DEG DEG: Baarlamanka oo mooshin uga nixiyay MW Xasan Sheekh, Xildhibaanadii ugu badnaa oo saxiixay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

ความคิดเห็น • 11

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 28 วันที่ผ่านมา +2

    Guuul xildihbanada somaliyed xasan diihqo ale dalka haa Dafiyo

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 28 วันที่ผ่านมา +1

    Barlamaankii quuqlayaasha ahaa waa baahdeen- mooshin mooshin mooshin mooshin Uf uf uf uf

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 29 วันที่ผ่านมา

    Wadnaha ILAAHAY ha jaro isaguba ummaddii Soomaaliyeed buu wadnaha jaray. Sidii naag jirkeeda ka ganacsata ayuu meel walba sharaftii ummada meel walba ku facshalay. Niyaddii baa naga dhimatay waxaana ugu wacan waxan baarlamaanka lagu sheegayo. ILAAHAY dacuun xaaqa ha ku ridee.
    Ba'ynayoo hoogney

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 28 วันที่ผ่านมา

    Alaylehe Maantay Barlamanka Somalia Damiirki Somalia Laguyaqiinay Lasobaxeen Ma Sawaaxili kaliidataan Xasan Halaga Tuuro Nin Kale Xariga Halodhiibo Laalushna Yaan Lagaqadan

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 29 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo dalka allaha ka qabto

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 29 วันที่ผ่านมา

    ALLAHA BADBAADIYO MAANTA XILDHIBAANADII XAQA KA HADLAY ALAHANA XAFIDO SEEY U DHAN YIHIIN ALLAHANA KA QABTO SHIRQOOLKA UUW U DHIGI DOONO XILDHIBAANADAAS WAAN GARANAAYEY MARKUUW U KORDHINAAYEY MUSHAHARKOODA

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan 29 วันที่ผ่านมา

    Naga qabta inu illahey qer idin siiyo xasan wax walla waa halagay asiga allaha halagee

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 29 วันที่ผ่านมา

    Hassan Gurguute Allah ha nooga qabbto Dalka,dadka&Diinta😅😅😅😅😅😅

  • @yarowmuhamed2817
    @yarowmuhamed2817 29 วันที่ผ่านมา

    far maajo waa rideen
    xasana rida hogaan fiicana
    u sameya dalka iyo umada somaliyed bad baadiya
    qatar weyn ayaa dhex joog taan

  • @farahosman920
    @farahosman920 27 วันที่ผ่านมา

    Adeer idinkaa iibsaday qiimahii iuo awoodaa lahaydeen waxba hada ha nacnacleeynina. Maalintii la idin baabi,inayay maxaa u saxiixdeen ka xaabxaabiya waa idinkii xasan xaabsade doortee. Mac bay idinku tahay. Berina xabsigiinaa maqli doonaa.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 28 วันที่ผ่านมา

    Culusoow oo cidlo kaligiis ordahaya😂
    th-cam.com/users/shorts7JWpfGDtC-c?si=yVtgalTxtMHpXpLt
    Belo!