AMXAARADI WLHI TOOS BAA LOOGU BAASHALAY AR SOMALIYAA😂 | CAMERADA CIIDANKA OO SO QABTAY "MR HI GUYS"😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 334

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 18 วันที่ผ่านมา +146

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

    • @khadarkhan529
      @khadarkhan529 18 วันที่ผ่านมา +1

      Man shaAllah ❤❤❤❤❤❤❤

    • @khadarkhan529
      @khadarkhan529 18 วันที่ผ่านมา +2

      Scw Scw ❤❤

    • @HanadCismanAadan
      @HanadCismanAadan 17 วันที่ผ่านมา +2

      Ruxas waa nabi muxamed❤❤❤❤❤

    • @OsmaanIise
      @OsmaanIise 17 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤

    • @BloomFlori
      @BloomFlori 16 วันที่ผ่านมา

      Xabiibii muxamed salalaahu calayhi wa Salam ❤

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 18 วันที่ผ่านมา +32

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

    • @Zakach-xw8zg
      @Zakach-xw8zg 18 วันที่ผ่านมา +1

      صلى الله عليه وسلم ♡

  • @user-cabdiqani81
    @user-cabdiqani81 18 วันที่ผ่านมา +105

    Kusalli nabiga sallalaahu caleyhi wasalam likena igu sharaf😊

    • @lerfoya
      @lerfoya 18 วันที่ผ่านมา +2

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 15 วันที่ผ่านมา +1

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم🤲❤

    • @Sadaambadmaceye
      @Sadaambadmaceye 13 วันที่ผ่านมา

      Scwscwscw ❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 18 วันที่ผ่านมา +36

    Illahbaan idinku dhaarshe 2k I gaadhsiya caawa 😢😢

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 18 วันที่ผ่านมา +50

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 18 วันที่ผ่านมา +70

    Somaliya oo mid ah insha alha🇸🇴🤝💙

    • @hamdadayib-ie3ri
      @hamdadayib-ie3ri 18 วันที่ผ่านมา +2

      Insha Allah wll ❤mashallah ❤

    • @lerfoya
      @lerfoya 18 วันที่ผ่านมา +3

      صلي على النبي صلى الله عليه وسلم ❤

    • @thinkbeforeyoutype7106
      @thinkbeforeyoutype7106 17 วันที่ผ่านมา +1

      Alhamdullilah! Holy Quran 30:22
      22 “And of His signs is the creation of the heavens and the earth and the diversity of your languages and your colors. Indeed in that are signs for those of knowledge.”
      May Allah continue to have MERCY on us, continue to PROTECT us, continue to FORGIVE us, continue to GUIDE us, and continue to BLESS us.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 16 วันที่ผ่านมา

      Alle inama mideeyo ma dadaa hore ula dagaalan teen oo ilaa hada dagaal ku wadaan af adin iyo gacanba ayaad midoow ka sugaysaa

    • @user-il4ts5ir8k
      @user-il4ts5ir8k 16 วันที่ผ่านมา

      adiga meel walba maxaad balaayo ula taagantahay inaad dhiman doontid sow ma ogid oo kaligaa qabri inta lagu dhigo lagaaga soo tegi doono​@@user-sz7sn2rv9r

  • @Hamdichannel-m8u
    @Hamdichannel-m8u 17 วันที่ผ่านมา +11

    Walal adunka ma soo Marin nabi maxamed scw ❤❤😢

  • @mahamudmohamed5588
    @mahamudmohamed5588 18 วันที่ผ่านมา +157

    من يعرف العربية يضع علامة الإعجاب😊😊😊

    • @WaxbarashdaArdeyda
      @WaxbarashdaArdeyda 18 วันที่ผ่านมา +11

      ومن لا يعرف يضع علامة استفهام 😂

    • @Xaadqabaaze
      @Xaadqabaaze 18 วันที่ผ่านมา +4

      ومن يعرف يضع علامة حب❤

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 18 วันที่ผ่านมา +8

      Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 18 วันที่ผ่านมา +2

      واذا انت مفكر ما حدا يفهمك غير نفسك ضع الاعجاب

    • @fardusaali6618
      @fardusaali6618 18 วันที่ผ่านมา +13

      لانعرف العربية فقط. بل احبها. احبها لله. وفي الله. احبها لأنها لغة كل مسلم. العربية هي لغة القرآن. هي لغة أهل الجنة. هي لغة التى اختاره الله تعالى من كلّ اللغات ❤️

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln 18 วันที่ผ่านมา +29

    War wasiirka aan 1m ku tuurno ❤😊

    • @thinkbeforeyoutype7106
      @thinkbeforeyoutype7106 17 วันที่ผ่านมา +2

      Holy Quran 30:22
      22 “And of His signs is the creation of the heavens and the earth and the diversity of your languages and your colors. Indeed in that are signs for those of knowledge.”
      May Allah continue to have MERCY on us, continue to PROTECT us, continue to FORGIVE us, continue to GUIDE us, and continue to BLESS us.

