Madaxweynaha JFS oo Ubax-dhigay Taallada Daljirka Daahsoon, salaan sharafna ka qaatay Ciidamada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye waa geesi go’aan leh Soomaaliya Hambalyo ayaan leenahay guuleeysta ❤❤❤💕🇸🇴

  • @UsamaaDeqq
    @UsamaaDeqq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah guuuul mudane madax weyne xasan dalxoreye guuuul somaliya hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah.Hambalyo umada soomaaliyeed. Waxaan mahad khaas ah mudan wasiirka Gaashaandhiga hada jooga oo hormar iyo wanaag badan ku soo biiriyey ciidamada xooga. meeshaa ka soo wada.

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay weyn ha guuleeyo Soomaaliya Iyo caalimul islaam oo dhan inshaa Allah. Dowlada Soomaaliya oo hogaamiyo madaxweynaha Jamhuuriyada professor Xasan Sheikh Ilaahay ha barakeeyo hana guuleeyo inshaa Allah.

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuul somalia

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 3 หลายเดือนก่อน

    Well done 👍🏼

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha maxaweenaha xasan shiikh maxmuuda dal xureeye allaha xafidu laha❤❤❤❤

  • @deeqaalimahmud4089
    @deeqaalimahmud4089 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alah somalia somali baa leeh ❤❤❤❤❤

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 3 หลายเดือนก่อน

    Maantoo kale madaxa nafuran soomaaliyey guuuuul

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️😍🇸🇴🇸🇴😘😘😘 😊😊😊 KOBCIYE cooperative SYL 2 guuuuul baan idiin rajeen reer soomaaliya hanoolaato Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @XaliimoSh.xusseen
    @XaliimoSh.xusseen 3 หลายเดือนก่อน

    Waan maalin wayn❤

  • @SiciidWarsame-i2l
    @SiciidWarsame-i2l 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 1luulyo1960

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 3 หลายเดือนก่อน

    Wali madax banaanida waxbaa dhiman somaliyey

  • @deeqaalimahmud4089
    @deeqaalimahmud4089 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 หลายเดือนก่อน

    Us jawaab ma ka bixin karaan ya leh ogadeyniya iyo wajeer jabuti waqti dhow us xoog ku qabsaneyna

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 3 หลายเดือนก่อน

    Waa dawlad hooskacunan

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 3 หลายเดือนก่อน

    Warma dhagax buu meesha dhigay

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nindawakhsan iyo ciidan iskuyaacsan qaabdarada kamuuqata

  • @Adkahaji
    @Adkahaji 3 หลายเดือนก่อน

    Mundane Madax weenye Daljirka jirka hada u bax dhigtay, Mduane madax weeyne Wadooyin inoo dhis nalal ifitimaayo noogu xir ka dib hanoo ahaaato Camera/kaamiroyin hala xirto... baaqaas wuxu ku soda G/Benaadir lkn mundane madaxweeyne fariintaasi ine ku soo gaari doonto wa rajo!
    MAHADSANID

    • @Nuuryare10000
      @Nuuryare10000 3 หลายเดือนก่อน

      Hambalyo!! Hambalyo!! Way gaartay fariintaada muwaadin Wana la aqbaley thank you muwaadinka sharafta goodbye 👋

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidanki sow ki ku dhamaaday Dhulka madaxweynihu ka so jeedo. Xasan ma dherge

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa Yaa Waryaa Ma Kuwii Aynu Lafahoodii Lasoo Baxnay Illaahaay Xaqa Haaydin Tumo EE Mar Xuumada Beenta Aad Ka Sheegaaysaan Dhaafa. 🤯😱😱😱☠️☠️☠️💀💀💀💀 Taucsis

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha tuugada , Mr Grave Digger

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @SMATransport
    @SMATransport 3 หลายเดือนก่อน

    Tangi ajnabi ah inta uu madaxweyne simaliyed wardiya ka yhy sharaf maba jirto ee dadkas wadanka uso halgamay ilahey ha u naxaristo

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 3 หลายเดือนก่อน

      Xasid ayaa tahay waxad ka xuntahay guusha u so hoyay madaxwenaha oromo matahay😂😂😂😂😂

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wxa xornahy majirto beenta naga dayaMD rajadena ma dili doonaa ethiopia mano jabin doonaa⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️👀👀👀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ciil ayaa ku hayo waxaa ka mid tahay kuwa wadanka qasayo oo Xasadka ku Dadka Somaliyeed iyo Dalkeenna Allaha ku tusiyo Dadkaada iyo Dalkaada Somaliyeed.Allahuma Amiin.

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 3 หลายเดือนก่อน

      @laylajuir2420 dalkan qof iga jcl majiro💯💯 lkn qiyaliga didanahay hadaan dalkeyga hooyo xasad ku noqdo inteen jclna iga xishoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁 MD dhesha dalka ku hayo been iyo badil wda 90ka mida kle sida carurta ben lagu siro donaysa o wxan jirin lagu shego rabtaa

    • @najahjama2522
      @najahjama2522 3 หลายเดือนก่อน

      @@laylajuir2420runtaa ku dhibaysa

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 3 หลายเดือนก่อน

    Ceebta naga daaya booyadihii magalada ayaa noga dhigty

  • @osmanhassan4267
    @osmanhassan4267 3 หลายเดือนก่อน

    It’s back day off Somaliland
    And it is not some country Somalia. It is Somalia Somalia land. It is Somaliland