Nous avons marre des cinquante précédents de notre pays, incroyable ce pays tous ils sont précédents ,ils tous ils veulent gouverner ils ont fous çà fait mal c'est casse tête, un pays magnifique s'il mal gouverner quelle dommage
Aad iyo aad baan uga xumahay dagaal kaas maanta ka dhacay raasgamboni ee wiilsh soo maliyeed lagu gumaadayo intii ku dhimatay ilaahay ha unaxariisto inta dhawacaan ilahy ha ubooha dhayo
Waa ayaan daro in 34 sano kadib wali wiilal Soomaaliyeed isku dhimanayaan. Xabada hala joojiyo. Oo cadowgiina meel ooga soo wada jeesta. Axmaaradaii baa dalka soo gashey ee haloo midoobo
Subxaanallah Dawladan weyku Fashilantey iney Ciidamadii Soomaalida ay iska hor keento, hadana ay Itoobiyaan ay soo wataan meeshey Cadawgii gudaha iyo Itoobiyaanka ay xuduudaha ka saari lahaayeen Fashil aan Fashil ka dambeyn!😢
waar soomaaliyey doqonta madax ku sheega ah dalka ha laga qabto oo weliba xamar haddii ay joogaan dad damiirleh aan isweydiino wiilasha soomaaliyeed òo layska horkeenay inay yihiin wiilasheeni loo paahnaa inay cadowga dalka ka difaacaan waxaa wanaagsan i ummada laga qabto ciidanka iyo dad reer jubaland fadlan raggaa soomaaliyeed oo la soo qalday dhaqaalaya wixii ka nool oo uga fiicnaada doqmihii soo diray
Xasan dhiiqo waya yaqaani shacabkoodi aabashodo iyo hooyonkoda buu bara kicinaya qabuurihi buu xataa bara kiciye maxaya u soo raacan iyagaa soo doonotaya in laxasuuqo iyaba shacabka nabada ufadhiye ku soo duulen ee llaaya 👁️
Xasanow nafbaa ku heyso liidato ma juboland baad itopiya iyo masar turki u doonatey walee sidii gunti baa u jabtey .shabab buale kama kicin kartid wilasha ha leyn.
Daarood guul guul Hawiyow kaalaya
Walhi wanibdaro in cidaan somali islaynayo very sad indeed 😢😢😢
Nnkii soo daabuley baa sbb u ah inay dhintaan dhalinyerada soomaaliyeed.
Sorry.
Waa layska celinyaa tuugada
Sooduushy xasan xaraash
Iyo waxbuu wato tuugo
Viva D5 hala so afjaro MORYANTA sharka dawlad so XIRTAY.
Xasan ayaa kadanbeeya mayamaya axmad nuur qalad malahan waayo waa libaaxleerjiifa libaax barqeysanaya ayeey afka uga galen illaahay naba ceebeeyo illaahay cadaw nagama guuleeyo darood illaahay ha garabqabto waayo waxaa lala jecelyahay guldaro illaahayna waxuu jecelyahay kuwa aan dulmiga aqoonda muslimiinta soomaliyeed illaahay haheshiisiiyo❤❤❤daroodna midkii markasto guuleeysto allahaka dhigo
wan ka xumahay wiil somaliyet oo la dilo balse was guul danka jubaland Hassonow ka joog markalle❗
Guul iyo Gobonimo Jubland state
Nous avons marre des cinquante précédents de notre pays, incroyable ce pays tous ils sont précédents ,ils tous ils veulent gouverner ils ont fous çà fait mal c'est casse tête, un pays magnifique s'il mal gouverner quelle dommage
Guul Guul jubbaland
Subxanallah hassan shiekh musiibo kugudacday
Somaliyeey wayswada dilee goorman degnaa😢
Somaliyey waysdalinee gorman degnaa😢
Somaliyey waa wada dhibonee Gorman degnaa😢