  • @asmafod1435
    @asmafod1435 18 วันที่ผ่านมา +18

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Zaki u are one and only ❤from Hargeisa

  • @MohametttSalmaan
    @MohametttSalmaan 18 วันที่ผ่านมา +20

    Wllshy aya iga xanuun san pls wllayal iigu duceeya 40 qof ducadooda waa la aqbala 😢

    • @user-fs7cr5yg1y
      @user-fs7cr5yg1y 17 วันที่ผ่านมา

      Allah kuu caafiyo wll

    • @mohajiabdi2211
      @mohajiabdi2211 16 วันที่ผ่านมา

      Allah Caafiyo wll

    • @DreamB0Y1377
      @DreamB0Y1377 16 วันที่ผ่านมา

      Allah ha caafiyo

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 16 วันที่ผ่านมา +1

      Allah swt hakucafiyo wllsha, Allahuma yashfik. Suratul Yasiin 7 mar ah ku aqriya Insha Allah ❤

    • @ShamsoIsmaaciil-m9u
      @ShamsoIsmaaciil-m9u 13 วันที่ผ่านมา

      Ilaah hacaafiyo wllsh

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 18 วันที่ผ่านมา +7

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 18 วันที่ผ่านมา +16

    Reer somaliland qofka taga uun ba aqaana walaahi waa gob lakiin siyaasiyiin iimala ayaa umadii kala dishay

    • @user-mu5lh5yv8m
      @user-mu5lh5yv8m 18 วันที่ผ่านมา

      Wll dub iyo dir nu nahy

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 16 วันที่ผ่านมา

      waar way fiican tahay siyaasadu waayo laba wadan baynu kala nahay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 15 วันที่ผ่านมา

      Anagunbay na matalaan oo doranay

  • @ShamsaHasan1234
    @ShamsaHasan1234 18 วันที่ผ่านมา +15

    You tuberka ugu fiican yaa igu raacsan gaays❤😢😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 18 วันที่ผ่านมา +10

    Wasiir balantii halka malin waxay wad dhaftee saas laiskuma ogayne😂

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 18 วันที่ผ่านมา +5

    Wasiir garawe amxara waa ina adeerkay weye dhahday oo heesa 😂😂😂 qosol halka yaala😂😂😂

  • @CawoMaxamud-jv7es
    @CawoMaxamud-jv7es 18 วันที่ผ่านมา +5

    Wasiir hanan chanal hala taageero ee soo qaado😊😊

  • @thinkbeforeyoutype7106
    @thinkbeforeyoutype7106 17 วันที่ผ่านมา +3

    Holy Quran 30:22
    22 “And of His signs is the creation of the heavens and the earth and the diversity of your languages and your colors. Indeed in that are signs for those of knowledge.”
    May Allah continue to have MERCY on us, continue to PROTECT us, continue to FORGIVE us, continue to GUIDE us, and continue to BLESS us.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 18 วันที่ผ่านมา +10

    Viva Somalia 🇸🇴

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 18 วันที่ผ่านมา +6

    Keep going my pro Zaki bin xaaji 💪

  • @user-qd2ts2yy1w
    @user-qd2ts2yy1w วันที่ผ่านมา

    Mashaalah, hadal waya arag Nima leh kuso xirtay wasir❤

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 18 วันที่ผ่านมา +1

    Legend, qeebta dambe sifican usharaxday ❤

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 18 วันที่ผ่านมา +12

    Poliseka camera noce haystaan ina ogada rabahe😂😂😂

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 18 วันที่ผ่านมา

      😂 camera Nokia 📷

    • @LEADERFB-on8kw
      @LEADERFB-on8kw 18 วันที่ผ่านมา

      Mobilkeyga lagu sawiraa😂😂😂

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 18 วันที่ผ่านมา

      @@LEADERFB-on8kw mobilekaga dacwa laga yahay markaa😂😂

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 18 วันที่ผ่านมา

      @@WarsanOsmaan dad cebes waye Nokia😂

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 17 วันที่ผ่านมา +1

      Samsung galaxy A10 waaye

  • @ademzh
    @ademzh 16 วันที่ผ่านมา

    Wish all Somalis thought like you brother! Keep going forward!

