Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q37AAD Dhammaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • #DhagarJacayl #Musalsal #Musalsal
    All right reserved Fihiima Yasiin Muse

ความคิดเห็น • 174

  • @saamiyomaxamuud8752
    @saamiyomaxamuud8752 2 ปีที่แล้ว +4

    Omg Hal maalin baan wada Fiirsady Shugran jilaayaasha Quruxda Bdn musalsalka Bartiisa Dhigteen🥰musalsal kale oo Xiiso Bdn baa inka Sugaynaa🥰

  • @faadimomohmed2904
    @faadimomohmed2904 2 ปีที่แล้ว +11

    Argsan hooyadeed hal ogaado ruwaaydah sifiican umatalaysaa wllhi🥰🥰🥰🥰😅

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 ปีที่แล้ว +7

    Mahadzanid wll fahima waxaan kolo u mahad celinayaa shakir oon filmkisii 2021 ee waqti een ramadaantii hore kaga baxay iyo kan oon ramadantan kaga baxay iyo walibaa may oo dhan shukran wll shakir sharfanid oo boqranod🙏🥰

  • @xamdahaybe2073
    @xamdahaybe2073 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa film fiican mataladana bartiisa la dhigay gaar ahaan farduusa
    Filmka noo dhaneeya filman badan baa badhantan lanagaga gooyee
    Go forward 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @hothan369
    @hothan369 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh film top ah waxad naga barejayseen ajinabiga wanad bara dhafisen filmadan iyo filmo kle oo dhamaystiran sidan oo kle Ayan idinka sugaynaa guulaysta walalayaal🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah samsam iyo shucayb yare farduuse waa Dani wan salaamay

  • @roodaaliismaciil7115
    @roodaaliismaciil7115 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanidiiin wlllshy fahiima iyo wllky shaakir 🌿☺️

  • @mumtaasdheman7769
    @mumtaasdheman7769 2 ปีที่แล้ว +4

    Flimka mel qaldanba ku dhamysen waxa larabay in nura aarsato ayado rer akhirad ah oo islanta io gabadheda ka arsato🥺

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 2 ปีที่แล้ว

      Muna dhamn filimku sesonki kobad baa dhamdy ka labadna wayso wadan

  • @xaragabaadansidihoyaded628
    @xaragabaadansidihoyaded628 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanidin jilayasha filim mcna wan idinka qabna iskuso noqod danbo xisaleh wa idin xisidona😢😢😢😢

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 ปีที่แล้ว

    Nuur filmka nuurinaysey oo waan ka niyaad jabey markii aan nuura ka wayeey

  • @Hamdi.Hassan
    @Hamdi.Hassan 2 ปีที่แล้ว +1

    Islaamaha codka caadi ka dhiga oo jiliinka barta ha lagu dhaho sidaani si maahee, qaylo ayayba dhagaha nagu bajiyeene!

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 2 ปีที่แล้ว +11

    Thnk you somch sester fihima ❤❣

  • @FihimaYasiinMuse
    @FihimaYasiinMuse  2 ปีที่แล้ว +10

    Waxoogaa Ayaad Na yar Sugayaaa Qeybtiisa kale Socoda tani waa Weyntii Kowaad Ayaa Dhamaatay qeybtii Labaad La Socoda..

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 2 ปีที่แล้ว +9

    mahadsanidii jilayaashii taxalaha cajiib! ah ahaa Run ahaantii bilow ilaa dhamaad wan la socday wana ka helay
    wax yaabo klena wan idinka ku sugeynaa
    Duriyadii from🇸🇴 Caasimadii Somalia

  • @hafzaahmed9335
    @hafzaahmed9335 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma xagaasy ku dhamaatyyy🥺😩

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahad san tihiin jilayaasha iyo farsama yaqaanka ba

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 2 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂💖💖💖💖 walaahi sidaan uqoslayay baan ilmeeyay dhargar baygaaban tahay bay Fardoosa tidhi. 💫💫💫💫💫 stars. 👍👍👍💖💖

  • @charmakeelmigoumaneh2721
    @charmakeelmigoumaneh2721 2 ปีที่แล้ว +1

    waooow this nice drama me from Djibouti.

