Waar Bal xayawaankaan eegga waxa uu ku hadlaayo anigoo Hargeysa jooga oo xitaa somalia kaso horjeeda waxaan ma dhihi karo kani waa mid qabyaaladi ku baqbaqday wlh Alla maxuu magacii wariyenimo dhintay
Maxaad u nacladeeysaa Ninkan, maxaadse cadeyn u heeysaa? Soow tan adba telefishinka reer leeyihiin aad Soo xiganeeyso, Soowtan Xasan dhiiqo iyo mooryaantiisa maalin walba sodan dhalinyaro maalin walba ku Soo celcelinaaya, maantase dalka ma cadow aan Xasan duufle aheyn buu leeyahay. War xishooda anigu walaahi aanan Axmed taageersanayn, laakiin Axmed dhibkiisu waa mid ku kooban degaan kaliya, laakiin dastuurkii dalka iyo wixii heshiiska lagu ahaa ayaan burburinaayaa si aan dalka u sii xukumo, haba xukumo maba xumee ma qaa'iinimo , boob, Been , Damir iyo qab xumo , qabyaalad maan ku taageernaa.
Waa nasiib daro Inay wiilasha Soomaaliyeed Naftooda Lagu ciyaaro dhul hayjad bahgooyo ah Lagu go,doomiyo wax Sabab ahna ay jirin Waxaa ilaahay Ka baryaaya wax Iska hor imaad ah uu ka dhicin
Maanta waa aduunyo berina waa aakhiro waxa naar ku geliyaana waa carabkaaga ee Rabi u laabo qof aad necebtahay dartiis ha ku cadaab gelin. Calashaan yeysan cadaabtu kaala fududaan nacayb ka aad u qabto qof ama koox gaar ah.
Walahay waxaaa ciil iga hayaaa, anigoo leh aqonta hubka iyo aqonta cidanka iyo wax loo bahan yahay inan fursad aaan uheleynin , walahay one day ayaaa lagu afjari lahaaa raskanboni,
silsilad hadii lafuro dee waa sidaa ee keenya naga fiiriya kooda aan asal soomaali aheen hadii 18ka muqdisho laga keenay ay goosteen alshbaab ama keenyo ugoosteen dee waa iya silsiladii go day xasn iyo xamsa wey dhimanayaa waliba si fashil bey u dhiman doo bi idnilaah
Mr. Jama (Ma’ogTahay M/W Hassan , Xamza In Ay Rabaa Dagaal . Waxay Haystaan : 3 Herocopters iyo 2 Droon Turki Siiyey (AB’GAAL ) Wacaysle Kaliya Ay Ku Dirirraan Ogow ( Cadow ) Kaliya Ayaa Loosiiye Shisheye Ah . .. Ee Looma’siin QaiiLo In Lagu Laayo , Oo Laguladiriro … ( BAL ADUUN-KU ) HA’AR KO … Cuna’Qaba’neyTii HUB’KA .. IYO DAGAAL ‘SOKEEYE TiLAabada Laga ..!Q A A D O
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw
صلي الله عليه وسلم ❤❤
Walaale Axmed wuu Ka Tagayaa Kismaanyo
War dadkan wariyaha caynaya ka xishoda waxuu idin soo tabinayaa guul guul guul jubaland❤❤❤❤❤❤❤❤thank you mr galad
Waar Bal xayawaankaan eegga waxa uu ku hadlaayo anigoo Hargeysa jooga oo xitaa somalia kaso horjeeda waxaan ma dhihi karo kani waa mid qabyaaladi ku baqbaqday wlh Alla maxuu magacii wariyenimo dhintay
SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO MARKASTO WAA IN TAGERAA ❤❤❤❤❤❤
Benaale tuug ah oo lacag oo karadinaya view ka nin waynbaatahay isku xishoo
CEEBAAY TAACAAL INAAN WAXÀA OGAADEENKAA LAASKUUGUU CAAYAA INAAN WAA TAAN OO KAALE BOOQOOL LAAL SAANO AAYAAD DAADKAA KAA DAAN BEEYSAA BYE ABDI DJIBOUTI MERCI
Jama mahadsanid jzkllah
barabagaan aan logo laheen ayaa weli wadaa ee qabyaalada more ugu soco
Lacag buu qaatay jaamac galad wixiisa wariyonimo maaha
Waa xaywaan ku hadlaya hadal been ah oo aan waxba ka jirin oo runta ka fog nin weyn wax uu ku hadlo ahayn
Jaamac qofkasto ayuu tusay waxa uuyahay 😂😂😂 qofka munaafaqa isma qarin karo
Aryaa Farmaayo waa Mareexaan! Taasi ma wacdi bay ahayd! Caamac gallad Hurguf USCda Culusoow! From Gedo
Magac mar buu baxaaya Jamac Galadow isdabaqabo!!! Waa wax noo dhiman dhaqanka ninkaan?