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 18 วันที่ผ่านมา +2

    Walee naagtaa kalarkeeda aad baan uga helay😊

  • @NadaGuuleed
    @NadaGuuleed 17 วันที่ผ่านมา +2

    Illaahay soomaali masaalaxo alle ha kaladhex dhiigo

  • @moha_wisdom_27
    @moha_wisdom_27 18 วันที่ผ่านมา +4

    Wasiirka Ana ugu horeeya LaoscO😍🫡📍📌

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 12 วันที่ผ่านมา +1

    Reer abtigay waa funny from laaska kkkkkkkkkkk

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m 18 วันที่ผ่านมา

    Hi zaki gabadh waye u r the best youtuper ❤

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 18 วันที่ผ่านมา +7

    Horta camerada police horor maxay dadka oga dhigteen 😂😂😂😂😂

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 18 วันที่ผ่านมา +2

      Aniga bil cakis hadoba illa qurxonyahay rag u ekaaday

  • @muhanadlakiboy4543
    @muhanadlakiboy4543 18 วันที่ผ่านมา +4

    Prank bey run moden wllhi anagu masoo dhawaneyno I am somali not amxaara 😂😂😂😂

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 18 วันที่ผ่านมา

    Les go 🚶‍♀️ geys 8000k🎉🎉Mr dhow insha alhaa

  • @RuunMoha-v9b
    @RuunMoha-v9b 18 วันที่ผ่านมา +7

    Viva Somalia

  • @yuusufgashaanle
    @yuusufgashaanle 18 วันที่ผ่านมา

    @wasiirka 1M HALA GERSIYO DEG DEG GUYS INSHA'ALLAH

  • @wazaazaBuulle
    @wazaazaBuulle 18 วันที่ผ่านมา +4

    Hi gusy zaki bini jaxi waaye 😂😂😂😂

  • @zuldanahmet6711
    @zuldanahmet6711 10 วันที่ผ่านมา

    My favorite TH-camr ❤

  • @Ixsaas3
    @Ixsaas3 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂عنجد ام اشرف قالت انه ابنه يحفظ قرءان وهو حافظ كمان هو لا يخرج من المسجد هاي شباب انا اشرف 😂😂

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 18 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah you the man

  • @daahaabdi-ms5yf
    @daahaabdi-ms5yf 18 วันที่ผ่านมา +2

    من يتكلم العربيه ايضن يضع لايك 😂😊😅

  • @xubiqaali7065
    @xubiqaali7065 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ahahah😂😂 wallaahi saan uqoslaayay waa noogay caaway kumatigo qosolow wataah kkk😂❤

  • @Bisho.king100
    @Bisho.king100 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wly wabillay icamin Aniguwa Ethiopian
    Somali banaxay Af oromo wangaraneya hestan 2 sanokaxor waye
    Magicisa tafari salalle TH-cam gaal xada ceg😂😂😂😂😂Ethiopian Ayey
    Amineysa😂

  • @billenur5766
    @billenur5766 18 วันที่ผ่านมา

    Legend ZBX dadkeena waxey ubaahan yihii inla baro iney midabkooda jecladaan
    “Self Love “❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @Mrsamadoon
    @Mrsamadoon 18 วันที่ผ่านมา +4

    Soomaaliyeey Ilbaabka Naga Fura Kadtankii Bay Run Moodeen Adoomihiiye😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @isdaji
      @isdaji 18 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂❤❤

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 15 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 14 วันที่ผ่านมา

      Warkas majiro albabka waa noxeran yahay 😂😂😂furo meyno

    • @Mrsamadoon
      @Mrsamadoon 14 วันที่ผ่านมา

      @@Hidanhuda Al Ar Kadaaya

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 14 วันที่ผ่านมา

      @@Mrsamadoon hayeh sogala hee lkn haulabanina mar kaleh 😂😂

  • @HusenApdi
    @HusenApdi 16 วันที่ผ่านมา

    Walahi wasiirka waan ku wata lpx

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 18 วันที่ผ่านมา +36

    KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW SCW ❤❤❤❤

  • @MohamettYoo
    @MohamettYoo 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waziir lkn midii Garoowe ku jirtay ilowday😂 faara Qabiilka jooji waziir 😂😂😂

  • @MaxamadDJYARE7
    @MaxamadDJYARE7 18 วันที่ผ่านมา +4

    Nambar 1 is be zaki😂❤🎉

    • @lerfoya
      @lerfoya 18 วันที่ผ่านมา

      Anine 140 ayaan heestaa adibo fiiri hubso

  • @ayaanabdi8465
    @ayaanabdi8465 18 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliya kama kafden wal kafden 😢❤