  • @najmanaju309
    @najmanaju309 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan zugnaapa waa seoson t0 🖐🏻🥺❤️

  • @sagalcadayofficial9154
    @sagalcadayofficial9154 2 ปีที่แล้ว +2

    Inu dhamaado may ahyn

  • @nasraahmd6505
    @nasraahmd6505 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaay mu dhamaaday imika musalsalki 😢

  • @nimcoabdi1012
    @nimcoabdi1012 2 ปีที่แล้ว +2

    Noola soodhaqsata wlll plz

  • @hibomohamoud2778
    @hibomohamoud2778 ปีที่แล้ว

    wa wx dhici kara horta qaybo ka mida filimka

  • @charmakeelmigoumaneh2721
    @charmakeelmigoumaneh2721 2 ปีที่แล้ว

    looooool fatousa VIP vous ete extraordinnaire from Djibouti.

  • @fadumoabdulahi7929
    @fadumoabdulahi7929 2 ปีที่แล้ว

    Walah wan uu xisi don

  • @samiiracumar281
    @samiiracumar281 2 ปีที่แล้ว +2

    Baga shedamada mata sedan uu farhay yadana ala delo 😅🥰😍🤩

  • @alraxmaanabdilahi1619
    @alraxmaanabdilahi1619 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank u sister 🙏

  • @hanajama2102
    @hanajama2102 2 ปีที่แล้ว +2

    Best movie

  • @hanisaciidmaxamuud576
    @hanisaciidmaxamuud576 2 ปีที่แล้ว +4

    Samsameey wixii ku helaan la yaaabay😂😂😂😂😂

  • @rayannuura1904
    @rayannuura1904 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha idinka yeelo kuwii qalalaad kooda wax kabarta filimkan week badan baa ka muuqda anyway wiilka iyo samsam baa ugu roon

  • @sundusabdi2345
    @sundusabdi2345 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much sister fahiima io wll shakir

  • @neimamahmud6021
    @neimamahmud6021 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah dhamaaday filinkii anjeclayn

  • @ismaelibrahim5580
    @ismaelibrahim5580 2 ปีที่แล้ว +1

    Qayb labad Kasoo same Plz😍😍

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahdsantahy gourp dhamantinba macasalama lkn sidaa hanagaga tagina ee wn inisugayna tipkiinasi insha Allah

  • @sacduushcige4990
    @sacduushcige4990 2 ปีที่แล้ว +1

    Mom aragzan wllhy waa funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kulahaa war dheere

  • @fatimahaashim2401
    @fatimahaashim2401 2 ปีที่แล้ว +1

    Filmkan waa wax dhicinkaro aniga dhanka wanagsan ayaan ka qatay
    Wlhi waa cajiib

  • @mihiimaxmed6994
    @mihiimaxmed6994 2 ปีที่แล้ว +18

    🤣🤣🤣🤣 nagamad xishon. Nuur ma zoo noqonayz 🤔 tolo waan jecel nuure

  • @nafisailyas4176
    @nafisailyas4176 2 ปีที่แล้ว

    Noo soo badiya wll

  • @shucaybshataa4500
    @shucaybshataa4500 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantihiin.

  • @huda9649
    @huda9649 2 ปีที่แล้ว +1

    Noo la soo dhakhsada 🙃♥️

  • @samiiracabdi730
    @samiiracabdi730 2 ปีที่แล้ว +6

    Mshalh musalsalkan qiso badan oodhacda ayuu ka hadlayay mahdsanidin jilayaasha musalsalka

  • @moubarakmahad6979
    @moubarakmahad6979 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal chakir iyo fihima

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahiimay filimada adsoo wado guryo uun haku duubina ee meelo kala duduwan kuduuba, sida suuqa, buuraha iyo waxyabala mida, Waxaan kawadaa sida dadka cadiga ihi udhaqmaan. Waxakaloo aan jeclaan lahaa badiyaha inaad film nooga sosamayso. Aadbay dadku dhaqanka ayay jecel yihiin. Film kana 20, ma 25 minutes haka badan.

