BuUgga bill Gates Sameeyay | Furaha Albaab walba | The Master Key System

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 218

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 หลายเดือนก่อน +22

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

    • @AsadUulow
      @AsadUulow 3 หลายเดือนก่อน +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @FAADUMOMahad-wt2vo
      @FAADUMOMahad-wt2vo 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 3 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤️❤️❤️❤️

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 3 หลายเดือนก่อน +90

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 3 หลายเดือนก่อน +80

    Ilaa goormee ka cararee saliga xabiibkeena muhammed scw ❤😢😢😢

    • @AffectionateBassGuitar-ge5fp
      @AffectionateBassGuitar-ge5fp 3 หลายเดือนก่อน

      Hanagadhigib nabiga inaan necebnhy

    • @hasanmohamed1840
      @hasanmohamed1840 3 หลายเดือนก่อน

      Wax aad ku qaraabato ma weeysay

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t 3 หลายเดือนก่อน

      Duli joji liketa ku radinyso saliga nebiga

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน

      ALLAHUM masala calaa Sayidina Muxamad wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 3 หลายเดือนก่อน +51

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

    • @Mohamed-uv4tq
      @Mohamed-uv4tq 3 หลายเดือนก่อน

      Hadeer la iskuma haysto In Qur'aanku macaan yahay iyo in kale barnaamijka ama maweuuca uu ka hadlayo omar inshar maadan fahmin miyaa

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 3 หลายเดือนก่อน +37

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤

    • @MaslahAli-cw6wz
      @MaslahAli-cw6wz 3 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 หลายเดือนก่อน +12

    Maxaa ka wanaagsan sheekooyinkan cumar inshaar wallaahi qalbigii dadka ama ruuxdii oo wax loo sheegaayo❤❤❤

  • @user-zg2ik5dh3m
    @user-zg2ik5dh3m 3 หลายเดือนก่อน +15

    Anoo dhamaysan aayn oga in aan wax ka faaidayo thanks wllo ❤

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 3 หลายเดือนก่อน +11

    Qodobka 3-aad 100% waa xaqiiq, aniga ayaana arkay!
    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay saaxiib👏.

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 หลายเดือนก่อน +6

    1 xakamaynta afkartada waa sirta guusha ycni wanag filo
    2 afkaarta wxay samayn karta noloshada
    3 u ogolanta afkarta xun in ay ku muumusho
    4 Isku Xidhnaanta caqliga wayn
    5 midhaha beerato helaysaa

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 3 หลายเดือนก่อน +41

    Am first ✌️

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 3 หลายเดือนก่อน +32

    Ku sali Nabi Maxamed scw ❤

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน

      ALLAHUM masala calaa Sayidina Muxamad wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin

  • @user-hw8pw7ef4u
    @user-hw8pw7ef4u 3 หลายเดือนก่อน +13

    Aakhiro ha losha qesto 😊

  • @naftadaahir
    @naftadaahir 3 หลายเดือนก่อน +8

    😢 InshaAllah 4k 1 million 🎉🤲🏻✨💯

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 3 หลายเดือนก่อน +7

    inshaar A good return runtii wan uxiisny muqaladaan cml😢

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 3 หลายเดือนก่อน +6

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @user-qs5vp1qn6s
    @user-qs5vp1qn6s 3 หลายเดือนก่อน +5

    We need more books 📚 thanks

    • @AxmadCabdi-tf8lc
      @AxmadCabdi-tf8lc 3 หลายเดือนก่อน

      𝑾𝒆𝒆 𝒏𝒆𝒆𝒅 𝑨𝒍𝒍 𝒔𝒙𝒑 𝒃𝒖𝒕 𝒉𝒂𝒗𝒆 𝒃𝒐𝒐𝒌

  • @Asadmaxamed810Muse
    @Asadmaxamed810Muse 3 หลายเดือนก่อน +12

    1m coming soon Isha alaah

  • @c7kff18
    @c7kff18 3 หลายเดือนก่อน +7

    Our teacher 🥰

  • @zaabiriinaabdiaziizzhire5732
    @zaabiriinaabdiaziizzhire5732 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallh alle haka abaalmario sidad nogu soogudbiso wax yalaha ficn

  • @Crashiidrashka
    @Crashiidrashka 3 หลายเดือนก่อน +2

    Macalimuu mawduucyadaan noo soo badi hadee buugaag kakeento iyo hadii kale. Aad ufahme runtii. M.a mahadsanid ❤

  • @mohamed_shariif
    @mohamed_shariif 3 หลายเดือนก่อน +5

    1 million Insha Allah channelka keliya u qalma ❤❤❤❤

  • @ILyasOomaar
    @ILyasOomaar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Congrats mr. Omar inshaar faylasuuf soomaaliyeed guulayso

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 3 หลายเดือนก่อน +4

    9:30 qodobka 3aad ani muu igusocda tolow 🤔
    dhibka iheysto waa waxwalba sameyn rabo waxa kasii qaata fikir hore ama filasho xun
    cabsida iyo malawalka hore waa caqabadaha ugu weyn ee ihortagan. daawadan waa qaaty.
    mahadsanid ustaad cumar inshar (sheekhul kuli)🙏

