Maxaan kuso arakay dekeda berbera || SOMALILAND 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Subscribe dheh channelka si aad ugala socotid bilicda iyo quruxda dalka

ความคิดเห็น • 64

  • @SiraajSoomaali
    @SiraajSoomaali  หลายเดือนก่อน +4

    Subscribe inosara saxipayl channelka si aan ugala socono bilicda/horumarka iyo quruxda wadanka 🙏🏽

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน

      This is wrong .the video is breakage of security and should not allowed.

  • @musj21
    @musj21 หลายเดือนก่อน +12

    DEKEDA HOGAMINAYSA AFRICA BERBERA SOMALILAND 💚⚪️❤️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +8

    Maansha Alaah waa nin degan awoon iyo waayo aragnimona leh rabow caafimaadka u siyaadi Aamiin

  • @mahamedismail5403
    @mahamedismail5403 หลายเดือนก่อน +4

    Manshall
    ما شاء الله اللهم زد لنا التطور والإزدهار بلدنا العزيز صوماليلاند. ٱمين يارب.

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah..dadaal wangsan shaqaalaha dakedda labad ee Afrikad..taasaa la odhan doonaa Somalia..pull shit..#vivaSLand..

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah wad mahadsantahay inadeer khibradaada dalkaaga u baahna mr Ali Ibraahim Cartan
    Haytiisuna waa Hj - Muse Abokor, Biciide - Bahsanbuur.❤❤❤🎉🎉

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 หลายเดือนก่อน +6

    WAXAA INAGA XUN XIRFADA KAMARADA 😮 CIWAANKA IYO VIDEO GU ISLAMA SOCDAAN😮😮 LABA NIN OO HADLAYA AYAAD VIDEO GII KA DHIGTAY. SI KASTA HA AHAATEE WAA MASHA ALLAH ❤ ADNA WAAD MAHADSAN TAHAY

    • @cukaazh_mohammed
      @cukaazh_mohammed หลายเดือนก่อน

      Wad ii fududeysay zhp jaw mhdsanid

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน +4

    SUBHAANALLAH SOMALILAND WAY TAG TAY ALHAMDULILAAH ILAAHAY HA IDIN XAFIDO GUULAYAS TA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 27 วันที่ผ่านมา

    Berbera il iyo cawri la aw,maansha allaah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +5

    HORE AYAA LOO SOCONAYAA ❤❤❤

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaarakallah

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p หลายเดือนก่อน

    Mashallah Tabarikalla Dekada Bärbara jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️❤️

  • @option-i1q
    @option-i1q 12 วันที่ผ่านมา

    As a beginning , the port renovation is so successful. i hope it will effective trade root for both Somaliland and Ethiopia.

  • @wakawaka3038
    @wakawaka3038 หลายเดือนก่อน +4

    Horumar ficn

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah ilaahayow u siyaadi Nimcadaas,Allah SW ayuun baa bixiya❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaha thanks DP World Millions Times

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 หลายเดือนก่อน

    Maansha.allah.hore.usoda.oo.guuleysta.berbera.stafs

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 หลายเดือนก่อน +7

    Cirro wuu ka soo horjeeday inay berbara horumarto

    • @mustafeyusuf5024
      @mustafeyusuf5024 หลายเดือนก่อน

      Qaabilki ku qatay kuma dhigo hadad xanusanaysid gurigina iska jog

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 หลายเดือนก่อน

      @@mustafeyusuf5024 saw kii baashe ku feedhayay miyaad ilowday aduu qabiil kula talax tagay

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 หลายเดือนก่อน

      @@mustafeyusuf5024 inaan habar wadaag nahay abu shanab miyaa

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah Allow noo barakee

  • @khaledmohamed1873
    @khaledmohamed1873 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    aad baad ugu Mahadsantihin sharaxaadina waxaanan dareemayna aqoontina iyo wax qabadkina inkaso wariyu aanu magacina xusin hadana labadinaba waan idiin hambalyaynayna.

