Wll ilhy Ka baq oo sidan noo dhaan 1bil kadib baa kolba video Soo dhigaysa anaguna videoyadii aad Soo dhigtay oo dhan wanu dhamaynay ee wll laso dhakhso
Gabdhaadan rer hargeeyso hadii aan ku caashaqi lahaa dumar baaba meel aan kamaro la'ahay ee ma garxajiska kaso wareega xagooda uun ku weydiistaa koley wad tahaye😂
Jacayl hye waxay sidani waad iska dhuumanaysaa sad u joogtee😢 nagadaa ciyaarta ❤
Masha allaah hno❤❤❤
Wll ilhy Ka baq oo sidan noo dhaan 1bil kadib baa kolba video Soo dhigaysa anaguna videoyadii aad Soo dhigtay oo dhan wanu dhamaynay ee wll laso dhakhso
Haye huno wan so dadaalayaa inshaAllah jasakaAllah adiguna jacaylka ad na siinayso❤️
horta ma jinba ku kaxaysta jacayl waxa nagaso geli Malin walpa ❤😂
Qoftan Af somaligaa ayaa zidan u baray malahaa Anu myihi somali dhabaa m.a sis balayo hadal bdn😊
war gabadheyni ahaa so dhawaw walasheyda qimaha badan hana naga tegin markale ❤❤
Allah abayo san ku jaclhy Allah ku jaclaado 👸 👑 ❤
Oo dee waxay noloshani maalinkasta waxan soo fiiriya bage ka adiguna waabad is qarinaysa wllo plz sidan si noogu dhaan oo caadi wax usoo gali meesha😢
Qalbiyeey intaa nooga maqnayd😢😢😢
Naa wll mcn halkeed dhub ku tirahda markad yara joogtaba
Soo dheere gabadhay❤
M.a golden voice ilaahay hakuu siyaadiyo abayo horay usoco
Qlbiyeey xge ka dhacday dee hno naga so dhakhso wn ku jecelnahee❤❤
Amazing sidan ku sugayey hppti ✨️😍🎀📚
Hambalyyyo wllshei 20k 🫶🏼💞😭
Ugu danbyantiii waad is keeentay we miss you so muchhh walahi lamaso koobi karo saan kuugu xiiznay waxan kuso qoraya anigoon videogi bilaaban❤❤❤
Waryaa fatma ali ma gabar mise garoob jecyl yaal wan caashi qofta mashllh barakllh fiik
Fatima 🥰
❤
Inder waan daalay sàan usoo booqanayey channelkaaga
Xppti wayo waad ragtaaye😢😢❤
❤❤❤
jacayl Saan youtubekaaga usoo Eegayy waan Daalay lkn Maanta IGA Farxisay Thanks Jacayl nooso Badi😻🫶🏻😂
Maalinkasta sAan u eegihjiray daalay😢❤
😂😂😂
Alhamdulilah hada adoo nabad ah noo soolabatay❤ sis
Thanks
Ala walahii san kugu xiisya fatama ❤❤😢
Jcyl wanu ku tabne mardanbe intaso kale hanaga maqnan❤❤
❤😢 jacal Waa ragtaaay deee
Faatim waan kuu xiisney maalin kadta channelkaga soo boqon jirey❤
Waxay sidani dee jecyl ❤
Naa wllo na dhaaf ama waxa toos nogu so dhig wlhi san uso firinayay wan dalay san wax ka badal wllo😂❤
Indhahaygii bal Lambarka reerka isii an ka war haya San si maahe 😂😅
😅😅
Saan ufiiri naaye waan daale janalkaaga😂
Alaah aad iskaba maqnaantide imaantinkaaga na daweeya wllo😊
Jcyl madaman inta dhan ku sugayny 3 cisho isku xiga so gali ❤
Ala wll sidaan kuu sugayey❤❤❤
Abayo mudo isbuuc gudaheda video yada oo dhan ku dhameye noso dhaqso chanalkaga wn ku xeraneje❤❤❤
Fatima maxaa kuhely jeceyl waan kugu daalnay saan kusugeynay naga sodhaqso wllhi la,aanta abaar waayee indhahygii💕🎀💐
ala ana san mrba u egayy mesheda bn daly anu❤😂ina u xisnyba ma oga
Qalby wan so laabtay
Haha waan kuu ogahay kawsareey
Wad naga raagtey fatima aniguna wxii video kujiray chanelkaga wan dhameeyay❤
ani xitaa lkn wy ngu daahisa inntu❤
Walhi fatami waaan ka xanqasnahy 1 months ago naga maqaneeed 😢
