Kumuu Ahaa Suldaankii Reer Sanaag Ee Ingiriisku Maxbuuska Ka Dhigay Lana Kulmay Queen Elizabeth ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2023
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 35

  • @sahraxaajimire508
    @sahraxaajimire508 ปีที่แล้ว +6

    Allaah how naxariisto awoowahay suldaan maxud cali shire

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +4

    Allah year raxmah sultan maxamuud ali shire waah ninkiih og aan adkaah oo gumaysah ladiriray🇸🇴

  • @laqanyoves7331
    @laqanyoves7331 ปีที่แล้ว +9

    Suldaanka warsangali

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +8

    Suldaankii warsangeli ee Soomaaliya ugu faca waynaa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 ปีที่แล้ว +5

    Warsangali waa boqortooyo

  • @abdifatahturkey75
    @abdifatahturkey75 ปีที่แล้ว +7

    SAAB TV
    Suldaanka iyo Sayidku seedi ayay isu ahaayeen oo walaashii ayuu qabay
    Iska saxa warka aad nala wadaagaysaan

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allaw unaxariisto awoowgay ninka taariikhda dheer soomali

  • @user-yp6kd4nt9w
    @user-yp6kd4nt9w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walee waa wariye.wuxuu.raadiyay.xaqiiq.dhab.ah

  • @galaydh191
    @galaydh191 3 หลายเดือนก่อน

    Taariikh Daan sheekada ah ma ayeeyadaa baad ka soo xigatau

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 ปีที่แล้ว +1

    Yaab tariiq yableh

  • @YacquubYama
    @YacquubYama ปีที่แล้ว +1

    Xiligaas ban talinjirnaye isaqow hana horcararina kan yar ee wariya ahna tarikhda hadubasoqadanayo cid ufasaxday garnmaynee bal si edableh ugahadal kudheh

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan maxamud cali shire iyo sayid maxamed cabdule xasan waxay isu ahaa yeen seedi

  • @axmedcali9872
    @axmedcali9872 ปีที่แล้ว +2

    Xoriyada somali waxa kenay daarood

    • @amedsiciid5598
      @amedsiciid5598 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 ปีที่แล้ว

      ​@@amedsiciid5598 sax

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว +2

    somaliland lama gumaysan uguma taalo aduunka inay noqdeen protectarate mooye inay noqdeen wax kale somaliland hada la gumaysanayo ingriis ma saxeeen ha ku dhalin ha ku dhiman oo ciidan ha keenin marka beenta ma wangsan wax gumaystay somaliland ma jiro weligeedana ma dhicin

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 8 หลายเดือนก่อน

    Mncha Allah. SULDAAN CALI SHIRE
    INANTII UU DHALEY EE baydhabo degenaanjirtey..markii danbena Hargeisa Xagey ku danbeysay.
    Secheles 4sano. Ku xirnaa markabdhexdiisa .
    Great Respect. Abtigiis
    .
    G36. Nin ay dhaleen
    Aadna isu ixtiramijiren Muse care &Muse ismail.
    This is the Fact true historic 👍

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi 8 หลายเดือนก่อน

      Allah how naxariisto Janooyinkiisa
      Haku Casuumo. Suld Cali shire

  • @zionistsisaahqiya1073
    @zionistsisaahqiya1073 ปีที่แล้ว

    Adeer sawirka iska hubso kani cabdiliaahi suldaan timacade sawirkiisiiye weeyaane ninkii calan somaaliyeed ee uhoreeyay 26 Jun 1960 dadka sawiradooda ha been abuurina

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +4

    Walee xoriyada Soomaaliya daarood baa keenay

    • @basbaas12
      @basbaas12 ปีที่แล้ว +1

      Halkay xoreeyeen bal noo sheeg?
      😂😂😂

  • @mukhtaardhaaye4307
    @mukhtaardhaaye4307 8 หลายเดือนก่อน

    Suldanku sodog Uma.ahayn seyidka ee seedi bu u ahaa wuxu qabay walashii oo la oran jirey bulo cali shire iska sax taariikhda

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว

    majeerten marku talyaniga keenay ee liraha ka qatay ayu suldankana ku dayday somali odhana markay wax la saxeexden ingriiska isaaqa ugu danbeyeey gumaysiga iyaga kenay kuna sheekaya isaaq ba keenay hadaba isaaq wuu diiday dhulkiisa in la qato ama lagu dhalo ama ka dhintay lagu aaso suldankana boqorada shafkiisa ayay book ku qabsatay iyadii ka dhiganysa miis laabtiisa wana r wax aduunka yala oo kura internect qofki idoonaya

