Xukuumadiinu Maxaad Mushaharka ciidanka Ugu Kordhin Waydeen ?Xildhibaan Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed abiib wa niin raag, Mashallah.. This is democracy!! This is the future!! Odaaysha maba hadlaaan, Mashallah new generation b

  • @EngrAbdihamid
    @EngrAbdihamid 2 ปีที่แล้ว +3

    Sir Xil Mohamed Abib legend war kiisa iyo shaqadisu cadahay, odeyga iyo Madaxwaynaha waad u bahnayd

  • @shucaybnuurnageeye7863
    @shucaybnuurnageeye7863 2 ปีที่แล้ว

    Geesiga xildhibanada Somaliland oo dhan mudane maxamed Abiib
    Oo kaso jeeda gobolka Awdal
    Masha Allaha guul wayne

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed abiib halyay QARAN

  • @Ayuub.muuse886
    @Ayuub.muuse886 2 ปีที่แล้ว

    Xil:maxamed Abiib waa xildhibaanka kaliyee galaha wakiilada ka taageeRo Allaha ku sharFo Mar kasta

  • @Daudpost
    @Daudpost 2 ปีที่แล้ว +6

    Xildhibaanka shaqadiisii wuu haystaa
    Laakiin wasiirku been badannaa

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah waar Allah ka yaab sixirbaraar debed uun ka muu imaanine. Waa cashuurta badane Allah ka yaaba. Ceelalka la dhisaayo waa halkee ? Intee ka baxayaana? Yaa Helath lacagtaa ? Lacag kastood bixisaan halkee laga eegi karaa?

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtii Dal waxkaste ooay cunaan xidhaan cabsan aal dibad u doonan ayaan jooga hadana waxkaste korbay u kaceen inaguna wax aynu also baxno male

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +1

    Best MP , reer ruqi kugumay khasaarin mudane xildhiban

  • @eastafrica2594
    @eastafrica2594 2 ปีที่แล้ว

    Sacad si fiican buu su aalada u jawaabay, xildibaanku su aal muhiim buu waydiiyay laakiin waxaad moodaysaa inuu too aggressive uu way dii yay.. laakiin this is very positive, its the begining of transparency, i think the format can be imroved on with limits on the number of questions to 3 so that more mps have a chance to question the relevant mp, i think the seating arrangement could be reorganised so that the party in government and the opposition are on opposite sides with the speaker and clerks on the higher level.. you want to see the person who is speaking there face not there back, i also think they should stand up and deliver there argument.

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani intan wax kale la eegin si kalsooni leh ayuu uuga jawaabay su aalaha taasina wxy cadaynaysa kalsoonida iyo in uu shqadiisa daacad ka yhay waan wasiirki ugu horeeyay ee intan arkaynay la horkeeno baar lamanka
    Ee dadka wax cuna waa shaqala hoosadka

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaan RUQI Wllhy Waa Xildhibaanka Keliya Ilaa Hadda Xilkii Loo Doortay Si Wacann U Gudanaya
    Su,aaalihii Uu Weydiiyay Tii U Dambaysay Iyo Ta Sicir Barar kaba Sacad Cali Shire Kamuu Jawaabin.

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    XILLDHIBAAN .ABIIB SU AALIHISU WAA OKEY LAAKIIN SI ASLUUBI KU DHEEHANTAHAY.BAA ADUUNKA LOOGA HADLLAA..KAROOXA ISKA JOOJI KUMA FIICNA XITAA XAGA CAAFIMAADKAGA.ALLAAHU MAA BALLAQTU.BYE BYE.

  • @user-horo
    @user-horo 2 ปีที่แล้ว

    Waa suaalo wanaagsan xildhibaan ruqi 👍

  • @shucaybnuurnageeye7863
    @shucaybnuurnageeye7863 2 ปีที่แล้ว

    Raashinka ciidanka Loogu talo galo waxa gaadha ciidanka waxkayar 12kg inta kale waxa Qaata kuwa Taliyaasha Lagu sheego
    Oo Aan illahay kaxishonayn baa qaata waar Qabrigiina iyp ciyaalkiina utudha oo isku xishooda
    Baarlamankuna hawshaas hadabo galo insha Allaha

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi xildhibaan geesiya waa xildhibaan

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 ปีที่แล้ว +1

    Sacad suaasha mushtarka ciidanka wuu ka war wareegayaa

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 2 ปีที่แล้ว

    Mr Maxamed Abiib waan kuwataa ninjira iga dheh xeer 12 aya hadhey in lafuro oo aad mooshin ka keentaan si gobolada dalka somaliland saamiga si isleeg wax loogu qeybiyo from togdheer

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtii wasiirka, dunida dhan waxay ka qaylinaysaa sicir barar.