Somaliyey dhalintii wada dhimatee gorman degnaa😢
Somaliyey waayeelkii dalee gorman degnaa😢
Somaliyey aqoontii dhamaate gorman degnaa 😢
MashaaAllah
Guul jublaam
Guul raaskagabooniguul kismaanyo
Aad iyo aad baan uga xumahay dagaal kaas maanta ka dhacay raasgamboni ee wiilsh soo maliyeed lagu gumaadayo intii ku dhimatay ilaahay ha unaxariisto inta dhawacaan ilahy ha ubooha dhayo
Asc 👂warar sugan yaanu rabnaa fadlan oo fadlan guul jubbaland in shaa allaah 🌎✅✅✅✅✅
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 madaxdenu wacawaan wawax laga xumado inay isku kayadiraan dad shisheya ah dulibatihiin madaxey 😢😢😢😢somalidu gormay garan donaan inay walalo yihiin 😢😢😢😢😢 ocadowgoda arkidonaan
Masha alaah hambalyo guul guul jubaland
Jubslsnd guull. Markaasta. Saaka Ayan idin sheegay in lakala baxayo .anigu waxann an. Ku suganahay meel. Udhaw raskanboni. daryanka rasasta sifiican Ayan u. Maqlaya aniga. oo aqoon u leh.dhawaaqa rasasta qorikasta noociisa. .
jubaland. lagama guulaysan dono
Waa maan gurracan oo doqoniino ka buuxdo iyo dibindaabyo ma fekere
Xayawaankaan wuxuu noosheegayaa in xeeldagaal darteed loogu shirqoolay cidankii taabacsanaa sheydaan madoobe waana ku godoomeen. Wuxuu inii sheegayaa dagaal aad uqadhaadh oo UKhadhadh waana la ogaaday ineey cadawgii Samali aynoqden maanta wixii kadambeeysa waa lasoo afjaraayaa. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
guul sna
CIIDANKII LYUU BOLISKA EE ETHIOPIA LAGA KEENAY OO QABSADAY GAROONKA RASKAMBONI. REER JIG JIGA CAADI MA AHA
😂😂😂😂😂😂😂
Nin daad qaday xumba cudkay.
ASC Masha Allaah VIVA Jubaland gesiyasha D5 cabsi cabsi guleysta xaqa Allaha siyo insha Allah
villa Somalia maxa ku dhacay dhalinyarada somaliya uu gurgurte udhameenayo macno daro ?❤🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪🥰
Maamu cusub waa habeenkii xalay ahaayoo tagay
Guul Jubaland ❤❤❤
Cidamada dowlada macawisleyda haku wareejiyaan hubka iyagaa yaqaan sida loo jebiyo wiilka is mahadiyay ee kismaanyee
Hassan shiekh musiibo kugudacday 😢
Jubaland.guul.guul.guuul mashallah
Tikrey Aya thy
Guuuuul jubaland ❤❤❤❤
Maansha Allaah sida ninkan oo kale haloo hadlo
Waa ayaan daro in 34 sano kadib wali wiilal Soomaaliyeed isku dhimanayaan. Xabada hala joojiyo. Oo cadowgiina meel ooga soo wada jeesta. Axmaaradaii baa dalka soo gashey ee haloo midoobo
Guul jubaland
AXA AXA AXA AXA AXA AXA AXA allow unxriso inti dhimtay aaamin aaamin yaarabi
XASAN IYO XANZA KAMASULA DHIBATADII KADHACDAY COSWEYNE KUWANA RASKAMBONI KUDHIMANAYAN
Siyaasad mayaqaano xasan
Dagalka manta waxa u u dhaxayey itobya iyo keniya iyo horgalo u ugu horeyo axmed madobe iyo somaliya dagalkuna sidas bu ku bilawday
Aac guul jubbaland ina suuban waa in lasoo qabtaa hadii allaah idmo 😎😎😎
Khasaaraha Aduunka midka Aakharaa uga daran waa Qaatil iyo Maqtuul
Allow kala qabojiyo wilashaa Soomaliyed