  • @mubarikabdalla5963
    @mubarikabdalla5963 2 ปีที่แล้ว

    Kkk dhagar bay gabadha lagabantahay

  • @queen______carfa796
    @queen______carfa796 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlll sobadi wad magu badh jartaye😂😂

  • @nimcocabdullahi2204
    @nimcocabdullahi2204 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala maad noosii wadaan maxaad nooga dhamaynaysaan

  • @fadumoabdulahi7929
    @fadumoabdulahi7929 2 ปีที่แล้ว

    walahi

  • @Halgan396
    @Halgan396 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid fihima iyo dhaman jilayasha filimka 😍😍😍😍

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 ปีที่แล้ว +1

    Best ladder for Mom keep going

  • @muunaaxmed8948
    @muunaaxmed8948 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhagarpay gabdhu la gaban tahy kulhaa😂😂🥺

  • @yonissaid4802
    @yonissaid4802 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala wu dhamaday 😭😭😭😭😭😭

  • @aichaaden9507
    @aichaaden9507 2 ปีที่แล้ว

    Khalas may dhamatay

  • @hanajama2102
    @hanajama2102 2 ปีที่แล้ว +1

    Good movie

  • @marishcumar6707
    @marishcumar6707 2 ปีที่แล้ว +2

    38dhamad

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 ปีที่แล้ว

    Wow nice thanks

  • @bilanbadal9394
    @bilanbadal9394 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa dhamada😭

  • @nimcojamac3049
    @nimcojamac3049 2 ปีที่แล้ว

    Plz wllo ruwayd dambo atarishada ka dhimaneyso hanokenin

  • @abdikaniibrahim8841
    @abdikaniibrahim8841 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @bisharohaybebisharohaybe3319
    @bisharohaybebisharohaybe3319 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll fihima yasin wankusalamay wll nola so kdhkahsado filmka kordhiya 1sac kadhiga

  • @fadumoabdulahi7929
    @fadumoabdulahi7929 2 ปีที่แล้ว

    waa dhagarti walhi

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhagar bay lagabanthy 😭😂😂😂😂😂wlhi wa qosle😂😂hada Ana madhagar ba lagabanhy 🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 2 ปีที่แล้ว

    Illahay kuma saamaxo ma markd silcisay nuura

  • @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
    @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 2 ปีที่แล้ว

    Uuudhamaady dhagar jacayl

  • @ckariimadoshhande8548
    @ckariimadoshhande8548 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada ma sidaas bay ku dhamaatay ruwaayadii

  • @queenasiya8585
    @queenasiya8585 2 ปีที่แล้ว +1

    Filim wuu dhafay kani wlhi

  • @mushtaaqabdihakin1937
    @mushtaaqabdihakin1937 2 ปีที่แล้ว +3

    Oh sorry wll fihiima maad noo wadid😩

  • @asiamohamed3160
    @asiamohamed3160 2 ปีที่แล้ว +1

    Iminka ma dhamadey waa murugo kle

  • @filsanabubakaribrahim2930
    @filsanabubakaribrahim2930 2 ปีที่แล้ว +2

    Oooh dhamad sorry 😞 😔 😟

  • @hafsahupi7075
    @hafsahupi7075 2 ปีที่แล้ว

    Ma dhamaday😨

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 2 ปีที่แล้ว

    Qaybta xigta na kusoo dhakhsada plz

  • @najaxmustafe4524
    @najaxmustafe4524 2 ปีที่แล้ว +1

    xalqadan xalqad lama odhan karO

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 2 ปีที่แล้ว

    Waa sheko walan

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +2

    Bagah wan la rabey Aragsan iyo hoyaded🤣

  • @nimcofarmaajo7875
    @nimcofarmaajo7875 2 ปีที่แล้ว

    Miyuu dhamaday

  • @fartunsimbeofficialsimbe6550
    @fartunsimbeofficialsimbe6550 2 ปีที่แล้ว

    Dhagar bay la gaababtahay

  • @madazwt2034
    @madazwt2034 2 ปีที่แล้ว

    38 ma jiro
    Miyaaa inoo soo sidaya plz

  • @hanajama2102
    @hanajama2102 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah my name is hanan