NACALADBAA KUGU TAAL OO CARA ALLE KUGU DHACDAY BEEN BADANAAA ILAAHAY CADAABTI KUGU WAARE WAABA KU WAARI DOONTAA
WARYAA
WARIYIHII SOMALI NATIONAL TV AYAA LIVE USOO TABINAYA BARINA HADAAD CELIN KARTID RW.XAMZE AYAA TAGAYA
BALBAQTIGA UU AQRIMAYO EGG WARIYIHI 3DIYAARAD OO MAANTA TAGTAY AYAA MUQDISHO ILAA RAAS KAMBONI LIVE USOO TABINAYA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Maxaad u nacladeeysaa Ninkan, maxaadse cadeyn u heeysaa? Soow tan adba telefishinka reer leeyihiin aad Soo xiganeeyso, Soowtan Xasan dhiiqo iyo mooryaantiisa maalin walba sodan dhalinyaro maalin walba ku Soo celcelinaaya, maantase dalka ma cadow aan Xasan duufle aheyn buu leeyahay.
War xishooda anigu walaahi aanan Axmed taageersanayn, laakiin Axmed dhibkiisu waa mid ku kooban degaan kaliya, laakiin dastuurkii dalka iyo wixii heshiiska lagu ahaa ayaan burburinaayaa si aan dalka u sii xukumo, haba xukumo maba xumee ma qaa'iinimo , boob, Been , Damir iyo qab xumo , qabyaalad maan ku taageernaa.
Xayawaan Waa xayawaan somali dhexdeeda macaasha haka raadin jaajuus batahey
Soo mahano waa xayawaan aan caqli lahayn
Sanadkan cid nagadi karto malahan wax walbe wan lasocona@@yaqubofficel212
xaya waan waxaa ahaa kuwa kayimid xamar iyo adiga qoraya
Ma dhiiga isllaamka in la joojiyo ayuu jaajuus ku NoQday ka xishoo Allah Naftadana naar ka bad baadi ‼️kuli waa somali Subxaanallaah
Report hala dhaho kan shamsi halagu qaado
Subanahena muxamed scw
Xaar Wayne jamac qaxooti waxba indhaha ha cadayn iska marqaan adoon amxaaro ka ahoow maleeshe beleedka hogaamiye koxeed axmed mujrim waxaa la marin donaa wadadii qabqableyasha
NINWEYN AYAAN KUMOODI JIREY ILEEN DULI AYAA AHEED
70 baa hubkii laga dhigay caqligiina wakaas awalba kenyan baa waardiyan jiray
4 wiil baa 70 hubka dhigtay
Agah agah agah
INA AHMED MADOOBE FADARAAL NACAYB AYAA TAHAY
Federal ku xagguu joogaa?
Warxumo tashiil saala jeceshahay ilaah kama dhigo sida khayrku ku jiro rabi hawaafajiyo soomaali dhexdoodana allaha aslixiyo insha allah khayr sheeg ama aamus xadiis baa ahaa
Walaale Beenaale ayaad noqotay Jamacow
Aad iyo aad, qabiiliste dhuumanaayo ayuu ahaa Ninkaan 😊
Guul iyo sharaf jubalan D5
D5 jig jiga xagee ku ogeed, Oromada ula tag D5 not Somalida walaalada oo caano booraha ku siin jirtey waa gaad qaxootiga eheed abaal laawe
Ilahey kacabso qabrigii ayaa ku sugaya💯💯
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Guul sayid axmed
Waa nasiib daro
Inay wiilasha Soomaaliyeed
Naftooda Lagu ciyaaro dhul hayjad bahgooyo ah Lagu go,doomiyo wax Sabab ahna ay jirin
Waxaa ilaahay Ka baryaaya wax Iska hor imaad ah uu ka dhicin
Inkaartii baa ku dhacday awalba Somali qabiil bay ahaayeen!
