่แล้ว +6

    Shiikha waan jeclahy

  • @maryanmaxamed9680
    @maryanmaxamed9680 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah

  • @abdisamad8221
    @abdisamad8221 6 ปีที่แล้ว +9

    Mnsh allah

  • @omarmahamed8878
    @omarmahamed8878 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah baaraka laah

  • @bilanguuleeste5781
    @bilanguuleeste5781 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a shiiq allaha ku xafido

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 7 ปีที่แล้ว +11

    Maashaa Allaah shiikh

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 ปีที่แล้ว +4

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
    Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
    Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
    Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY

  • @FarahhosseinUpdy
    @FarahhosseinUpdy ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jaza kalahu qeyr sh xasan ibrahim cise xafidullah

  • @luulqaali7356
    @luulqaali7356 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalhaha

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiiqeena allow kubarakeeeyo waxbadan ayaan ka,faaiday

  • @iloveyouallah4713
    @iloveyouallah4713 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah

  • @lilweezy4886
    @lilweezy4886 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah Allah haku bareekeyo sheek.

  • @Fatim_alpi
    @Fatim_alpi ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم ❤❤

  • @MahamedMahamud-yo4xm
    @MahamedMahamud-yo4xm ปีที่แล้ว +1

    Abkar Allah u naxriisto iyo kuwee raacay ❤❤❤

  • @zundusiinaabdihakim1707
    @zundusiinaabdihakim1707 6 ปีที่แล้ว +6

    Jassakalah sheikh

  • @zakilakipoi6438
    @zakilakipoi6438 4 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah

  • @sameerasameera6749
    @sameerasameera6749 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh jasakalaah

  • @maroodibusinesscenter6162
    @maroodibusinesscenter6162 4 ปีที่แล้ว +3

    Maaha allah

  • @ilhancadeyilhancadey4342
    @ilhancadeyilhancadey4342 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah janatull firthoowso allah hakaawaraawiyo sheeqow adiga iyo inta kudageeysate

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow culamadeena iyo islamka oo dhan barake

  • @shukriali9899
    @shukriali9899 6 ปีที่แล้ว +6

    Mash Allah

  • @Sayidoomar
    @Sayidoomar 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha

  • @abdiwaasacqorrane3321
    @abdiwaasacqorrane3321 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahza allah ale hku danpi dhafo

  • @hashimabdi9997
    @hashimabdi9997 6 ปีที่แล้ว +6

    anaga Allah hana xifdiyo dhamaanteen

  • @axmedmaxamed4753
    @axmedmaxamed4753 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاكالله خيخر

  • @abdirahmaanmohamedosman6510
    @abdirahmaanmohamedosman6510 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan ปีที่แล้ว

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @xusseinabdikadir9161
    @xusseinabdikadir9161 ปีที่แล้ว +1

    Allahal haku hafido shekh hassan ibrahim 🤲

  • @shamsoaweys9227
    @shamsoaweys9227 2 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw

  • @qalifcilmi1992
    @qalifcilmi1992 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah sh cabdirizaakh Baraka allaahu fiika walaal xageed joogtaa ,meeshaad joogtaa kheyr leh

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 5 ปีที่แล้ว +5

    mansha alaah

  • @hiboibrahim5800
    @hiboibrahim5800 5 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah 🙏💕❤️❤️❤️

  • @cabdicasiiscumarqasin1693
    @cabdicasiiscumarqasin1693 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah

  • @luulqaali7356
    @luulqaali7356 4 ปีที่แล้ว +3

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @jkfakrudiin172
      @jkfakrudiin172 4 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم

  • @shaadiyadiamond6341
    @shaadiyadiamond6341 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw

  • @XamdaXamdacabdi-jw1ov
    @XamdaXamdacabdi-jw1ov ปีที่แล้ว

    Mnsha allh Ani maantan dhagaysana imtixaan ku galaya alx sheekh waad mahadsanthy

  • @Suber-ru5ek
    @Suber-ru5ek ปีที่แล้ว +2

    Ya allh naga rali noqo

  • @SYL.KHEIRE
    @SYL.KHEIRE 4 ปีที่แล้ว +4

    Sax wllhi

  • @IbrahimAli-oc6ho
    @IbrahimAli-oc6ho 6 ปีที่แล้ว +5

    MASHA Allah sunida nabi ilahay hanugu toosiyo

  • @abdiomerelmi3147
    @abdiomerelmi3147 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaah ajir iyo xasanaad allaha ka siiyo

  • @farxiyocabdullqaadirfaarii5705
    @farxiyocabdullqaadirfaarii5705 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah was qiso qalbiga taawaneyso