Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fannaaniinta HCTV Vol 8

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 19

  • @Beerjacayl_official.7
    @Beerjacayl_official.7 3 ปีที่แล้ว

    Macalinkaygii maxamed xaaji iyo macalinkaygii caabi mire dacar waan idin salaamay

  • @abeessharmarke5089
    @abeessharmarke5089 4 ปีที่แล้ว +2

    viva Somaliland forever for life and I'm in UK United kingdom of great Britain

  • @habonehoddon
    @habonehoddon 10 ปีที่แล้ว +1

    hamse waa wiil aad uu cood mcn masha allah aniga oon ilobay mahame iyo tubec yare
    siidokalena nimco samriye aad baan ku salamay my big sist

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 6 ปีที่แล้ว +2

    Tupeec yare qaap aabihii respect loo hayo daradeed ayu ku soo paxay lkn cod meesha kuma hayo zorry tupeec yare rag kaa cad cad ayaa meesha ka muuqdo lkn we are somali people i mean 😂😂qabyalad u eeg ayaa meesha ka jirta horn cable tv zalaaan zare

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 10 ปีที่แล้ว +1

    Xamse xadi music xoogaa wuu ku raftay, laakiin aadbaan runtii u naawilayey inay chance siiyaan waayo codkiisu aadbuu u fiicanyahay wixii technical ahna dibaa laga soo sixi karaa.

  • @mulaabdirahman4512
    @mulaabdirahman4512 10 ปีที่แล้ว

    wiilka kaalinta 3 aad galay mussiga lama haysan lkn wuu uqalmaa cod fican ayuu ku qaaday viva 3 da so baxday wey uqalmeen dhamaantod inta kalena waa dadaalen

  • @allebeerkaallebeerka6907
    @allebeerkaallebeerka6907 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk 4 years xiisaha badani

  • @o_g4925
    @o_g4925 6 ปีที่แล้ว +8

    Nimco samriye waxay hayd wariye wlhhi dhaba inta igu raacsan liketa igu qabta

    • @sahalyare7653
      @sahalyare7653 5 ปีที่แล้ว

      O_ G i agree xagee kabaxday wan uxiise

    • @queenalizebeth1401
      @queenalizebeth1401 4 ปีที่แล้ว +1

      Way guursatay laba hablood bay haysta burco joogta maasha allah gabadh wanagsan bay ahayd allah xiftyo iyada iyo qoyskeedaba

  • @demanosman9485
    @demanosman9485 7 ปีที่แล้ว

    woow inanka ukudanbeya uku shidan mesha xamse

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 10 ปีที่แล้ว

    Caruurtan Maxay Wax KALE u baran Wayeen Walahi waa Yaab, Kuwii horeba Heesaha waxba kama Hayaan

  • @tuutuuweeyciyaalminin9977
    @tuutuuweeyciyaalminin9977 10 ปีที่แล้ว +1

    Tubeec yare meesha waxba kuma Hyo

  • @lulgiughe5574
    @lulgiughe5574 8 ปีที่แล้ว

    yaa salaam Jowhara Lula*******

  • @osmanmaria13
    @osmanmaria13 10 ปีที่แล้ว

    Tubeec Yare waa Top lknse xalay ash ma aheyn waxaa ka qaldanaa wiilka u danbeeyo cod wuu leeyahay balse wuu qaldamay qof aa music la heysan karin waaaye

  • @JamaalGM7
    @JamaalGM7 10 ปีที่แล้ว

    Xamse ayaa ugu cod macaana been mahan yusuf ninkas waa sigtay xooga musiga ayuu la qabsan wayay lkn sidi cumar dhuule ayuu u qaaday heesta @ tubeec yare isagana wuu ficnaa lkn cawa ma fadhin codkiisu guul Wacan dhaman