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 2 ปีที่แล้ว

    Walahi waa Rageedii mr Oyaaye : lix cusbitaal oo dalka ah waxaa ka kharash badan shidaalka baabuurta w.maaliyada

  • @cabdicasiissamaysanequdis7980
    @cabdicasiissamaysanequdis7980 2 ปีที่แล้ว

    Xiniiya cadde walee waa xildhibaan jira

  • @shucaybnuurnageeye7863
    @shucaybnuurnageeye7863 2 ปีที่แล้ว

    Cashuurta Aad dhinteen waa in ay
    Dawladu hubisaa in ganacsatadu ay dhimeen Raashinka

  • @somaligoogle5722
    @somaligoogle5722 2 ปีที่แล้ว

    Abiib uu ku dhexwareeray

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan Qaabka maaha Nin Mp.xildhibaan loo doortey waa sax inuu Soo joojiyo wasiirka wax suaalo.lkiin si Qaab drgen aqoonteedii ixtiraamkeedi leh Degenaanshe leh ayaa wax leysu weydiiyaa

  • @mawliidofficial106
    @mawliidofficial106 2 ปีที่แล้ว

    Tugnumadda soomaliland waa afka laga hadla

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirku runta muu sheego mise dantiisa ayuu eeganaya ciidanka waxay siiyaan waa maxay $100 ninka ciidanka ee la siiyo isagoo haysta caruur iyo xaas le kiro, waxbarasho, waxy cunaan ma $100 kaas ayaa kafynaya waayo raashinka ay siiyaana waa wax yar oon ku filnayn qaar kood ayaan la siinba raashinka waar orod dadka dulmiyaysaan been ha ka sheegin oo ha odhanin waxbaan siina Ilaahooda ayuunba wax siiye

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว

    Xukumadani waxy lakulantay xanuno bad iyo bariba xidhay wanaydadaashay wixidoorashoyika laguqabtayba dadal ba lagu ururiye hadi sidi hore wax loxal wafo majirte

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirku muu ka hadlo mushaharka xad dhaafka ee xildhibaanada. Maxaa iyaga wax looga dhimi waayay.

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

    idinku badh iska Kara mushakharka aad qaadataan waa hadaad run sheegaysaan oo ciidan u naxaysaan

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadani iyo beentu wa Matano

  • @cwaasacjamac9354
    @cwaasacjamac9354 2 ปีที่แล้ว

    Markaad wax aqoon ku wadi weydo iydaa ku su aasha intaas su aalod ee la weydiidey xabadna mcnaheeda namuu fahamsin isagoo kolba mel uboodaaya

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว

    Wle su'aalo wanaagsan oo shacabku is waydiinayaan ayaad waydiisay cheak and balance ayaa lagu kala baxayaa mucaaridku doorkoodi ay dawlada runta u sheegi lahaaheen weeye

  • @abiib531
    @abiib531 2 ปีที่แล้ว

    Xildhiban Ruqi cadifad waxagu miyaa mise waa su aal Bal ayaa ka jawaabaya taa

  • @ahmedjanagalle744
    @ahmedjanagalle744 2 ปีที่แล้ว +1

    Ooyaye halagu zacabeyo moye3 aqli kle maleh3 San daremayo

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 ปีที่แล้ว

    Noocan yaa wakiil ka soo dhigay..Waar xishoo waxba sheegi mayside oo naxliga jooji

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 2 ปีที่แล้ว +1

      Shp ano isku reernahay sacad bakutaagersan sualaha xildhibanka ,waayo waa isla xisaabtan

  • @AFROMAN2025
    @AFROMAN2025 2 ปีที่แล้ว +1

    Ooyaye u muuji ixtiraam wasiirka oo weydii su'aalo macno leh.

  • @caliyuusuf1900
    @caliyuusuf1900 2 ปีที่แล้ว

    Amni,mukhaadiraad iyo maaliyad maxaa iska galay sawtay wasaarada arimaha guduhu qaabilsanayd amniga gudaha iyo
    Iyo tan gaashandhiga oo amniga debeda qaabilsan, sacadow warkaga looma bogin aqoonyahan ismuuji oo sowada bax

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 2 ปีที่แล้ว +1

    Istusnimay katahay daacad kama aha

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 2 ปีที่แล้ว +2

      Shame on you. Ki is yirah dad ka u hadal ado kale ba had la ya shame

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 2 ปีที่แล้ว

      20 jir magicisu yahay maxamd
      Adiguna qoomulud ayaatahy
      1$lacunaa biishan

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว

    Suaalo wanaagsan , kuwada. Check and balance ayaa lagu kala baxaa. Cadeyn hala weydiiyo la arki karo oo la eegi karo. bullshit danbe yaan la qaadan. Jawaabahana yaanu guud Marin ninkani. No sihirbarar buulshit kama jiro caalamka waanu u nool May kama a jiro. Waa cashuurta

  • @adennadif9795
    @adennadif9795 2 ปีที่แล้ว +2

    Sacad ilaahay baa arkaya inuu been sheegayo daalin wlhi waa ehlu naar bal wuxuu ku hadlayo eega