ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Heestaan Waa Qalad Ay reer Xamar soo qaadeen (Banaadir)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsan tahay ismaan lahayn dhalinyaro wax garad ah ayaa weli nool aad ayey u qaldan tahay heestaasi runtii

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid หลายเดือนก่อน

    Way saxantay waayo way noo markhaati fureen

  • @user-yk3wb7uu5s
    @user-yk3wb7uu5s หลายเดือนก่อน

    Saan maad abwaan ku tahey cajiib

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq หลายเดือนก่อน

    HEESTAN WEYBA SAXAN TAHAY QALAD MANA AHAN

    • @saleebaancali9690
      @saleebaancali9690 หลายเดือนก่อน

      aragtidaada ayaa gaaban oo aan dhaafin canjeelada guriga hooyo hadaanad ubaahnayn waqooyi maxaa ku daba dhigay maad iska fasaxdid

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox
    @AmaalAmalhassan-iw2ox หลายเดือนก่อน

    Abwaane warkaas maa keenty meeqaa ka aamusneen

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaan weysaxantahay

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 หลายเดือนก่อน

    runtii walaahay aad ayaanu ugu faraxnay heestaas markii la soo qaaday waxaanu ogaanay in aan naloo baahnayn lkn nala xaasidayo

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 หลายเดือนก่อน +1

    Reerkaas sodon iyo sadex sano ayeey caay iyo heso logu gafayo kofur waden caay naceyb heestaan waa sax reerkaas waa in fartey tagaan lala taago ma xishoodaan reerkoodhan ma heysto waa inta aqasu naaskaa

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v หลายเดือนก่อน +3

    Dadka waalwaalan yaan ladhagysan soomaali waa ul iyo diirkeed

  • @user-ml5kj3py7k
    @user-ml5kj3py7k หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax

  • @fatima20031
    @fatima20031 หลายเดือนก่อน

    Oo abwaan ma koonfur baad ledahay raali galiya iyagu waxas la yimaaden maloga aamusayaa habeen iyo maalin iyaga xamar afka ku haya

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    waarun xamar waxay cadeysay ineysan somali ubahneyan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    WARYAA DOQONYAHOW BILAA DAMIIRKA AH BANADIR MA MATASHID HEESTUNA WEY KU SAXAN YIHIIN AF CAAYTAMAYNA AMAAAN MA HELO BANAADIR BOQRAN BILAN CIDNA UMA BAAHNA WAQOYINA HAL QABIIL MALAHA INTA SOMALINIMO JECEL AYAA KA BADAN 30SANO KADIB WANAAG LAGA BARYIMAAYO INTA XUN EE AMXAARADA U OOYAYSA HA U GUUREEN DHULKA SOMALI BAA LEHE

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI หลายเดือนก่อน +1

    Waa yahay😂lkn heer hargeesa hanaasoo raaligareeeyaan markahore ileen ayagaabo nakiciye kadibneh an raali galino hadan nahy heer xamar oo an dhahno xamasad naga tanbadisay wax an sheegnogaran weeenay 😂😂😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 หลายเดือนก่อน +1

      Waanu saxaney sis 😂😂

  • @dantadanta-rk8is
    @dantadanta-rk8is หลายเดือนก่อน +1

    aad iyo aad😂

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 หลายเดือนก่อน

    Walaahi Sida aad u dhigta waa sax😂

  • @KowtherOsman-gc7zv
    @KowtherOsman-gc7zv หลายเดือนก่อน

    khalad khalad dhaafay waaye labaduba

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 หลายเดือนก่อน +1

    Haddaba adigu ra'yigaagu ma wuxuu ku tusay Calina gar leh Ceydiidna gar leh Caddaaladdaadu ma sidaabaa ugu yaraan ma lihid cayda yaa bilaabay xitaa ma lihid yaa iyadoo sidaa lagu kala joogo yaa daandaasiga bilaabay oo weligoodba dadka xamar soo ceyn jiray ma halmar oo gacanta loo qaaday baad uga garaabeysaa Sorry Pro

  • @saynabmaxamed4526
    @saynabmaxamed4526 หลายเดือนก่อน

    Runth lagamo kaftmo

  • @saciidaxirsi7058
    @saciidaxirsi7058 หลายเดือนก่อน +1

    Indheed garad baad tahay❤❤❤

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab หลายเดือนก่อน

    Deehaye dadkan waxay ku heesayaan managa fahmaynaba!

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน +2

    XAMAR IYO HARGEYSA IS BURBURSADA!! ANUU REER GAROOWAAN KAYAHAY!!