Khayre hesho manooled wllhi intaanku radiyay tiro male hadan malidhaweed kubartay kulina wnsoodawaday noosodhaqso wll❤
Waad naga soo daah day😢
Welcome back ❤
Waad soo daahday❤
Wan ku xisnay jacayl ❤
Wllo walhi wan ku xiisey lasoo dhagso jacayl wad la raagtaaye
Alla saan kuugi xiisny hadaa ogaan lahyd wllhy waa yaabi lahyd
Come.back wallaley😂😂
Wadanka uu ku yaal bangiga dimonka waa Belgium ka ee Bulgaria maaha😊
Noolow❤😊😊
Abayo wax so dhig dee😭😂
Jcyl waan ku tabnay aadi io aad waliba Hana murjininee Noo sodhaqso😂❤❤
Jacayle waxay saani huno 😢
Gabdhaadan rer hargeeyso hadii aan ku caashaqi lahaa dumar baaba meel aan kamaro la'ahay ee ma garxajiska kaso wareega xagooda uun ku weydiistaa koley wad tahaye😂
Qisoyinka carabta noo soo badi wlal
Liyonaardo io wx lmida mafhmeyno deee😂
Maantan niyada kugu hayey wllhi😂
waa in aad lacag ina siisaaa waaye si kale raaali kuma noqon karno asxaabta sow sax maha 🤣🤣🤣
😂waa iga diyaar ee so xisaabi jacayl
@@Fatimali-f6t aniga kaliyah waxaan u baahanahy 0.5 $ maan kugu badin sax 🤣🤣
Inte Ka baxde abyo😊
Noolow❤
Boqorada codka ala maxaa kuuxiisay welcom qalbi❤🎉
Soo noqosho wanaagsan walaashay pls qisooyinkaaga macaan hanaga kala jarin
Ma sidaas ogaansatay fatima inaad 1 bil inaad iska maqanto ⁉️😭
𝐾𝑈 𝑋𝐼𝐼𝑆𝐴𝑌 𝑄𝐴𝐿𝐼𝐷𝐴𝑌𝐷𝐼𝐼 ❤❤❤❤🎉👸
Apayooy deee sida noo dhaaN maxaa kolba u dhuumanaysaa😭😭😭🦦
Wcs nyaaa fatimaay sidani xal mhne numberada xfda iyo xitaa jaarka no so qor si aan uso wcno markaan kuweeyno😅
Chanelkaan waabna ka quustay 😢 isbuuci xitaa hal video soo daa allaha.ku barakeeye
Bari baan dariiqa kusoo maryaa jacyl😂😂
Lkn wn kuu xanaaqsnhy dee Tiktok baad sheekada Nooga horysiisee waayo😂
Waxad ii sheegtaan Ajanib Gabadhan oo kale haaa oo Qabkan Cuntaadaa loo Saaro😂
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Ilove you so much
Jacayl sidani nama qabato 😂ee wax uun ka badal kolaada saddexdii bari mid ku soo tuurto channelka😂❤
Markasta saan u eegi jiray waa daalay Ina Ali yay
Saan xal maaha hal bil kabadan nacunsiiisay 😂
Wll sanu codkaaga ujecelnhy uunbanu Mar ku weynah deh😢
Hambalyo 19k😭🩷
Ninka taajirka ah numberkiisa hadaad hayso iiso dir jacayl wax hayga siiyee 😂
1 month kumanan arag fatmay😂❤
Wad naga soo raadgtayy hppti😢
Inta iyo ka badan wad u qalantaa jacayl
😅
faadumaay Sidani Xal maaha Hppti naGa SOo Hagaaag🙄🥺💔
Jaceyl xge noga tgty 😢
Wll wanku xiisnay ee joogta ka dhig video yada😢😊
Midkle adiga iyo ruweydo steyl.maxaa wllo maa tihiid
Na duco qabto halkeed gashay 😂😭wanu ku xiisne
Wan ku baryayaaye Noo so Badi Aad Ban Kugu Xiiseye
Fatimaay sidani wa sideee hodhodho hodhodho
Wllo qalbiyada ku jecel ilaalo
Halhaas dhn naga maqneyd
Na xageed ka dhacday🙄
Maqnaasho ayaad nagu garaacdey😭🤦🏽
Cudur dar marabne qisoyinka no sobadi sxibey😂
❤️❤️❤️🥹😭🫶🏽we love youuuuu
Na wallo horta duhurada mxd wax usoodhigta xalka youtubereda kle habenki sodhigan wa waxd uga duwanthy😂😂
😂maxan kaga duwanay qalby
Qali joogtee
wan ku xiisnay
Wxd ku maqnayd bn ka RapNa anaGu 😢
Markaa kula qabsaney ayaad naga baxsaneysaa 😂
Xage qabtay jecelkeygiyey beryahan
Wlley dacwanu ka nahy bil waxn ku ag waregayny youtupe kaga aduna wax fahano isa so fur fur