ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
ماشاء الله الله يوفقك ويسعدك
Kkkkkkl 7
Gabadhu waa fariid dhaqan yaqaan mansha allah
Anigu waxan. Ka jawabaya suaalaha inanta. Geelu isdhaaf ayu lugta u qada shibirka haada o geeda fulin. Seexana waa xidoxiido😊
Abwaan igare iyo Abwaan abdishakuur laba nin dhalinyaro hal abuur ah msha allh alle ha idin xafido waxaan jeclaan lahyn inaan hargeisa idinkusoo dhawayno
AscWaa Fiidmeerta shibirta la yidhaa
Waa xiitaxiitada ama wiirwiirada, fiinta ama Guguulaha.
Sax waa xiditiitada geegka mafuusho habeenkiina maseexato waana duushaa
Geelo marka soconyo lugah marba mid buuqada
Waa warbah geelu kagojyaa
@@Maryansiicid maya waa libaaxa markuu cidiisa maqlo
Shimrku waa xidinxiitada,
Alla c/shuriyow igare xaaskiisa kawaran
Daydan waxba ka jawaBay maxaad isu soo tasgteen kamarada
WACs layirahda wiiro wira
Waan kula soconayna kuna taagerna alle haku tagere
1 Iswaydaar ayuu uqaadaa2 Waa xidinxiidka3 Madaxa ayaa laga gartaa4 Waa gal galinta5 todoba maalmood6 sideed xubnood
5xubunod buu dhulka kuhaya geela markuu fadhiyo❤
Waxaad lagu gartaa. Labadadhagood
Shinbirka hada oo angeedaha fuliin waa shinbirka layidhahdo wiirawiira weye cawna soojeedo ogada
shinbirkasi waa xiitada
Geela markuu socdo si isdhaaf ah ayuu uqaadaa tallaabada
Waa isdhaaf baan u malaynayaa
War afar Jeni ma jirto waa Labo lug iyo Labo jeeni lug iyo jeeniba marbuuqadaShiburkuna waa ugubi iyo xiidxiid
Waa shibirka layadhahdo xiidka
Geeli isdhaaf buu uqaada
Shimbirka dula Aan gedaha Fultin Shimbirka Waxa la yidhada wir wiro
Waxaa u gadaran falayga marka lamiiraayo Masha waabaan ayada andhalin
Hasha markaa latolo waxaa ugu adag waxyaalaha lagu xidho inkastoo geelii aan mudo ka soo maqnaa(qalaxa)
Geelong lug iyo geeni is ku dhac ahba mar buu wada qaadaa
Wax lag xidh afka jeni qalx luga dabe
shinbirta duusha aan dhirta fuulin waa xidinxiidka ama xidinxiitada Habeen cida ama Guryaha laga guuro guri caska la dhaho ayey Haben ka qeylisa
Waa bshimbir loo yzqaan waa XIITO XIITO
Isdhaaf ayu qaadaa
Sax geelu wuuxaraga socdaa waliba markuu barwaaqada joogo oo xooga leeyay
9 xubnood ayuu kufadhiista geelu
Isa dhaafa buu uqaada❤
ماشاء الله
Lada jeer ee adhigu canaha leyahy o aan lamalin waa duhurki iyo galabti
Xiidka
Afka soomaaliga soobarta intaydaan su aal nawaydiin
Waxa geela ka gojisiyo waa gelgelinta
Talantaali buu u qaadaa
Dhinaca is xiga ayuu qaadaa
Suasha geela wakhtiga lo qabto markii uubratugu abahiyo waa 7 bari ama asbuuc
Iskudhaf geela
Shinbirka haada een geelka ku dagin waa ( wiiranwiiro)
Shibirka.aangeedku.fadhiisan.waa.ciisa.kayeedha weeyi
Afartaba isku dhan ayuu u qaadaa Labadii isku dhinacaba ayey isku raacan iyagoo kala danbeeyo.