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 27 วันที่ผ่านมา

    Waa shaqaale aqoon sare u shaqdood,iyo madax iyaguna aqoon iyo waayo aragnimo ka muuqato.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    ODAYGU HADAL BADANAA

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 หลายเดือนก่อน +2

    DP WORLD 🌎 😍

  • @user-yt6sg5dz7u
    @user-yt6sg5dz7u หลายเดือนก่อน +1

    Allow noobarakee ishayadaa dahabkaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +2

    Yes customs care

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim หลายเดือนก่อน

    Macha allah alle ha barakeyo

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 หลายเดือนก่อน

    Eng aqontadu waa 💯 alle haku barakeyo

  • @MegaSacad
    @MegaSacad หลายเดือนก่อน

    Masha allah Somaliland ❤❤❤

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 หลายเดือนก่อน +1

    BISMILLAH MARSADAA BERBERA WAAGII UU MALAGU SOO JEEXAY MIDIGTII DEDKAYGUU KU DHACAY MALABKII DOOCAANEE,ALXAMDULILAH .

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤masha aallaah somaliland guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ from erigavo muse ismail

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG หลายเดือนก่อน +1

      Waryaa beenta jooji ninkan waa nin Biciide ah oo Bahsanbuur ah oo reer Saalax ah ALI IBRAHIM CARTAN 40 yrs of experience leh Dekadda Jebbel Ali Port Dubai

    • @abdiali56
      @abdiali56 หลายเดือนก่อน

      Warya Abdirasaq beenta joogi, ninkani wa Habarjeclo, muse Abokor, Beide, Bahsanbuur.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 หลายเดือนก่อน

      ​@@AAR-SANAAG😂😂 Maxad ku keenten marka 2dinuba

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG หลายเดือนก่อน

      @@hasansudi9404 just waa sixitaan sxb waxkale maaha, intaa malahayga ceeb maaha

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
    @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf หลายเดือนก่อน

    Machaala vive la république du somaliland guul ❤🤍💚

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilah🤲

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 หลายเดือนก่อน

    ALXAMDU LILAH RABILCAALAMIIN.
    WAA WARBIXIN QIIMO LEHE.
    MAHAD SANIDIN WALAALAYAAL.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 หลายเดือนก่อน

    WAAR INANKA SHARAXAAYAY
    CEMENT IYO ALAABTA LAGU CANEEYO MARAAKIIBTA GUDAHOODA,
    WAA NIN RUNTII SOMALLANDER SAXA AH.
    WUXU IDINKU YIDHI ( GAROWGA ) QAAR BA AFKA XAMAR IDINKULA HADLI LAHAA, OO MASANGO IDIN ODHAN LAHAA.
    HA NOLAADO
    AAMIIN YAA RABBI.

  • @popular7493
    @popular7493 หลายเดือนก่อน +1

    berbera 🇸🇴
    dhamaan wadanke dakadihiisa waa in la casriyeeyo

    • @AminamahamedIbrahim
      @AminamahamedIbrahim หลายเดือนก่อน +1

      Ragii laha ayaa dhistay adna waan ku sugayna inaad taada dhisayo waa inoo meel dhexe

    • @popular7493
      @popular7493 หลายเดือนก่อน +1

      @@AminamahamedIbrahim
      Somalia ha noo laato 🇸🇴

    • @farhanshuuriye5060
      @farhanshuuriye5060 หลายเดือนก่อน

      Calankaa iyo meesha laga hadlayaa isma lahaa shiikh.

    • @popular7493
      @popular7493 หลายเดือนก่อน +1

      @@farhanshuuriye5060
      Berbera waa Somalia wayna ahaatay

  • @AbdourahmanSaid-ve6sf
    @AbdourahmanSaid-ve6sf หลายเดือนก่อน

    Intay Djibouti port doraleh ay jirto berbera waligeed ma horumarayso

    • @JosephSamiir
      @JosephSamiir หลายเดือนก่อน +2

      Soo habaar dee lakala tag oradna maaha 😂

  • @Waasuge2012
    @Waasuge2012 หลายเดือนก่อน

    Berbera International Port is a Somali port occupied by the United Arab Emirates.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 หลายเดือนก่อน +1

      Orod niicda melaha La qabo Hoyadin qaraxa Ka wase xasidiin

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 หลายเดือนก่อน

      Cry 😭

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 หลายเดือนก่อน

      And the muqdisho port, who occupied? Hhhhh turkey hhhh

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน

      siilkii hooyada ushheg/

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน

      Failed state of Somalia

  • @MohammedBashir-v3r
    @MohammedBashir-v3r หลายเดือนก่อน

    Waar cidkasta dekkadda ha usii daynina dadyow qufulani

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 หลายเดือนก่อน

    Dekeda berbera waxay jirtaa ilaa 1400 sano