Warar xasaasiya oo hadda naga soo gaaray Jubbaland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 วันที่ผ่านมา +8

    Rer Mogadishu
    Iska kiciya
    Koxda damal jadiid wa moryan
    Rer Mogadishu wa ino mudaharad
    Guleysta rer mugadishu
    Isdifaca
    😢😢😢😢😢😢Mahadsanidiin

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 7 วันที่ผ่านมา +1

    From Jubaland/Gedo here,Dumarka waa ixtiraamnaa Uma gefno,kama dhacdo kufsi dhulkeenna.

  • @SaedCade
    @SaedCade 8 วันที่ผ่านมา +6

    Meeshuu lahaa baa dhigtay hadalka❤❤❤

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 8 วันที่ผ่านมา +5

    Reer jubaland waa guuleysan doonaan ishalahaa raaskabooni waa dhul daarood maleeshiyaad sagaal waani xidhxidheynaa abgaal cashar waa in loo dhigaa

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 8 วันที่ผ่านมา +1

      Dhul Soomaaliyeed dheh, Soomaali dhulku waa ka dhexeeyaa inta midnimada ogol oo aan shisheeye u shaqayn.

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@yusufelmi9121xasan dalxaraashe shisheeye asagaa ushaqeeyah

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah wiilkegiiyow wada mahadsanid Noolow vivo ❤❤❤❤❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 7 วันที่ผ่านมา

      Abwaan kabayare guul ❤

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs
    Weriye sare..
    Abti Guuleyso❤
    Garabkaaga rabbi ha galo
    Il iyo cawrana ka nabadgal.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ma sheekadii ‘1991 bay bilaabeen
    ileyn Nina dhaqankiis Kama tago !
    Subxaana Allaah ❤

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 8 วันที่ผ่านมา +3

    Abdirizaq kabayare guuleyso❤❤❤❤❤

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 8 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaaah soo dhawoow Abwaan Kabayare. Warka saxda ah adigaa lagaa helaaye.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 8 วันที่ผ่านมา +2

    Waa mooryaantii oo askar laga dhigay

  • @mohamedyusuf1770
    @mohamedyusuf1770 7 วันที่ผ่านมา

    Halka ugu imoow xaqiiq thanks

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 8 วันที่ผ่านมา

    Wow Allow Xaqa u hiili Aamiinyarabi🤲 35 Sano Ka dib Dagaal Cid Rabta Ma Jirto bes waa bes☝🏼Masha allah walaalki waa ku Mahadsan tahay wararka Xaqiiqda ah Ee aad noo Soo gudbiso,Umada Dulmiga wadana ku Ifiso Toosh, waa ku Mahadsan tahay👍🏾.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 8 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuul iyo gibanimo ❤❤❤🎉🎉❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 8 วันที่ผ่านมา

    Don't worry brother, we are already to fight for xassan

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 8 วันที่ผ่านมา +1

    Jubaland guuul❤❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 8 วันที่ผ่านมา

    Wcs habo arimaha somaliya illaahay nabad haku soo dabaalo aamiin🤲🤲

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 7 วันที่ผ่านมา

    Waa Mooryaan Beeleedkii Xasan dhiiqo dhowaan Qoray ee maaha Ciidan Qaran

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 8 วันที่ผ่านมา +1

    Cid rabta in muqdisho lageeya majirto. Mooriyanta muqdisho laga keenay wax fa'ida u qabanayaan reer raaskaanbooni majirto

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wa moryantii usc 1991
    Damal jadiid aya masul ka ah

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 8 วันที่ผ่านมา +2

    Illaha ha kal qabojiyo somaliya xasan adigun illah ka cabso waxad sameyneysid illah wuu ku weydiin doona 😢

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 8 วันที่ผ่านมา +2

    Wa cidamo maleshiyad ah xasan u boobtaga e so xasuuqa

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 7 วันที่ผ่านมา

    Waa u ducaynaynaa hadduu -
    Qaadkii Naga joojiyey ! Asagu -
    Cadaawad haka ‘Ahaatee !!!