  • @cabdala934
    @cabdala934 2 วันที่ผ่านมา

    Kosali Nabi moxamad sxw scw❤❤❤❤

  • @NuurFanah-m7l
    @NuurFanah-m7l 18 วันที่ผ่านมา

    Keep going taliye

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan 18 วันที่ผ่านมา +2

    Qofka afaraad ahay caaawa m.a❤😂😂

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 13 วันที่ผ่านมา

    Soomaalaay hanoo qabanina prank bay naga ahayd amxaarnimaduye.kkk

  • @Aajayare91
    @Aajayare91 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waziir Next Shilka telephonada

  • @MaxamedYuusuf-uq4vd
    @MaxamedYuusuf-uq4vd 18 วันที่ผ่านมา +2

    Hi guys waa Maxamed 😂😂ii camira😮😮

  • @SuldanWacays-fd8wn
    @SuldanWacays-fd8wn 14 วันที่ผ่านมา

    Oo hda ma wxad nga dhaadhicinyzaa tan waa somali😂

  • @Inaxaaji65
    @Inaxaaji65 15 วันที่ผ่านมา

    Black is the king of colors❤ kuwa caddaanka isku sheegga ee doofaarka iyo sambabka u egi caddaan maba aha oo waa pink😂

  • @zuldanahmet6711
    @zuldanahmet6711 10 วันที่ผ่านมา

    Zaki best you tuber ❤

  • @khadijasaid3413
    @khadijasaid3413 16 วันที่ผ่านมา +1

    عجبني كلامه بالاخيره👏👏

  • @losheyare
    @losheyare 11 วันที่ผ่านมา

    Comment tiga ga ayey koley firin waa kaa😂tirinaa one thing I agree with u black color is the only beauty

  • @ShariifXuseen-md4ir
    @ShariifXuseen-md4ir 18 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh taliye walaahi wa qoslay sxp noolaaw waa Qaryaani ofda lajin

  • @hodanmohamed8024
    @hodanmohamed8024 18 วันที่ผ่านมา +4

    SCW SCW SCW

  • @sakariyemohazaki
    @sakariyemohazaki 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waziir lafahan waa loshahidi kara lee😂😂

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 18 วันที่ผ่านมา

    m.A SOODAANIYAD QURUX BADAN WEEYE

  • @Barre-fj2ho
    @Barre-fj2ho 16 วันที่ผ่านมา +1

    May waa hesta wa af tigray oo way jirta

  • @sabirinkhadar3292
    @sabirinkhadar3292 18 วันที่ผ่านมา

    OMG i love her skin wlhi waa dark ebony ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasiinfarhan6518
    @nasiinfarhan6518 18 วันที่ผ่านมา +4

    ❤ hi zaki 😂 waligay comment TH-cam kama bixin ada uhoreyey

    • @AbdinaasirOsman
      @AbdinaasirOsman 18 วันที่ผ่านมา

      Hdana noqso hduu alle ku roon yehe 😂😂😂😂

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 15 วันที่ผ่านมา +1

    Soomalida badankooda africaan inay yihiin wey iloobeen waxayba is moodaan carab iyo cadaan inay yihiin markayga africaanta kale arkaan wxy leeyihuin foolxuma wuxu inay igana ka mid ah maba xasuusna tan ugu muhiimsana ah qofka inu cadaado iyo inu midoowaada midna shaqo kuma laha waa wax RABIGAYGA kaliya quseeyo su rabuuna adoonkiisa u samaynaa cidna kama hadli karto somalida wa inay taa fahmaan hadii kale danbi ay galeen ayuu noqona iyo gaf ay u gafeen ALLE sameeentiisa micnaha qaabku adoonkii u sameeyay ALLE waa awood badane wuna awoodaa inuu sidaa kaa dhigo marka afkaag ka adkoow

  • @AhmedYusuf-od5jx
    @AhmedYusuf-od5jx 13 วันที่ผ่านมา

    Sxb dad waxaa Jira heeso Hindi ooy sanam baryayaan qaaday ayagoon aqoon ulahayn waad ku mahadsantahay sidaad uga hadashay heesaha ajnabiga tnxs

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wn kugu racsanahay arinkaa midabka waa jawaab saxa sxb

  • @sacdicabdi9528
    @sacdicabdi9528 18 วันที่ผ่านมา

    Wr xabashiga ana niigaranaya

  • @xasanrabiic3790
    @xasanrabiic3790 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂Caajib Shiikhoow😂😂