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 3 หลายเดือนก่อน

      Muxu ku shegay dawada qodob ka 3 eed ka faaiday i sheg bowe

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 3 หลายเดือนก่อน

      fikir hore hakasii qaadan adigo tagin mesha usocoty ama waxa niyada kga jiro filasho xun haka qaadan sidaas ayuu dhahy sxb@@maproukamahamed4464

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaadla Hal Million Hala Gaadhsiyo Akhyaarey Ninkan Waa Oday Somaliyed Khabiir Iyo Daaci Umar inshar 👋

  • @MaaidoAxmed-qk5qp
    @MaaidoAxmed-qk5qp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @abdullahibarafka6615
    @abdullahibarafka6615 3 หลายเดือนก่อน +5

    One ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamoudduale-mr1om
    @mohamoudduale-mr1om 2 หลายเดือนก่อน

    aad baan kuu salamey sxb qali laga bilaabo 2023 bishii 3 aad ayaan bilaabey dhageysigaaga wax badan oo aan kaa fa,idey ayaa jirta dhanka ra,yiga iyo latashiga in badan oo aan tijaabiyeyna waan ku guleystey jasakallahu kheyr aad baad umahad santahey 🙏

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid saaxiib qaali ❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 3 หลายเดือนก่อน +1

    Number3 anay i hystaa ma aaminsani mel aan shaqo u donto in ay jirto magalada an jogo waxn bilaa dhaqo ahay 5yrs and half walhi waxn ku jiraa miyad xumo tiii u danbaysay Allah in uu nolashayda badalo oo faraj khyr qaba i furo a Amiin ta ii raaciya wllayal

  • @MoBashka
    @MoBashka 3 หลายเดือนก่อน +3

    First

  • @Gamesolver90
    @Gamesolver90 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kaliya 4k subscribe aa ino dhiman asxaabta aan gaarsino.❤😂

  • @WarkaTv-1m
    @WarkaTv-1m 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran macalin

  • @user-xu2iw1jk3e
    @user-xu2iw1jk3e 3 หลายเดือนก่อน +4

    Muqaalada ugu jeclahay ogaansho fadlan bugaagta fiiro gaar noogu fiiri

  • @ZakariyeAbdiAli-kf6um
    @ZakariyeAbdiAli-kf6um 3 หลายเดือนก่อน +3

    I will hope you 1m I.a😊

  • @samiitokhaliif5243
    @samiitokhaliif5243 3 หลายเดือนก่อน

    congratulations pmer inshar for 1 million

  • @nasrijaamac2730
    @nasrijaamac2730 3 หลายเดือนก่อน +1

    I am Ready 🙌🔥

  • @Nugaal125
    @Nugaal125 3 หลายเดือนก่อน +1

    C m soon 1M 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉i.a

  • @najiibceydiid4195
    @najiibceydiid4195 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wll omar kheyr allah haka siiyo wax badan kaa faa iday wll bilow ilaa dhamaad 🥰

  • @AbdallaAli-yz7yt
    @AbdallaAli-yz7yt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hampalyo wllkey omar inshaar 1m comming son 🎉

  • @Dekdmc-y1i
    @Dekdmc-y1i 3 หลายเดือนก่อน +2

    1million is so close🎉🎉🎉🎉🎉

  • @EiDFayZaL-nl7ot
    @EiDFayZaL-nl7ot 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hanpalyo 1milion🎉

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 3 หลายเดือนก่อน +1

    3K bis ku dhiman 1M congratulation umar inshar💯

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Tabaraka Allah

  • @user-wu8lh6ze1s
    @user-wu8lh6ze1s 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @axmedxaaji7670
    @axmedxaaji7670 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 3 หลายเดือนก่อน

    1 million coming soon 999k waw before 1 June insha allah

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hambalyo Hambalyo coming soon one million subscribers 🎉🎉

  • @jeerijaksan9500
    @jeerijaksan9500 3 หลายเดือนก่อน +1

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @apdulaahisiciid2972
    @apdulaahisiciid2972 3 หลายเดือนก่อน

    You ar the best youtuber in my life,ihave met .keep goig wllkie

  • @Siciid22
    @Siciid22 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ruun 😮

  • @hiruto_teume_barca
    @hiruto_teume_barca 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉❤coomsoon 1M USTAD

  • @MiiraMiira
    @MiiraMiira 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid inta aad nagu bararujisid qeerka adna kabdan allaha allaha kugu kordhiyo oo qeer ah

  • @Ayoub_dudu
    @Ayoub_dudu 3 หลายเดือนก่อน

    Come soon 1m ogaansho hambalyo

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks positive mindset is very important