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 5 วันที่ผ่านมา

    HABO GUULAYSO XAQA KU AADIN ❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 8 วันที่ผ่านมา

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar
    Jubaland guuuuuul maansha
    Allaahu Akbar Allaahu Akbar
    🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🫶🫶🫶

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 วันที่ผ่านมา +1

    1954 bay watan xasan waa moryan isagah iyo moryantah u wato waxaa wajibah in aad ku jihadan Argagixisadah u hogamiyoh tugah xasan moryan waxan farayah shacabkah jubalan inay layan Argagixisadah u so diray xasan

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 8 วันที่ผ่านมา +2

    War soomaaliyey meesha kala kiciya afar kun baa daawatay shan boqol baa like saartay waa maxaay waxaas abwwanka intaa wixii cusub buu noo soo gudbiyaa halagu taageero subscribe ka like share nacala sheydaan ku yaalee wiilka abti iyo habar yar baa loo yahay wixi jubaland taageersan wiilkaan ha la taageero maadama uu taageersan yahay jubaland guul iyo gobonimo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 8 วันที่ผ่านมา

    Waa shabaabkii fadexad May kabaqayaan waa in lalaayaa ciidankaas oo dhameeyaan

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 8 วันที่ผ่านมา

    WALLAAHAY SOOMAALIYA WAXAA HAYSATA NASIIB DARROSAA XASAN DHIIQO AYAA MADAXWEYNE UNOQDAYE

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa laga yaabaa in axmed uu caawa weeraro ciidamadii wacaysle ee la geeyey raaskaambooni.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 8 วันที่ผ่านมา

    WAR WAAN KUSALAMAY ABWAAN KABAYARE FROM LAASCAANOOD SSC KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 8 วันที่ผ่านมา

    Guuuul iyo gobanimo

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 8 วันที่ผ่านมา

    Ciidamada Hasan Munaafaq Geeyay Jubaland Waa Ciidamo Habargidir & Raxaweyn

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤✅️💯👏

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 7 วันที่ผ่านมา

    Asc salaan kadib
    Codsigeyga waa kahadalka wadaniyad diin iyo duminta iyo baabainta qabyaalada
    Waan aragnaa xasan iyo guruubkiisa hanti boobka ninjecleysiga ku dhisan qabyaalada
    Wuxuuna baabi iyey dowladnimadii wuxuuna kalageeyey umadii somaliyed

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 วันที่ผ่านมา

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 8 วันที่ผ่านมา

    👍

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 7 วันที่ผ่านมา

    REER JUBA LAND ISKA CELIYA MALIISHIYA BEELEEDKA MOORYAANTA AH
    VIVA AXMAD ISLAAM
    VIVA JUBA LAND
    VIVA OGADEN

  • @calibare1641
    @calibare1641 8 วันที่ผ่านมา +1

    Taasi wàamooryaantii xasansh boobkaeda dhamaandalka kismaayo nawaxayrabtaa ineyboobkasamayso iskaceliya

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 8 วันที่ผ่านมา +1

    XASAN INUU WARSHADA HILIBKA IYO TII HARGAHA SOO GATO BUU RABAAH

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 7 วันที่ผ่านมา

    Asc hpo wn ku salamy.

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 8 วันที่ผ่านมา

    Xassan sheikh ma USC buu raaskamboni iyo mooryaan kuwaas meesha lagubaabin doona.

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 7 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo gabanimo

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 8 วันที่ผ่านมา

    wa runti

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 8 วันที่ผ่านมา

    Wc’s MUDANE

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 8 วันที่ผ่านมา

    Geedanaarka ka waajabay maxaa kaqabankartaa

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 7 วันที่ผ่านมา

    Dulmiga jira intaa la iska qaban waxaa dhaman inta dulmiga isugu hiilisa.

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 8 วันที่ผ่านมา

    Hasan mooryaan iyo geedanaar ka ha iskujabaan

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 วันที่ผ่านมา

    Habo ❤asc

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 8 วันที่ผ่านมา +3

    Ciidamadaan maha ciidankii xooga ee waa ciidamadii wacaysle ee xasan soo tababartay.