Guul guul jubaland. Allaha guuleeyo jubaland iyo jamaahiirteeduba. Md axmad madoobe allaha garab galo asaga iyo maamulkiisa. Xasan guurguirte wuu lumiyay legitimacyigii wuu kaheystay intabadan dadka somaliyeed. Xasan munaafaq wuxuu tanaasul danihii qaranka uu ugu tanaasulay itoobiya wuxuuna rabaa in uuu maamul goboleedyada u adeegsado take care somali people. Viva jubaland
Subxaanallah Dawladan weyku Fashilantey iney Ciidamadii Soomaalida ay iska hor keento, hadana ay Itoobiyaan ay soo wataan meeshey Cadawgii gudaha iyo Itoobiyaanka ay xuduudaha ka saari lahaayeen Fashil aan Fashil ka dambeyn!😢
War waxa yaan meesha lagu dhamen cidlada asan aqoon
Guul Jubba land 🎉
Guul juba
Weriye soomalinimada
Xasan sheekh,ayaa udiidey
Jubbalaan.
Guul jublan gacan tiina kor cadawgiina hoos
Sida wariye sax ah u hadal
Dhalinyarada duurka aanay garanayn libaaxu ku cunayo baan ka naxsanahay
guul dowlada jubland
axmed madoobe alle ku dulee waad jabi insha allaah maxakamad ayaana lasoo taagi doonaa
Guusha ahmed aya kudibee
Kan madaxweyna kushega ah munafaq eeh kadanbeyey dagalkan asaga iyo marxuumka ayaa mahkamadeyn ubahan eeh hadalka qaramada midhobey kahorimaden hassan waloshegey inuu ahmed nuur ukaguleysankarin
Cunaqabateynta hubka waa in dib loo soo celiyo
Waxaas oo dhan wan isla jiireynaa soosocda
Jubalaan guulbaan urajeeynayaa.
Dagaalkana,yuu,idinku,dheeraan
Iska dedejiya,
Build-up jubalaan❤❤❤❤❤❤❤❤
Maygeeyso jilin iyojamaame maykasaaraan alsha baab
Is qab qabsigeena ithiopia guul ay gaadhay ban u arkaa iyo dhibato somaliya utimid alow sida roon ada yaqaan nabad ban ku waydiisanay
Gurguurte iyo Lugo gorayo ilaahay ha jabiyo. xamse doqon camiiiiiiil.
Sayidka nool ahmed madoobe birjeex irir liiqe kahabee gurgurte😂😂
Warka aad sheegaysaa masugna iskahubi
Mamulka.walabarta.sobarta.lagumadhasho.haweye.
Hada waine isaso diban diyarada neh walaso rida
Liyu polis wa dad qalato
Guul
Who can proof it?
Doladu xageey joogtaa daroodku habaar habaarmadhaafo
Guuuuuul jubaland
War Hassan qabuure faagte isaga shabab ah o khawarij dhulkisa ay joogta runti
Jubaland guul insha Allah
waar soomaaliyey doqonta madax ku sheega ah dalka ha laga qabto oo weliba xamar haddii ay joogaan dad damiirleh aan isweydiino wiilasha soomaaliyeed òo layska horkeenay inay yihiin wiilasheeni loo paahnaa inay cadowga dalka ka difaacaan waxaa wanaagsan i ummada laga qabto ciidanka iyo dad reer jubaland fadlan raggaa soomaaliyeed oo la soo qalday dhaqaalaya wixii ka nool oo uga fiicnaada doqmihii soo diray
Asc
Hassan mooryaan waa in lagu jihaado wuxuuna noqday qabqable dagaal soomaliya oo dhan dagaal qabiil ayuu ka bilaabay waxaana intaa u dheer hantidii qaranka oo uu gurtay soomaliya god ayay ku dhacday hana la iska qabto qofkan dugaaga ah ee ciil qabaha ah viva jubaland !
afka iskaqabso niyahow doqonkaa
dhalinyar tashada waxaa ladinin wa inka
Adero.2.wasomali.wanasibdaro.mamulhumo.wata.