  • @CabdiFataax-dp6xv
    @CabdiFataax-dp6xv 3 หลายเดือนก่อน +3

    1m goor dhow i.a🎉

  • @ayuubmaxamedaadan
    @ayuubmaxamedaadan 3 หลายเดือนก่อน +7

    First comment 😂

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l 3 หลายเดือนก่อน

    Qaabkaad u fikirayso aad bey kuu saameynaysaa exactly wll wx bdn kaa faaidney

  • @user-cr4gu9bm8x
    @user-cr4gu9bm8x 3 หลายเดือนก่อน

    Best soomaali youtuber cumarkena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid saaxib Cumar.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ❤❤

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad🎉😮

  • @muhamedabumisbah448
    @muhamedabumisbah448 3 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك

  • @cabdikeed2111
    @cabdikeed2111 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Hambalyo 1m subscribers kanaalka ogaansho iyo cumar inshaar

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you bro

  • @OmarMuseAli
    @OmarMuseAli 3 หลายเดือนก่อน

    Thank u Omar.

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 3 หลายเดือนก่อน

    Buug aad cajiib ah .

  • @Professoryussuf
    @Professoryussuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb waan Ku taageeraa guuleyso ❤

  • @user-ek2vm8ti7n
    @user-ek2vm8ti7n 2 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsantahey sxb

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 1m legend adoo 100 maraya 2018 ayaan kugu soo xidhmay❤

  • @mousamohammadmousamohammad2729
    @mousamohammadmousamohammad2729 3 หลายเดือนก่อน

    Coming soon 1M keep going wll❤🎉

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin07 3 หลายเดือนก่อน

    1M coming soon💐🎉🎊

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 3 หลายเดือนก่อน

    Inshallah 1M coming soon ustad omer🙏

  • @subaxproduction3309
    @subaxproduction3309 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll waxaad noo soo gudbisay

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 3 หลายเดือนก่อน

    waa ku mahadsan tahay walaal dhiirigilintaada wacan
    allaha kuu barakeeyo fahamkaaga

  • @user-pe6gj7ti3e
    @user-pe6gj7ti3e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hm comtiga ugu horeyo noqo san isku dhayo mba inoqoneyso ustat Omar cimri dher oo cafimt leh kurjeyna i.a

  • @MohamedMohamedbootaan
    @MohamedMohamedbootaan 3 หลายเดือนก่อน

    One million coming soon

  • @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
    @abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Master Cumar inshar masanid

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp buugaagta aad baan uxiisaynaynaa

  • @MucaadAxmed-vf4hc
    @MucaadAxmed-vf4hc 3 หลายเดือนก่อน +2

    1m waa imaaney mar dhaw🎉

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 3 หลายเดือนก่อน

    I'm going to audible to buy this book now. Thanks

  • @Dhambaal-8
    @Dhambaal-8 3 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا أستاذي

  • @CunamiChennal
    @CunamiChennal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fast one

  • @KEEYNAANMEDIA
    @KEEYNAANMEDIA 3 หลายเดือนก่อน +1

    1M🎉🎉

  • @Zain17490
    @Zain17490 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 หลายเดือนก่อน

    Maaha Allah, Jazakala khayr ❤

  • @user-hc9xr9yo9v
    @user-hc9xr9yo9v 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaadii waa mahadsanthy

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cinwaanka waxaan fahmay markaan dhageestay kadib buug uu billgate sameyaa modaayay ileen asaguuba sameeyay cajiib shukrn🎉

  • @calic.kariincali4145
    @calic.kariincali4145 3 หลายเดือนก่อน

    Asxaapeey mamaqasheen codka cumar inshaarkii aan horay ubaranay wax yahoo ka mida

  • @ummu-Khaali99
    @ummu-Khaali99 3 หลายเดือนก่อน

    1m coming soon

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt 3 หลายเดือนก่อน

    Hambaliyo hambaliyo ustad Ogaansho 1million coming soon i.a befor ciid carafo

  • @motech2259
    @motech2259 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalllah dhiirigalin wanagsan

  • @user-uu3pd2cx8o
    @user-uu3pd2cx8o 3 หลายเดือนก่อน

    1 million coming soon congrats omar inshar 🎉

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaadi

  • @CabdiraxmanCabdulaahi-mf9pv
    @CabdiraxmanCabdulaahi-mf9pv 3 หลายเดือนก่อน

    allha ha ku xifdiyo cumar inshar

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 3 หลายเดือนก่อน

    thank u so much🎉 congratulation close to 1M

  • @AbuukarCumar-wt1fj
    @AbuukarCumar-wt1fj 3 หลายเดือนก่อน

    Concaratolaation@Ogaansho wxaam kgu Soo raacay 200k ex bdan kaa faaiday aaqiro wxaam ka marakacayaa in wx fcn Soo gudbinaysay adiga❤❤❤🎉

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asxaabey please isoo booqda routino sameeyaa🎉

  • @kaltounismaeldaher4009
    @kaltounismaeldaher4009 3 หลายเดือนก่อน

    Happy 1m🎉🎉🎉😊😊😊

  • @MaslahAli-cw6wz
    @MaslahAli-cw6wz 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks Omar❤