Geelong lugaha is dhaaf ayuu aqaadaa
HORTA GEL MADHALAYSI MAJIRA
hhhhh ubah baatir baaladhahaa Malaysia geela makstay ubaheey
Waa is waydaar
Shibirka Haada een shirta fuulin waa Goroyada
Shinbirta duusha een geedfuulin waa xiidin xiitada
Isku dhan
Wira wire ya ladhaha
Geela 13 xubnood ayaa kufadhistaa
Awrkaa lagu shay baadhaa
Xiito waye shimbir aan geedka fuulin
Shibirka aanfuulingeedaha waaxiidka
Shinbir haada waa habaska
Shibirkaasi waa fiinta ama sida dadku u yaqaanaan galowga.
Shkbirka aan swexan wiirowaarada weeye
Iskudan ayas uqadaa Marka as socdaq
Waa shinbarka xidinxiitada
islaaf ayuu uqaadaa geelu lugaha
Waa21iyo bari
Iskudhica uu uqaadaa
Waa xii xiitad haadakaas
Xidi xitka
😮waa fiinta ama galawga
8 ama 15
Surka ayey kor u taagtaa mana cabaado
Shibirka haada ama duula oo aan geedaha fuulin aanan seexan waxaa ladhahaa ama aa u aqaanaa Wiira wiiro 😂
Kala dhan buu qadaa
Isdhaaf aguu qaadaa
Waa 7 bari
Geela socodkiisa waa is dhaaf lugaha
Gunanadka su aasha Jawaab..........Futada uu geela uu kaxaaro iyo bishinta lugta horana waa laga suul daaraa
Isdhaf ama kaladhinac
Way gadi badanthy wayna dhibadanthy
Galgalinta buu kagoojiyaa
Dhabadu geed mafuusho manaseexato
Waa inay libaax arkaan
5 xibnood
Shan afrata afim iyo dhagka
Wcs marba laba isku dhinaca ayuu qadaa
GorGorka geed ma fuulo mana seexdo
2 isxiga israca
Isdhaf ayu uqada
Sidhaf
Wa xiidka
Magayagu waa abdi gouled labamadhan iyu uqadaa
Kulba dhinac ayow qaadaa
SHINBIRTA AN GEDAHA FUULAN WAA FIIDMERTA
Wa xurta bada
Dee waa 7 maalmood
Waa baar baarqabka
Wa adaha
Goojo
Usha
Xiita xiitada waye ama wiira wirada
Isdhaaaf ayuu uqaaadaa
Hadka dula aan GED kudagin wa wiro wiro
Isdaaf ayuu uqaadaa
Shibirkas safarka ayow igudhibay
Laba lugooba marbuwadqaad
Socodka geela waa talanlaalu 3:32
ماشاء الله الله يوفقك ويسعدك
Kkkkkkl 7
Gabadhu waa fariid dhaqan yaqaan mansha allah
Anigu waxan. Ka jawabaya suaalaha inanta. Geelu isdhaaf ayu lugta u qada shibirka haada o geeda fulin. Seexana waa xidoxiido😊
Abwaan igare iyo Abwaan abdishakuur laba nin dhalinyaro hal abuur ah msha allh alle ha idin xafido waxaan jeclaan lahyn inaan hargeisa idinkusoo dhawayno
Asc
Waa Fiidmeerta shibirta la yidhaa
Waa xiitaxiitada ama wiirwiirada, fiinta ama Guguulaha.
