#Musasalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllyalow noso badiyo waqtiga no dhereya 🥰masha allah wa kehele flimka from Mogadishu cdy

  • @ayaanxasan7227
    @ayaanxasan7227 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a hore u soco wllkey shaakir axmed🥰🥰

  • @kunkaroon544
    @kunkaroon544 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi in aniga musasalkan layga matalay moday dhib aya I haysta kaso ah waxa jira hablo an family nahay on ad iskugu dhawnahay lkm da ahan way iga wayn yihin qof hadan barto on isku wanagsanano wa lay daba galaya kadib qofki wa laysku kaya dira ana walalahay wa dadxun e iska ilali ma oran karo inyar inan farxo xata ima ogola qof walbana way nakala fogeyan wlhi hada xidhidhba wa nacay si kaston xidhidh u qarsado way I ogadan mana aqan sobobta ay noloshyda u daba taganyihin waxba ima ogola sido kale edo ayan la nola sidas o kale ayay wax barasho iga rebtay oy shaqo guri igu diri jirtay ayado hablehedu jogan edo arxanlay iyo waxay dhashayba wa naca hada😭😭😭💔💔💔

    • @saynabmaxamud7842
      @saynabmaxamud7842 2 ปีที่แล้ว +1

      Sori abayo😭

    • @user-iy2jz4hq7t
      @user-iy2jz4hq7t 2 ปีที่แล้ว +1

      oo maxaa ogasiinaya dee hala wadaagin qofkaa wada socotan dadkaso kale go,aan baalaga gaadhaa

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 2 ปีที่แล้ว

      Qofki wax barashada ka reebo, llooma joogo oo koola boyaaso noqoto, wa laaga hajiira oo magala kale aya la taaga, oo ficiil iyo hormar aya laaga gara nolashaada. Ha uu joojin qof naceebkaada ah . sorry xabiibti wixi kuugu dhacey.

    • @theangelasma8634
      @theangelasma8634 ปีที่แล้ว

      Wllo😢

  • @halwohenna
    @halwohenna 2 ปีที่แล้ว +1

    MUSALSAL cajiiiba Keep going # Bodhari yare

  • @ayaanmohamed572
    @ayaanmohamed572 2 ปีที่แล้ว +1

    Edoyinka xuman badana😁

  • @iidoibrahimadam4690
    @iidoibrahimadam4690 2 ปีที่แล้ว +1

    Haduuban so arkay qaybtii 6 ban dawaday waa film macan

  • @zaynabxaamud1061
    @zaynabxaamud1061 2 ปีที่แล้ว

    Wow wuu soo.dhacay 🥰

  • @farhanyousuf7647
    @farhanyousuf7647 2 ปีที่แล้ว

    Shaakir ahmed 🤙

  • @sundusabdi2345
    @sundusabdi2345 2 ปีที่แล้ว

    M.a hory usoco bro

  • @ayaancabdirahmanxuseen2086
    @ayaancabdirahmanxuseen2086 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi wan ka helah filinka

  • @yusramohmett6099
    @yusramohmett6099 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 2 ปีที่แล้ว

    Islaantu belaysanaaa😂😂😂