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 7 วันที่ผ่านมา

    War kan umada allaha ka qabto goormuu dhargaaya iimanka laga qaadka qofka haduu xaraan cuno imaankaa taga markaasuu agoon aqoon oo waayeel aqoon caku

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 8 วันที่ผ่านมา

    Wcs wr wb

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 8 วันที่ผ่านมา

    Ugas markii horeba qaadka Kismaayo. Awalba badda ayuuh soo mari jiray

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 8 วันที่ผ่านมา

    Waa moryaan ee hala iska qabto

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan hadda ma’ soomalibaa’ ma’muslimbaa’ ma’ caafimaad qabaa? Anigu yaabay.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 7 วันที่ผ่านมา

    Jubaland lagama yaqaan Bililiqo dhac iyo boob toona

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 วันที่ผ่านมา

    Ac
    Wariye abwan kabayare Soda maxad heysa???
    Abti Abwan kabayare
    Ciidanka somaliyed hala badbadiyo wa dhalin laso khalday
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 8 วันที่ผ่านมา

    Geedanaarka kusoo maalgiyey waa ku aragnaa

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 8 วันที่ผ่านมา

    Geedanaarka parapagandhihiisa jooji

  • @ahmedartan6237
    @ahmedartan6237 8 วันที่ผ่านมา

    Jubbaland way isdifaacaysaa, xasan way uga dhamaatay. Idinku Hawiyoo maxaa idiin Tala ah.
    Xasan Xamar baa laga dumin karaa damaciisa. Haddii idinku xoolo noqotaan, ummada inteeda kale guryahooda bay ku ekaanayaan.

  • @aishamohamed4406
    @aishamohamed4406 7 วันที่ผ่านมา

    Ciyaal weero waye malaa wuxu.

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan iyo xamze maxay shegidonaan xamze maantuu lahaa waa cidan somaliyeed oo waxay la wareegayaan melihii ay baneyeen cidamadii kenya marka somali iyo shacabka jubaland warku waa u cadyahay in la donayey in lagu qabsado moryaantii xamar laga joogi wayey

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 วันที่ผ่านมา

    Drugs waaye ee ciidan laguma sheegi karayo

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 วันที่ผ่านมา

    Qadka wa xaran wa in la joojiya ???
    Wa mukhadar xaran weye
    Rer Juba land Guleysta Isdifaca
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @DardaaranMedia
    @DardaaranMedia 8 วันที่ผ่านมา

    kkkkkk

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 8 วันที่ผ่านมา

    60.000 ayaad kudhawdahay

  • @mohamednur1129
    @mohamednur1129 8 วันที่ผ่านมา

    Meesha Dowlad ma jirto ee shacabka ha kacaan ee ha iska celiyaan tuugo ayaa dowladii ku habsatay

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 8 วันที่ผ่านมา

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Ciidamadii uu geeyey Gobolka Gedona boob iyo kufsi bey ka geysteen ???Maantey na Raas kambooni ka geysteen ??? Xassan diirato Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa Waliba Markuu jagada ka dego Waa In la'soo xiraa hantidii uu boobeyna laga Soo Celiyaa

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 7 วันที่ผ่านมา

    Iiway dadkee farmaajo udhaaranjeray oo tebesho haygu dhacdo dhehejeray iiwaya dadkee qaaylen jeray may hadlaan dadka seda kadaa dhahaan yaa iiwaya inagoo heraaba maaya yaab

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 8 วันที่ผ่านมา

    Waxa fool xuma ah, dawladi lo doortey dadka iyo daöka soomaaliyeed, meel kasto ay joogaan, reer muqdisho iyo soomaali oo dhan wa iney ka hor yimadan ninkan.
    Madaxweyne maaha qofkani, in laga hadlo oo aan laga hor tagin wa dadnimo xumo.

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 8 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo soo bax , 😂😂😂😂 xasanow wadagad oo xaraash ayaaka ku yeerte

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 8 วันที่ผ่านมา

      Xasan dagaalka uu reer jubalaan ku sooqaaday Farmaajo baa ku sooqaaday mid kadaran asagoo nin daarood ah sheeganaayah xasan waaba la fahmikaraa waa shisheye cadow ah

  • @FartunK
    @FartunK 8 วันที่ผ่านมา

    adiga langaab murursade ah hiraab uqdad u qabo baa tahay adeer anagaa darood ah oo reer jubaland ah wakaas war ka duwan Baan haynaa in ciidankii jubaland soo goosteen oo isku dhiibeen ciidanka xooga Dalka s9maliyeed

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 8 วันที่ผ่านมา +1

      Beenta jooji Daarood matihid mooryaan laangaab ah oo waceeysle ah baatahay

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 8 วันที่ผ่านมา

    Stop spreading fake news

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 8 วันที่ผ่านมา

    Been law berka caro ku goysay

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 8 วันที่ผ่านมา

      Beenleey adigaa ah xasan dalxaraashe mooryaanta waceeysle ciyaal backas daroogada uu kasoodharjiyay waa lawasaa