    • @shukriaomer186
      @shukriaomer186 2 ปีที่แล้ว +1

      My name is shshsh 😂😏

    • @hanajama2102
      @hanajama2102 2 ปีที่แล้ว +1

      OK good shshsh 😊😂

  • @nimcoaxmed2926
    @nimcoaxmed2926 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin ragged Bay heshee maxay la riyotay kulaha

  • @asiabilan2448
    @asiabilan2448 2 ปีที่แล้ว

    Miyu dhamaaday filimkii

  • @hudaxasan7969
    @hudaxasan7969 2 ปีที่แล้ว +2

    Haaa iyadaa dishaye dil😂

  • @asiamohamed3160
    @asiamohamed3160 2 ปีที่แล้ว +1

    😀😀😀baga hhhhhh aragsan wxa ku dhacay

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 2 ปีที่แล้ว +1

    Run run umaleeyay 😂😂😂😂

  • @marwohzapirien8386
    @marwohzapirien8386 2 ปีที่แล้ว +2

    🥺🥺🥺🥺

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว +2

    maamo fardows dhulkii baa lawareegay aragsan khayaamadeedii laogaa dhagartay. maaleegtay

  • @hibocabdiqanidaahir2737
    @hibocabdiqanidaahir2737 2 ปีที่แล้ว +2

    Woooooow👍🤣🤣🤣🤣😍

  • @mihiimkayse6918
    @mihiimkayse6918 2 ปีที่แล้ว +2

    Aragsan balayo baa lagu dhigay wllhi 🤣🤣🤣🤣

  • @maymuunjamac9813
    @maymuunjamac9813 2 ปีที่แล้ว

    Sesaran 2 i.a

  • @hamdaismael9836
    @hamdaismael9836 2 ปีที่แล้ว

    Maxay la riyotay

  • @laylaabdii7156
    @laylaabdii7156 2 ปีที่แล้ว +1

    imika mu dhamaday😥😏

  • @nicimaabdilahi1657
    @nicimaabdilahi1657 2 ปีที่แล้ว +2

    Aragsaan dbiqay cagalagaashay😅

  • @KHALiDAHmed-eq8tk
    @KHALiDAHmed-eq8tk 2 ปีที่แล้ว +2

    ku dhaqaso waraqada

  • @Sahel.
    @Sahel. 2 ปีที่แล้ว +1

    Imika mu dhamadaY Haaye 😂🤦‍♂️

  • @khadra_axmed
    @khadra_axmed 2 ปีที่แล้ว

    First

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 2 ปีที่แล้ว

    Khhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @axmedofficial4607
    @axmedofficial4607 2 ปีที่แล้ว

    Inantaa nuuri zaxipadaay u eegatahy malaha waa saaxiibadey

  • @bilanbadal9394
    @bilanbadal9394 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk balyo kula riyoo tay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhagar bay la gaabanty hhhh😂😂😂😂

  • @saynababdisalan3594
    @saynababdisalan3594 2 ปีที่แล้ว

    Calaacalkadaa

  • @amiiraadam4427
    @amiiraadam4427 ปีที่แล้ว

    Flimku hada madhamaaday

    • @maxamedaamincabdi4426
      @maxamedaamincabdi4426 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcajimcale6443
    @nimcajimcale6443 2 ปีที่แล้ว +2

    Dil balayada dadka dilee 🤣🤣🤣