  • @amiir43able
    @amiir43able 18 วันที่ผ่านมา

    Legent zaki👏👏👏

  • @sahraahmed2695
    @sahraahmed2695 18 วันที่ผ่านมา

    Asc wa sax abuur ta yaan la faragelin

  • @user-zc9vr6tk3y
    @user-zc9vr6tk3y 17 วันที่ผ่านมา +1

    Hi guys zaki bin xaji waye I hope inad muqalkan kahesheen😅😅😅😅

  • @SakariyeAxmed-u8r
    @SakariyeAxmed-u8r 14 วันที่ผ่านมา

    Wasiir haduu madowgu n1 yhy isma edit gareesen😂😂😂

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d 18 วันที่ผ่านมา

    Diamond 💎 gabadha ugu danbeesay❤

  • @XaliimoCabdolaahi
    @XaliimoCabdolaahi 15 วันที่ผ่านมา

    Dagaal lagu qadey dumarkiii❤😂😂😂

  • @AsmaNoor-wn1hx
    @AsmaNoor-wn1hx 18 วันที่ผ่านมา

    Dhamanteen hadii camerada policeka naluga sawiro qoftaas ban uwada ekaaneynaa😂😂😂

  • @zakiwarsame4866
    @zakiwarsame4866 18 วันที่ผ่านมา

    Afnan gabadhe ugu qoran thy baastarsana iney amantay ee hadanah uso qortay wlley lacagta hais kadhameen😅😂😂

  • @kunciilahmedali8813
    @kunciilahmedali8813 18 วันที่ผ่านมา +1

    Abii axmad waxan ka dhalay muuse bixi😂😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 18 วันที่ผ่านมา

    Hi wasiir ihop inad ficantahay wankusalamay😂😂

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiir maxkamada lagaa rabaa DACWADU WAA MEE BARNAAMIJKII SHILALKA TELEFONADA ?😂😂

  • @hm1c586
    @hm1c586 16 วันที่ผ่านมา

    Zakiyoow adi iyo fotaan markuu isuso aaday sawiradiina saan waaye

  • @Farremammy
    @Farremammy 6 วันที่ผ่านมา

    Keep going

  • @ibraproduction2786
    @ibraproduction2786 17 วันที่ผ่านมา

    Wasiir meshan qofka kaliya manta ka so booqay waa aniga from kismaayo youtuberka kaliya kismaayo jooga ahay cimamadayda maxa u haysataa bro halmalin wasarada haga so gar baxdo yaqay

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 18 วันที่ผ่านมา

    Yaa waax iga maadow taan ayaan kaa arkay😮

  • @SamiirCarabGamer2024
    @SamiirCarabGamer2024 12 วันที่ผ่านมา

    Zaki bin xaaji wan ku tageraa bro

  • @layloabdulaahi492
    @layloabdulaahi492 17 วันที่ผ่านมา +1

    Garowe xitaa wey ku jirta heesta amxaarada😂😂

  • @user-yv6px9le5n
    @user-yv6px9le5n 14 วันที่ผ่านมา

    Machallah bien répondu frère ,ta raison le peau noire est vraiment formidable et je suis d'être noire ❤

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 18 วันที่ผ่านมา +1

    Somali dhib miiran 😂😂wasiir Thankz 😂

  • @jamaljey6021
    @jamaljey6021 18 วันที่ผ่านมา

    Big man

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 17 วันที่ผ่านมา +1

    Sax oll Black girls so nice😍 tha original girls fro African 🙏

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 17 วันที่ผ่านมา +1

    Somali wa mid m.a

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiiir hanooo tuunbo raaaacin😂😂😂😂😂😂 from somaliand

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 18 วันที่ผ่านมา

    Waziir aniga shilalkii talefanada baan uxiisay

  • @sanaashrafartist7767
    @sanaashrafartist7767 15 วันที่ผ่านมา

    Idhehbo maxamud, ashraf abahey magacisa waye mana dhigi karin ilen wa aftirsigeyge. Jah maxamud 😂

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 18 วันที่ผ่านมา

    Haaah anaaguba meikaab no so maarsaan😂😂

  • @xafza20
    @xafza20 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waziir Adunku wuu inagu wareeri haddaan soomaali nahay😂😂😂😂

    • @Eva_1046
      @Eva_1046 16 วันที่ผ่านมา

      Beenta maahan wlhi😭😂😂

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂waar anagu daburkan uma ekin e yur

  • @FaraCade-nl5ud
    @FaraCade-nl5ud 18 วันที่ผ่านมา +2

    Wazirkow raga cadcad malmahaan qela kusocotee iskubadnaw hadikale waziirada ......😅