Xamsa marxun maydkisa iyo dhawacisa ha gurto qabyaladii ayuu soo ceshay xasan dhiiqo wuxu ka helo ayuu leyahay daroodkii kala maqnaa ayuu mideyey
Asc in kastoo uusan ahayn war qof soomaali ahi ku farxo balse xasan guguurte waa maalintii ugu danbaysa markiisii labaad balse reer jublaand waa faral in ay wax iska celiyaan waa waajib faral ah guul guul iyo hobanimo gurguurte abaalkii buu helay helina doonaa walee kuumade dhibkuu hayay wuu soofakaday waayo itoobiya yuu ku gudbanaa balse waanu soodayneye haka dhamaan dhayda kkkkk
Xasan dhiiqo waya yaqaani shacabkoodi aabashodo iyo hooyonkoda buu bara kicinaya qabuurihi buu xataa bara kiciye maxaya u soo raacan iyagaa soo doonotaya in laxasuuqo iyaba shacabka nabada ufadhiye ku soo duulen ee llaaya 👁️
Xasan iyo xamse Aya Sababay aygana Malinta qiyamana lawaydin
Caawa wixii daarood jooga muqdisho ayaa looyaabaa
Oo maxaa loogu yaabaa oo ay sameeyeen? 😂😂😂
Been iyo cabaad ayan u arkaa ee madaxwaynaha iyo raysa. Dhalinta somaliyeed yayna isku dhamaynin.
Kkkkkkkk xasanow wa jabtey
Walalow nin yaano dhukaas ciidan umasodiren
Xasanow nafbaa ku heyso liidato ma juboland baad itopiya iyo masar turki u doonatey walee sidii gunti baa u jabtey .shabab buale kama kicin kartid wilasha ha leyn.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉
Masar ma laga tanaasulay bal adigu isu keen masar iyo itoobiya
Xasan dhiiqo isagaa shabaaba juballand waya is difaacayasa wixii halkaa ka dhaco gurutaa madherega kamasuula 👁️
Guul jubaland waad mahadsantihiiin
Xasan garguurte.waa in maxkamad lasoo taago waayo ciidankii fadaraalka ayuu mar walbo hadaan ka tuuraa
Fadaraalka fashil aduuyo io aakhiraba
Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Horta yaa qaran somaliyed ah 🎉 qaran waxaa ah qofkii sharafta somaliyed raba saxiib 🌎🇸🇴
CIIDANKII LYUU BOLISKA EE ETHIOPIA LAGA KEENAY OO QABSADAY GAROONKA RASKAMBONI. REER JIG JIGA CAADI MA AHA
Been wax ka jiro malahan
Cali.yare.iyo.fahad.yaasiin..waalaba.ciilqabayaal.ah..ax.madoobana.warba.umhaayo.wuxuuba.uarkaa..ciyaal.macnamaleh.waa.macnayarayaal
Nin miyaa gurigiisa lagu weeraraa
Xasan dhiiqo dhiigya cab
Kkkkk manin wadankisa kala yaqan ayad rabtan in ad ladagashan kkk wlle wad jabeysan inbadan sidi Ethiopia hda kahor xamar kuqabsaty sikasto oad awod hub iyo cidan ad uhesato inta ad kala baraneso luqyada iyo wadoyinka walaidin layn
Kusowarejiya.mamulka.mw.musebixiabdi.mataqaninsilomamulo.
OROMO KU HADASHO.AFKA SOMLIDA AYAA CAAY LA TAGAN YOTUB.IYO TIKTOK UF OROMO
Guuuul jubaland
Gull jubaland🎉