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      Wax kasta ku sheeg hishiis lakala saxiixday. Laakiin waxaad ogaataa dadka aad eedaynasid ayaa madaxda ahaa, awoowayaashaa loo taliyaal qaaqaawan bay ahaayeen

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 ปีที่แล้ว

      beerka waxa ku cadeyeey wa beentee weligeen anaga talin jirnay marki nin aan talin jirin yimi ayaa kii talin jiray tegay ma maqashay siyad bare aya loogu mamahay weligiin maydan taalin been baad isu sheegtaan gaaldana idinka meesha keenay oo walahaya waxase ku tala inaad weligin dhaqatar u soo doonanjireen isaaq anagu sheekh sikhaq isagooo aqoon leh buu yimi boqrtooyadayadi ifaad ma maqashay taasa idin xukumaysay adal impire ma maqashay taasa idin xukumaysay biiyomaal boqortooyadiii ma maqshay weligiinba dir baa idin talin jiray somali odhan dir dhabe ma qashay waa meeshi dir warankiisa dhabatay baana dir ma maqashay wa meeshi dir bineeyey waxaa ma maqashay ciidanki socone iyo kite fiqi kuwasa idin talin jiray waxan ku idhi aduunka taariikho ayaa yaala beenta ma shaqyso magaca darwiish ee ad la bood boodan ma maqashay isaaq ba leh oo la odhan jiray orod soo baro xaji suudi orod soo baro sheekh bashiir orod soo baro farah omaar bal noosheg adiga wax aan ahayn digtatorkii afwyane ee cararaka ku dhintay weligiin abidkiina anaga idin talinaynay ogow

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      @@muntazissa6837 Maxaad dir uga carartay oo aad bini haashim u sheegatay? Taariikh dad cajabisa haddii dir leedahay, iidoor kama carareene. Bal horta isdajiya oo beeshiina direed sheegta. Oo xaqa biyomaal radi maxaad biyaha wabiga u cabtay adiga oo biyaha lacag ka bixin ayaa kumanaan lagu xasuuqay🙂🙂🙂🙂 waana iidoor walaalki oo soomali oo dhan ogtahay😇😇😇😇😇.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +2

    Dhuxushii

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +3

      Alxaasid maa yaflax,xaasadka iska saa adiga ayuu ku cunayaa iyo camalkaaga

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h ปีที่แล้ว +1

      Ali Mohamed
      Warsangali waa ragga cirka tegay, Somali Gees kasta ka deggan Ethiopia, Eratetia, Oman, Yemen and Saudi Arabia as well as Somalia.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h ปีที่แล้ว

      Ali Mohamed
      Bal halka wax ku so qoro
      SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History
      1912
      Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British
      Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great
      Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera.
      Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces.
      To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition.
      But the honeymoon between them was not to last long.
      Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal.
      The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position
      Hal paragraph ayaan ku tarjumay:
      Si ay himiladaasi oo ahayd inuu casriyayo boqortooyada u ka noqday Sultankii 26aad, iyada oo Garaad kasti wax ku sii kordhinayey intii aabihii so qabtay u hirgasho, Suldaan Muxammad Cali Shirreh waxa uu dhisay ciidan fardooley oo aad u xoog badan, waxa uuna soo ururiyey ciidamo aad u xoog badan oo si aan kala go’ lahayn u soo bandhigay ciidan ka mid ah kuwii ugu awoodda waynaa xilligaas la joogey. Wuxuna muujay isaga iyo dadkisuba isku filsansho dhaqaale ciidanba ama self reliance.
      Waxay nala wadaageen odhaahdii Soomaaliyeed "Warsangali wax noolaa oo dhulka joogey liqay ama cunnay(trodden) oo nafle ahaa, cirka iyo dayaxaba ay col direen iyaga oo geel raadis ah. Ama awrkii cirka raba inay la soo deggaan.
      Taliyaha Booqashada Ingiriiska oo aad ula dhacay geesinimada iyo hab-dhaqanka Sulltaanka da’da yar Maxamuud Ali Shirreh, gaar ahaan markii uu ogaaday inuu hadda gubay warqad uu Sayid Muxamed Cabdalle Xasan u soo diray kaga codsanayo inuu ugu soo hiiliyo ciidan ahaan, hub iyo rasaasna ugu deeqo, lana saxiixdo heshiis saaxiibtinimo, isaga oo ka codsaday garab military sida rasaas iyo hiil dagaalba.

    • @AliMohamed-qu5ht
      @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +1

      @@Onceuponatime-f7h Daraawiish 1somali baqal fardo lamiratay

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h ปีที่แล้ว

      @@AliMohamed-qu5ht
      You got communications problem. Runtii waxba kaama fahmin, inaad cid ka so horjeedid iyo in aad cid la jirto waxba nooma adan sheegin