Deg Deg Xildhibaanada Nabad iyo Nolol oo mooshin ku ridaya Xamse Xukuumad Fadhiid ah Wacdarihii ay d

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 17

  • @SeedFaarax
    @SeedFaarax 5 วันที่ผ่านมา +4

    Allahu akbar mashaa allah

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guul xildhibaana taagan guul

  • @user-xr2mq5jz2l
    @user-xr2mq5jz2l 5 วันที่ผ่านมา +2

    baarlamaan Caada qaate yaa Aaminaa

  • @abwaanmaxamedaamiinchannel1982
    @abwaanmaxamedaamiinchannel1982 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mashala waxan ku farax sanahy inay xilabanadan kuhadlayan codka shacabka mashalah

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤️Sheekh Aadan Madoobe iyo ra'iisal wasaare Xamse guul❤️
    Xildhibaanow, xaal qaado.
    Abiy Ahmed, ayaad dabada ku wadatiin.
    Soomaaliweyn, dhulkeedu beec ma aha.
    Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay.
    Ka naxoow, nafta waa!
    Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo!
    Dalxoreeye, mudane Hassan Sheekh Mahamud, guul.
    Ciidamada Soomaaliya guul!
    Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 5 วันที่ผ่านมา +2

    Illaah ayaan idinku dacweeynay xildhibaanada dadka iyo dalka iyo Umadda dhigeedii ibsanaya iIllahay ayaan ku dacweynay

  • @abdiadan4506
    @abdiadan4506 5 วันที่ผ่านมา +1

    WAXUU YIRI SHACAB BAAN U DHAARANNAY.SHACAB UMA DHAARANE LAALUUSH BAAD U DHAARATAY.ILAAHAYNA WAA WUU CIQAABAYA DHAMAANTIIN

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 5 วันที่ผ่านมา +1

    War Dalka Xoraaya Ha ku marmarsiyonaha Qabuuraha Iyo Rw Xamse Iyo Mw Xasan
    Taariiqda deb U eega Allaha Subaxana Wadacaal Umade ha itenka Qabdoo

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d 5 วันที่ผ่านมา +1

    Geesgeesi dhalay baraawa

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hadiii aay run tahay 2 sano kadib in aay damiirkiina soomaali nimo uu soo noqday guul weyn baan idiin rajenayaa hadii aad lacag duun tihiina duf kubaxa awalba sumcad ma iidan laheeneeee

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 5 วันที่ผ่านมา

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 5 วันที่ผ่านมา +1

    Imaraadka xiriirkiisa ha la jaro hana laga saro dalka.

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 5 วันที่ผ่านมา +2

    Idikaa taas idinkaa xasan maxaan cunaa iyo. Maxaan baabiyaa idinkaa awood usiiyey ee hadaad Run idika tahay inta har tay daba Qabata caano daatay dabadooda laqabtaa

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 5 วันที่ผ่านมา +1

    Markey sidaan u hadlaayan
    ma dhabbey katahay,mise
    laalushki dastuur badelka
    Aya lagubooday ?waa
    munaafiqiin eedenaya manaa
    faq kadhagarbadan.!!!!

  • @user-vv9cy7ul4h
    @user-vv9cy7ul4h 5 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 5 วันที่ผ่านมา +1

    Lacag baa idin xukuntee dadka been ha usheegina