Hassan Allow naga soo gaar dalkii butburi
Subaxnallah Allah waar galad maxa ka gu dhacay waxas waxa kama jiiran walalow beenta iskada😮😮😮😮
Xasan tuug baa Soo diray dhamantood laya wa caloshood u shaqaystayal
Jubaland guul
@@MohamedHassan-iw3bc tug badaw
Guul
Maanta waa aduunyo berina waa aakhiro waxa naar ku geliyaana waa carabkaaga ee Rabi u laabo qof aad necebtahay dartiis ha ku cadaab gelin. Calashaan yeysan cadaabtu kaala fududaan nacayb ka aad u qabto qof ama koox gaar ah.
Guul jubalan
Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul Jubalanad Guuuuuul ❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤
Jaamac wariya run badan Oo Geesi ah❤
War bahalkaan cawaanka oo somali diidka majira dad ka damqanaya war maa la talisaan
WAR SOMALI IS DISHAY JECLAA
Lie
Beenlow
@@Aliyare25 jaamac ma jecla somalinimada ma jecla guusha iyo midnimada Somaliya waxuu qabaa cudurka aadka ugu baahay guud ahaan Somaliya waa qabyaalad daawada kaliya ee lagu daaween kara waa dhiig daata
Xasan shekh. Musiibo. Haku dhacdo. Ciidankii. Soomaaliyeed. Wuu. Dhameeyey
Xaabala gate xal haka sugin
Waa Rag loogu talo galay in ay madhaan!!😢
Jaamacow aaway hawadii laxiray ee raaskaabooni ileen maanta 2 diyaaradood ba ka dagtay saakay
Beenlow xun❤
Jubaland guuul❤❤❤❤
war kuwa jubaland ee nadifta ah ayey Aafaynayan ooy barayan dhaqan xumada iyo kolba dhan u
oradka wa dhaqan xumadi muqdishe...
Beenta ka jooji shicibka waa wax aan raad lahayn waanu ka aragnay beentaxaad ku taagereyso Axmed Madoobe
Cithamathi alshabaab allah hakusaladho iyo cathowkale sithothi lobabiiye
Ciisan Qaran maahan waxaan ee waa macawisleey naloo soo Diray, shabab bdn aya macawisleeyda ka buuxa
Xasan shiiq kufsi siyaasadeed ugeestay daarood walee foolxun ujabeen
Munaafaq aya tahy jaamac waxba ha is qarin kenya iyo ethiopia waliga kuma sugnandontid👀lama horaan wa cowska jiilaaal 🇸🇴✍🏾
Somaaliya yaad ka xigtaa ninkani kaa soomaalisane
👏👏👏👏👏
Dhuuuse Wayne yaa beenta usheegee
Markahoroba shabab bay ahaayeen
Daaquut iyo hawiye hakala adkaado.
Waa beeenta hoyada orod xabashida kaso celi
War ilaha kabaqa bentan muslimenta kadaf plz
Asel Ayeey Ahaayeen keenye
Hasocoto sheekadu axmed iyo xasan midkee faa,iido inoo wada aniga xagayga mid walba shaadh buu tolonayaa filirkaagu waa noo muhiim
Aad ayan uga xumahay axmed isaga dayacay birjex birjexna waa C X D ilahay guusha hasiyo guul xamse
Qabyaaladi caqligi iyo xishoodki kaaqaaday nin noocaan ookale mar Hadi aadtaageetaso
Sidaas waad jeceshahay
Waase beentaa ciidankii
Jubalan waxay u yimaadeen walaalahood
Intaat leedshay wax mucaarad
Walahay waxaaa ciil iga hayaaa, anigoo leh aqonta hubka iyo aqonta cidanka iyo wax loo bahan yahay inan fursad aaan uheleynin , walahay one day ayaaa lagu afjari lahaaa raskanboni,
SXB JAMAC XOGAA BENTA YAREEY HOREY KUGU SHEGAY MADOBE KUDAA
nuurow waxaan rajee kii beli laa axmed madoow
Awalba halalaaya loogeeyayrasgamboni ciidankas jubaland iyo shabab halahishiiyen
Wararkaan war lagu kalsoonyahay ma aha
Waad isku xa......y
Wan garanayay inaysan wada joogi Karin nin Mabda.a leh iyo calooshiisa u shaqayste
Rabaqrabaq rabaqrabaq ...waa sidaan rabay.
Giiro, futadaa i figleh!
'Xaggee dhaanka loo rarin
Rag baa dhababay ceelkiiye'.
Gurguurte waxay la noqotay maalka iyo lacagta uu boobay inuu ku gadan taageero iyo addeecid. Salaad Cali Jeelle: "Lacag waa cunid, codkuna waa xaggayga."
Xamze -- ayeeyo-lugdheer oo ku dhow in wadnuhu istaago. Carruurtiisa ayaa ceeb iyo dhegxumo ka dhaxli doonta.