Sax waa xiditiitada geegka mafuusho habeenkiina maseexato waana duushaa
Geelo marka soconyo lugah marba mid buuqada
Waa warbah geelu kagojyaa
@@Maryansiicid maya waa libaaxa markuu cidiisa maqlo
Shimrku waa xidinxiitada,
Alla c/shuriyow igare xaaskiisa kawaran
Daydan waxba ka jawaBay maxaad isu soo tasgteen kamarada
WACs layirahda wiiro wira
Waan kula soconayna kuna taagerna alle haku tagere
1 Iswaydaar ayuu uqaadaa
2 Waa xidinxiidka
3 Madaxa ayaa laga gartaa
4 Waa gal galinta
5 todoba maalmood
6 sideed xubnood
5xubunod buu dhulka kuhaya geela markuu fadhiyo❤
Waxaad lagu gartaa. Labadadhagood
Shinbirka hada oo angeedaha fuliin waa shinbirka layidhahdo wiirawiira weye cawna soojeedo ogada
shinbirkasi waa xiitada
Geela markuu socdo si isdhaaf ah ayuu uqaadaa tallaabada
Waa isdhaaf baan u malaynayaa
War afar Jeni ma jirto waa Labo lug iyo Labo jeeni lug iyo jeeniba marbuuqada
Shiburkuna waa ugubi iyo xiidxiid
Waa shibirka layadhahdo xiidka
Geeli isdhaaf buu uqaada
Shimbirka dula Aan gedaha Fultin
Shimbirka
Waxa la yidhada wir wiro
Waxaa u gadaran falayga marka lamiiraayo Masha waabaan ayada andhalin
Hasha markaa latolo waxaa ugu adag waxyaalaha lagu xidho inkastoo geelii aan mudo ka soo maqnaa(qalaxa)
Geelong lug iyo geeni is ku dhac ahba mar buu wada qaadaa
Wax lag xidh afka jeni qalx luga dabe
shinbirta duusha aan dhirta fuulin waa xidinxiidka ama xidinxiitada Habeen cida ama Guryaha laga guuro guri caska la dhaho ayey Haben ka qeylisa
Waa bshimbir loo yzqaan waa XIITO XIITO
Isdhaaf ayu qaadaa
Sax geelu wuuxaraga socdaa waliba markuu barwaaqada joogo oo xooga leeyay
9 xubnood ayuu kufadhiista geelu
Isa dhaafa buu uqaada❤
ماشاء الله
Lada jeer ee adhigu canaha leyahy o aan lamalin waa duhurki iyo galabti
Xiidka
Afka soomaaliga soobarta intaydaan su aal nawaydiin
Waxa geela ka gojisiyo waa gelgelinta
Talantaali buu u qaadaa
Dhinaca is xiga ayuu qaadaa
Suasha geela wakhtiga lo qabto markii uubratugu abahiyo waa 7 bari ama asbuuc
Iskudhaf geela
Shinbirka haada een geelka ku dagin waa ( wiiranwiiro)
Shibirka.aangeedku.fadhiisan.waa.ciisa.kayeedha weeyi
Afartaba isku dhan ayuu u qaadaa
Labadii isku dhinacaba ayey isku raacan iyagoo kala danbeeyo.
Geelong lugaha is dhaaf ayuu aqaadaa
HORTA GEL MADHALAYSI MAJIRA
hhhhh ubah baatir baaladhahaa Malaysia geela makstay ubaheey
Waa is waydaar
Shibirka Haada een shirta fuulin waa Goroyada
Shinbirta duusha een geedfuulin waa xiidin xiitada
Isku dhan
Wira wire ya ladhaha
Geela 13 xubnood ayaa kufadhistaa
Awrkaa lagu shay baadhaa
Xiito waye shimbir aan geedka fuulin
Shibirka aanfuulingeedaha waaxiidka
Shinbir haada waa habaska
Shibirkaasi waa fiinta ama sida dadku u yaqaanaan galowga.
Shkbirka aan swexan wiirowaarada weeye
Iskudan ayas uqadaa Marka as socdaq
Waa shinbarka xidinxiitada
islaaf ayuu uqaadaa geelu lugaha
Waa21iyo bari
Iskudhica uu uqaadaa
Waa xii xiitad haadakaas
Xidi xitka
😮waa fiinta ama galawga
8 ama 15
Surka ayey kor u taagtaa mana cabaado
Shibirka haada ama duula oo aan geedaha fuulin aanan seexan waxaa ladhahaa ama aa u aqaanaa Wiira wiiro 😂
Kala dhan buu qadaa
Isdhaaf aguu qaadaa
Waa 7 bari
Geela socodkiisa waa is dhaaf lugaha
Gunanadka su aasha
Jawaab..........
Futada uu geela uu kaxaaro iyo bishinta lugta horana waa laga suul daaraa