Waar daladow waan ku dhagaysan jiiray walhi öakiin siidan iina been uu sheegto ma modiin jiiran waxa is as waxas ma jiiran ilahay ha ka cafiiyo
Doqon dadk ad warameyeso ixtiram xolo yahow
Odaygan doqonka ahi muxuu leeyahay
Adkaatay
awalba khawaarij ayay ahaayeen kuwa xamar laga keeney waayo xasan xabaale qote
Illahey kacabso waxan kuleyn jiray nin xaqiiqda kahadla lkn mantan kubartay mardanbanah makudandoono
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
beeen waye
Guul jubaland jaama cow hor usoso
Jaamac hadalkagu waa mid Xaqiiqda ka fog
Waryaa aad maxmad suwer oo afmadow xawayanyahow
Jaamac gallad. Salaan. Sare. Maashaaallaah guuuuuuul JUPALAAN idankaallaahu.
Xassan gur guurte inu dhalin somaliyed isu jabiyo ayu goaansadaye umad yahay aqli yeesha qola walbayba intaada maamulo ilayin lama hayo dawlad umada usku wadee
Cidamaasi halisbay kujiraan gorgor halisbay kujiraan dhinac alshabaab baa ka xigta dhinacna jubaland
Run buu sheegay maxaad U caytamaysaa ha caytamin Ina xasan gurguurte
War waxaan qaadka dhamayeey oo indhuhu dumeen been badanaa aaciudud bilaah
Sidaa miyaa kuu danbeysay waan ogahay xaq udirir ayaa tahay kkkkkkkk😂😂😂😂
Aqiradaada hagadan
silsilad hadii lafuro dee waa sidaa
ee keenya naga fiiriya kooda aan asal soomaali aheen
hadii 18ka muqdisho laga keenay ay goosteen alshbaab ama keenyo ugoosteen dee waa iya silsiladii go day xasn iyo xamsa wey dhimanayaa waliba si fashil bey u dhiman doo bi idnilaah
Beenta iyo qabyaalada jooji wax shib ah ma jiro
Halkaas maykaa maraysaa😁😃😁😃😃😃😃
M.sanid .
Asc jamacow maradaa kadhacday markan wafashilantay
Ma runta ayaa lagu nacayaa,wax jira ayuu sheegay.
Adiga waxaan kulagela sharad hadii hadakaa jamac shegay hadurun noqdo yutugaaga 100 qofan kusodera oo cusub wabalan aniga xamsamahi xasan mahi axmadna mahi lakiin nunta ayaan tagera
Jaamac galad waan dhageysa jiray wararkaaga ku saa sanaa Etiopia, laakiin hada warkaagu wuu qiima dhacay, ee beenta iska dhaaf nin macquul ah ayaa laguu malaynayaa
iscuna cabtoy 😂😂😂guuul guuul axmed geesi libaxyada birjex🤲🤲💚💙🤍🔥🔥💪💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🇬🇲🦁🦁🦁🇬🇲💪💪💪👍♥️🙏✌️
JAMACOW waa lakala shakiyay miya
Benaale.wale warkaga o danbe ma dhageysto.jamac laga tagay.
Awalba kenyati bay ahaadeen
Mr qabil , Mr afdukaan
Ninkaan wuudaroogaysanyahay saancaadikuma ahan
Mr. Jama (Ma’ogTahay
M/W Hassan , Xamza
In Ay Rabaa Dagaal .
Waxay Haystaan :
3 Herocopters iyo
2 Droon Turki Siiyey
(AB’GAAL ) Wacaysle
Kaliya Ay Ku Dirirraan
Ogow ( Cadow ) Kaliya
Ayaa Loosiiye Shisheye Ah . .. Ee Looma’siin QaiiLo In
Lagu Laayo , Oo Laguladiriro …
( BAL ADUUN-KU )
HA’AR KO …
Cuna’Qaba’neyTii
HUB’KA .. IYO DAGAAL ‘SOKEEYE
TiLAabada Laga
..!Q A A D O
War maxuu ahaay sheydaan kaan afka qaloocani halkuu ka..keenay warkaan
Beenloow dabadhilif,axmed madoowe
Bal wax adduun iyo aakhiro midna
Ha ku siiyo
Waar wiilasha gaajadu u geysay tafaraaruqu yaan lalayn!!
Warkada mardanbe madhagaysanayo benlow
War beenta Iska dhaaf Inaga joogna raskabooniye
ASC Jaamac Galad